ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

QURBAJOOGTA MAALGELINAYSA DALKA - SOMALI DIASPORA RETURNEES INVESTING IN THE COUNTRY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.พ. 2018
  • "Maadaama aan qurbajoog nahay khibrado badan aan soo aragnay waa loo bahanyahay nin kasta wixii uu maanka ku hayo wadankiisa la yimaaddo." - Cabdirisaaq Cabdille Cabdi
    "As diaspora, we are exposed to many different ideas and it’s important we come back to the country with ideas." - Cabdirisaaq Cabdille Cabdi

ความคิดเห็น • 192

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 6 ปีที่แล้ว +87

    10 sano kadib insha allah waxaba noolama soo dhoofin doono🤗

    • @boono2912
      @boono2912 6 ปีที่แล้ว +7

      Xamdi Cabdi Nasir , insha Allah.
      Suu maalgashtahaan yiri waa in cuntada aan ka bilawno kadibna daawada kadibna saanadda military, markaasaan dal madax banaan nahay.

    • @mawhmwahhh2229
      @mawhmwahhh2229 6 ปีที่แล้ว +2

      10 wadnagu badisay mardhow inshalllha waxba nulma so dunan duno

    • @zakariecaafaa9026
      @zakariecaafaa9026 6 ปีที่แล้ว +3

      Xamdi Cabdi Nasir aad iyo aad saanu Ku hanwayn nahay weeye

    • @kalafazii7055
      @kalafazii7055 6 ปีที่แล้ว +1

      Xamdi Cabdi Nasir insha allaah abayo

    • @CryptoSom
      @CryptoSom 6 ปีที่แล้ว +1

      Dhawaan baan doonayaa in an muqdishu ka furo warshad cabitanka sameysa qasatan fruit ka wadankeyna kasoo go'a insha Allah.

  • @engineerqarandon9648
    @engineerqarandon9648 6 ปีที่แล้ว +22

    Mashaaa Allah allah ha ku barakeeyo somalia ha noolato hore ayay u socota cadawga allah ha naga qabto wadan ka oo nabada inaan arko ayaan rabaa isaga oo qasan ayaan ku garaadaysanay wadanka allah isaga oo sida calam ka ah na tus aaaaaaamin

  • @saidissasaid553
    @saidissasaid553 6 ปีที่แล้ว +13

    mash llah i realy feel happy when i see somalia diasparo who investing their country this will be the Bright future of our country

    • @farhiahassan9454
      @farhiahassan9454 6 ปีที่แล้ว

      hygiene ilaaliya oo gloves dadka shaqaalaha ah u xir plz

  • @cabdimaalikcali8227
    @cabdimaalikcali8227 6 ปีที่แล้ว +14

    Wadanka masar inta badan waxa eey kunoolyihiin ceesh iyo fuull xaqiiqdii waa cunto Wanaagsan waana kufarxay marki aan arkay nabadu waa macaan colaadu waa qaraar ee nolol iyo nabadda aan taageerno shacabkeena guuleeysta

    • @mohamedabukar9180
      @mohamedabukar9180 6 ปีที่แล้ว

      Cabdimaalik Cali waan jeclahay ceesh iyo fuul.

  • @abdiqaniali8136
    @abdiqaniali8136 6 ปีที่แล้ว +3

    caasimada labaad Hargeysana runtii umad somaliyeed
    ayaa kunolaa fadlan
    haddii aad awoodo part two
    waad kafuran kartaa
    waxaan filayaa faaido Barako inshaallah wixii macluumaada ee aad uga baahato
    ani laftarkaygu shaqo doon ayaan ahay balwad malihi haddii aad
    hargeysa timaadidna ilasoosocodsii
    da,da 24 jir ayaan ahay
    kasoo baxay secondary school
    no money.
    that's why I forget university
    but my classmates
    some person
    goin like China India Malaysia
    Sudan and old have university
    if I work I think I goin university
    thanks Dalsoor.
    I search work.
    Halal work I don wanna go like migration
    between Somalia and Europe.
    And I said Alhamdulilaah if re thinks.

