BISHAAR DHAANTO | DHAANTO CUSUB | ALLA HUUNO KASHKA IYO KUBKA LUGAHA | OFFICIAL VIDEO 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 209

  • @mustaffarax3481
    @mustaffarax3481 4 ปีที่แล้ว +34

    Ogaden Allah ha dhowro iyo dhaman umada somaliyed ☑️☑️☑️☑️

  • @caalami01
    @caalami01 4 ปีที่แล้ว +7

    Asxan dhaanto waa mid aan ku maqsuuday codkaga allah ku dayo bashir dhanto

  • @mogeabassbakar4193
    @mogeabassbakar4193 ปีที่แล้ว +2

    Kubka lagaha iyo kalaal quruxsan ninkii kaahay kuhela kuwa kale iloow"""❤

  • @ninkaduula4961
    @ninkaduula4961 6 ปีที่แล้ว +12

    Woow caadi ma aha
    Soo dalaan dal
    thanks cabdi askari tube

  • @Asmaatalha
    @Asmaatalha 6 ปีที่แล้ว +10

    Dhaantadii saay u ordaydey kismaanyey dagtey noolada👏👏

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 6 ปีที่แล้ว +8

    Abdi Askari tube Video Qurux badan cadi ma ahan hees macan jawi dagan

  • @mohamedroohan7630
    @mohamedroohan7630 4 ปีที่แล้ว +10

    Gabdha loo qaday dhantada ma ahan gabadha sawirkeda ka muuqdo gabdha dhaantada lo qaday waxa liyaraah kaafiya waxayna ku noshahay degmada ceelbarde ee gabolka bakool🙏

    • @faizalaliowdanbey1597
      @faizalaliowdanbey1597 4 ปีที่แล้ว +2

      Ceelberde my home gabadha ree wafate way u qalanta amaanta

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว

      @@faizalaliowdanbey1597 Reer waafate ayaan aniguba ahay lkn godey bay xuduntaydu talaa oon ku dhashay kuna soo bar baaray.

  • @fe8445
    @fe8445 3 ปีที่แล้ว +2

    Ceeb haydinku dhacdo. Gabadha ma beecinaysaa! Inaan dad Islaam ah nahay ma iloowdeen. Wixii sawirkeeda arka dembigooda inaad leedahay ogow.

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 6 ปีที่แล้ว +48

    Viva ogadenka dhaantada ciyaara inaga daaya qabyaalada viva somaliweyn

    • @Faatax123
      @Faatax123 4 ปีที่แล้ว +1

      Ok

    • @yasminfarah2280
      @yasminfarah2280 4 ปีที่แล้ว

      Shaqadooda in ey dhaanteeyaan weye siyaasad shaqo kumaleh iyo in gumeysiga u niikiyaan

    • @amiindaacad9626
      @amiindaacad9626 4 ปีที่แล้ว +5

      @@yasminfarah2280 wax rag ahba ayagaa lahayaa waayo waxay kaligood LA dirirayeen in ka badan 20 sano , laakiin adoo kale ayaa xabashida u niikiya , hada hadalkaaga waa niiko.

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yasminfarah2280 Ogaden absame raga ragoodii weeye ogaden hadduu jilicsan yahay waa hore ayey dhalan rogmi lahaayeen dhaantaduna waa dhaqan ogaden.

  • @xiinle123
    @xiinle123 4 ปีที่แล้ว +4

    This is the best Dhanto I ever hear......DHAANT AAD U MACAAN , WILGA DHAANTADA KU HEESAYO CODKIIS AAD AYUU U MACAAN YAHAY........

  • @CalishariifCadde
    @CalishariifCadde ปีที่แล้ว

    Abwaanka bishaarwadani waa nin qaaliya oo somalinimadu ku waynthy dhaantadii somali galpeed intay katimid jigjiga ayay kismaayo.tagty

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว +22

    Dhaqan Ilaalin Ogaden Ayaalogahadhay
    Masha Allah

  • @shamisshafici0fficial839
    @shamisshafici0fficial839 4 ปีที่แล้ว +2

    Music baa lagaga ciyaar lkn fanankuu wa mashaaalh mashaaalh o wayn ah

  • @ahmednaajji7289
    @ahmednaajji7289 6 ปีที่แล้ว +15

    dhantadan way hirgashay top👍

  • @abukarmudal7968
    @abukarmudal7968 5 ปีที่แล้ว +24

    Ogaaden waa goob gobi dhashay

    • @HVEM324
      @HVEM324 4 ปีที่แล้ว +2

      MASHA ALLAAH WAN JECLAHAY SHACBUL OGADEEN XORNIMO DAG DAG AH ALLAHA SIIYO AMIIN AMIIN AMIIN

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 4 ปีที่แล้ว +1

      hodan cumar Ameen

  • @inaahmed3651
    @inaahmed3651 4 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah Siz Naag Ogaden uma xumoo Oo Cowshiqanii eh

