"Xaqaygii oo iga maqan ayaan raadinayaa..." Askari ku dhawaacmay Gacan-libaax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • #SKY_CABLE_TV kala soco barnaamijyo, warbixinno, wararka khuseeya qaybaha kala duwan ee bulshadeena, dhacdooyinka caalamka isla daqiiqada ay dhacayaan.
    Ka mid noqo daawadayaashayda nagu xidhan.
    Facebook : / skycabletv.tv
    #Skycabletv #Skycablesports #warar #warbixino #barnaamijyo #diini #raygadadweynaha #dalxiiska #dooddaha #dhacdooyinka

ความคิดเห็น • 168

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Ilahay haw naxariisto intii ku dhimaty intiina dhawaca ah haydin boogo dhayo

    • @suadisnail7450
      @suadisnail7450 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      امين يارب العالمين 🤲🤲😥

    • @aarlibaax8422
      @aarlibaax8422 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daalaniin bay ahayeen 129 km uga yimi inay ragaa degankodoo jooga layaan marka say jano ku hili

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ilaahey hakasiyo xaqaag

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    ASKARTAA RAGII LAAYAY WAXAY ILAALIYAAN CIRO ISTAAFKIISA WEEYAAN HARGAYSA AYAY JOOGAAN WAA XISBIGA WADANI DADKU WAY OGYIHIIN

    • @GuleedMohamed-c5f
      @GuleedMohamed-c5f 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waa nagane adigana miyaan kugu darnaa . 😅 Us waryaa naag yahay maad Soo raacdid hadaad wax isku hayso.

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Kuwii laayay shicibka hargeysa dhexdeeda ka waran way joogaaan ragii laayay oo waa RRu da hada hargeysa joogta ee Khadar laangadhe ka mid yahay.

    • @HiboElmi-jp5hk
      @HiboElmi-jp5hk 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MABDI-nj4pz kaas aad sheegayso maad ka aarsataan hadaad rag tihiin masaakiin laydiin soo afduubay waad eedaysaan

    • @Bintucabdi-c1c
      @Bintucabdi-c1c 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aakhira qabiil male ninwaliba wuxuu galabsaday waa gomadiisa

    • @Sirad47
      @Sirad47 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@GuleedMohamed-c5fAlla is kiin baday ee habaxsanin waa la is yaqaanna

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Maxaad ka doontay gacanlibaax ma hooyadaa baa lahayd radii u dhashay baa joogaye ... saw maad qooqin adigoo huunho ah oo duulaan ku ah dad dhulkoodii jooga si aad usoo laaysid si aad musa dameer kursigiisa u difaacdo .. markaa xaqaad doonaysid dameerkii ku adeesaday ka doono haduu wax ku tarayo

    • @jaamacfaarax2375
      @jaamacfaarax2375 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sidaa ma ku maalaysaan.

    • @yasinmohamed8311
      @yasinmohamed8311 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@jaamacfaarax2375 waxbaan doonayey inaan hadana kaan dilaayey baan xaq ka rabaa kii I dirtayna waxba kama rabo ma gar baa

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciidamada qaranka xaqooda deg deg haw helaan m
    M.weyne from shacabka somaliland guul insha Allaah allaahu akbar

  • @Xasmas
    @Xasmas 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Justice for Them❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Tuug la socotay kuwii idin laayey idiin baahday khiyaamo wadatay baa idin heshay xukuumada khiyaamo ku dhuftay Hadla adeer kashifa ictisaamta gudi wadani Hjeclo

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Xisbiga wadani ilaahay baa laxisaabtami

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ax sorry wallo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 32 นาทีที่ผ่านมา

    Axaxaxaxaxaxax isaaq nimo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @dashcamcollection7842
    @dashcamcollection7842 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Kuwaasaa dadka cod ka doonaya waliba jaahiin gubay.