    • @dr.gutale6980
      @dr.gutale6980 5 ปีที่แล้ว

      Allaha kuusahlo shaqo wacan waddankeenaanu kashaqeysan lahayn ee siyaasiyiin ayaa nakala dhuftey oo nakala dhantaalaya ilaahayow soomaali mideey oo awoodooda hal meel isugu geey siaan uga wada faaideysano dhulkaan nimcada dhex taala ee aan kucamal la'anahay...Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @filsanmohamed2257
    @filsanmohamed2257 6 ปีที่แล้ว +25

    Woow ceshkii masar xamar laga bilaaby masha allh hadaba subaxdi cesh iyo fuul cunaa marka muqdisho imadan sidaas samyn inasha allh 😍😍hory usoco adeer allha kuu fududeeya

    • @Muslim-man19
      @Muslim-man19 5 ปีที่แล้ว

      filsan mohamed Suuriyaan waaye kan masaarida wax yar ayuu ka duwanyahay

    • @hamziitoomar3117
      @hamziitoomar3117 5 ปีที่แล้ว

      HHH
      Fuul iyo ceesh alle haka kaxeyo

  • @ahmedhassanhussein6985
    @ahmedhassanhussein6985 6 ปีที่แล้ว +20

    Halka sheey oo ka dhiman waa gacmaha iney golafis gashtaan😍

    • @ahmedhassanhussein6985
      @ahmedhassanhussein6985 6 ปีที่แล้ว +1

      Moha Amip somali waa tahay lkn waxii somali u fcn inaan sheego maad diidan tahay.
      Damn you 😋

    • @Salmancade10
      @Salmancade10 6 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa gloves ka waa muhiim Wariye mohamed qadar ibrahim cimaamad ku tuur ma ahan waxeey kale oo ilaabeen ineey salado caaga ku soo qaadan sabaayada oo baceysan gaari ayey ku soo saareen sida dhuxul😆😆😆. 6 bilood ka hore ayey eheed waxaa laga yabaa ineey nidaamka wax ka badaleen.

  • @MOHAMED-ADEN
    @MOHAMED-ADEN 6 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah Everything starts from somewhere....good innovation and humble beginning.

  • @ilyas071
    @ilyas071 6 ปีที่แล้ว +9

    masha allah qof wiliba oo qorbaha jiro waa in oo wadanka markuu imanayo wax ku soo kor dhiyaa

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 6 ปีที่แล้ว +14

    masha allah

  • @dhuuxo5547
    @dhuuxo5547 6 ปีที่แล้ว +4

    Thank you so much Dalsoor, it makes me feel like I need to go back to Somalia right now. Oh Lord make my people to understand who they are and their beautiful country. Alxamdulillaah ILLAAHEEY ha u siyaadiyo dadkeeyga soomaaliyeed dadaalka iyo juhdiga ay ku jiraan oo ay ku horumarinayaan naftooda iyo dalkaba. insha'ALLAAH kheir.

    • @dr.gutale6980
      @dr.gutale6980 5 ปีที่แล้ว

      Waxaad cadeysey inaad tahay walaalkey aan kudhaato waligaa Noolow sxp wll mcn aad iyo aad ayaan guugu taageersanahay Noolow markale Allaha ina mideeyo Waan kala irdhownee siyaasad uun beynu kukala maqanahay oo kukala irdhoowney lkn quluubteenu way islajirtaa wali oo waxaa udaliil ah inaad wanaaga ilajeceshahay...💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @al-madaniomar3142
    @al-madaniomar3142 6 ปีที่แล้ว +1

    i appreciate wallah sidaan u fikiraayay ayuu layimid mashaa allah cadow alle kuma tuso dooladada waxaan ka codsanayaa in ey ka dhowrto washada dadka la imaanayo in wax soo saarkooda ganacsade ku sheeg uu keeno china product hadey ka xadido wax yaabaha dibada laga keeno iyadoo gudaha lagu sameeyo waan hormareynaa inshaa allah
    mahadsanid dalsoor

  • @nafayusuf9219
    @nafayusuf9219 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waa farxad insha allaah kudayasho aayaa loo bahanyahay FG gacma gashi in LA isticmaalo aa fiican

  • @maymuunbakhaari3896
    @maymuunbakhaari3896 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah adeer aan kufaano guuleyso ilxun kuma aragto

  • @farhiaelmi2855
    @farhiaelmi2855 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah waa rayi fiican waa ceesh macaan oo qurux badan inshaa allaah horumar wacan ayaan idin rajeynaa isku dara 2nooc baroow iyo cadaanba sameye maadama dadku reere macaan ubateen guuleysta inshaa allaah

  • @rockybhaikgf7975
    @rockybhaikgf7975 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hormar wacan gacmaha wax gashta jaamaal osman iga garsii farintaan

  • @shamsohashi9718
    @shamsohashi9718 29 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allaah insha Allaah waad helaysaan faaiido badan ee horay u socda

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah! gacansi hore mar leh ayaa idiin leeyahay waa hal abuur wanaagsan. Fadlan salado caaga ku soo qaada sabaayada oo gaari soo saara gacmahane gloves ku xidhta.