  • @iLwaadQuRux-o2d
    @iLwaadQuRux-o2d ปีที่แล้ว +1

    Ax yaaa dhaanto manshallaa ❤❤kusoco taliye

  • @fazminadelacruze2372
    @fazminadelacruze2372 6 ปีที่แล้ว +5

    M.a dhanto cajiib ah horey usoco huno sharafow

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney205 6 ปีที่แล้ว +4

    Woooooow very nice dhaanto thanks abdi askari huno

    • @salahdeeq5636
      @salahdeeq5636 5 ปีที่แล้ว

      naahuuno kubka lugaha iyo kaligabaan hurdo kula kulmaa

  • @alhur687
    @alhur687 4 ปีที่แล้ว

    REER JOORE DHAANTO MA CAYAARAAN..! ee wiilashaan la soo lugooyay killilka 5aad ha ku noqdaan.

    • @robrob6719
      @robrob6719 4 ปีที่แล้ว

      Reer qalaafe hakumaqlan hhh

  • @mahadaxmedyusuf8198
    @mahadaxmedyusuf8198 2 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib qofkaas maxamed kaadheeri miyaa Ina adeerkay miyaa

  • @abdikadirhassanabdille4066
    @abdikadirhassanabdille4066 6 ปีที่แล้ว +4

    Wariye sahra siman my wllshey qaali kuma waayo I miss u

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine 3 ปีที่แล้ว

    Opa paay
    Best walaahi
    Alaylehe waa dhantadii qarniga

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa Allah dhaanto quruxbadan,, lkn reer jubaland Hadaan nahay saar ayaan naqaan sanadahaan dambe dhaanto ayaa nasoogaartay😁😁

    • @Norwey000
      @Norwey000 4 ปีที่แล้ว

      Jubbaland wa ogaden iyaka iska leh dhaanta yaqana.sar ma buqdisho na ku qalday aa

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 4 ปีที่แล้ว

      Gedo bes maaha juballand huuno

    • @thewonderer4761
      @thewonderer4761 2 ปีที่แล้ว

      Noo

    • @thewonderer4761
      @thewonderer4761 2 ปีที่แล้ว +2

      Waamo oo ka kooban wajeer garissa iyo jubooyinka waxaa laga ciyaara saar iyo diisow so chill out teeda kale ciyaaraha somaalida waxaa loo ciyaara deegan ahaan maahan qabiil ahaan... dhanto ogaadeen baa ubadan lkn kumakobna... qolooyinka dariska la ah xitaa weey ciyaaran

  • @hseefcadde7088
    @hseefcadde7088 4 ปีที่แล้ว +2

    Ogaadeen waa dad somaliyeed oo taarikh weyn leh. Hal khald bay waxeeyeen. Dagaalkii Labaad ee duni ( world war II ) markii uu dhamaady ka dib 1948 dalka Somalia oo dhan waxaa dib u qabsaday Ingreeska (United Kingdom)Talyaanigii koonforta somalia haystay waa jabay. Arinta Somalia markii la hor keenay Jamciyada Qaramada Midoobay(United Nations) ee markaa fidhigeed ahaa San Francisco 1948. Ingreesgu UK waxay doonayey in Somalia oo dhan ay gacanta ku qabtaan, oo ay gaarsiiyaan xoriyad ilaa 1960. Arrintaa waxaa hor istaagay Ruushka (USSR) iyo Xayle Salaase ( Haile Selassie ) oo markaa ahaa boqorka Axmaaro. Xayle Salase wuxuu meesh geenay wax somali la yiraaho majirto, geeska Afrika oo dhan waxaa leh amxaaro. Arintaa waa laga diiday. Xayle Salaase markaa wuxuu ku dooday, gobalada galbeed ee Somalia oo Ogaadeen u badan waxaa leh amxaaro, ogaadeen dhamaanto waxay ka soo horjeesteen Ingireeskii, markii Xale Salase odayaashii Ogaadeen u qaybiyey lacag iyo sonkor iyo maryo cad-cad oo bafto ah. Ingriiskii waa yaabay, wuxuu u sheegay ogaadeen in Somalia raacaan. Arrintii Somalia waxay ku dhamaatay in Koonforta Somalia Talyaaniga xoriyada gaarsiiyo ilaa 1960, gobaladii galbeed ee Somalia ee ogaadeen u badnaa waxaa loo dhiibay amxaaro, Jabuutina waxaa dib u qaatay France, Waqooya Galbeed waxaa loo dhiibay Ingriis in uu xoriyad gaarsiiyo ilaa 1960. Waqooyi iyo koonfur sidaa ay ku midoobeen 1960. Haddaba Ogaadeen maanta in ay ku doodaan in Jubada Hoose ( JUBALAND ) ay leeyihiin waa khalad weyn. Dadkii lahaa ee dagi jiray Jubaland waligood waa Gaaljecel, Mareexaan, Majeerteen, Baadicadde, iyo Jareer weyne. Ogaadeen waa dagi karaan Jubaland oo way ka heesi ka raan Goobweyne ..... VIVO SOMALIA

