TOURISM DESERT IN SOMALIA - DALXIIS SAXARAHA SOMALIA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 555

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 3 ปีที่แล้ว +293

    Wax kalee samii masha allah

    • @saynabjamac5193
      @saynabjamac5193 3 ปีที่แล้ว +1

      Ismahaan.muqdisho.hacaayin.malahan.saxaro..saxaro.waameel.abaar.ah.

    • @SJHennaandCreations8794
      @SJHennaandCreations8794 3 ปีที่แล้ว

      Keep supporting me sister
      th-cam.com/users/jasirose

    • @cashoxusenjimcale368
      @cashoxusenjimcale368 3 ปีที่แล้ว +2

      wax kalee ismaha dahir masha Allah Allah ika dhowro Boqoradeydi 👸🌏❤🌹💋🥰

    • @shafikamal2872
      @shafikamal2872 2 ปีที่แล้ว

      Beautiful desert

    • @xabiibocabdullahi9027
      @xabiibocabdullahi9027 2 ปีที่แล้ว

      maazha allaah

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 3 ปีที่แล้ว +393

    what a beautiful video 💯 keep it up

    • @MOHAMEDAHMED-fq6wc
      @MOHAMEDAHMED-fq6wc 3 ปีที่แล้ว +2

      nio kuu cod ekaa mise waa adi

    • @ayoza9229
      @ayoza9229 2 ปีที่แล้ว +2

      Legand nagabarejey maxaaa dhacay waaba nacday youtube

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 3 ปีที่แล้ว +421

    Wow best muqal my Gacan Dahab Ilahey haku barakeeyo Gacantaada❤️🙏😘

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  3 ปีที่แล้ว +58

      Dhiiragalisadeyda ❤️

    • @amiinibraahimdaacad9606
      @amiinibraahimdaacad9606 3 ปีที่แล้ว +5

      Waa ku salamay ustaad nasro
      Bar yahan duruustii maad naga joogisay
      Guulayso wll

    • @caaishoxupi1304
      @caaishoxupi1304 3 ปีที่แล้ว +2

      aamin yarabi 🤲🤲🤲🤲

    • @sihaamahmed6088
      @sihaamahmed6088 3 ปีที่แล้ว

      @@ismahandahir3704 Masha Allah xbbti ❤️

    • @nasrimanka2905
      @nasrimanka2905 3 ปีที่แล้ว

      @@ismahandahir3704 54 qof dislike dhahday waa xaasidiin soomalida keep going abaayo ilaay hakula jiro 🥰🥰🥰🥰

  • @ShaacirSheekeye
    @ShaacirSheekeye 3 ปีที่แล้ว +249

    Gacmo dahab wa lagu dayan kara moye lama gaari karo Gulayso abayo 📷🔥

  • @hassanmuse3930
    @hassanmuse3930 3 ปีที่แล้ว +43

    Muuqaal heer sare ah balse voice over ka soo badi tusale ahan taariikhda meesha aad tagaysid soo baar.
    Shekada badi music gana yareey😁
    Hormar wcn sister💪

  • @ziiseilkacaze5001
    @ziiseilkacaze5001 3 ปีที่แล้ว +19

    Magac Kale HaLoo Bixiyo Kani Muuuqaaal Wuu DhaafaYe Another level Masha Alllah Gacmo Dahab👏

  • @bushrahasssen4559
    @bushrahasssen4559 3 ปีที่แล้ว +6

    Hadaysan dhalinteen somaban dhigin dalkeen qurxdiisa yaa sobandhigyo waaa cidan mashallah keep going abyo 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🥀❤️

  • @maryamaabdi2485
    @maryamaabdi2485 3 ปีที่แล้ว +70

    Ismahaan waxa kaliyo ku sheega si ay dadka ajanibta u Arkaan dalkena quruxdisa iyo nimcada haysano af English ugu soo qor hadalka aad dhahdida wlhi gabar lagu daydo waa tahay video qurxan waye m.a gacmo dahab wlhi in eey been kugu bixin abaayo illaah haku dhoowro

