masha-Allah, wxaan aad iyo aad ugu qiiroodaa in ayna dadkeena somalida aqoonin micnaha walaatinimada iyo wada noolaansha ha umadi leedahay mida xigtana wadaninimo , wada shaqaysi iyo is xaqdhawr intaba la inama barin kumana dhaqano oo waxaan u dagaalanaa burburka iyo qabyaalad aan cidna dani ugu jirin ma eegno futureka caruurteena iyoxadhowka diinteena macaan war waxaynu ku dambeen dabar goa iyo umad la'ilow hadaanan is daba qaban .Ya Allah tuwba
khadiijo abdulaahi dalees waa gabadhii ugu horeysay ee somaliya masrax or tiyatar so istaagto heestana alle dhowro... waa la dhageexn jiray hhhhh culumada anaga dhalanyato culumada dhagaxeyso sameynay dhaheysaa hhhh maamada fanka somaliyee dood la aan
Hasanoow Eedan, ki salaamay. Kadiijo Daleys, Eebahey innahariista.
Waaw. Somalia 🇸🇴 allow naga dhig nabad
masha-Allah, wxaan aad iyo aad ugu qiiroodaa in ayna dadkeena somalida aqoonin micnaha walaatinimada iyo wada noolaansha ha umadi leedahay mida xigtana wadaninimo , wada shaqaysi iyo is xaqdhawr intaba la inama barin kumana dhaqano oo waxaan u dagaalanaa burburka iyo qabyaalad aan cidna dani ugu jirin ma eegno futureka caruurteena iyoxadhowka diinteena macaan war waxaynu ku dambeen dabar goa iyo umad la'ilow hadaanan is daba qaban .Ya Allah tuwba
¹¹
Ilahow u naxaristo mama khadiija Abdulahi dalays
mash'allah waa fanaaniinta reer arlaadi , HASAN AADAN SAMATAR IYO KHADIIJO CABDULLAAHI (KHADIIJO DALEEYS). noolaada weligiina.
sanbus
Eed io eed😊
M.a❤
RIP mama daleys
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤞🤞☑️☑️☑️😍
waxa qurux iyo sharaf badnaan laheed in dalkeena dowlad iyo nidaam uu ka jiro waxan dareemi lahyan in ay dadkaan yihiin Legends dhulkoodana micno wayn iyo magac ku dhex lahaan lahayeen
Am Sorry iyo Legeneds Saidan oo kale ah Qurbo isku wareestaan waa dadka cabiri karo dowladnimo iyo sharafteeda waxay tahay kuna so nooladay magac iyo maamusna kuso dhex yeeshay bulsho wayntii shanta somali ee MOGADISHO kulmin Jirtay Ilaahay dalka inoo hagaagi Markale Amiin yaa rabbi
Aamiin Yaarabbi bro qaali ah
Allaaa yaa raxma 😍
Aamiin 😢yaa rabi😢
Video please nogadhiga
AUN khadijo Abdullahi Daleys waxey aheyd qof funka ku leh Taariikh aad u weyn waxaana Alle uku baryayaa Janatul fardoosa in uu geeyo
Waa barigii qabiil aan la aqoon ee dad ku walaalahay ahaa
wa fanaanin qaran masha alh
maay waxaa lagusooxususanaa abuumasuur iyo alamriig iyo cafintii America
allaha unaxariisto daleys
daleys waxan ku xasusta heesti eheed muriqina maalo dhulks miro ku beera
mcha Allah
MAAMO DALEYS SOMAALI KU I LLAAWI MEYSO MAAMO
❤❤😂😂😮😢😢😅😮😅😅🎉🎉🎉😊😊😅
Xasnow ceedan❤❤❤❤😊
Aamiin Aamiin❤❤❤
Mashallah xasanow Eden!!!
Xasanow se ete
khadiijo abdulaahi dalees waa gabadhii ugu horeysay ee somaliya masrax or tiyatar so istaagto heestana alle dhowro... waa la dhageexn jiray hhhhh culumada anaga dhalanyato culumada dhagaxeyso sameynay dhaheysaa hhhh maamada fanka somaliyee dood la aan
Cabdisalaan cali nuur hhhhh ma ma gabadii ugu horaysay ee masarax ka heestaa? bal halkaa noogu noqo
Mohammed Jaamac
waxaa ooga horeeysy masraxa
hal gabar oo waa tuma hee
watan hooskuxusan waa
hooyadii fanka waa guduudo carwo
Waar guduudo carwo ayaa ka horaysaye
Xasanoow Edaan
Goood
Geeskan magaciisa waxan u aqaan axmad Naajaashi
Alaha unaxariisto eedo dalays wa la sheegay inay deeqsiyad ahayd
ANAA AQAANAY ILAAHAY HAWNAXARIISTO EDADAY
Alle Yaraxma Aamiin Yaarabbi
Habo qaali ah ayay aheyd walaahi
CD
Manshallah waan idinsalamey dhanaantina
Hasanoow eedin kkkk caadi ma ahan cod ayaa kugu dhamaday adeer
Labadan fanaan reer baydhabo ma ahee ee baydhabo maxaa yeelay waa kuwa sida weyn u soo bandhigey murtida af maayga
Abdikadir sanbus
benta daa waxa ugu hooraysay guguda carwo
ugbaad 123 KOOFUR KHADIIJAA UGU HOREEYSAY, CARWONA WAQOOYI AYAY UGU HOREYSAY SAAS ULA SOCO.
Mudane Sooyaal halkiin.smooth guududo an.aqna
ugbaad 123 QORAALKAADA MA AANAN FAHMIN WALAASHEEY.
Mudane Sooyaal waxan kawda gududuban maqlay
ugbaad 123 KHADIIJANA IYO GADUUDAA UGU HOREEYEY WELIBA KHADIIJO WAA NAAGTI U HOREYSAY EE BANAANKA ISASOO DHIGTAY OO TIRI FANKU MAAHA WAX LALA DHUUNTO.
Ilahy ha u naxariisto
amin wan illmeyay
Aniiga ka daraan
Daleys iaaah ha uraxmado gobonimadii reer baydhabo ayeey kuladhaqantey xasan adan
Adigana alle janadii haku waarsho
Wow🙏🙏🙏🙏🙏🌺🌺🌺🌺🌺🌺😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
👏👏👏👏👏👏
Hasanow Eetyhng
Xasan aadam samatar
Masha alaah
Hassanow eethyng
Amiin hooyo qaran
Aaway muuqaalkii
DAQIIQADA 2:35 MAAHAN DALEEYS SAWIRKAASI EE WAA NAAG DHAQTARAD AH.
Mudane Sooyaal waa DR ADNA AADAN ISMAIL waaana wakiilka somaliland u qaabilsan wadahalada somaliland iyo somalia inader
Waa Habartii Adna ee qurunka iyo Qabyaaladda badbeyd . Uf waa 90 jir aan Allah aqoon.
Hasanowkaana
Hhhhh hasnow eeden
amaanshoorey maxa meshu uso galisay hawarta adna adan ileen waxa hadlayo waa 2fannan wayeyn
Woow nolada ayan idin leyahay
noolaada labadeenabu
K9
Eskowwr
ilma dabo gooy aa ceeb tacaal waxa magacaa miya Soomali weyne😀😃😄😁😆
Hooyo qaran wa in loo dhisaa taalo malin un
hhhhhhhhh
Hasanowkaana