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adigu cidi ku diratay u donc xaqagi ilayn qaran iyad sheganayse

  • @MohamedBile-l6t
    @MohamedBile-l6t 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Warabihi Wasma tagay e La Wasay😢😢😢

  • @ebadoali7519
    @ebadoali7519 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    I am so sorry brother

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahay ha ku cafimaad iyo ninka dhawac kugu yaala ma dareemeyo ilaahay ha basbiyo wixii waxaa ka dambeeyay

  • @mubarigrashid9198
    @mubarigrashid9198 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga mahoyadaa ayaa jogtay gacan library waad ogayd in rag jogaane

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 31 นาทีที่ผ่านมา

    Isaaq nimo isaaq waa wll samir axaxaxax😢😢😢😢😢

  • @xarshinyoutube2751
    @xarshinyoutube2751 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    𝑲𝒖𝒘𝒂𝒂𝒔𝒂𝒂 𝒄𝒐𝒅 𝒏𝒂𝒈𝒂 𝒅𝒐𝒐𝒏𝒂𝒚𝒂 𝒘𝒂𝒍𝒊𝒃𝒂😊😊😊😊

  • @azoozali9198
    @azoozali9198 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhh indr ilaahay haku shaafiyo lkn buurta kii kuyidhi aad xaqaagii waydii isagaa kuu qaadee

  • @danjire7605
    @danjire7605 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Xaqbuu u leeyahay askarigaasi

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    very sorry indr

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gacan libaax ma hooyadaa baa lahayd mxd ka doontay rag buurtoodi ku xayaadaya aad nacasbimo ula tagtay imikana niic baad la soo fadhiisanaysaa Tv

  • @MubarikCilmi-f8m
    @MubarikCilmi-f8m 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inay ku dilaan bay ahayd maxad ka doonaysay adigu

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kuwii hargaisa kugu laayey ciyaal askulka ahaa ee albaabka gurigooda lugu toogtay wacba lama siin
    Kuwii buurta lugu laayeyna xaqoodii way qaateen garxjis gob weeyaan ninkii isagu weeray ayey dhiig siiyeen

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    insha Alaah waa lasoo qaban doonaa Sharcigana waa la horkeeno Dhagar qabayaashii You Cidii ka danbaysayba Inaga Alaah Guul ❤❤❤

    • @Ahmed-u2y7k
      @Ahmed-u2y7k 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ma hooyadaba soo qabanaysa inta qabiil eed gashay ma garanaysaa intii dagaalka lascanod socday

    • @bashirmohamed474
      @bashirmohamed474 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Iska hadle car

  • @amalhope42
    @amalhope42 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin gacanlibaax iyo kuwaa laacsaanood ragga ku xiidhey waa isku mid waa huwaan doorashaada ka dib aan iska celiino

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilkan bal hal su'aal ah waydiiya oo waxaa lu dhahdaan buurta maxaa kaa yaallay?

  • @HayaanQaranTV7267
    @HayaanQaranTV7267 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxad ka donty halky jogeen doqon xun degankoda

  • @Weliwaqal
    @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nin kani ma wuxu odhan kari wayay
    Dowladi daryeel kama helin
    Kulmiyena kama helin
    Habar jeclo ma dowladba
    Garxajis ma dowlad
    Kulaha taad jeclatan ayan idinla wadayna wlhy bilhy muuse ka dhex hadlaya

  • @FuadMohamed-k7o
    @FuadMohamed-k7o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Samir iyo imaan.

  • @sandabarud8818
    @sandabarud8818 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Askariga xaqiisa hala siiyo huwaneey

  • @Hala_yaa
    @Hala_yaa 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xukuumaddu inay kolba koofiyad baclayaal dhexdhexaadiyeen kadhigato waa mid subxanallah car wakase horumar aynu gaadhno...