    • @abdulahiabdirahman3620
      @abdulahiabdirahman3620 3 ปีที่แล้ว +3

      Wan kugu raacsanahy midaas subtitle ka english ka dhigi karta iyo videoga qoralka so raacineysid englishka ku qor iyo somaliba

    • @ahludinbinyunis8102
      @ahludinbinyunis8102 3 ปีที่แล้ว +2

      Yeah, sister I agreed with you because there's are many people interesting to see how is Somalia land's look like, even Somali's outsiders like me, coz I haven't seen Somalia in my Life but one day one time I will see insha'Allah

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b 3 ปีที่แล้ว

      Sax subtitle ka wa muhiim

    • @nazirrapdih1139
      @nazirrapdih1139 3 ปีที่แล้ว

      Adu Mafahmi Donta Mrk Tolow English ka Ad shegayso

    • @abdulahiabdirahman3620
      @abdulahiabdirahman3620 3 ปีที่แล้ว

      @@nazirrapdih1139 waxan ka hadlay inaax fahanto isku day bro

  • @mohamedbashir8781
    @mohamedbashir8781 3 ปีที่แล้ว +50

    Just imagine the time ⏲️ she spent broadcasting this video📹...somaliyey dhiig iskuyela gabadha wey shaqesate aan support siino...she deserves 👏...horey usoco walashey qaali🥰

    • @abdisalamindhakaay2216
      @abdisalamindhakaay2216 3 ปีที่แล้ว +2

      Been Maha wlh waxa eey kudamashadeeyso oo eey waqtiga galineeysahuna wa soo saarista bilicda dalkeena m.a

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 3 ปีที่แล้ว +29

    5:10 the Green Water 😳 never seen green water in my life www amazing

    • @box5319
      @box5319 3 ปีที่แล้ว +8

      Algae are everywhere, in oceans, in freshwater lakes and riv- ers, on land, and even in the air we breathe. Sometimes called pond scum or seaweed, they are a natural part of any aquatic environment. Algae and fungi can live together in a form called lichens on rocks, walls, and trees.

  • @Sunflower-wo2xw
    @Sunflower-wo2xw 3 ปีที่แล้ว +43

    That awkward moments when you’re just realized your country is as beautiful as the rest of tourists country.🤩

    • @hoddy1368
      @hoddy1368 3 ปีที่แล้ว +1

      You didn’t know this we also have snow only small but still snow

  • @zainabkhalif6683
    @zainabkhalif6683 3 ปีที่แล้ว +3

    somali galbed ban ka so jeda wan jeclan laha inan muqdisho arku masha alah ismahan wad isi jecleysisey

  • @sayidalisomali8432
    @sayidalisomali8432 3 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaalkaan Tolow imisa mar baan aniga kaliya daawada cajiib masha allaah abtih Abaalmarin iyo dhiirigalinbaad mudantahay ilaahay hakula jiro abti🇸🇴❤🙏❤❤🇸🇴🙏❤🇸🇴🇸🇴🙏❤

  • @rxmeysa
    @rxmeysa 3 ปีที่แล้ว +30

    Amazing documentary, another level so proud of you my beautiful sister Ismahaan Daahir❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdiqafarbooby4689
    @abdiqafarbooby4689 3 ปีที่แล้ว +37

    Watching your homeland beautiful is incredible keep it up sister and waiting ✋ more clips of such type
    Enjoyed watching it

  • @thinkbeforeyoutype7106
    @thinkbeforeyoutype7106 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha’Allah LOVE my beautiful homeland and my Somali brothers and sisters. Insha’Allah Somalia will rise again.

  • @hazanturki9638
    @hazanturki9638 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayyy
    Wlhi wa aaamini wayey
    Wow

  • @rayaanaxmed
    @rayaanaxmed 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha galiya wadanka i jeckeysiisay thanks ismahaan

  • @aqoonraac
    @aqoonraac 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ismahaan cadey
    markii aan arkay Qaabka aad Cimaamadda uxiratay?
    markii aan arkay steylkaga mcn?
    markii aan arkay nuuca Cimaamadda??
    Waxaan soo xusuustay midawgii maxaakiimta islaamka 2005 masha allaah mar,labad horay usoco abaayo mcn❤🧡💛💚💙💜🤎🖤💔💔

  • @libanaden6444
    @libanaden6444 3 ปีที่แล้ว +13

    I always enjoy watching the better side of Somalia.. Thnk u sis fr this amazing doc..
    We will appreciate if u do more of the same...

