ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha Allah my walashey Qaliya horay usoco ilaah hakuxafido
Masha alaha isdhuuq. Waaye. Macaan qeyr. alaha. siiyo isku. karis. Nagasoo. dhis thanks sis
maasha alah walaashey alle haku barakeeyo jasaakumu allah qer sida wanaagsan aad inoga faa ideeyso cuna karinta qaaliyey
asc abaayo shugri plz noo sogali fornada sida loo isticmaalo plz jazakalh
Masha Allah Abaayo shukri nuur cala nuur
Masha Allah walashey ilahay haku dayo
Maasha'Allah Jazaakallaah khayr aad ayaad u mahadsantahay
masha Allah habo MCN guul ankurajeyna habo hala shaqeyo yacni hala fahmo majidho
Masha Allah abayo aad iyo aad ayaa umahadsan tahay mcnti jasagallah kheer my xbbti
Shukriyee iyadoo foorno la aan ah aaalagaa rabaa
asc abaayo roos meeri malagahelaa somaliya maxaa looyaqaan hadiilaga helo bls
wa basto al forno caman masha allah shukran sist
khayr badan Allah Ku siiyo mcnto shugran shugri caday
Masha allah abaayo qaali wlhi markasto wan ku duceeya waxa tahay qof ad iyo aad dacad u ah qaali ilaahey haku barakeyo
Zahra Cumar amiiin qali
Masha Allah Allaha ku xafido
sidaa nooku faa ideeso oo wanaaka noola jeclaado ilaaah hakuu jeclaado Shukri Maxamed Cali Shukri Masala
Naciimo Farax amiin qali
shukri masala asc
shukri masala abaayo shukri inaan kula haflasm rabay telkagana ma hayo
Masha alaah jasakalaah qeyr xabibti
asc abaayo hadal horna kashaqeey waayo hadalka yareey
Masha alah horay usoco habo lkn waqtiga soo yaree
maasha alaah waan kugu farxay maraqdigaaga aad iska dhaaftay waayo adigaba xaasit matihit
Masha allah shukran macanto
abyo mcnto qeyr allaha kusiiyo ayadoo iskukaris ah oo balbaraar ah nagasodhis abyo
wllo qali ilahay ha ku xifitiyo insha allah wllo shukri qali
Masha allh abayo wan ka helay jasakallh qeer 🖒👌
Abaayo macaan waxaa name bartaa sida maskaxda loo kariyo
Mansha alllah
Waad mahadsan tahay cashiradad bixinayso abaayo shukri
Masha Allah 👌👌
Nam nam Masha Allah Abayo macaan Allah haku hafido😍😍😍😍😍😍
Mansha all aah ilaawow kubarakee
Masha Allah xbbti
thanks mcnto jisakalaah qayr
Abaayo shukri kheyr Allaha kusiiyo
Suado Abdi amiin
Masha allah cadey jzklah qeer
Rahma Abdulaahi alla waa samiday
Hala
Masha.alah abayo so yummy abayo janjero itobiyan nosogali mahadsanid abayo
shukri cadey mcnto bastada waan isku dayey wana iga halawdey ayadu balbara
Sacdiyo Mahamed biyo Ku kari xugaa kadibna miir isku furny marka
ok wad culustahay isfududeey mahadsanid
Masha allah
Mansha allah anbaa waan saymeeye way iga halw day
Wllo uunsigii
Unsiga CAD nooso gali
Waaaaw cadi ma ahan masha Allah
Asc mashalh xbibti cnjero itobiyaan .nosogli .mhdsnid
Wooooooow Mash allh
Mshalh xbibti ..nga sodhis cnjero itobiyaan
abaayo noso gali iyadoo isku garis ah
Manshs Allah xbbti
abaayo noosoo gali aydoo isku karis ah inshaa allaah
Rusmeri maxa la dhahaa magac kale ma leyahay ado mahadsan xppti
Maaaha Allaah Thnk U
