ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha.allh welcome wll sidaa kuwad ha iloobin soomalida
saxafi films sidaa kuwad wllo hindi iyo bajaq bajaq waxba ka garamayne somaln isku dhiig nahe
saxafi films thanks hore usoco
fanaanka somalia aya noodhaanto hindida huuno
frist view 1
caruur ma leeyahay kumaydaan sheegin taariikh nololeedkiisa wax ubad ah inuu leeyahay?
Binyamin Daahir wu leyahay caruur aniga gabar baan arkay lakin mashegi karo imisa weeye caruur tu
Sax mahadsanid
Maria Jamac walal caruur wuueyahay gabdhiisa midban muqdisho ku arkay waa dhaqatarad isbitall kuledahy xamar
prince muscab ok mahadsanid walal
xasan adan samatar codkiisa ayaa so saaray dahabiga ah waxaa jira fananii badan oo aanay cid aqoon codka waa hayba ilahay siiyey waa fanka kaliya ee aan laga xiiso goyn ilaa hada kuma xidhna abwaan hees ku dhiiba
Alle ha u naxariisto awaan gaariye iyo mxamed ibrahim warsame hadraawi sido kle xasan ganay iyo basbaas waa hormuudkii fanka soomalida ilaa haatana aan booskooda la buuxin karin
wow somalia eynu usoo labanay sidaan bombay u joognay viva all somalia
saxafi films channel waxa aan idinka codsanyaa in aad fanaaniinta soomalida iyo jilayaasha aad taariikhdooda mid mid noogu soo koobtaan
Sxp taariqda maxamed s tubec noso gali
wa qabyo saxafi films ogaada (qabyo nigeeda dhameestiro)
sxb taariikhda maxamed mooge please
xasan adan samatar😘😙😘💜✌👌
wwwwwww boqorka codka kama daalo codkaada ilaa aan yaraaa 👏👏👏👏👏👏⚘⚘⚘⚘👍💪💪💪⚘⚘⚘👏👏👏
nadar Macalin ahmed cali wali mad dhagesataa mise eeggga wad kacajistay
Abwaan mohamed hussein aga sowniga leh kama daalaba 😂😂😂👍
nadar Macalin ahmed cali hhh kobtaas man arkin lkn hdaad wali aad dhagysato agaah agaah wye kusalmy sis cadey
Abwaan mohamed hussein hhhhhh 🌷🌷🌷👏👏👏👏👏👏🖒
Adeeer Hassan Baashi 💕💕❤
Niyahaw waan soo daha waxa dhacay maba aqaano oona unoqon wayey qofka ugu hor dawada
saxafi films mhdsanidiin tan manta ad ayn ugu farxay Xidig somali ah, no si wada o boqorkii codka no go so tuur
HASAN ADEN SAMARTAR NOOLOW 👏👏👏👏👏
woow fanaaan qaran fanaaan bulsho fanaaan jeceyl aaax samatar axsan fanaan heesta isreal uu uqaaday ayaaan aad ujeclahay waa boqol yahuudiyee ragbaa biirinaayee
xasanoow eedan
waxa iga horeya 615 waxa isu haysta first person !!!!!!!!!!!!!
Ana ugu horeyo somaha libaxyo isgarta like haliisaro 😂
wwwwww Hassn Adn
xassan aden samatar nolow ❤
fanaan qaran xasan adan samatar👌
Waaaw
hasan adam samatar wan ba iska jeclahay heysahisa my abti😚nolow
sax sidasa idinka raba cumar dhuule soo daa tarikhdisa boqorka codka
Waaba lisku heesta qofka ugu so horeye see wax ujiraan
aniga wan tagera fananankan sxbyl
Saxafi film warkasaa nagu socda Mar Mar in ddkeena la xuso waa loobaahan yahay
walhi I Love Diinsoor Cadeeeey xudunteeydaa Ku Duugan
fananka cod logu deqy 😍😍😍
waa fanan cod wanagssn
Legend lengend dhalay
xasan markoo yaraauma ekoo Barac omaba
walee waa fanan aan aad u taageero
fanaankii somaaliyeed xasan aadan fanaan jiro
walal adigo mahad sahadsan fananinta somali tarikhdooda so da
war adeer taariikhda lagama sinaysteee xasan aadan heesihiisa 80% heesihiisa waxa u dhiibay xasan ganay
taariikhdaa haadarwi nosoda
Asxana faanaana 💖💔💔💔😠💔🖒
Kani midh taarikha garanmaayo waayo Waxaa uu meesha ka saaray Xasan xaajiCabdilaahi xasan ganey
Taariikhda hadraawi noosooda
xassan aadan samatar taageeraan u ahay xassan ganaybaan soo saaray
Hadraawi ubahanahay
Fanaaniinta somaliyeed so galiya hindiga Iska dhafo
maxamad mooge liban sogali
anoo gabanoo carura anoo gelayaga lajog wwwww hestas ayan ad oga helaaa xasan bashi nolow waligaaa
Ha. Noolado
xasan ganey bad ka reebtay tuugyow
xasan aadan samatar waxan ka helaa siduu musishannada ucananto markuu heesaayo
tsgsre boxo
mesha dadka guri mauga kiresan wayaby first saa ugumaleyo anaba udanbyo 😀😀
samita lovely hhh dad bay meeshu firaashyo u yaalan ma istiri
ADEER SOMALI BAAN NAHAY CID FANAANIINTA TAARIILHDOODA NOOGA WARANTA MA RABNO EE HOLLYWOOD IYO BOLLYWOOD KA SHEEKEEYA HADII KALE MEESHA ISKA XIDHA
xasan duufle😅😅😅
Masha.allh welcome wll sidaa kuwad ha iloobin soomalida
saxafi films sidaa kuwad wllo hindi iyo bajaq bajaq waxba ka garamayne somaln isku dhiig nahe
saxafi films thanks hore usoco
fanaanka somalia aya noodhaanto
hindida huuno
frist view 1
caruur ma leeyahay kumaydaan sheegin taariikh nololeedkiisa wax ubad ah inuu leeyahay?