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว

      Sidaad doonto ayaad u hadlaysa waxba ogaden ha xag xagan, ma ogtahay in Ogaden iyo talyaani isku dagaalay jubaland 1904 oo ay ogadenku sonkor talyaaniga loo waday wabiga kaga shubeen ogaden keli ah ma degano ee walaalahood absame ayaa la daganaa sida beesha jidwaaq absme. Ogaden kii soo qaxay oo dhan dib u guryo noqday oo wadanka ogadenia ayey maanta ku nool yihiin intii soo hadhayna xeryaha qaxootiga ee kenya ayey degan yihiin iyo wax dhoofay. Lkn haddii run loo hadlo oo ilaahay laga cabsado ogaden wuu deganaa jubooyinka waligiiba oo anaga ogadenia joogna xitaa waxaan u naqanaa reer waamood.

  • @aslamamohamed9405
    @aslamamohamed9405 5 ปีที่แล้ว +17

    Wiilka sharka buluga isoqabta Somali moxamed 😂😂😂😂

    • @hananwarsame2143
      @hananwarsame2143 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @abdiramanaskar4785
      @abdiramanaskar4785 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ahmedyaskayaska493
      @ahmedyaskayaska493 4 ปีที่แล้ว

      Abdiramaan mohamoud bena bena 😅😅😅😅😆😆😆😆🤗🤗🤗🙈🙈🙈💦🙊💦🗨💥💫

    • @bishaaroabdullahimohamed3721
      @bishaaroabdullahimohamed3721 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll qaali qish yar iga hoo waa fanaan wiilku 1 dheh magaciusuna waa maxamed kaa dheeri2 dheh Dee inta klana adi raadso😜😜😜

    • @hodanmacalin1786
      @hodanmacalin1786 4 ปีที่แล้ว +1

      Wilku waa fanan hhhh

  • @NourAhmed-ku7wo
    @NourAhmed-ku7wo 4 ปีที่แล้ว +7

    Inanta-dheer lafta leh darteed ayaan usol galay she is in garizza and i am in laas,aanod,sool, tolkay ogaaden❤❤❤❤❤❤ love❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @soomaaliweyn215
      @soomaaliweyn215 4 ปีที่แล้ว

      walal ma.inan baa mise waa marwo?

    • @NourAhmed-ku7wo
      @NourAhmed-ku7wo 4 ปีที่แล้ว

      Wa inan wllo

    • @soomaaliweyn215
      @soomaaliweyn215 4 ปีที่แล้ว

      @@NourAhmed-ku7wo walaal number ama meel kaloo la gala xiriiro ma heli kartaaa aqoon se ma u lee dahay adiga

    • @NourAhmed-ku7wo
      @NourAhmed-ku7wo 4 ปีที่แล้ว

      @@soomaaliweyn215 ma nin baa tahy mise naag wll

    • @soomaaliweyn215
      @soomaaliweyn215 4 ปีที่แล้ว

      @@NourAhmed-ku7wo nin baan ahay, anoo naag ah miyaan naag kale raadin lahaaaa

  • @moe895
    @moe895 2 ปีที่แล้ว +2

    That guy whith the blue dress girl he really enjoyed to the dhaanto and really dance well nice dhaanto

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 5 ปีที่แล้ว +30

    Kan Ma Wardheeer Buu Geela Ku Raaci Jiray Tolow Asal Ogaaadeenkii Baadiyaha 😂😂😂

  • @abshirabdiyarowshaxmad5580
    @abshirabdiyarowshaxmad5580 4 ปีที่แล้ว +1

    Kismaayo mar Ayan nolosheyda tagay balse nasiib daro gobweyne ma anan tagin. allaw mar un igu sim.