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah awal aya gurxoned waxa kudarstay muqal guruxbadan saxaro guruxbadan jawi dagan masha alh maskaxda sodobtay masahlana masha alh

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad 3 ปีที่แล้ว +4

    Waan Kuwataa Muuqaladaada aad U qurux Badan Yihiin waxa Mudan Itahay lagu Lagu dhiiragaliyo runtii Hore u soco abyo👏👏👏

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashalah walalayalow gabadhan maxa best awordk loo siin wayay ayada wlhi dhalintu cadalad bey rabta

  • @itshim7600
    @itshim7600 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah video quruxdiisawata

  • @abdikarimabdullahiomar7865
    @abdikarimabdullahiomar7865 3 ปีที่แล้ว +8

    Absolutely one of the best TH-cam female star, i like how to design and edit thanks million times for sharing the beauty of our country.

  • @Salihtr61bayır
    @Salihtr61bayır 3 ปีที่แล้ว +4

    TÜRKİYE
    SOMALİYİ SEVİYORUM

  • @Rersomali
    @Rersomali 3 ปีที่แล้ว +2

    Top quality content MashaAllah

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 3 ปีที่แล้ว +24

    Waaw ismahaan daahir gabadha kaliya ee iga bareejeysay qeys qeysar iyo cabdalla Jamaal keep going abyo 🥰🥰👏👏

  • @SuldanQafarProduction1
    @SuldanQafarProduction1 3 ปีที่แล้ว

    Asxabta qisoyin macaan hada ubahantihin iso boqda ilahey dambigina iyo kuwi walidkina hadafo ameen tuma ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏

  • @mariamabdi5881
    @mariamabdi5881 3 ปีที่แล้ว +2

    Wowowoow i can't imagine wlhi This vedio Waa wax Kle Sister 💗 Dadka TH-cam U bahan yahay weyan wlhi dadkan o Kle ee Adi uma baahnid.

  • @ฟหดสัเะะก
    @ฟหดสัเะะก 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow so beutiful. Somali i love somalia i am from thailand

  • @farxiyoisxaq5664
    @farxiyoisxaq5664 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh tabarakallh gacanta allh kuu barakeyo wlashey

  • @falisahmed3681
    @falisahmed3681 3 ปีที่แล้ว +3

    Absolutely beautiful 😍 I love when I see the good side of my country and tired of seeing only negative and destroyed places. We need to see more amazing places. 👏 😊

  • @kingakofficial5k
    @kingakofficial5k 3 ปีที่แล้ว +15

    1 milion buu u qalma👍❤

  • @mohammedgelle1349
    @mohammedgelle1349 3 ปีที่แล้ว +2

    Muuqal quruxdiisa wata in badana sugayay si aan indhaha ugu doogsado quruxda dalkeena thnkz ismahan dahir gacan dahabey adiga iyo teamkaga 🙏❤

  • @ahmedfarah5817
    @ahmedfarah5817 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah gabdha keliya ee u walanta lacagta ey youtube ka sameso couse waqtiga hagar la,anta ah dubista muqal waxkle ah masha alh hore usoco ku si dadal xirfadada muqal dubista iyo so bandhigsta goobaha quruxda bdn ee casimada iyo guud ahan dalka

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 3 ปีที่แล้ว

    English subtitle bes ka dhiman.
    Tan kale codkaga waa masha allah ee u bedel documentary. Channelka

  • @hamdikasim
    @hamdikasim 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa yirii Somalia 🇸🇴
    Maqurxbadno
    Wlhi Somalia 🇸🇴
    Intaan arkayo inaa wadaan shishiyee aan
    Usucoon aanigo xuriyaad helayo, walidkeyga, walalaheyga, arkayo
    Alxm.