Binyamin Daahir wu leyahay caruur aniga gabar baan arkay lakin mashegi karo imisa weeye caruur tu
Sax mahadsanid
Maria Jamac walal caruur wuueyahay gabdhiisa midban muqdisho ku arkay waa dhaqatarad isbitall kuledahy xamar
prince muscab ok mahadsanid walal
xasan adan samatar codkiisa ayaa so saaray dahabiga ah waxaa jira fananii badan oo aanay cid aqoon codka waa hayba ilahay siiyey waa fanka kaliya ee aan laga xiiso goyn ilaa hada kuma xidhna abwaan hees ku dhiiba
Alle ha u naxariisto awaan gaariye iyo mxamed ibrahim warsame hadraawi sido kle xasan ganay iyo basbaas waa hormuudkii fanka soomalida ilaa haatana aan booskooda la buuxin karin
wow somalia eynu usoo labanay sidaan bombay u joognay viva all somalia
saxafi films channel waxa aan idinka codsanyaa in aad fanaaniinta soomalida iyo jilayaasha aad taariikhdooda mid mid noogu soo koobtaan
Sxp taariqda maxamed s tubec noso gali
wa qabyo saxafi films ogaada (qabyo nigeeda dhameestiro)
sxb taariikhda maxamed mooge please
xasan adan samatar😘😙😘💜✌👌
wwwwwww boqorka codka kama daalo codkaada ilaa aan yaraaa 👏👏👏👏👏👏⚘⚘⚘⚘👍💪💪💪⚘⚘⚘👏👏👏
nadar Macalin ahmed cali
wali mad dhagesataa mise eeggga wad kacajistay
Abwaan mohamed hussein aga sowniga leh kama daalaba 😂😂😂👍
nadar Macalin ahmed cali
hhh kobtaas man arkin lkn hdaad wali aad dhagysato
agaah agaah wye kusalmy sis cadey
Abwaan mohamed hussein hhhhhh 🌷🌷🌷👏👏👏👏👏👏🖒
Adeeer Hassan Baashi 💕💕❤
Niyahaw waan soo daha waxa dhacay maba aqaano oona unoqon wayey qofka ugu hor dawada
saxafi films mhdsanidiin tan manta ad ayn ugu farxay Xidig somali ah, no si wada o boqorkii codka no go so tuur
HASAN ADEN SAMARTAR NOOLOW 👏👏👏👏👏
woow fanaaan qaran fanaaan bulsho fanaaan jeceyl aaax samatar axsan fanaan heesta isreal uu uqaaday ayaaan aad ujeclahay waa boqol yahuudiyee ragbaa biirinaayee
xasanoow eedan
waxa iga horeya 615 waxa isu haysta first person !!!!!!!!!!!!!
Ana ugu horeyo somaha libaxyo isgarta like haliisaro 😂
wwwwww Hassn Adn
xassan aden samatar nolow ❤
fanaan qaran xasan adan samatar👌
Waaaw
hasan adam samatar wan ba iska jeclahay heysahisa my abti😚nolow
sax sidasa idinka raba cumar dhuule soo daa tarikhdisa boqorka codka
Waaba lisku heesta qofka ugu so horeye
see wax ujiraan
aniga wan tagera fananankan sxbyl
Saxafi film warkasaa nagu socda Mar Mar in ddkeena la xuso waa loobaahan yahay
walhi I Love Diinsoor Cadeeeey xudunteeydaa Ku Duugan
fananka cod logu deqy 😍😍😍
waa fanan cod wanagssn
Legend lengend dhalay
xasan markoo yaraa
uma ekoo
Barac omaba
walee waa fanan aan aad u taageero
fanaankii somaaliyeed xasan aadan fanaan jiro
walal adigo mahad sahadsan fananinta somali tarikhdooda so da
war adeer taariikhda lagama sinaysteee
xasan aadan heesihiisa 80% heesihiisa waxa u dhiibay
xasan ganay
taariikhdaa haadarwi nosoda
Asxana faanaana 💖💔💔💔😠💔🖒
Kani midh taarikha garanmaayo waayo
Waxaa uu meesha ka saaray Xasan xaaji
Cabdilaahi xasan ganey