  • @mohamudahmed4553
    @mohamudahmed4553 6 ปีที่แล้ว +3

    waa arin wanagsan mash alaah balse dadka khubziga bacda kushubaayo GLOVES hagishtaano waayo gacmahooga oo maran ayary ku qabanayaan HYGIENIC ma ahan. Mahadsanid Mudane

    • @fahmabile1806
      @fahmabile1806 5 ปีที่แล้ว

      musqulaha saabuun ma taalo ninka meeshan ka shaqaynaaya No two haduu aado oo soo noqdo cayshka ayuu hore ka tirinayaa. How about that!! waa sida la isugu gudbiyo Typhor in Somalia qofkasta dhiigiisa waa laga helayaa. gloves gloves gloves Please!!

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah talefonkiina iyo adreskiina ku soo qora si dhib la aan leydiinku yimaado illaah ha barakeeyo badeecada nuur alaha saaro

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 ปีที่แล้ว

    Maashallah. Waan ku faraxsanahay horumarka dadkeen iyo dalkeen ay samaynayaan hore u socda maalkiin allah idin siyaadiyo SOMALIA. PEACE

  • @mohaaalii2631
    @mohaaalii2631 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah hainii barakeeyo ganavsigina somalia haisraacdo

  • @ruqayamohamed2448
    @ruqayamohamed2448 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah horumar wacan Alle ha inoo ziyaadiyo laakìin ceeshka oo burka qamadiga laga sameeyay inaad sameysaan isku daya

  • @yariswadanisomaliyeed6367
    @yariswadanisomaliyeed6367 6 ปีที่แล้ว +2

    Saas waaye. Hala shaqeysto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 6 ปีที่แล้ว +5

    shaqo wacan

  • @user-kn5td7ul6r
    @user-kn5td7ul6r 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allah u barakeyo

  • @daruurofficialmedia8708
    @daruurofficialmedia8708 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @TIJAABISTV
    @TIJAABISTV 5 ปีที่แล้ว +2

    Gacmaha golovis hala gashto aqyaare duqa waxuu leyahy qurban ka imid see. Laraba hee

  • @francoiskayad878
    @francoiskayad878 6 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah! congratulations! you may only need little improvement when it comes to hygiene, for example, to cover the hair and to wear a gloves. just a constructive criticism no hard feelings. Thanks

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa ceesh aan jeclahay abooyo muqdisho ma laga hela

  • @ismahaanqueen3316
    @ismahaanqueen3316 5 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaw Masha Allah Masha Allah

  • @fali2695
    @fali2695 6 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah muqdisho guul guul

  • @MohamedMohamed-j3g
    @MohamedMohamed-j3g 27 วันที่ผ่านมา

    Maasha ALLAH

  • @kingk7428
    @kingk7428 6 ปีที่แล้ว +2

    maanshaalh alah idnbarakeya waa arin fiican ooaad loogu baahnaa

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel1202 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah allow caqligag ku dhawor maalkan ku barkey

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah illaahow kuubarakee adeero kugula xifdi

  • @abdiali3379
    @abdiali3379 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Rabiyoow wadankeena nabad sinaan adaalad wax walbo waa imaanayaan hadii umada midoowdo inshaa Allah

  • @amiinducaale9080
    @amiinducaale9080 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha alllah dalkena hormar ba ka socda guuyl insha allah 2025 africa ino so dalxiis tagidoonta

  • @sahraa7750
    @sahraa7750 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah wallaahi aad ayuu cajab geliyey waxaan xasuustay dimishiq halkaani ma muqdishaa

  • @Abdul-kq6lw
    @Abdul-kq6lw 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah wax yar ayaa ino hartay,qurba joogta hasoo laabato wadanka wa wadankiina ee maalgashta intaad dul carbeed maal gashan laheyd

  • @TheSaaqeey
    @TheSaaqeey 4 ปีที่แล้ว

    maasha Allaha xagey uga taalaa Mogadisho

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 ปีที่แล้ว +1

    Adeero shaqaalaha galoofis isticmaala dheh waayoo wuxu waa cunto gacmuhu jeermiskoodu madhamaado

  • @jamaljama6963
    @jamaljama6963 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 6 ปีที่แล้ว

    maasha alaah yaasalaam xiilwa walaahi ceeshka waa marakeeysan yahay waana cuno fudud markasto aad cunto toloow waa xafadee xafadan uu ku yaalo

