Dhul gariirada ka dhaca Itoobiya ma sababi karaan inay bad helaan?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 23

  • @Beautiful_Bluesparx
    @Beautiful_Bluesparx 13 วันที่ผ่านมา

    Happy to see you on TV bro...im from India... Jamaac is my friend

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 14 วันที่ผ่านมา +2

    ALLOOW HANA JOOJIN MARKA SOMALI KALIGEED JASIIRAD NOQON LAHAY MARKII AY IS XUNI LAYD OO IS CALAASHAN LAYD

  • @muxumedjamac
    @muxumedjamac 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ustad Mohamed jama

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 14 วันที่ผ่านมา

    haa way helaysaa bad ay leedahay lakin inta la helayo saylac ayay donayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sirad47
    @Sirad47 14 วันที่ผ่านมา +2

    Anagu awoodda rabbi keliya ayaannu rumaysanahay, .waxaynnu rumaysanahay in koonkan Ilaahay maamulo, aduunkani yahay daarul imtixaan meel markastaba dhibaato u joog ah maalinba meel dhibaato ka qaexayso.ugu dambayntana suurta loo afuufi doono duniduna halkaa ku dĥammandoonto.
    Lakin ma rumaysni Mala awaalka insaanka ...xasbunallah wa nicmal wakiil.

  • @XajiAhmedAbdi
    @XajiAhmedAbdi 14 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 14 วันที่ผ่านมา +1

    Toban milion u sano ka dib aya gala goaysa africa wax dhacaya maha waa waxay gaaldu samystin ama mala awalka wax ku cabiryan weyan blse awood allah ka weyn cilmiga gaalada

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud7869 14 วันที่ผ่านมา

    Ha waxaan ogaaday 4sano ka hor
    Dadka qaar way ila yaabi jiren😅

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 14 วันที่ผ่านมา +1

    Waxay iibiyeen aqoonsi Somaliland 😂😂😂😂wadani 🇸🇴 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abz65
    @Abz65 14 วันที่ผ่านมา

    Haa ocean ayay helaan.
    Ocean Erithreean ayu noqon. Geology aya shegay.

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 14 วันที่ผ่านมา

    Dad bilaa aqoon ah ayay soo urursadaan kuwaasoo aan aqoon u lahayn cilmiyada fog ee ayay ka sheekaynayaan hase ahaatee ka soo xigta bara bulshada kala duwan maqal ahaan

  • @AbdirahmanFozi
    @AbdirahmanFozi 14 วันที่ผ่านมา

    Maxamed buraale aqonyahan maxad tidhi 20malyan oo sano ka hora wa warey wa sheko kale

  • @Burco.
    @Burco. 14 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia, though landlocked, could theoretically gain access to the sea in the distant future due to tectonic and volcanic activity. It lies within the East African Rift, where the African Plate is splitting into two. Over millions of years, this rift could widen, creating a new ocean that might connect Ethiopia to the sea, similar to how the Red Sea formed. However, this process is extremely slow, and for now, Ethiopia’s access to the sea depends on political, not geological, factors.

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 14 วันที่ผ่านมา

    Gaalada buugta idiin qortay beenbay idiinsheegeen dhowr milyan oo sano hadaanu bini aadanba noolayn waxyiguna inoomasheegine iyaga yaa uwaxyooday? Dee shaydaan.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 14 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow Ethiopia bad ha siin, hadaad siinaysona ilaahow na sug si aynu Saylac iyo Lughayo ictiraaf ugu badalano

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 14 วันที่ผ่านมา

      Ilaa 5 milyan oo sano ayaa lagu qiyaasaa Ethiopia marka ay bada helayso

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 14 วันที่ผ่านมา

      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi waa so dagdagay saxib climate change ayaa caawiyay

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 14 วันที่ผ่านมา

      @ 5 milyan oo sano Ma waxay noqon kartaa 5sano? 🤔

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 14 วันที่ผ่านมา +1

      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi haa

  • @OmaryIbrahimu-kz5ok
    @OmaryIbrahimu-kz5ok 14 วันที่ผ่านมา

    Gabaygii faarax nuur badii uulaha yaa wackasiiya dhexdeena ya bilabatay

  • @AbdirashiidMohamed-z6z
    @AbdirashiidMohamed-z6z 14 วันที่ผ่านมา

    Hhhh sheega daadka wax baadhaa ay yidhaadan ayay somalidu ruun moodaa ama kudayataa