Ciidamada isku soo dhiibaaya oo ku biiraaya ciidanka soomaaliyeed ee ku sugan raaskaambooni waa in si qotodheer loo baaraa ciidan itoobiyaan afka hooyo ku hadla iyo Liyuug police uu kismaayo ka soo buuxiyey mustafa cagjar ayaa laga yaabaa inay ku badan yihiin ciidamadaas yaan lagu dhex darin kuwa raaskaambooni ee xamar ha loo gudbiyo sii qoto dheerna ha loo baaro dibna yaan loogu celin juppala nd ee dowladdu furimo kale oo dalka ah ha geyso ayagana ha lagu kala daro ciidanka xoogga dalka digniin: dowladdu haka feejignaato shirqool loo dhigo ciidanka ay geysan RAAS Kaambooni.
Allah ha xafido qaranka Soomaaliya Ameen
Waan aragnaa ciidanka isa soo dhiibaya lakin xuduuda itoopiya iyo keenya yaa indhaha ku haya
Ciidamada isku soo dhiibaaya oo ku biiraaya ciidanka soomaaliyeed ee ku sugan raaskaambooni waa in si qotodheer loo baaraa ciidan itoobiyaan afka hooyo ku hadla iyo Liyuug police uu kismaayo ka soo buuxiyey mustafa cagjar ayaa laga yaabaa inay ku badan yihiin ciidamadaas yaan lagu dhex darin kuwa raaskaambooni ee xamar ha loo gudbiyo sii qoto dheerna ha loo baaro dibna yaan loogu celin juppala nd ee dowladdu furimo kale oo dalka ah ha geyso ayagana ha lagu kala daro ciidanka xoogga dalka digniin: dowladdu haka feejignaato shirqool loo dhigo ciidanka ay geysan RAAS Kaambooni.
Qabiiladan yaa dagaalka bilaabay waa shabaab ee baaritaan halagu sameeyo arintan horay ayaan u aragnay meshii shabaab ka baxaa ma qabiil baa isqabsada