  • @kkokmkommkokmk4938
    @kkokmkommkokmk4938 6 ปีที่แล้ว

    Mahasanidi illahy ha idina barageyo

  • @melaninqueen5344
    @melaninqueen5344 6 ปีที่แล้ว

    masha allah loving see my people building the motherland

  • @rihaammohamed1942
    @rihaammohamed1942 6 ปีที่แล้ว

    maasha allaah
    nabad hadii la helo wax walba waa lahelaa allaha noo dhameyn tiro inta noo bilaawatay

  • @bashkayoung7330
    @bashkayoung7330 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah masha alaah alah idin xafido qurbajookta lakin hal mid k darsanaa baasha gacmaha hala gishado maxaa yelay nadafada waa shaqeyga ugu fican

  • @Kalidinho
    @Kalidinho 5 ปีที่แล้ว

    Walhi waxaan hubaa hadii warshadaha cuntada laga hirgaliyo sidaan oo kale waxaa yaraanlahaa shaqo la Santa iyo abaaraha maxaa yeelay wadanku kaliya waxaa laga cunaa bariis iyo baasto horay usocod wanaagsan

  • @ahmedmshafi1694
    @ahmedmshafi1694 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah keep going

  • @abdiabdulla8632
    @abdiabdulla8632 2 ปีที่แล้ว

    Good initiative but please put in place food safety issues .

  • @mohamedOsman-sw1dx
    @mohamedOsman-sw1dx 6 ปีที่แล้ว

    Mshalh walhy wa hormar fican kaliya waxd kudartan in shaqalyaasha golofyo gacmha gashataan madama waxn lasmaynyo uu bur yahy gacmahoodnaaa lagayaabo bactria iney laso cto marka horey usocda inshalh

  • @adamhersi6749
    @adamhersi6749 ปีที่แล้ว

    Shiikh nadaafadda ayaan ka da daalay iyo dad madax qaawan gloves na aan qabin is qabad sii, oo weliba qaybtii production ka ka shaqaynayya

  • @slimdady4528
    @slimdady4528 4 ปีที่แล้ว

    Horey usoco wa shaqo fican

  • @shukriaaden654
    @shukriaaden654 6 ปีที่แล้ว

    mashallah hormarwacan
    Insha'Allah

  • @QuranAlShifa
    @QuranAlShifa 5 ปีที่แล้ว

    subxana allah hasin dadka sonkorya wa carbohydrates marka la cuno waxu sisu bedela (glucose ) glucose wa suger halaynina

  • @2BMR8
    @2BMR8 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah love the ideas, lakin mar walba oo aan youtube ka arko somali op diabetes ka hadlayo waan baqa all the misconceptions. My son suffers from diabetes type 1, ku dhawan Wax walba oo cunto eh waxa kujira Carbohydrates oo qofka diabetes qabo dhibayo. Hadi aa cilmi u laheyn dadka oo xanunsan ha dhuminin fadlan. Dadka sokorta qabo Ceesh ma u fiicno wayo carbohydrates badan ba ku jiro.

  • @degan4
    @degan4 2 ปีที่แล้ว

    Well done🎉🎉🎉

  • @fatimaguilford2509
    @fatimaguilford2509 6 ปีที่แล้ว

    Manshallah waa jeclaan lahaa inaa soo noqdo

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 6 ปีที่แล้ว +7

    Wadamada carabta oo aan marar badan tagay ma arag, ruux GLOVES gashanaya, inta badan waxaa sameeyaa Afganistan iyo Pakistan , soomaali waxay ku leeyihiin GLOVES gashada kkkkkk

    • @amnaabdullah3046
      @amnaabdullah3046 6 ปีที่แล้ว

      qub qac waa run tu bastaanyunu sameeyaan waan walaaqaan adoo arkaua

    • @meyranwarfaa4618
      @meyranwarfaa4618 6 ปีที่แล้ว +1

      Marka carabaa nadaafad xun ee anakanah aan nadaafad xumaano miyaa

    • @nuurdiniskadhaafsxb1901
      @nuurdiniskadhaafsxb1901 5 ปีที่แล้ว

      1212

  • @mohamedqoslaaye6756
    @mohamedqoslaaye6756 6 ปีที่แล้ว

    Horay usoco adeer ilahey haku barakeyo

  • @moha5085
    @moha5085 6 ปีที่แล้ว +1

    gacmaha gacmaha golfis gishta daafada wad ku dadaashay lkn gacmaha oo golfis lehen cid aamineeso malaha

