DHAANTO QURUX BADAN | ILA TUKUBI | DIIRIYE CABDI JIGRE | DALXIISKA GOOBWEYN | OFFICIAL VIDEO 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • ILA TUKUBI TUFAAX LA MOODYEEY
    …………………………………….
    DHAANTO: QISO DHAB AH ILA TUKUBI
    ERAYADA IYO LAXANKA I YO
    CODKA: DIIRIYE ABDI JIGRE
    MUSIC : ALCAZAL
    PRODUCED BY : SAHRA SIMAN
    GOOB WEYN - KISMAYO
    EDITED BY ABDIASKARITUBE
    ...................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 68

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 6 ปีที่แล้ว +11

    Wa Raggi dhaantada laha Bahasha marka ay Ogadenka tumayab ayeey macaan tahay dadka kale wa Canjilaad ay Canjilayan Ogadenka kk

  • @reo9475
    @reo9475 6 ปีที่แล้ว +4

    💚💙♥️💚💙♥️💚💙♥️💙💙♥️
    War wixii laygu dhalay ma dhafi karee
    Uu soo dhex yareeyso dhaantada
    Wardheer dulkaa iyo Caado iyo Danood
    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
    Damn Wardheer markaan maqlo dhiigaa ii kacay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    Xodayow dulkaa iyo Qoriile iyo Babaase
    NFD ♥️♥️JXWO♥️♥️

  • @ayaanayaan2784
    @ayaanayaan2784 6 ปีที่แล้ว +18

    ilaahey 💕ogaadeen 💕iga dhigaa mahad is ka leh alx alx alx

  • @abdimalik2561
    @abdimalik2561 6 ปีที่แล้ว +5

    Yac wlhi waan boodbodey sidii anoo kujira dhanto mamaqli karoba diiriye xidiga kismayo nolow yaqey mcn really dhanto

  • @nadranuura2707
    @nadranuura2707 6 ปีที่แล้ว +14

    Dhanto markan maqlo jig jiga so xasuusta 😍😍😍😍ala dirkax dirkax hhhhhhhhhhh😁😁😁😁

  • @queensalma8527
    @queensalma8527 6 ปีที่แล้ว +3

    Kabx dhaanto lee iga dheh 😍😍😍😍😍

  • @MOHAMEDAHMED-fq6wc
    @MOHAMEDAHMED-fq6wc 6 ปีที่แล้ว +6

    Lkn suit lagu dhaanteenaayo intii ila aragtay ku dhufta

  • @najmaaxmed7373
    @najmaaxmed7373 6 ปีที่แล้ว +3

    amaan dumar lgu amaano tii ugu shineyd 👍👍👍👍👍👍

  • @ruqiyashmohmed8248
    @ruqiyashmohmed8248 6 ปีที่แล้ว +4

    ax wardheer ogaadenia ahayd allae dhawrr

  • @aminahujaleh4618
    @aminahujaleh4618 4 ปีที่แล้ว +1

    Diriyee will an iskajclhy nolow Walal Qali

  • @muniraabdullahi7737
    @muniraabdullahi7737 5 ปีที่แล้ว +1

    Adaaa isu abwaana curadkii adeerkay dhalay

  • @abdikadirhassanabdille4066
    @abdikadirhassanabdille4066 6 ปีที่แล้ว +2

    Sahra my wllshey qaali kuma waayo

  • @cawilfoodcali3610
    @cawilfoodcali3610 4 ปีที่แล้ว +1

    Wakuwataa diriye dhere

  • @drsaishaabdirahman5928
    @drsaishaabdirahman5928 6 ปีที่แล้ว +4

    wow Best dhanto😘

  • @wadanihuubaysan1142
    @wadanihuubaysan1142 6 ปีที่แล้ว +18

    Re tolkay dhanto way tumany inti dhntda jecl lik igu qabta

    • @adderashid2169
      @adderashid2169 6 ปีที่แล้ว

      Wan jeclahay

    • @jamaladem9945
      @jamaladem9945 6 ปีที่แล้ว

      Inay reer tolkaa yihiin maxaad ku ogatay

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 6 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhh rer kismaayo waxey no keneen dhaanto suud lagu ciyaraayo shib iska dheh waa