Msha alh gbdhan ilhy hano daysto wx bdna nabarte ano wxba aqonine nerobi laiso gursaday o ciyal jido iska ah alxmd hadana hoyo qatara noqday byena an dhalay alxmd shukrn Abayo inkasto an wax yabo bdn an rabo magacayadoda wixi meshan lagu dhahayo an aqonin SAS darted iskaga daynayo
masha alhaa yamyam waye
Waqtiga dher wa lagu cajisaMaso gabin kartid miyaa vedioyashada aadbey udher yihiin
Masha allah abayo
mashallha abaayo
Way iga ad kaatay walhi abaayo mcnto
Roos meeri wxy xpti 😟😟
mashaallah yamyam
mansha allah huuno allah ha ka abalmariyo
msha allah
masha alaah👍👍💕
Forno laan please thnx
Mid forna laana soo geli wllo
Kaluun ma ku badali karaa kalun
Saxanka lasagna lagu sameyo ayu ku fcn in lagu forneyo pasta dhadherta la Simi karaa
qadada dhamis aaa ku county miiska ha fadhiisanin yaaah hhhhhhh
Masha Allaah 😍
Mulke Hussein
masha Allah
Asc
m
Hor mar fcn ayn kuu rajeynaa
ilahay hku barakeyo insha allah wllo qali
jazaakallha
👍👍👍
shukri massalla
waaw qatar waye
masha allh abaayo qali
Basto is ku Kari's noo so gali xabiibtii
Cilmiyo Nuur haye qali
shukri masala maan shalaahi tabaaraka laahi
abyo lkn bastada iyadoo ceriin ah mala forneen kro ma bislaneyso wan baro weye weyna iga halawday wax iisheg hee
Faiza Yusuf haa waxaa ku macaan markii baastada xogaa biyo lagu klariyo
haaa
bisha maxamed marka biyo la'an la kariyo ayay macan badantahay waan tijabiyay macaan wayay
Isku Roon abdullahi جميلا haa aniga wali mabarow wayin biyo laan waa samaynaa mashallah shukri rabi hanoo daayo
Foorno maheysto ee maxaan sameya hee
najaxey abaayo digsiga kor iyo hoos dabkasaar kan hoose yaree
Masha allh abyo jazakallh
Kkkkk 🤙
Digaaga
Abaayo baarakalaahu kheyr
forna alan sidee noqonee abyo
Shukri 🛩✈😚
hafsa abdullahi mala baxay
yacni fiino ah an ka wada sharafey sorry

Nam nam Masha Allah
Abayo macaan Allah haku hafido😍😍😍😍😍😍
Mansha all aah ilaawow kubarakee
Masha Allah xbbti
thanks mcnto jisakalaah qayr
Abaayo shukri kheyr Allaha kusiiyo
Suado Abdi amiin
Masha allah cadey jzklah qeer
Rahma Abdulaahi alla waa samiday
Hala
Masha.alah abayo so yummy abayo janjero itobiyan nosogali mahadsanid abayo
shukri cadey mcnto bastada waan isku dayey wana iga halawdey ayadu balbara
Sacdiyo Mahamed biyo Ku kari xugaa kadibna miir isku furny marka
ok wad culustahay isfududeey mahadsanid
Masha allah
Mansha allah anbaa waan saymeeye way iga halw day
Wllo uunsigii
Unsiga CAD nooso gali
Waaaaw cadi ma ahan masha Allah
Asc mashalh xbibti cnjero itobiyaan .nosogli .mhdsnid
Wooooooow Mash allh
Mshalh xbibti ..nga sodhis cnjero itobiyaan
abaayo noso gali iyadoo isku garis ah
Manshs Allah xbbti
abaayo noosoo gali aydoo isku karis ah inshaa allaah
Rusmeri maxa la dhahaa magac kale ma leyahay ado mahadsan xppti
Maaaha Allaah Thnk U
Msha alh gbdhan ilhy hano daysto wx bdna nabarte ano wxba aqonine nerobi laiso gursaday o ciyal jido iska ah alxmd hadana hoyo qatara noqday byena an dhalay alxmd shukrn Abayo inkasto an wax yabo bdn an rabo magacayadoda wixi meshan lagu dhahayo an aqonin SAS darted iskaga daynayo
masha alhaa yamyam waye
Waqtiga dher wa lagu cajisa
Maso gabin kartid miyaa vedioyashada aadbey udher yihiin