  • @nuuriinahmed459
    @nuuriinahmed459 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ka fuulay iyo ka idinka daba dirayba daalimiin ayay ahayeen imakana madaxdii idin dirtay innay xaqiina idiiin raadiyaan weeye alla hakuu booga dhayee

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxuuu sheeegay inaaanu daryeeel helin habeeen iyo maaalina teer kulmiye ciidankay ku gabdaan maalin qudha na dhakhtar may gaynin iska daaaaye xataa 400 oo xidhan mushaharkiiiba laga jaray hadana ciidanka y ku gabadaan munaafaqiin dheh

    • @HiboElmi-jp5hk
      @HiboElmi-jp5hk 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kuwa laayay ka waren

    • @ducoqabe-z3b
      @ducoqabe-z3b ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@HiboElmi-jp5hk
      kuwa maati aan hubaysnayn hargaisa ku laayay, hadana Rag buuro fuushan doontay la waran 😂😂😂

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wakaa wadani ma dadka waxa ku dhaqaqay ee ciidanki cidhib tiray,hadhaco wadani 🎉

  • @nadiiryuusuf4190
    @nadiiryuusuf4190 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waar ninkan wax iskuso hagaajiso dhaha

    • @shacbaanahmed-v7y
      @shacbaanahmed-v7y 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Arrinkani maxaa isaga oo keliya ku koobay waan shakiyey runtii xaqiisa kama horjoogno laakiin waxbaa si u muuqda, maxaa waqti doorasho loogusoo beegay?.

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@shacbaanahmed-v7yde wa xligay dadka islahayen cod ayad kaga helaysan war wlhy bilahy tulaahay wad dhaafaysan tan
      Malinba mid noso fadhisiya
      Intad jeebka u buuxisan
      Kani Hadu layn laha ku wa buurta ku jira kwrm geesi ayu noqonayan

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wayaab rer baa reer kale udowladeynaya bixiso

  • @Beru700
    @Beru700 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Askari markii aad ahayd ee aad cagahaha ku socotay maxaa ku geeyay raga buurta gacan libaax galay .muuse ayay ka so horjeedan balse adiga ayaa halkooda ku doontay

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiini waxa cuna rag idnku cado ah ina abiib iyo inta la socota Ka qaata xaqiina

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    KU waa buurta Galay Dadka codka siinayaa waa EHELU naar waayo DAALIMIIN bay gacansiiyeen❤❤

    • @Ahmed-u2y7k
      @Ahmed-u2y7k 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      buurta markey ku socdeen ileen dagaan ay leeyuhiin may joogine nimankan ay u tagayeen ma sabayaad bay u gaynayeen soo ugumay talo galin inay la soo dagalaman

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qofka muuse biixi u codeeya ayaa Ehlu naar ah

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Kuwii Hargeysa dhexdeeda shicibka ku laayay baa EHLU NAARA AH Waayo dad shicib ah oo aan hubaysnayn bay laayeen.
      Kuwan buurta lagu laayay way hubaysnaayeen waxaana loo diray in ay soo laayaan kuwa buurta galay.

    • @shacbaanahmed-v7y
      @shacbaanahmed-v7y 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haddii aad codkaaga aad muuse biixi qabyaalad ku siiso oo cirro reer ku diiddo annaga ma dushaad naga saari qofka aad dooratey yuu madaxweyne u noqonayaa adiga iyo hooyadaa oo qudha ayuu madaxweyne u yahay taas ma fekertay neefyahow?.

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    la socda HEEGO Miyay Naxdaa hada intii GOOJACADE ku Dhaawacmay oo dhan ayay soo booqanayaan oo Lanooga Dhigayaa Musalsal dheer ee Daawasho Wacan kani waa first episode etc... إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @Weliwaqal
    @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muuse malinba midu is leyahay cod ayad ku helaysa hala yimado
    Apthi kuwad gooja cade kaga timi no sheeg
    Kuwani markay buurta ku sii socden
    Ma kimis ayay usii siden
    Sow lama dirin

