Reer konfur galbeed hala saaro ma oran puntland, ee waxaa yiri labo dumar ah oo aan aheen reer puntland waana laga hadlay taa. Raxanweyn waa dad soomaaliyeed isla markaana joogga dhul Soomaaliyeed.
Kan haddii u run ka sheegayo waxa ahayd in uu talo iyo farriin u diro shacabka ku nool PL ee gobolladiisa ka soo jeeda una sheego in ay ka fogaadaan dhaqanka argagixasada
warkaalay raro digit iyo mirifle haddii aad sidaas u hadashay kaalay nagga raro annagoo dagan barawe waxaa nagu yiri may may ma kuhadli kartaan guura. kismaayo ayaan u guurnay marka xildhibaan xume intaad sheegtay p.land laguna hayo in aad shababtahay waa la ogaaday dalkaaga xorayso
Hadhow ninkaan ka shaqaynayaa in la soo tarxiilo raxanweyn dowlada puntlan ka hadlin dadkaan ninkii laugh helo inuu nimankaas as ciduudoono ha ahaado waa la qabanayaa
Asc. Ninka leh Raxanweeyn baa lagu xumeeyaa puntlaan nin wax og ma aha.War u sheega miskiinka in aysan dowlada puntlaan ka masuul ahayn hadalada SHACABKA.Maamulka puntlaan ma oran hala saaro Raxaneeyn. Tan kale ninkaasu waa beenloow sheegaya hadalo badan oo wada been ah.
Waryaa eelaydu hadii ay noqdeenalshabaab iyo daacish waa la saari hada u sheeg in ay ka soo baxaan beenlow hanti baad ha hadlaysaa dagars baa ka daran ganacsigna ma gelisaa PL waad xawishaan yur yur waryaa
Dhaqan xumada aad hada ku hadlayso waxay keeni kartaa in aad dhibaato u soo jiido dadka reer koonfur galbeed Nin dhaqan xun oo nacayb puntland ka muuqato ayaad tahay
GURIGII FADUMO JIBRIIL NINKA CALOOSHA WEYNOO BARLAMAANKA JOOGA KASOO CELI IDIINMA SOO SOCONEE DHULKIINA JOOGA🎉🎉🎉🎉🎉
Koonfur galbeed ma hal gabar yar by xilimanadoodu u soo jawaabeen
RAXANWEYN WAA SOMALI WAA NAGU SOO DUULEEN SUUJ IYO GARMAAL HADEEY BUURAHA DAACISH KULA JIRAANOO LASOO QABTAY DHUL BEEY LEEYIHIINE HA AADEEN DHULKOODA🎉🎉🎉🎉
War shabaab waa ubadan yihiin eelaydu
Beelow
AADA DHULKIINII DHIIGAYAGII BAAD QABTAAN IDINKOO KABALA BAAD SOO GASHEEN CIDNA MABOOBNEE WIXIINA QAATOO DHULKIINII AADA🎉🎉🎉🎉🎉
Gaajo
☝🏻♥️🙏♥️🙏✨️✨️🇸🇱
Kani maha xildhibaan warkiisu waa iska hadle
Xaafad waxay xaafad ugu gudubtaa Waa xasarad Maxaa laga dhacaa iyago qaxooti ah yimadeen deegaankiina aada
Asc wlkn asxabda mesha kujiran ninkan kofiyada qabo horgal warkisa ha dhagesani
Imagined
hhhhh handi mey heysataan war waa argagixiiso waaye ninkaan
Raxaweyn waalasarayaa waliba waalawasayaa dhulkaan maiyaga leh
ninkaan xasan gurguurtaa ka dhex hadlaya 🫏
Reer konfur galbeed hala saaro ma oran puntland, ee waxaa yiri labo dumar ah oo aan aheen reer puntland waana laga hadlay taa. Raxanweyn waa dad soomaaliyeed isla markaana joogga dhul Soomaaliyeed.