  • @inkirjeestotube3366
    @inkirjeestotube3366 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah wa wax lagu farxo ok
    Lkn Dadka qurba joogta waxan oran lahaa yaanan la cuna qabateen ganacsatada wadanka horey u joogtay
    One think hada iibaxay inaad Cuna qabateyseen dadkii ka ganacsan jiray Rootiga
    Isku daya inaad wax cusub kuso kordhisaan wadanka.
    Mahadsanid

  • @barreboss3699
    @barreboss3699 5 ปีที่แล้ว

    M.allh

  • @mohamedsomali1720
    @mohamedsomali1720 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah karim

  • @hawaabdi2719
    @hawaabdi2719 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waa loobaahanyahay xaga cuntada inlaga kaftooma

  • @ibrahimdanan4657
    @ibrahimdanan4657 6 ปีที่แล้ว

    masha allah adeer horay u siisoco

  • @fatumaahmediskufilan1103
    @fatumaahmediskufilan1103 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah ceshkan dartisa ayn u adaa muqdisho ya iracayo

  • @kkokmkommkokmk4938
    @kkokmkommkokmk4938 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaha

  • @kkokmkommkokmk4938
    @kkokmkommkokmk4938 6 ปีที่แล้ว +1

    Marakada samenadan kasheda galofasad yacani gacama gashee

  • @jamalmohamed2382
    @jamalmohamed2382 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah shaqadha hala wadho

  • @mohamedadam4457
    @mohamedadam4457 6 ปีที่แล้ว

    #Dalsoor waad mahadsantihin iyo qurbajoogta dalka haru marinasa.
    Lkn u sheega wllo qolyaha warshaddu inay gacmaha gloves ay gashadaan.
    Mahadsanidi

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 ปีที่แล้ว

    aad ayeey u, fiicanahay, shaqana abuuraysa, nadana, saas ayee ku imaaneeysaaa, maasha allah halkaa ka, wada fikrad waanu haynaa, iyo dhaqaakaba, laakin nabada iyo kala dAMBEEYN, BAAN U, BAAHANAY IYO CEEYMISYO, BADBAADIYA XOOLAHA SHIRKADAHA, QAASKA, BADBADAAYO!

  • @mkh8898
    @mkh8898 6 ปีที่แล้ว

    Asc
    Sheekh xasan kan ma aha midka sonkorta u fiican . Was khubuska Madow midka u fiican . Bal kan waa bur ka cad ayaa laga sameeyaa Wuuu kicin karaa sonkorta.

  • @kafiliban8300
    @kafiliban8300 6 ปีที่แล้ว +1

    Wixii kale oo dhan waa la qabtay shaqalaha ineey gloves gashtaan oo wixii ugu yaraa ah maxaa u diiday. Somalida waxa yaryar oo muhiimka ah ayaa dhibaayo.

  • @hooyoqaali9073
    @hooyoqaali9073 5 ปีที่แล้ว

    waa dadaaleen

  • @waaisagii2928
    @waaisagii2928 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @mahimahi1278
    @mahimahi1278 5 ปีที่แล้ว

    Hambalyo soomaali waa dad karti leh horusocdo allaha idin dhowro

  • @aminaabdi9327
    @aminaabdi9327 6 ปีที่แล้ว

    Marsha Allah waxaa ladhaha crash lubnan carab oo dhan aya cunta

  • @batulaabdisalam6700
    @batulaabdisalam6700 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahey haidin ziyaadee gacmaha gashta bacda lagu ilaaliyo nadaafara.

  • @boono2912
    @boono2912 6 ปีที่แล้ว +2

    Ka shacab ahaan dalkaan anagaa iska leh waa in aan gudaha dalkeena waxa lagu sameeyo iibsannaa oo dhiiri gelinaa, ganacsataduna waa in ay maal gashtaan dalka.

    • @boono2912
      @boono2912 6 ปีที่แล้ว

      Alle ha u barakeeyo ganacsigiisa muwaadinkaan.