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    YAA KU SOO DIRAY . CIIDANKA SIYAASADA KA DAAYAA KULMIYE FAASHILOW . marka horeba hawl si kalen loo dhamayn karo ayaad inamada iskaga horkeenteen . Mid kastaana quraan muu akhriyayn ee qori ayuu sitay . Adeerow adiguna hadaad ciidan qaran ahayd shacabkaagii iyo dawladadi ayaad u dhimatay . Hadaad nin reer ahaydna meesha waxaad ka doontay ayaa khalad ahaydba

  • @AAYA23
    @AAYA23 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Afkaa La jebinayaa Cidii Buurahayaga Soo Qabata

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Caac bacaac kursiga iyo siyasada midna mageeyo ee hilibki iyo heesihi ku eekada 🤮🤮🤮🤣

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Muusahan hooyadii wasay muxuu ahaa ciidanka xaqiisa muxuu u ilaalin waayay ka dhintay reerkiisii ka xidhan iyo ka dhaawaca ahba

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daalinimad kudhawacan tay neefow

  • @amranapdilaahi4228
    @amranapdilaahi4228 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lakalay cadeynta kudheheen hakurafan dadka muslinkaa Allah akbar

  • @AhmedmohamedyoussoufYoussoufah
    @AhmedmohamedyoussoufYoussoufah ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fadlan ku shubo sxb gurigaaga fadhi lahayd sxb maxa ka yaaley gacan libaax so mad Rabin in ad so qabo rag guryahoodii jooga sxb ciidii ku dirtey laa xisaabtan

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan arkayey zakariye saajin oo ka hadlay isagoo madaxweyne ku maagayey faysal cabdi bootaan. Maxuu arkiwaayey raganku dhaawacmay gacan libaax

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allh haku caafiyo wll lkn dulmi ayaad vasheen caruur ayaad layseen ilahay ayaa iidiin qadaray talaxumadaa reerkasta iyo guri kasta qof baralays ah ayaa yaalah dalka lkn waxaad kaniib badan tihiin kuwaa dhintay fidno cusub ha abuurina ee ducayta toobad keenaa gudidana waxaan leeyahay bal arinkan hoos haloo eego guul soomaliland

  • @Halgame334
    @Halgame334 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DHAWACAABA AARSAN KARYA AAARSADA MIDH MIDH ULAYA MINWALBA NIKA UXIGA DILA

  • @Beru700
    @Beru700 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse eleho naar weeye .waxaba ha ka sugin ee iska samir allah ayaa inaderada iyo abtiyasha ayaa allaha kugu saliday 😢

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Gud HJECLO EE X WADANI IYO GUDI GUDCUR GUDE MID BAY KA AHAAYEEN ARINKAN QARANKana odayo dhex filim loogu mataley

    • @shacbaanahmed-v7y
      @shacbaanahmed-v7y 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Arrinkani baadhis dheer ayaa ku habboon before any emotional judgement

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxa ka donte gacan libaaxa ? Ma Abhaa musa laa ? Every Human has right to self defence, oofwereen is not different, viva libaaxayesha Garxajis

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan in la wada toogto haday saamixi waayaan xaq ayay u leetihiin in loo dilo

  • @Halgame334
    @Halgame334 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    QORI QAADO RAGII IDIN LAYAY DHULKA WADH CADA GUDE IYO JAAMBIIR .

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhulka lagu wadh cadagude hadulmin dhibkaa adeerkaa ayaa kadam beeyay muuse saxane 12 caruura ayay dileen iyagoo cadhaysan oo ladulmay oo buurtaa fuushan ayuu yidhi iisoo dila raga buurta kajoog muusoow ayaa layidhi diid walahii ciidankeena dhintay xaqdara laysay oo sixun ayuu u isticmaalay nabsibaa laa yay ciidankeena wali dulmi ayaad kusocotaan