Kan haddii u run ka sheegayo waxa ahayd in uu talo iyo farriin u diro shacabka ku nool PL ee gobolladiisa ka soo jeeda una sheego in ay ka fogaadaan dhaqanka argagixasada
Ayago qaxooti ah oo soo caraaray dhibtada ka jirtay oo la soo dhaweeyey bay qaar ka mid Dacaash iyo AS.
Xildhibanka ma gabar yar oo shacab ah Hadal gaf ah ay ku hadashay bu uso jawabaya? 😆😆 XILDHIBAN MATIHID
Labo naag ayaa hada shay shacabku mahadlin
warkaalay raro digit iyo mirifle haddii aad sidaas u hadashay kaalay nagga raro annagoo dagan barawe waxaa nagu yiri may may ma kuhadli kartaan guura. kismaayo ayaan u guurnay marka xildhibaan xume intaad sheegtay p.land laguna hayo in aad shababtahay waa la ogaaday dalkaaga xorayso
Nin dhulkiisii dayacay ayaa nin dhulkiisii difaacanayo wax kashegayo hadii aanu ku qabano reer baydhabo argagixiso sidii Faroole ayaa la laynayaa😂
Cirro aan caqli la Socon, ma karo dhibka ay Caalamka ku hayaan ayna yihiin dadka AS u adeegsado dilka haldoorka S/liyeed.
War yaaba raxaweyn soo qaaday?? Ilaahay ha naga qabto wixii fidno wada
Waa kadaab idiris asagaa laga rabaa in uu soocadeeyo. Nimanka lagudilay gaalkacyo waxuu isku dirayaa dadka reerkoonfurgalbeed iyo buntland haday ugumaslbadanyahiin maxaa ay u adkeysan waayeen 2naag
Idinka baa u badan shabaab suuj iyo garmaal waxa ugu badnaa waa raxan weyn adba waad ogtahy waad agusoo duushen raxan weynow maxa lagaa dhacaa alaab yar baad dhulka la fadhidan ha i wareerin baad gadaan maxa heesataa oo lagaa dhacaya
Hadhow ninkaan ka shaqaynayaa in la soo tarxiilo raxanweyn dowlada puntlan ka hadlin dadkaan ninkii laugh helo inuu nimankaas as ciduudoono ha ahaado waa la qabanayaa
Asc.
Ninka leh Raxanweeyn baa lagu xumeeyaa puntlaan nin wax og ma aha.War u sheega miskiinka in aysan dowlada puntlaan ka masuul ahayn hadalada SHACABKA.Maamulka puntlaan ma oran hala saaro Raxaneeyn.
Tan kale ninkaasu waa beenloow sheegaya hadalo badan oo wada been ah.
Ninkaa walan ee idiris meeshan ma ahan k galbeed ee waxba Kam Tari kartid ee aamus bastaryow
Kan waa beenlaw
Hadey rexanweyntu kaga ganacsi badan yihiin reer buntland may ku ganacsadaan koonfur galbeed dadka loo socdo maha raxaweyn ama eelay
Waryaa eelaydu hadii ay noqdeenalshabaab iyo daacish waa la saari hada u sheeg in ay ka soo baxaan beenlow hanti baad ha hadlaysaa dagars baa ka daran ganacsigna ma gelisaa PL waad xawishaan yur yur waryaa
Dhaqan xumada aad hada ku hadlayso waxay keeni kartaa in aad dhibaato u soo jiido dadka reer koonfur galbeed
Nin dhaqan xun oo nacayb puntland ka muuqato ayaad tahay
Waxaan miyaa masiir ah.
Nin liitaa tahay waayo qof dumarra ayaad u jawaabaysaa.
Gabadhu rayigeeday ka hadashay qofna masuulkama ah.
War.kuwaas.hadaad
Maqashay.waad.waalantahay.isbitaal.aad.warxumo.tashiil.maqasho.adey.ku.jietaa