Khudbadii wasiir Juxa Somalia oo il-duuf strategy ah ku dhex dhacday. Daljir Minneapolis MN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • ★ ★ ★ Daljir TH-cam Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

ความคิดเห็น • 35

  • @khada917
    @khada917 11 วันที่ผ่านมา +1

    Perfect mudane wasiir barnaamijkaas laf dhabar buu u ahaa ilaa yaraantiisi kaalinta uu bulshadiisa kaga jiro mid muuqatay ahayd inaadan waligaa caado qaate noqon Hambalyo.

  • @User7654suy
    @User7654suy 12 วันที่ผ่านมา +2

    Geedi Caano Leh!❤👏✌️👍🏽🙏

  • @User7654suy
    @User7654suy 12 วันที่ผ่านมา +1

    🙏 Idaacadda ❤Daljir🎉

  • @SaciidXasan-xh4zz
    @SaciidXasan-xh4zz 12 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah

  • @User7654suy
    @User7654suy 12 วันที่ผ่านมา +1

    Juxa❤

  • @inareerGarad
    @inareerGarad 10 วันที่ผ่านมา

    👏👏👏👏

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 10 วันที่ผ่านมา

    Waa run Sixiixa waa waxa 5 somali lagu Qaybiyay. Xasan waa duulaa sixiixaana.: wadankii u yeeraba waa u sixiixaa:

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 10 วันที่ผ่านมา

    Masar waa Yahuud:maanta Gazza arag:

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 9 วันที่ผ่านมา

    Confederal pl ha aado no more soomaliya halagu kla tago xamar iyo buuqeeda

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 11 วันที่ผ่านมา

    Maanta ka dib qof qabiil eedeynaya ma jiro reeer puntland xisbiyadu wwa furan yihiin qofkii xil rabaa xisbi ha iska soo sharaxo dadku haku doortaaan 😂😂😂 codka dadka puntland baaa ah kan wax xukumi doona maahan qabiil maahan qoys maha koofi bacle waaa dhamaatey arintaas 😂 sharafkaaga ilaasho hadad xil puntland rabtid dadkana isku wad o wanaaji

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 10 วันที่ผ่านมา

    Doofaaar ma cunee maraqiisaan cabnaa?
    Hamse dooni may, Cagjar diidi may?

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 9 วันที่ผ่านมา

      Cagjar iyo marxuum waa isagu kaayo mid

  • @elmileyth4807
    @elmileyth4807 11 วันที่ผ่านมา

    Dadka wax la waydiinayo ha laga fiirsado, guud ahaan Somalia gaadh ahaan Puntland¿! Haddii qof walba oo qabqabla ah sida Ninkan oo kale wax la waydiiyo haadaan baannu ka hooban doonaa; Tusaaalana waxaa ugu filan sida maanta aan nahay..

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 9 วันที่ผ่านมา

      Najaaso cancer ah baad thy ninkaanu waa indhihi pl

    • @elmileyth4807
      @elmileyth4807 9 วันที่ผ่านมา

      @@dilara-jj5yj Doqonooow Doqon un baaa Doqon kale u durbaan tume¿! Sidaa kor u hay durbaanka ha dhigin

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 9 วันที่ผ่านมา

      @@elmileyth4807 tiiish marabta oohin baaa ka baxeysa iyo duuuf

  • @cabdixasan9883
    @cabdixasan9883 9 วันที่ผ่านมา

    Majerteen wa dabo dilif arinta ugu weyn oo ah bada ethopia ay rabto iney qaadato kama hadlin. Somaliyay iska jira majeerteen wa qaabiil leystayaal halagu celiyo gobolkooda yaana loo ogolaan gobolada kale ee somalia. Majeerteen wa fidno wadayaal rufuyaano ah

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 11 วันที่ผ่านมา

    Kon federal. Wa dowlad dowlad ku hoosnool. Wa kala go 5 daqiqo dhiman. Ninkan iyo raga kamidka ah aya kala goynaya somaliya. Waana calmani ninkani. Rer putalanow waxa laydin hosgeynaya Itoobiya iyo imaraad . Sidaas ogaada

