Riyaaq wa qofta Kaliya noolasha u Kala kacday ayan dhihi karaa Aroos wali Ahay dhigtay Business keda Ku Kala kalkcay America aday iyada family kedaba Nin fican heshay mansha Allah Ale barkeyo noolasheda awlaad Baari ahna ha Ugu Daro noolasheda Ale ha u dhamaystiro
Riyaaq wanba iska jeclahy run ahaantii dadka tirada yare igu baxdo TH-cam ka mid thy ina ader marna dumashideen arooskagi la hor ila manta ku xirnhy allaha idin xafido gurigana haku barakeeyo gclo❤❤
Riyaaaq qurux waxn kujecladay ina adeerty wa nag dabecdeda rasmiga lajogto meshan isgadgad iyo waxaslamayaqan my bbe honest video gada imadhafo nooso dhaqso
Riyaaq wa qofta Kaliya noolasha u Kala kacday ayan dhihi karaa
Aroos wali Ahay dhigtay
Business keda Ku Kala kalkcay
America aday iyada family kedaba
Nin fican heshay mansha Allah Ale barkeyo noolasheda awlaad Baari ahna ha Ugu Daro noolasheda Ale ha u dhamaystiro
Wll garab tagan hesataa illhy haudaayo iyo duco hooyo iyo nin jcl alkahuma barik
Aamin
Abyo ninkeda miyaa qaday😢
haa @@DoolAli-xz7jz
Igula seliya xabibkana muxamed scw ❤❤🎉🎉
Riyaaq habeen hore waxaan ku riyooday adigoo Pregnancy positive ah ❤🎉Yaarabi riyadaas run ka dhig I.A
Markad dhameyso si wacn nagu soo duub riyaq qali ❤❤❤Mnsha Allah Allah hku barakeyo gurigaga cusub Qurana ku shid guriga ❤❤
Masha Allah congratulates alle haku barakeeyo reerkada iyo guriga cusub
Masha.llh allhaa hakuu saaidiyo apyoh
Ilahow usiyaadi anagana nasiì🤲🥰❤️
MashaAllah amazing qalpi
Ilahi hakubarakeyo
Mnsha allah alle hakuu siyaadiyo intaan haysana hasiiyo ❤
Riyaaq wanba iska jeclahy run ahaantii dadka tirada yare igu baxdo TH-cam ka mid thy ina ader marna dumashideen arooskagi la hor ila manta ku xirnhy allaha idin xafido gurigana haku barakeeyo gclo❤❤
Imisa laga kireeyiy masha Allah
Mashaallah walaashey ilahey ha ku barakey
Masha allaha ilaahey hantida iyo gurigapa hakuu barakeeyo abayo gabdhaha dhana sidokle i.a❤
Mashaallah abaayo ilaahay hakuu barakeeyo gurigaada iyo reerkaada
Caruur idinku ciyarta oo idin buxisa alle ha idin siiyo wllo ❤😊
Nagta kaliya TH-cam darted uso galo riyaqeyy❤❤
Masha allah nolashada allaha kubarakeeyo qali
Mash alaah abaayo Ala Hakuu Barakeeyo owlaat Qeerqabto Ala Hakusiiiyo Abaayo
Masha allah wllhi waa guri qurx bdn😮
Maashaa allaah habo illaahay ha idin barakeeyo
Alle haku barakeyo mcney dumashi ubad qeyr qabo nah alle haku siyo ❤❤❤❤
Malysia usoo guur abaayo wlhi waku tageraaye riyaaqeey ❤
Wlleey guri sharaxaada ha isku mashqulin , simple furnishings samayso , waqtiga ka faidayso
Cafimadka iyo farxada allaha kuu siyaadiyo abaayo masha Allah
M.a 🎉🎉🎉🎉 beautiful house 🏠
M.a Allah kuubarakeyo wlshey ❤❤❤
Gurigu wuu qurux badanyhy lkn mad iibsaten mise kiro adiga Ahmed wkula lumaysaanba😂😂❤
Masha allah😍💗
Mashaallah allah kuu barakeeyo cimri iyo cafimad aad ku noolaato allah kusiiyo gabadheyda aan kugu samiyey jecel aan kuu qabo❤❤❤❤
Msha alllh alluma maa barik
ManshaAllaah Allaah ha ku siyadyo abayo macan
MaanshaAllah dumaashi ilhy haku barakeeyo Lkn aniga guriga 3 qol fadhi haduu dhaafo waaan ka baqaa fulayad baan ahay 😂😂😂
Mashaa Allah
Allah hakuu barakeeyo xbbti Hargeisan kasoo salaamayaa naa maraykan markan imad igu soo dhawee bal cid kle kama aqaan e ❤😁
Masha ALLAH wll allah ha ku siyadiyo intan hysana ha siyo
M.a 🎉🎉🎉
Mashaa Allah dumaashi bilaney farxad ku waara Adiga iyo Ina adeerkay ❤️❤️❤️
Maasha allah Allahumma baarik abyo❤❤ cfmd io cimri aa ku daganaato io awlaad baariyaal ah allah idin siiyo inshaa allah ❤❤
Abaayooy Maanshallaah allaah hakuubarakeeyo. Lkn America guryaha maxay riinji kala nooc ah maxay umariyaan. Cagaar gadud jaalo. Intadan dagin Hal riinji oo fiican marso cadaan ama cadaan xigeen.
