Sh.Fu'aad waxaan is baranay 1987/1988dii Xiligaas ma jirin cilmi badan oo laraacdo, laakiin dhamaadkii sanadihii 80naadkii waxaa aad u soo batay cilmiga masaajidad laga raacdo, xiliyadaas ardaydii dadalalka muujisay oo ka faaiideystay ayuu ahaa, markii la soo qaxayna aad buu u dadalay ilaa gaarey meelfiican.
wa mahadsatihin dhamantin culumo lakin shikhow qafka marki aad waraysanayso su allaha soo diyarso kuwa waraysiga ka dhashana qoro ama qof ku qora diyarso waqtiga waraysiga iyo waqtiga su allahana kala sar mahadsanid
Sheekhan waxaan filayaa, haddayna xusuustaydu i khiyaameyn, in aan Suuriya ku arkay xilligii Itoobiyaanku Xamar soo geli jireen. Anoo walaacsan ayaan xilli duhur ah ku kulannay waddo ku tiil xaafadda Masaakin Barsa, agagaarka goobtii sarifka ee Carabku lahaa lana oran jiray زياد. Dabadeed waxaan jidka uga sii sheekaysannay gunnimada Soomaali gaadhay.
Maasha allaah isku markab ayaan soo raacnay sheikh Fuad
Asc shiiq fuaad alaha barakeeyo adigana safiirka ajar iyo xasanaad alaha kaa siiyo wanaaga iyo qeyrka aad mar walba nala wadaag to alaahuma aamiin
Allaha barakeeyo culumada sheikhas muxadaradisi mu'tamarka dadkay aadka itabaty buu kujiry Allaha xifdiyo 🤲
Sheekha waxa lagu amaanaa amaanada dhawristeeda allaha barakeeyo
Allaah ha ku barakeeyo sh Fu'aad.
بارك الله فيك شيخ فؤاد وعم نفعك البلاد والله انك رجل امه لا عاش شامتوك❤
Barakallah SH fuaad aniga iyo adiga isku da" ayaan nahay
Beladul kariim MashaAllh sh fu,ad dhulka wuu yaqaanaa
ManshaAllah tabarakaAllah
Mashaallah shiikh fuaad waashiikhi maxaadiradii ugudameysey bosaso masjid rooda allaha barakeeyo shiikha qabaailka kalla celiya dadka ugargaara gargaara waxyaabaha aanku xasuusano waxaa kamidda markii hiiraan fatahaadu kadhacdo
Wuxuu bixiyey maaqladii caan ka ahayd
Hiilka hiiraan ninkii kaharaa haybta kamadhalan
alaha xafido sheekha waa halyey islaamka dhan wax u tarey
Manshaa alaaah ilaahy habarakeeyo shiikha
Mashaa allaah
ما شاء الله
Wcs wr wb Allah Barakeeyo Shiiq
Sh.Fu'aad waxaan is baranay 1987/1988dii Xiligaas ma jirin cilmi badan oo laraacdo, laakiin dhamaadkii sanadihii 80naadkii waxaa aad u soo batay cilmiga masaajidad laga raacdo, xiliyadaas ardaydii dadalalka muujisay oo ka faaiideystay ayuu ahaa, markii la soo qaxayna aad buu u dadalay ilaa gaarey meelfiican.
Inshaallah Inshaallah
wa mahadsatihin dhamantin culumo lakin shikhow qafka marki aad waraysanayso su allaha soo diyarso kuwa waraysiga ka dhashana qoro ama qof ku qora diyarso waqtiga waraysiga iyo waqtiga su allahana kala sar mahadsanid
Sheekhan waxaan filayaa, haddayna xusuustaydu i khiyaameyn, in aan Suuriya ku arkay xilligii Itoobiyaanku Xamar soo geli jireen. Anoo walaacsan ayaan xilli duhur ah ku kulannay waddo ku tiil xaafadda Masaakin Barsa, agagaarka goobtii sarifka ee Carabku lahaa lana oran jiray زياد. Dabadeed waxaan jidka uga sii sheekaysannay gunnimada Soomaali gaadhay.
Alla runbadana anugu xiliga waxan jogay mareray oo wax yar u jirtay jilib
Safiirka waxaan kaa codsanaynaa inaad Dr sh aadam sh cali iimaamka masjid 6ka noogu xeji
Mansha allaaa
Shiikha magaca annagu waaba kala xishoona
Aad iyo aad anigu maba maqlin weligey
School Siyaad waa iskoolkii aan birimo ka bilaabay.
Anıgana waa skuulkeygii
Waayo waayo iga dheh
Mooto raaca gabdhaha iyo luga kala ridashadu iyo nin shafsaarka noocaas ah, waxay guud ahaan ceeb wenyn usoo jeeday Soomaali gaar ahaana gabdhaha Soomaaliyeed.
th-cam.com/video/fJY2EeWFcvc/w-d-xo.htmlsi=Wzr4cUft-yjxs9UP
Somalida wadaad iyo waranle dhamaantood dagaaladii sokeeye iyo fidnadii weykawadaqeybqaateen hadii aysaas aheyn Soomaalida waxbaa kukalaharilahaa. Balkuwa wadadada sheeganayey kaxumaa kuwa caamada ah.ayagoo Daliilka rabitaankoda wafajinaya
Adiga wadada afkaga BAAS ku jidayee kuligood
TORABIIN MA KU HAYSAY YAAAB QOFKAN WAX BARAN WADAAD KAMASEYRAA
@SagalMohaned afsoomaliga baad aqoon sida looqoro maxaa kataqaan yaa culumo ah yaan aheyn qofkii dhawaaqaba adiga culumo ayuu kuyahey
Qoraalkaga iskudayey in aan aqriyo waxlagafahmayo majirto. Horta bal luqada aad sheeganeyso bal soobaro mise oromo tahey miyaa?