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@GjFy-c6dxaqiiq wll waa runtaa anoo h awala ayaa ku leh nin xanaaqsan oo dhulkiisi jooga waxa loo weeraray waa khalad cad si kastooy tahay waa rageeni oo siyaasad khaldan loo isticmaalay waana kaa dhimay oo kugu dhimay haloo duceeyo wxii la awoodana ha lagu caawiyo

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    INA KAAHIN IYO MUUSE CAWAR
    ka qaado maxaad ka doontay buurta saw in aad wax soo disho umaad tegin.
    In aad diidaa bay ahayd ilayn wax soo dil baa lagu lahaaye.
    Daalimiintii markii horena Hargeysa dhexdeeda ku laayay shacabkii aan hubaysnayn.

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aalle haidiin bogodhayo

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAXANI MA SAXAAFAD BAA IMIKA?

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta indr ilaahy ha ku cfiyo inzhlah kaw dheh horta qoladaa garxajis ee aad zheegtay ayaan ka mid ahy indr kaw dheh mrka waa la dhamaynya indr inzhlah dhiptii idinka io qarankaba zoo gaadhay dhmnteena waynu ka xumayn lkn qadar alleh horta dhacday lkn indr zmir yeelo waxpa laga hagran maaye culayzyo badan oo jira awgeed oo wadankeena hyzta ayaa laydinkaga mazhquulzanyhy ee iz daji indr adigana alle ha ku booga dhaya arinkana media ka daa indr

    • @HiboElmi-jp5hk
      @HiboElmi-jp5hk 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Way fiican tahay in media la keeno waayo waxa la ogaanaya wajigiina dhabta ah yusra hartiyeey

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@HiboElmi-jp5hkmarka xiligay muhimka maxa loga hadli wayay hada loogu begay
      Heegoy😂

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadani iyo ciro waydhacayaan maxakamed ayaaa la loo taaagi dooonaaaaa

  • @Halgame334
    @Halgame334 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GAADMA LAGU DHAMAYN KARAA DAMBIILAYAASHAAA

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amus Yan lagu maqline 😂
      Quruxey

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwa doonaya inay dalka hogaamiyan waa kuwaa ciidankii qaranka lugaha gooyey iyo ciidankii gojacadena basaasay ee huwantii u basaasay waar shacbiga somaliland ma kuwaa ayaynu codsiinaa waa xisbiga wadaniye

  • @advyser
    @advyser 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkii Waxaa gaystay, geesiyaal baa wadani ka yihiin
    Hadana wadani sidaas buu ku rabaa inuu wadanka xukumo
    Reer Somaliland waxbaa ka siya haday doortaan xisbigaa gacan ku dhiig laha ah

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😂😂😂 miskiin 12 caruur ah ayay ragani qoorta u dheereeyeen qaarbay xiniyaha kasaareen indhaha karideen qaarbay jabiyeen dhaga iyo indhaha ayay karideen qaar lugaha way kajabiyeen waliba rag saraakiishii xisbigaa oo iska socda markaa gacanku dhiigle waa muuse iyo ciidankiisa walahi nabsi birmagaydada ayaa laayayl lkn hadana waa ciidankaygii waana kaxumahay dulmigu hadhaco

  • @Lillieisasigma
    @Lillieisasigma 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxaan allah waar xaqaagii waad qaadataye adba bilaash meesha u maad tegine kuwii ku diray miyaa hadda dhabarka ku soo taabtay

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Faqasheey, huwaneey wa beentaaye iska dulqaadacreer wadaniyow. Laysku. Dhaafimaayo, waa lays xisaabin, waa layska daba tegeyaa e dhammeysta hawshiina. HA KA HADHINA LACAG XAARAAN AH BAY MEEL. XAARAAN AH. KU. FARAQAYAANE AMBA. XABBAD AMA XAQQA HA. DHIIBAAN

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@KhadaryYusufkalayo cawa so doono
      Wlhy adna inad baqtiya nasiib gelin😂