  • @aliayamaxamed225
    @aliayamaxamed225 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah tabaraka raxmaan ❤gabar qurux iyo kartiba leh ismahan dahir ❤❤❤❤❤❤

  • @sumsumabdi8434
    @sumsumabdi8434 2 ปีที่แล้ว +1

    New subscriber I love Somalia 🇸🇴 thank you mcnt for showing us what we're missing out on hore usoco

  • @MohamedAli-us1gc
    @MohamedAli-us1gc 3 ปีที่แล้ว +2

    Super natural and awesome
    #Team ISMAHAN Guleysta

  • @sakiboss5229
    @sakiboss5229 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah muqaalkan qurxda badan ee aad ku muujinaysaan quruxda dalka waad ku mahadsan tihiin

  • @zamzamahmed5138
    @zamzamahmed5138 3 ปีที่แล้ว +2

    Qurxdi oi qof ah ismahn dahir wan iska ka jclahy qurxey💋💋💋

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 ปีที่แล้ว +7

    Somali ethnic people own beautiful land in East Africa. Unfortunately, they are not aware. Saying hi from Jigjiga Somali State.

  • @suleeqocabdiqadir6366
    @suleeqocabdiqadir6366 2 ปีที่แล้ว

    M.a muuqalka wa wax kle gacan dahab bilash laguma oran keep goin xppt

  • @mohamedahmedfadhiid626
    @mohamedahmedfadhiid626 3 ปีที่แล้ว

    Wllo ISMAHAN DAAHIR aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay soo gudbinta muuqaalada quruxda badan ee wadankeena. 1. Xirfadaada marka hore allaha kuu barakeeyo cadawgana allaha kaa xijaabo. 2. Meelkasta ood booqaneyso iskuday inaad magaceeda & taariikhdeeda wax uun nooga sheegato. 3. Waxaan kaa codsaneynaa inaadna ka niyad jabin ood siin wado soo gudbinta muuqaalada qurxoon ee wadankeena. We 💜🇸🇴💯💯 you our sister for the sake of Allah and for the sake of Somalia.

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 3 ปีที่แล้ว +1

    Gacan dahab Allaha ku xafido sis wlh markaan arko muqaal sidaan u qurux badan aad wadanka ka diyaariso waanba sii jeclaada wadankena cadow Alle kuma tuso xabiibti ♥️🤍✌️

  • @somaliafunny3643
    @somaliafunny3643 3 ปีที่แล้ว

    Indhaha Uroon Wow wallahi muuqaalkii Abid ugu Qurxoonaa Damaashaad laga soo Duubo Somalia Horey usocda Shukran walalyal Sii wada, Camera 📸 maankii Ugu fiicanaa Masha Allah

  • @liibaanbaari5907
    @liibaanbaari5907 2 ปีที่แล้ว

    Video another level ah 💯

  • @maxamedibrahim9978
    @maxamedibrahim9978 3 ปีที่แล้ว

    Waaw masha alah wa meel ad u qurux badan dhankey Mogadishu ka xigta aan ku dalxiise dhawan markan magalada imaado
    Sister guul ayan ku rajaynaya

  • @to2557
    @to2557 3 ปีที่แล้ว

    absuletly , what a video...

  • @samiraali3721
    @samiraali3721 3 ปีที่แล้ว +1

    I can’t believe this is somaliya masha allah jazakallah kher wllo 💯👀😳❤️❤️❤️🥰😭😭😭😍

  • @Carafat76
    @Carafat76 3 ปีที่แล้ว +1

    فيديو مذهل

  • @XaawoAbdirisaaq-xj6go
    @XaawoAbdirisaaq-xj6go ปีที่แล้ว

    masha Allah ilahaya Haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤guulsta Dhmnt

  • @Worldnewertv
    @Worldnewertv 3 ปีที่แล้ว +2

    #Ismahan#Daahir maansh Aallh video Beautiful Ayaad soo Duubtay Go forward My sister waan ku wataaa Dumar waad ka tagtay Ragna waa isku Jirtaan waxaan kuu RAJANYAA guul insha Allah my sister ❤️🙏