  • @zeinabiinazimabaa5868
    @zeinabiinazimabaa5868 6 ปีที่แล้ว +2

    wow nice dhanto Abdi askari love

  • @yaasmarooble584
    @yaasmarooble584 6 ปีที่แล้ว +5

    Abdi askari 😍😘

  • @ardomohamed7564
    @ardomohamed7564 4 ปีที่แล้ว +2

    maxamed kadheeri. dhaantadaa. maaa. ciyari yaqanoo😀😀😀😀

  • @khadaqween8463
    @khadaqween8463 6 ปีที่แล้ว +5

    alla goormaan dhaanta baranayaa

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว

      Anigaa ku barayee soo diyaar garow.

  • @ugasciltiremedia962
    @ugasciltiremedia962 6 ปีที่แล้ว +3

    Mahaad abdi askari guul waliga👍👍👍👍

  • @moyeeydahooy4576
    @moyeeydahooy4576 6 ปีที่แล้ว +7

    Dhantadan aniga kamaqna meesha hah

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 6 ปีที่แล้ว +5

    Shib iska dheh
    Dhaxda hala jabiyo heee😂😂😂😂😂😂😂

  • @مجمعالقرآنالكريم
    @مجمعالقرآنالكريم 5 ปีที่แล้ว +4

    Multi-million

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว +1

    Markaan ahay nin somali jidhkayga hal xubin oo kaliya shaqaysa xubintaasi caqliga waay ka awood badantay halka jidhka inta kale ardafishal ahaan u ushaqeeyo xubitaasi waa guska car waaben dheh👊😳👐✍👏👌

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว

      Hahahah lol oo miyuu kugu yalaa sideed ku ogaatay?

  • @abaasyare494
    @abaasyare494 6 ปีที่แล้ว +6

    Mashalllah

  • @cabdinuurmaxamud8148
    @cabdinuurmaxamud8148 3 ปีที่แล้ว

    Caadi ma aha waa dhaanto waali ah😁😁😁😁

  • @abdala_isak
    @abdala_isak 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxamud bayle 💔💌 abwanka abwanada

  • @aishamohamed9558
    @aishamohamed9558 6 ปีที่แล้ว +3

    Nice 👍👍👍

  • @ahmedhassanburaalle8889
    @ahmedhassanburaalle8889 4 ปีที่แล้ว +1

    Man sha allaah way tumeen dhanto watan

  • @ahmedmuhumed1402
    @ahmedmuhumed1402 3 ปีที่แล้ว

    Dhaantada iyo muyuusigga Islama dhacayaan

  • @iLwaadQuRux-o2d
    @iLwaadQuRux-o2d ปีที่แล้ว

    inta ilka Lagu dhigin reeb dhaxal an danbi lhyn waa xasuus

  • @ahmeddaahir3895
    @ahmeddaahir3895 4 ปีที่แล้ว +12

    Dhanto.maso radine reerka kor saran malesku mihinaya macnaha 🤣🤣🤣

  • @mohance7635
    @mohance7635 4 ปีที่แล้ว +2

    Year ago aa😪😪 hadan u qaba

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaaaa

  • @omarsulaymanali7380
    @omarsulaymanali7380 4 ปีที่แล้ว

    kubka lugaha iyo kaalal quruxsaneeey ninkii kaahaay ku hela kohashadii ilooow maxay ka yaqaaanaan afsomali kaalal qaar baan sheegikarin

    • @shamsoyusuf2711
      @shamsoyusuf2711 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi wan iskala dhacay lkn kala maa aqan been maha

