NIMCO DJAMA BIGIL & HEESTII " ADOO MEEL FOG JOOGOON, II MUUQANEEYN BAAN, MAQLAYAA CODKAAGOY LIVE
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025
- FANAANAD NIMCO DJAMA BIGIL & HEESTII " ADOO MEEL FOG JOOGOON, II MUUQANEEYN BAAN, MAQLAYAA CODKAAGOY, MURANTAA NAFTAYDUYEE, RAGA KAAN KA MIIDHEE, MUXUBADA KALGACALKIYO LIVE MUSIC
HEESTAN WAXAA AY FANAANADU KA QAADEY SHOWGEEDII AY KU QABATEY MAGAALADA DJIBOUTI 1995tii
HEESTAN WAXAA LA QAADEY FANAANADA, FANAANKA CABDIRAXMAAN DJIBOUTI OO HADA INUU KU NOOL YAHAY AAN UMALEEYNAYO WADANKA ISUTAGA EMAARAADKA CARABTA, FANAANKA WAAN SALAAMAYAA HALKA HOOSE WAXAAN SOO DHIGEY
LINKGA HEESTA OO DARAN DOORIYA OO NIMCO DJAMA IYO CABDIRAXMAAN DJIBOUTI
• Mammo Nimco Jama Iyo C...
DAAWASHO WANAAGSAN
Maansha allah illahay qurux, cod macaani, dadnimo iyo jilid buu isugu daray illahay ha xafido
Aamiin aamiin yaa rab
th-cam.com/video/wXwTF01e1ZM/w-d-xo.html
Nimca jaamac miguil boqooradi codka.
Nima Djama Miguil landher foqol landher 👏👏👏
Nimco jaamac migil manihin faransiis ee afkeena ku faan oo soo qor somali weeye
@@sirjames3210 Oo waxaad bedeli doontaa magacaaga SirJames! Magac xalaal ah so qaado 😂
@G0_n3 kkk qacbaad iga yeedhsiisay Allah nabar xaqdaro ha iiga dhigo bal waayay 😢
@@sirjames3210 Reer Jabuuti waxay ugu hadlaan Faransiis sida luqadaha kale ! Waxa khatarta ah waa dhaqanka Faransiiska in aan qaadano. Waxaa si dhab ah loo wariyey in Nebigu (scw) uu ku amray Zayd bin Thaabit inuu barto luqadda Yuhuudda. Waxay caddaynaysaa in aanay dhibaato ku jirin barashada af qalaad! Laakin in aad dhaqankaaga qalaado la gaato ma haboono waa wax laga xishoodo ! Waa sababta aan u leeyahay magacaaga beddel.
@@sirjames3210 Waxaa si dhab ah loo wariyey in Nebigu (scw) uu ku amray Zayd bin Thaabit inuu barto luqadda Yuhuudda. Afku qudhiisu dhib ma hayo ee waa dhaqanka uu afku soo gudbiyo dhibtu ku jirta. Waana inaan kala saarnaa labadaas shay. Waa sababta aan ku waydiiyey in aad magacaaga badasho 😂
Waxan kaga marak ahay Caashaqu Musiibiyo inuu Mood ka daran yahay Axsan Fanaanad Nimco Jamac Allaha ku Xifdiyo Mamo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nimaco jamac Allaha ku xifdiyo mamo
Ammiin Alle ha xafido
Fae
th-cam.com/video/wXwTF01e1ZM/w-d-xo.html
Nimco jamac qofka kaliye ee reer jabuuti ku jira
@kamaallugooyo4225 hhhh abti intii kale reer jabuuti maxaa nagu dhacay waan ku salaamay
Kamaalilkacase
Fanka Djibouti Nimco Djama waxa ay ka aheeyd hal qof Fanaaniin badan ayaa fanka ku soo dhaweeyey, fanaan badan oo ka danbeeyey 1969kii oo aan ka dhicin Nimco Jama ayaa fanka Djibouti soo marey aqoon baanad u laheeyn, waayo sidaa umaad soo hadasheen waxaa soo marey
Sacaada Allaale
Fadumo Axmed
Hodan X. Maxaoud Qormo
Rooda Gacanla
Faduun Ducaale
Jawaahir Adan
Xabiiba Cabdillaahi
Amina Farax
Rooda Marsh
Ismahaan Xumad Cabdalla
Caasha Bisle
Fadumo Xussein
Shamis Qardajeex
Xaawa Garab yare
iyo qaar kaloo badan
Waxaan ahay bad weyn oo
Baaxaa degaysee weeye inantaa erayada ha qaldin waayo xaga horaa kuu macnaynaysa maaha ruux
Legend❤❤❤❤
Sahar axmed maxey isu yihiiin wey isu eg yihiiin
👂👂👏👏👌💌Masha Allah
Fadhiga badan culeska jaran jarada lakoro latirtiro marwaxado unugulaa mutuneel
Waa Su Aale Xoog Miyaad?
Waa Runoo Fidmada Hore
Fartuu Kuugu Yeedhaa
Markuu Faska Kula Helo
Dabeed Kula Fogaada😢😂
❤ absolutely she have emotional 😢 voice
Star nicmo jamaac migiil
❤❤❤❤❤
Une voix exeptionel
Nimco mama alle haku guuleeyo wa geesiyad fanka iyo noloshaba
Somali music 🎶 mahad sanid ilaa 2010
Raadinayey
Power house 🙌🏾 I love this song , she’s got such a unique voice wow
Masha allaah fannaadan qurux ilaah waa u dhameeyy
Wwww cod mcanaa maama il ahey cimri dheer hasiiyee
Hees hore waa mansha Allah
💓💓💓💓💓💓💯💓💓💓💓💓💓💓💓💓
🎉
Jamacxasan
Magoosha jabuuti
Sx
Sad song
auto download
open download
Saado cali iyo heestii a
Heesta saado maleh
❤
Gallery
Wooow
Saadocaliheestii1989
6
.