  • @Mahrukhfamilyvlog
    @Mahrukhfamilyvlog 3 ปีที่แล้ว +1

    Looks beautiful new friend here stay connected 🤝

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 3 ปีที่แล้ว

    Masha runtii waa barnaamij qurux badan

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 3 ปีที่แล้ว +1

    What a video

  • @SKY........63
    @SKY........63 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah super smahan what a beautiful video wad na jeclaysisay wadankeenii 🇸🇴 mahadsanid💯%

  • @najmaahmed4127
    @najmaahmed4127 3 ปีที่แล้ว +1

    Bilicda wadankeena muuujisaaay m.a qurx bdnaaa wadankeenu ilaaahy haku barakeyo gcntada gacma dahab 🥰💞

  • @deeqoiftinhappy2048
    @deeqoiftinhappy2048 3 ปีที่แล้ว

    Wow nice 👏 Best video my sister gacmo dahab🥰🥰🥰🥰💖💖🌎👌

  • @maxedsadaq9649
    @maxedsadaq9649 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow wxan muuqal waa dhafay allah ku xafido sister

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 ปีที่แล้ว +8

    Omg what the beautiful sahara this is not arabian desert or Indian desert but Somalia desert 🥰

  • @manalcooking1461
    @manalcooking1461 2 ปีที่แล้ว

    masha allh gacmo dahab thankx xbbty

  • @abdiomar22
    @abdiomar22 3 ปีที่แล้ว +15

    That was Amazing 🤩

  • @nimcomaxamad6382
    @nimcomaxamad6382 3 ปีที่แล้ว

    Wow mnsha allh dhulkeena qurux wayku dhamatay allow nabad naga dhig waa hubaal in ay usoo dalxiis tagilahaayeen wadamada ugu waawayn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🙏🙏🙏👍👍👍

  • @hibao9569
    @hibao9569 3 ปีที่แล้ว +1

    Bashalka adunka hore usoco abayo another level of dalxiis somalia

  • @xaliimosalah6993
    @xaliimosalah6993 2 ปีที่แล้ว

    Say masha alah ♥️

  • @prosom69
    @prosom69 3 ปีที่แล้ว +1

    What a beautiful place masha alah. I love my beloved country. Videoga 10/10 so gourges

  • @shafikamal2872
    @shafikamal2872 2 ปีที่แล้ว

    Masah Allah beautiful

  • @nasronasronura4988
    @nasronasronura4988 2 ปีที่แล้ว

    Msh allah ina ader

  • @suleimaniidow
    @suleimaniidow 3 ปีที่แล้ว +2

    So soothing.
    This another level

  • @abdirahmanhersi4853
    @abdirahmanhersi4853 3 ปีที่แล้ว

    Welcome kenya

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi7869 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa badan baaan sugnay muuqalkan
    Gacma dahab ilah gacantada hakuu barakeeyo
    Waxan boqolaal jeer kaaga mahadcelinayaa sida mar waliba aad usoo bandhigto quruxda dalkeena
    Waxan kuu rajeynayaa inaad horumar balaaran kagaarto xirfadaada
    Respect sis🙏🙏🙏🥰🥰🥰

  • @hawonur4542
    @hawonur4542 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxa u Malaysa ismahaney in ruxanteena isla shaqeyso sacado kahor ayaa boqday chanalkaga o waxa islaha ismahan ayaanta ma arkine muqaal ey sodhigtay amo jiraa misane waxbo cusub miyalan wana iskaga solabtay nasib wanag ada ayaa sodhigtay fidiyo qurax badan . Masha allah gacantada allaha ku barakeyi mcnto

  • @jamayusuf9343
    @jamayusuf9343 3 ปีที่แล้ว

    Thanks for sharing walalo ❤️🇸🇴❤️

  • @asiyaahmed9027
    @asiyaahmed9027 3 ปีที่แล้ว

    Walalo somliland goormad imaan

  • @demha7097
    @demha7097 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Gacmo Dahab Hormarkaga ayaa Farxadeyda ah marwalbo # Ahmed mohamed 🌎🇸🇴🌎🇸🇴🌎🇸🇴🌎🇸🇴🌎🇸🇴🌎🇸🇴🤜

  • @adenhasen8558
    @adenhasen8558 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Amazing ducamenter hore socu 👍👍

  • @ahmedabdikhadir9267
    @ahmedabdikhadir9267 3 ปีที่แล้ว +15

    DALXIIS QURUX BADAN
    MASHA ALLAH

  • @hooyadamaanta6220
    @hooyadamaanta6220 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxba lagama qaban karo. MashaAllaah ❣ abayo aniyo caruurteyda tagnay walh qofki tago unbaa dareemi kara jawiga meeshaas iyo sidey u qurux badantahay.