  • @fajgaldi2508
    @fajgaldi2508 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Markii horeba waad aamusnayde ma Muuse Biixi baa dhabarka kaasoo taabtay markii uu shalay arrintaa kahadlayay

    • @HiboElmi-jp5hk
      @HiboElmi-jp5hk 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxyaabaha laydinku aasayo weeyaan ma u malaynaysaa in uu idin iloobayo muuse imika ayaa laydin aasayaa isaaq baad u xiniyo wayntihiin dadka kalana waad iska baridaan walaal na daayo

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@HiboElmi-jp5hkhablu muqalkun ha dawadan😂 ha iska baxan

  • @HassanSalah-g8y
    @HassanSalah-g8y 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warya naag yaw manta maxaka hadashiyey Maa kulmiye aya wax yarkuso dhibaay kkkkkk mida kale eega video gaa 4:40 sawdiga cadi uu istagaya😂 WAYNUKA DIIDNAAY SXB

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxaa ku geeyay gacan libaax ma hooyada baa laheyd, sow umaad tagin in aad muuse biixi kursiga ku ilaaliso

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    oo marka 12 la idinka dilay 17 la idinka dhaawacay maxaad meesha ka doonteen hadaydaan raga iska celinayn kkkkk

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkii kusoo diray xaqaaga waydii

  • @AAYA23
    @AAYA23 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Oo maxaad ka Doonaysay Gacan Libaax Manay Guri reer ahay yaa kaaga Horeeyey adeer.

    • @said1498ify
      @said1498ify 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waad akhlaaq iyo edeb daran tahay. In aad mag qaataan ba ma ahayn waayo rag ku talo gal loo laayay waa qalad.

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar raga qaranka iyo dhulkooda u dhinta xaqooda halasiiyo xaqooda waxa cuna Ku wan looga taaglayahayi marka dhergeen waar cadoga hainagu soo hogaamin

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbiga wadani ee huwanta noqday waa kuwaa gulaha gooyey ciidankii qaranka waar wuxu ciil qabayaal ayay ahaayeen huwantiina basaas ayay unoqdeen shacbiga somalilandnow makuwaa ayaynu Cod siinaa NO. NO. hasiinina cod

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 16 นาทีที่ผ่านมา

    Way kusoo shubteen kan
    Kuwii kusoo diray maad u raacdid
    Wajigiisa dhiigyo cab weeye daalina .
    Ragoow kibirka waa lagu kufaa

  • @cumaarmoo
    @cumaarmoo 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inay intay dilaan gubaanbay ahayd se waxba ma yeelin sory saw isaguba dhiig muu daadinayn oo umu weerar tagin rag dulmi ka dhiidhiyay oo deganadodi jooga askara iyo matadii mudaharaadka lagu laayayba muuse ayaa ka masuul ah dhawr bilood kadibna waa in la maxkamadeeyo

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sawkaad xaqiinii qaada teen

  • @dribrahimahmed6477
    @dribrahimahmed6477 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cida xaqaaga kuleeday waydiiso G36 waxba kuma lihide

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hooyadaadi dhilada Ahayd was iyo xajisba ma kursi Baad sugaysaa Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @dribrahimahmed6477
      @dribrahimahmed6477 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Xasancabdilaahi-u9m wax ku was doono siilkii sacad muuse

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Xasancabdilaahi-u9mkursiga ma adiga u haya tolow 😂

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weliba in afka lagaaga kaadjaa bay ahayd hooyadaa nacasnimada ka wase, maxaa gacanlibaax ku geeyey , anigu futadaan kaa wasi lahaa hadaan ku qabto dhaawac baad sheegaysaate

    • @duuliyexaruuri3316
      @duuliyexaruuri3316 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Car magacaagoo saxa sheeg dayuusyahow fuulaygi hadaaad geesi tahay haka cay tam I halkanee

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      ​@@duuliyexaruuri3316 waar waxan waalani yaanu ku wasin ee ha raadsan hhhhhhh