    • @kahaluula3250
      @kahaluula3250 4 ปีที่แล้ว

      Mashaallah sax

  • @samiiroofficialxasn5941
    @samiiroofficialxasn5941 6 ปีที่แล้ว +3

    Waaaw weey shidantahy. Dhaantadan

  • @fiidowofficial6224
    @fiidowofficial6224 4 ปีที่แล้ว +3

    Bishaarow talenti baa leedehee instagram furo🤣🤣😂😂

  • @maxamedsayid5653
    @maxamedsayid5653 6 ปีที่แล้ว +3

    mar ka hore bro

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 3 ปีที่แล้ว

    Good jacayl dhaanto ah

  • @mohamedabdimohamed1996
    @mohamedabdimohamed1996 5 ปีที่แล้ว +2

    Cod macanaa

  • @xayaatsiciid6658
    @xayaatsiciid6658 6 ปีที่แล้ว +2

    Dhaaanto iga fheh

  • @khadarqeyz519
    @khadarqeyz519 4 ปีที่แล้ว +2

    Sawirka timeline ka inaad use GreYso yaaku fasaxay

    • @Farhan-dekk
      @Farhan-dekk 4 ปีที่แล้ว

      Qofka markii hore so dhigay yaa ufasaxay inuu soo dhigo

  • @issajangoan
    @issajangoan 4 ปีที่แล้ว +3

    Sawirkaa arkay maahee wlhi dhaantada ma daareen lkn waa igaadeen meel cidlo ah ayay ii direen kkkkkkkkk

  • @abaasvideoproduction6691
    @abaasvideoproduction6691 4 ปีที่แล้ว +3

    Nagta mesha sarn ba u so galy wana wayy

    • @ramloruuxi859
      @ramloruuxi859 4 ปีที่แล้ว

      Taas tiktoga ayey dhex fadhida huno

    • @caanobooro1446
      @caanobooro1446 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

    • @wayelkajaqafsada3142
      @wayelkajaqafsada3142 4 ปีที่แล้ว

      War garacan abdi Askari ah dadku Soo qalday ban kujira 😂😂😂😂 naagtas ban Soo radiyay kubkeda aad dawatid islaha😂😂😂 wa iga inkar galabsaday ninkan 😂👊👊👊

    • @ahmedyare9608
      @ahmedyare9608 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed Ameen Mohamud atooraha jambalka NH

    • @Faatax123
      @Faatax123 4 ปีที่แล้ว

      is nice song

  • @omaribrahinm1724
    @omaribrahinm1724 4 ปีที่แล้ว

    Muusiga dilay dhaantada laxanka dhaantada lamaba socdaan.

  • @Bashiramale143
    @Bashiramale143 4 ปีที่แล้ว

    Woow kubab wiiley

  • @asadahmed1397
    @asadahmed1397 4 ปีที่แล้ว +12

    Hhhh gawadha meesha saran waxa laga helaa tiktok waxad qortaa_ yarta _dheer oolaftaleh202 i know some of you sawirka aya idinsoo qaldaye

  • @fartunhassan8343
    @fartunhassan8343 4 ปีที่แล้ว

    Wowow Caadi Maha dhaantad

  • @mustafaaliabdilaahi6242
    @mustafaaliabdilaahi6242 4 ปีที่แล้ว

    Viva Gabadh Kub leh

  • @nastehamohamed8068
    @nastehamohamed8068 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan ka helay masba allaah

  • @xusaincali930
    @xusaincali930 4 ปีที่แล้ว +1

    The best song

  • @aaminxussenaamiinmuse1047
    @aaminxussenaamiinmuse1047 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc guud

  • @kasnavykhadarkhadar9775
    @kasnavykhadarkhadar9775 6 ปีที่แล้ว +5

    Wow mind blowing

  • @abdiazizabdukadir4555
    @abdiazizabdukadir4555 4 ปีที่แล้ว +1

    Nice

  • @alonewolf4883
    @alonewolf4883 4 ปีที่แล้ว

    Reer ayeeyday wan jeclahay qoraxeey 🐫🐪🐎👋 inankasoo guursadan doonayaa lkn imikay odhan doonaan geel keen 😂

  • @nadranuura2707
    @nadranuura2707 6 ปีที่แล้ว +2

    👌👌👌👌👌👌👌

  • @naruuroibro6559
    @naruuroibro6559 4 ปีที่แล้ว

    mesha waxgee please isheega

  • @nuhali7868
    @nuhali7868 3 ปีที่แล้ว

    Big mannnnn

  • @siraajidahir8097
    @siraajidahir8097 4 ปีที่แล้ว

    Shati baluga yawayo malaisqzbaa

  • @jarmalyareproduction7360
    @jarmalyareproduction7360 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw Bishaar wadani my dhiiga

  • @alhur687
    @alhur687 4 ปีที่แล้ว

    HALKAANI WAA GOOBWEYN iyo Dhaanto Ogaadeen ISMA Gallaan....! WAAMO DHAANTO LAGAMA CIYAARO. JUBBA IYO WAAMO WAXAA LAGA CIYAARAA SAAR .
    NIMANKA KILLILKA 5aad ee Ethiopia ka immaaday JUBBA ha isga tagaan.