  • @turxanbixismedia6534
    @turxanbixismedia6534 6 ปีที่แล้ว

    man sha allah

  • @abdullahiabdi5650
    @abdullahiabdi5650 6 ปีที่แล้ว

    #nadaafad xagee Taaalaa markii camera ay ka muuqato rooti lagu cabaynayo bilaaa gloves

  • @hamdaaden2246
    @hamdaaden2246 6 ปีที่แล้ว

    Waad fiican tihiin masha allah lknse gacmaha galoofis gashada bakteeriyada gacmaha naga ilaasha. Mhdsanid

  • @queenabdala1385
    @queenabdala1385 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ashcalaa cesh

  • @programmingtech67
    @programmingtech67 6 ปีที่แล้ว

    mashallh wa arin lagu farxo

  • @hindiafsomaliah8541
    @hindiafsomaliah8541 6 ปีที่แล้ว

    Somali hore usocda

  • @saciidxasanfarax7674
    @saciidxasanfarax7674 5 ปีที่แล้ว

    Yaa musikada lacag ku siiya dalsoor
    الا يظن أولئك أنهم مبعوثون ) ليوم عظيم ) يوم يقوم الناس لرب العالمين

  • @zainababu9806
    @zainababu9806 6 ปีที่แล้ว

    mansha allaah hal waxbas aya kadhiman koofi ragaas ugali sey timaha ugu dhicin nogu sodar kan madoow oo dadka sokorta qabo ama iscatwyska pls.

  • @matto8581
    @matto8581 6 ปีที่แล้ว

    Well done awoowo qli but the Labour must use hand protection

  • @raaswacanchannel1232
    @raaswacanchannel1232 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah waa Horumar lagu faani karo
    Hor usocda dadkeygow lakin mid hadaan kudarsado anigo aan filaayo in waxba idinka dhibi doonin aragtideyda
    Waxan hadana kudarsani lahaa Shaqaalaha warshada maa daama aad sameyneysaan cuno hadana warshada iyo shaqaalaha iyo shaqadaba ey cusubtahay waxad iskudeydaan in dhar gaar ah loo xidho shaqaalaha waliba madaxa iney wax saartaan gacmahana gloves kuxidhaan

  • @nicmox1630
    @nicmox1630 6 ปีที่แล้ว +1

    They need to wear gloves but otherwise excellent

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 ปีที่แล้ว +2

    DAD SOKOR QABO, UMA FIICNA BURKAAN CAD, WASAARAD CAAFIMAA EE NAGA KOONTAROSHANA WAAN U, BAAHANAHAY, WUXU FAAIDO ULEEYAHAY, IYO WUXUUU DHIBAATO U, LEEYAHAY, IYO WASAARADA MAALIYADA UROR HOOSTAGA, OO QIIMAHA, NAGA KONTROLA SI CIDKASTA , U, IIBSAN KARTO, MASKIIN IYO NIN MAALEH

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 6 ปีที่แล้ว

    Qaliiisana bismiilaahi 18 kuun oo shiliin yaaab 1 halka xaabo wa sadeex kun oo shiilin ...salamaad waar iimaanka alle idinka qadyee xaabadii 100 kun shilin gaada

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 4 ปีที่แล้ว

    M.a wlh waa wax fcn

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 6 ปีที่แล้ว

    mansha allha haambalyo haambalyo haambalyo gull

  • @mrkaykay1123
    @mrkaykay1123 6 ปีที่แล้ว

    Lakin gloves ha gashtaan shaqaalaha wayo gacmahoda maran waxay dhalin karan cuduro badan iyo bakteria

  • @raaswacanchannel1232
    @raaswacanchannel1232 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah waa Horumar lagu faani karo
    Hor usocda dadkeygow lakin mid hadaan kudarsado anigo aan filaayo in waxba idinka dhibi doonin aragtideyda
    Waxan hadana kudarsani lahaa Shaqaalaha warshada maa daama aad sameyneysaan cuno hadana warshada iyo ehaqaalaha iyo shaqadaba ey cusubtahay waxad iskudeydaan inaad dhar gaar ah loo xidho shaqaalaha waliba madaxa iney wax saartaan gacmahana gloves kuxidhaan

  • @ummaxamada4872
    @ummaxamada4872 6 ปีที่แล้ว

    walaalayaal waa khalad in aad gacma aan glofs laheyn ku diyaarisaan waxaa la gashtaa gacmaha glofska bacda oo kale ah oo cad cad sidan waa nadaam xumo intaas ayaa waano iga ah waayo hadda markaan aragney gacmahooda oon waxba ugu jirin in ay ku qabqanayaan ceeshki waan ka wiswisnay runti mana gadan karno waayo waxaa la ogyahay gacmaha jaraatiin badan in ay wataan oo bakteeriyana ka dhalankarto

  • @YoungRapunzel
    @YoungRapunzel 5 ปีที่แล้ว +1

    3000 somali shillings each? Thats like £3.96...very expensive.