  • @Janno190
    @Janno190 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro mqgtiisii Halaga qaado waayo isagaa saaray raga buuurta raga ciidanka qaranka ahaa EE ninkani Ka mid yahay ha la ga qabto wax waayo xaqoidii ayaa ay rabaan

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Idiku kuwii caruurta ahaa ee sidhiga sitay manoohsysaan mataqana inta guryaha jiifta ilahay haciqaabo kuwa talada hayaa mee ciidanka kayagii qaranku

    • @shacbaanahmed-v7y
      @shacbaanahmed-v7y 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaggaad ku ogayd oo uu ku amray mise waa reer uun. Ka warran haddaanu kuu caddeynno in askarigan MUUSE Shaani iyo Nuux BIRRIQ abu Jileec soo shirqooleen waana kaa afkiisa ka leh waa nala shirqoolay.
      Yaa shirqooli kara saw ninka isaga xukuma uun muu ahayn?>

  • @RAli-j8j
    @RAli-j8j 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shame on wadani iyo dadka maalin kaste ka hadla sool . Bal eeg sida wadani ciidanki qaranki u galeen misaye maalin kaste muuse leeyihin Ciidan jabiyaye 😢

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gudidaasi lacag bay qaateen keliya waxay doonayeen inay bad baadiyaan dhagar qabayaasha iyo madax kusheega xisbiga wadani Laakiin way soo dhowaatay wakhtigii La soo qaban lahaa

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wlhy banay hooyada xata ag Mari Karin xata
      Wax kle iska daaye

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Marlabaad ma ku soo noqon gacan libaax

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wuu ku noqon kolka gacanlibaax lagu qisaasayo mulkiilaha Wadani Oofwareen iyo budhcadii Cirro gurigiisa ka abaabulay

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@jamaadnuura10 oof wareen haddanu oofta idinka wareemin dorashaba ma dhacdeen ee marlbaad soo noqda oofaha idin hadhay ha la idinka wareemee

    • @HiboElmi-jp5hk
      @HiboElmi-jp5hk 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdilahiyusufyusuf3395 waa laydiin qabtay waana laydinku samirsiinayay waanad dhacaysaan markaad dhacdaan sidiinii baad qaxaysaan ma idinkaa waxbaba og

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waar oofihiina ilaashada ayaa la idin yidhi ka hor intaan muuse idin soo lug,goyn

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 35 นาทีที่ผ่านมา

    Waar aarso wadankan sharci ma jiree neefow

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cirro dila, isagaa amarka bixiyee!

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      U tag de wakaase aad yar bad iska hadashe 😂

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      U tag de wakaase aad yarbad iska hadashe 😂

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Oo maalintii magta labixinayey maad hadashaan maanta dowladiiba way dhacday

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Kkkk dowlada dhacdaye waa tee adero daalku uu shaqaynayeey

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@HamzeMed-py6updad Umu shaqaynayne ma muusa dad.noqday

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk aawey kuwii goojacade miyaad ka fiican tahey? Waa badaw lawaaley adeer xishood

  • @AhmedAbdi-hu2rd
    @AhmedAbdi-hu2rd 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa gacanlibaax ku geeyay

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Huwan iyo faqasheey hadalkaa RUNTA. AH ba ku. Dhibaya kaagan maxà halkaa ku geeyey lehow HAWL. QARAN BEY GUDANAYEEN