Aniga sameye 🤓
@ adiga jeclaaday miyaa abaayo sorry. Ani Australia 🇦🇺 daganahay Melbourne. Hal kalar jeclahay cadaan ama off white
Riyaaq qurux waa iska kaa jeclahay allaha ku dhowro ❤
Mashllh Allhuma Bari wllo🎉
Allahuma barik❤❤🎉
Mansh Allah Allah haku barkeyo wllo 😊
اللهم امين يارب
Alla Ani guri golol bdn wa ka cabsanaa yaa Ila mid ah
Ani sidokel😅
M.a ilhy hakuu barakeeyo xppt video nooso badi intaa page kaaga waan fiiriya inaad wax soo dhigto
Riyaaaq qurux waxn kujecladay ina adeerty wa nag dabecdeda rasmiga lajogto meshan isgadgad iyo waxaslamayaqan my bbe honest video gada imadhafo nooso dhaqso
🥰🥰
Masha Allah allahuma barik abayo❤
Nolosha ku kuftey maku dhihi karna m.a allaha ku barakeyo😅❤
DUCO
ILLAAHAYOOW WAXAAD IGU KAALMEYSAA XUSKAAGA,MAHADNAQAAGA,IYO WANAAGA CIBAADADAADA
Waa ledahay bbe allah kubarakeeyo❤
Masha Allah waxagu doq waydhaftay Allah hakubarakeeyo riyaqay
Sifiican noogu soo dub guriga wll❤
Mashallah hunno quran badan sar guriga iyo naftadaba ❤❤❤
Maasha aallha hbbtiH allhuma barikkk❤️💋
Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik wllo kiradiisu waa intee
Mash Allah ilaheya ku barageyo Abyo MCN
👑
Msha Allah Allah ku barakeyo
Abayo ilahey haku barakeyo
Masha Allah allhuma barik
Malezi Nawe
hambalyo walashay❤🎉😢
ماشالله تبارك الله اللهم بارك ❤
M.a❤❤❤
masha Allaah Allaah hakubarakeyo insha Allaah
Ay ya qurux wye mshaa alhaa tabarakalhaa ❤
MAsha allah allahuma baarik xbbty mabruukii 🎉🎉❤❤
Mash allah
Guriga adi ma leh abyo 😊
Masha Allaah abaayo caafimaad ku nolow qaali Alle haku barakeyo❤
MashaAllah also my dream home
Meqo waaye abayo kan camal range usosamee
Wku sugoona riyaaqdeeni wanaga so daahday dhaqso gurigo sharxan so dhig❤
masha allha ❤🎉
Hambalyo riyaq qurux ilahay ha kuu barakeeyo abyo🎉❤😊
Maanta wa dheer yahay videos yesss😂❤
Runtii wa riydan jecela ilahy Naga han siiyo nolshas😢
Mashall xbbti ❤
Mansh Allah ❤🎉😊
Masha allaah guriga wayn adiley manadafineysidoo hee shaqalo majogtee
Hahah anaa kaa ga marqati ah, it's very tiring, Kenya waa ku nastay
woooooooooow Mashaala manshalla
Wale wa guriadun ala xakubarakeyo
Masha allh ilahay haku barakeeyo abyo❤
Masha Allah allah haku barakeeyo wll
Mashaa Allah ❤
Masha allh❤❤❤
Naaag nool.videogeedaaaa ❤
Riyaaq dar Alle ku jecel❤
Msha Allah tabarakalaaaah❤
Mshallh abyoallaha kuu barakeeyo❤️
M.a wuu guuri dhafay❤
Mashallah ilahay haku barakeyo
beautiful home
masha doqaada dooq waadhaafe waxkale ubixi qalbi 🥰🥰🥰🥰
MashaAllaah 🎉❤
Masha allaah❤
Masha Allah ❤❤
Masha allah qurux❤
ManaZha allh Hno riyaaqeey alehkuubrkeeyo mrkaad go goshona nosooduub blz
Serial killers iskailali albabaha iskaxir security kuxiro 😅
Team curud 😂❤
Manta yaa kaba ficn labo hawen oo isku xigto nosoglise❤ video ❤nosobadhi video wan ku haysta ❤