  • @fatmahabikalsonidanafta9508
    @fatmahabikalsonidanafta9508 6 ปีที่แล้ว +3

    Kuwaan anigaba karoon oo TV jigjigo kabartay hhhh

  • @hassanmacalimmohamud6172
    @hassanmacalimmohamud6172 6 ปีที่แล้ว +3

    May may dharkii hiddaha iyo dhaqanka ayaa laku dhaanteeyaa ader raali ahow

  • @AbdirahmanFarahAdow
    @AbdirahmanFarahAdow 16 วันที่ผ่านมา

    Abwan diriye Mohamed kadheri bishar wadani

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +6

    Cawskga ayu
    Masku idiin so racin😂

  • @farhanabdirahman6137
    @farhanabdirahman6137 6 ปีที่แล้ว +4

    Huuuno Afkaga cano lakuqabay mash Alh dhanto iga dhehe

  • @safarkaaakhiro9145
    @safarkaaakhiro9145 6 ปีที่แล้ว +1

    Wow axasan dhanto 😍😍😍

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 6 ปีที่แล้ว +2

    top dhaanto

  • @khadarproduction9333
    @khadarproduction9333 6 ปีที่แล้ว

    Nice dhaanto wlh wan jeclhay dhaantada

  • @zakariyehussein6015
    @zakariyehussein6015 3 ปีที่แล้ว +1

    👏🏾

  • @hubiahmedsheikh3276
    @hubiahmedsheikh3276 6 ปีที่แล้ว +1

    kabah danto cjb😘😘😙😗

  • @axmedaj7059
    @axmedaj7059 6 ปีที่แล้ว +1

    apdi askari wn ku taageeraa pro inta iga dambeyso sbscreb igu qabta

  • @khadancawaale3728
    @khadancawaale3728 6 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaw

  • @muniraabdullahi7737
    @muniraabdullahi7737 5 ปีที่แล้ว

    Wllky qaali guulayso diiriye

  • @habonhabon9853
    @habonhabon9853 6 ปีที่แล้ว

    Ogaden ma digaaaa

  • @user-qp5ou8sw5d
    @user-qp5ou8sw5d ปีที่แล้ว

    ❤❤❤😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hubiahmedsheikh3276
    @hubiahmedsheikh3276 6 ปีที่แล้ว

    dhantadaaa music ayekawdta

  • @saadaqjelle7930
    @saadaqjelle7930 6 ปีที่แล้ว

    😃😃😃😃😃😃Ogadeen dhanto tun ayaaa lo cadabaaaa

  • @jamaladem9945
    @jamaladem9945 6 ปีที่แล้ว

    Dhaanto with suite but nice one

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 5 ปีที่แล้ว

    nice dhanto👌👌

  • @xusseencabdi6291
    @xusseencabdi6291 6 ปีที่แล้ว

    dhaanto IGA dheh

  • @inashiine12
    @inashiine12 6 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan foosha camerada ha laga qariyo

  • @suuusaanahmeduuu2943
    @suuusaanahmeduuu2943 6 ปีที่แล้ว

    Kla iska arg weyn wleh

  • @laylabaakaay5301
    @laylabaakaay5301 6 ปีที่แล้ว +1

    😘😘😘😘

  • @abdullahimahamud5089
    @abdullahimahamud5089 6 ปีที่แล้ว

    Sharuudihii dhantada maysan dhameystirin waaxay suudhku haloo sheego yaysan dharka hidaha kasoo tagin mardanbe

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 ปีที่แล้ว

      Wa raggi dhaantada laha iska daawo caruurti hooyadood dhalmada baray ha noqon ee raggi dhaatada laha wan sixi hadad dhahdo so lagugu qosli maayo

    • @intaawalanwalashoodallahua1445
      @intaawalanwalashoodallahua1445 6 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 hhhhhhhhhhhg

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 ปีที่แล้ว

      @@intaawalanwalashoodallahua1445 maxa ka qosliyay

  • @deeqaluul9499
    @deeqaluul9499 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh suud lagu dhaanteenaayo sheeko kale waaye ee dhulkaan dhul dhaanto ma ahan ee orda jigjiga la aaday dhul boobka intaa iska deesaan

    • @mucaaddhaashane144
      @mucaaddhaashane144 5 ปีที่แล้ว

      hhhh ogaadeenba leh kuuguna talinaya waligii jigjigana ayagaa leh bal adu is doox ma ilbaa wax kaga jari ma afbaa wax kaga qaadi

    • @deeqaluul9499
      @deeqaluul9499 5 ปีที่แล้ว

      @@mucaaddhaashane144 sheekadaas wee dhamaanee meesha ciidamada keenya idiin ku heeso keenyaatiga aad ku dhiirateen ha baxaano markaas baa le is baran kastee

  • @user-qp5ou8sw5d
    @user-qp5ou8sw5d ปีที่แล้ว

    😂😢