  • @abdiaziz7734
    @abdiaziz7734 3 ปีที่แล้ว

    M.a Hormar wcan

  • @abdirahmaanahmed4030
    @abdirahmaanahmed4030 3 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaalka inaba cadi ma aha waana mid qurux badan bis cimaamada ma aha dhaqan somaliyed ee waa dhaqan carbeed qaasatan cimaamada gaduudan sacuudiya lagu yaqanaa marka meshas inaga ilali abyo , any way waxan ku raaxaysanay muuqaal cid walba uu dareemayo in juhdi badan la soo galiyey ❤️👏👏

    • @mohamedbashir8781
      @mohamedbashir8781 3 ปีที่แล้ว

      Wa runta adunka carabta aya loaqonsanyahay cimamada

  • @aaaminosheikhmohammed7891
    @aaaminosheikhmohammed7891 3 ปีที่แล้ว +7

    masha allah my best muqaal ❤❤❤❤😘

  • @clweligaas2795
    @clweligaas2795 3 ปีที่แล้ว +1

    Videogan wax kale maantaan daawaday saan udaawanaayay indhaha ixanuunay isoo duceeya inuu ale ishaafiyo

  • @Xpressdriptv
    @Xpressdriptv 2 ปีที่แล้ว

    MashAllah sis from America 🇺🇸 you inspire me to travel 💕

  • @feswalsalim7909
    @feswalsalim7909 2 ปีที่แล้ว

    Waimana harii ishallah hoyo bila heri

  • @aymanyare9829
    @aymanyare9829 3 ปีที่แล้ว +1

    Quruxdii oo qof ah
    Keep going wll qali

  • @hassanmohamed8338
    @hassanmohamed8338 3 ปีที่แล้ว

    I like it wllh

  • @aishamohamed9997
    @aishamohamed9997 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 🥰❤️ from the very first video ilaa kan waa 🔥🔥🔥 gacantada Allah kuu barakeeyo abayo

  • @laylaabdalla2845
    @laylaabdalla2845 3 ปีที่แล้ว

    M.a gacmo dahab ilaahey haidin xafido

  • @aishaibrahimmuuse8284
    @aishaibrahimmuuse8284 3 ปีที่แล้ว +1

    Ismahan gacan dahab masha allah carabta naga bareejasy wallahi keep going my sister one love 👌❤️😘👸

  • @caaishamaxmad6959
    @caaishamaxmad6959 3 ปีที่แล้ว

    Maleeswalaa gacmo dahabeey allah haku daayo gacmahaaga

  • @mahamedherromohamedherro5520
    @mahamedherromohamedherro5520 3 ปีที่แล้ว +1

    gacmo dahab markii lagu dhahay been maahan walhi🔥🔥

  • @xamdagaaboow3523
    @xamdagaaboow3523 3 ปีที่แล้ว

    Qalbi dahab ilahey haku xafido

  • @akrammodelofficial4976
    @akrammodelofficial4976 3 ปีที่แล้ว

    Mùuqalki hore muuqal so dhaaf nimca taala dulkena ilahow no barakee aminta raciya amiin🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @abdifitahibrahimyarow1564
    @abdifitahibrahimyarow1564 2 ปีที่แล้ว

    What a video 📹 🙏

  • @naimamohamedaa1731
    @naimamohamedaa1731 3 ปีที่แล้ว

    M.a ismahaan gacmo dahab vidiokan qurux wuu dhaafay alle ku xafido sist

  • @daahirmursal638
    @daahirmursal638 2 ปีที่แล้ว

    MasHA Allah

  • @daacadxasan8173
    @daacadxasan8173 3 ปีที่แล้ว

    M.a gacan dahab wllshy horay usoco gacan tada allha kuu barakeyo