    • @inareerGarad
      @inareerGarad 10 วันที่ผ่านมา +1

      Confederal system baa somalia u fiican. Rer puntland na Ethiopia iyo UAE ku bajin meeysid😂😂

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 9 วันที่ผ่านมา

      Hawiye xamar doonaya inu yuuraro baad thy o dadka ku dulmisid pl waa confederal halagu kla tago xamar

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 10 วันที่ผ่านมา

    Garowe gaal daraan aya ka jirta sidu shacaabku media. Ha u sheegay

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 9 วันที่ผ่านมา

      Lkn qaraxyo iyo condom alshaab plus sanwayn kma jirto sidii xamar 😂 orod hooyada xoree

    • @MaxamedfaraxTalan
      @MaxamedfaraxTalan 9 วันที่ผ่านมา

      @@dilara-jj5yj ani xamar ama somalia 🇸🇴 ama yihi ee somaalida Ethiopia 🇪🇹 weeyin media darood ayaan ka maqpaay warka

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 9 วันที่ผ่านมา

      @@MaxamedfaraxTalan ethiopia hku qaraban ana ah o kaso jeedee najaaso yhy hawiye

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 11 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan maba aha Somali waa Oormo isagaa af kiisa ka sheegey

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 11 วันที่ผ่านมา

      Adaa ugandhees ah ninkaan waa soomali pura

    • @inareerGarad
      @inareerGarad 10 วันที่ผ่านมา

      Hawiye Lee somali ah😂😂😂 moryaanta waa la fahmey, iska ooya

  • @Daljir_1
    @Daljir_1 12 วันที่ผ่านมา

    Wasiir maxaa isbedeley kud ka guur oo qanyo uguur soow ma ahan matkii la eego qaabkii aad u maamusheen doorashadii lasoo dhaafay oo musuqu hareeyey

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 11 วันที่ผ่านมา

      Musuqa hareeyey waayo deegankaagii aaad oo halaga soo doorto miyaaa xiligan ku dhibaya 😂 xil hada rabtid daasad suuuqa dhigo o dadka cod kaso tuugso mar danbe qabiil iyo dad gaar ah ha eedeyn wixii ku codeeya lgu tirinayaa 😂😂😂

    • @yasinmohamed1818
      @yasinmohamed1818 11 วันที่ผ่านมา +1

      Sxb ma raggii wax waayey ayaad ahayd mise afka Xasan baad ku hadashaa, Wacay ahayd doorashadii ugu horreeyey oo laga qabtay laga soo 1969kii ilaa maanta oo lagu qabto dhul soomaaliyeed oo ogol. Caalamaka ayaa xattaa la yaabay sida loo maamulay doorashada, khasab khalad waa jiraa lakin waa 10% caabna maaha in saasi dhacdo mareekan oo 300sano doorasho qabanaysay ayay ka dhacdaa.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 11 วันที่ผ่านมา

      @@yasinmohamed1818 mayeee waaa dadkii puntland looso direy iny aflagadeeyaan xil hduu rabo shacabka ha waydiisto guri guri intu ugu tago ceeb maahan cay maahan shacabka puntland baa power hysta qofkii ay codka ugu badan siiyaan baana wax hogaaminaya xisbiyaduna waaa furan yihiin o qofkii puntlander ah o aan danbi galin waa u fasax yhy waxa barooranaya waxa ugu horeeya argigixisadii puntland kuso duuli jirtey e al itixaad iyo alshabab iyo kuwo daroodsm aaminsan o kuraas ku heli jirey iyago deegankoodu aysan pl ahyn ninkii deegankiisu puntland yhy baa qof iyo cod xil heleya miiskana imaanaya waxa dhamanaya filmkii hartism iyo daroodsm iyo kooxism dal loo siman yhy ba so baxaya

    • @khada917
      @khada917 11 วันที่ผ่านมา +1

      Xisbiga xukuumadu wuxuu aqlabiyad ka helay labo magaalo oo kaliya Gaalkacyo iyo Badhan 37degmo oo la qabtay taas ayaa cadayn kuugu filan inay ahayd doorasho xor iyo xalaala.

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v 11 วันที่ผ่านมา

      Mudane Juxa nin siyaasi ah o ka aftansan wa wayay. Mudane Juxa manta dhan wa dhageysan kara thanks.