  • @abdullahihussein1616
    @abdullahihussein1616 3 ปีที่แล้ว

    Too ogaadeena oon sxb ahayn aan markaan is baranaynay iso dirtay video heestan dul saran tahay iyadana kubab shidan ay lahayd ogaadenku waa dad la yaab leh oo dhaqanka aad ugu adadag

  • @dhifiq
    @dhifiq 3 หลายเดือนก่อน

    Sowd bila sura

  • @soranali5175
    @soranali5175 3 ปีที่แล้ว

    dhnto

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 4 ปีที่แล้ว

    Magac mesha ka muqada yac ka dheh

  • @salebanhusein1880
    @salebanhusein1880 3 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @armedmaxamedabukar4182
    @armedmaxamedabukar4182 4 ปีที่แล้ว

    Caadi mhan

  • @shucaybsaxafi7573
    @shucaybsaxafi7573 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @Faatax123
    @Faatax123 4 ปีที่แล้ว

    war nio Naag go a Baluuga i soo qabtaH

  • @khadarbarkadle6798
    @khadarbarkadle6798 4 ปีที่แล้ว +3

    Naagta mesha saran ya tiktok kubartay 😂🤣

  • @abdirahmanhashi5800
    @abdirahmanhashi5800 4 ปีที่แล้ว

    Instagram brought me here.

  • @abdullahbule5087
    @abdullahbule5087 4 ปีที่แล้ว

    Bishari

  • @ilovealnasiixamedia1466
    @ilovealnasiixamedia1466 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cod qurux Sanaa Masha Allah

  • @shaaficade4162
    @shaaficade4162 3 ปีที่แล้ว +1

    😃

  • @aqabdi8492
    @aqabdi8492 4 ปีที่แล้ว

    danto

  • @Faatax123
    @Faatax123 4 ปีที่แล้ว +2

    Wax kle

  • @ibrahimhassan4933
    @ibrahimhassan4933 3 ปีที่แล้ว

    Hi

  • @farxaandaahircali5806
    @farxaandaahircali5806 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha ku sawiran xita wey uqalantaa

  • @dhadomedia1484
    @dhadomedia1484 4 ปีที่แล้ว +1

    Kubka badhaxle bowdada kortaal badhida koorarta

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed qoyac official waaaa Kuup waa kup dey huno rer xanr tahy sey ku fasiin

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 4 ปีที่แล้ว

    ✌👌👌

  • @alhur687
    @alhur687 4 ปีที่แล้ว

    HADDAAN REER WAAMO NAHAY MA AQBALAYNO in dhaanto laga tumo WAAMO ANNAGUBA MA AADNO KILLILKA 5aad ee reer Killilka 5aad dhulkoodii ha aadaan.

  • @xamsejasta816
    @xamsejasta816 4 ปีที่แล้ว +1

    🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️Waar inay Naagi Qadaysaan modaye

    • @Norwey000
      @Norwey000 4 ปีที่แล้ว

      Kir

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว

      @@Norwey000 Kubabkaas iyo dabadaas korka saaran baa raga soo jiitay wllo. Kkkk

  • @saadaqjelle7930
    @saadaqjelle7930 6 ปีที่แล้ว +4

    😃😃😃😃😃😃😃Dadka markay hormarayaan OGADEEN waxay hormarinayaan dhanto War hormarka dhanto ayuu idinka galay iska padala😆kaftanka wuu furan yahy

    • @muslimarbe8391
      @muslimarbe8391 5 ปีที่แล้ว +1

      SaadaQ jellE dabaal anagu intaad is cuneysaan e aad qaraxyada masakinta ku layneysaan anagu wanu dhanto tumana hormarkagu ma umada hala laayaa cunsaryahoni xanunsan

    • @shurkia6172
      @shurkia6172 4 ปีที่แล้ว +1

      SaadaQ jellE dadka adiga kamidtahay hormarkiinu waa isdil iyo xabad aan dhamaaninin ogadin waa dadka u ilbaxsan soomali guudked

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว

      @@beeloahmed4964 Naaa isaga carar dhaqana ma lihid caanaha dameeraha ayad cabta
      hoyadana wad isku qarxisa abahana masajidka ki dhex disha xerada xalanana wa lagugu dubeeya maxad haysa

  • @dhagocaleen8548
    @dhagocaleen8548 ปีที่แล้ว

    Yutrb

  • @cabdiraxmanilkadahab509
    @cabdiraxmanilkadahab509 4 ปีที่แล้ว

    Kkk