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    horta hj wad u geftay waxaad tidhi wa yabayay hj garqadaysa wax kala celinaysa hj way kala celisa somaliland xata mj iyaga u garnaqy oo kala celiyay oo nabada baray kuwan waxay dhex galeen iyadoo dadkii mudahardayay lalayaay askartu laysay iyadoo askartiina lalayaay oo wadankaba khatar galay waay idin kala celiyeen lakaiin maagahiina isu doonta idinka maxad hj ku haystaaa wadan isku rogman laha bay kala badabdiyeen ilahay baa wax badbadiyee magta cida aad ku leedahay way diiso hj ba wa ku dhinten ooo ku dhawacmeene keliga maha orod magtada wixi aad ku yeelato waydiiso lakiin maaha in hj lagu soo adegsado kulmiye ku soo adeegsdo
    kulmiye iyaga laaha kala celinta i=iyo masuuliyada hj malahayn hj markay arkeen dalkii halku marayo ayay is xilqaameen dee
    marka horeba muuuse iyo dabogale waxay ku khladanayeen inay beelo kale u diraan kuwa buurta galay inay kuwa isaaqa u diran bay ahayd sabta loo soo aruuriyay dad kale waaba khalad

  • @xamdiabdi7614
    @xamdiabdi7614 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaa afkii biixi oo aan biyo lamarin

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wa afki hooyada iyo adeer hurdaye oo biyo lamarin Ina dhiloy, muse abaha iyo awoowga ba wu ciilay kakkakakaka gunxajiski iyo wadani kursiga iyo siyasada midna mageeyo ee hilibki iyo heesihi ku eekada 🤮🤣

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​. Subeyra Awaleey shaqo aydaan lahayn baa faraha la gasheene
      Huudheydhkaa iibin taqaaneen
      Cuntadana waa karin jirteene
      Shaqooyin kaloo hoose na waa taqaaneene.
      Shimbiri maalin bay dab qaado maalintiina uun alay gubtay.
      Bal dadkii iyo dalkii halkaa dhigteen
      SOOL BARI XAGAAD GEYSAY????????????

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MABDI-nj4pz hahhahahahaha war ilayn indho adeygba waxa lagaso gadhay gunxajis hilibleh kakkakakakakaka ilma dawarsi, balashki iyo hilibki wali halki bad ujogtiin ban filaya? Car bal haal tajir oo gunxajis ah usheeg dee malihidin kkakaka niinka faqiirka ee shaqadisu tahay hiilib, balash iyo askari waliba subeer awal uga baxay isaqnimadi Aya ciilan, 94ki xasuso wad iataqanin kkkkk

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doqona batahay dad wallaldiiy diileyeey hort
    Xabaadebad riideyesa caanad liisaysa

  • @ismailomer1748
    @ismailomer1748 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gudida habar jeclo maxaad ku heysataan waad garaneysaan, ragii garxajis ee ubadnaa habar yoonis ee idin laayey, dee wax iska celiya

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse abaarso udoono isagad udagalantey

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin dameer dilay baad tahay Muuse biixi cabdi dameer u doono xaqaaqa isagaad raali galinaysee, wixii askar lagu dilay gacan libaax dhamaan waa Ehlu naar rag bay dhulkoodi ku doonteen jooga,

  • @AbdirahimYaqub
    @AbdirahimYaqub 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amuus doqan

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Usgag ogow xejiso godobta gunnimo gacanlibaax ciidankii Cirro budhcadiisii jidgooyada ku laysay ee maydkoodii madaxa iskaga taagay baa layskaga daba imanayaa. Bartaasaa lagu qisaasayaa Oofwareen iyo kooxdii Cirro budhcadii Cirro

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@jamaadnuura10 Nio horta dowldan iyo cida tagerta maxay sida Israel oga hadlan
      Iyago eegaya ta lo geysto lkn an arkayn waxay sameeyen
      8bilod oo lascanod ah
      Dumarki naasa laadka lagala dhacayay laamiga dhaxdisa
      Shacabki xabada lala dhacayay
      Suxufiyinti la xidhe xidhayay
      Iyago sidi la rabo lo dilayay
      Xildhibanadi la xidhxidhayay
      Iyago xasanad leh

  • @feriihadalmar2900
    @feriihadalmar2900 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta sual intaan amrka laydiin siin maxd ka doonteen buurta oo u difaaci weydey goojcde 😂😂 sorry nabr xaqdroo oo muse idin geysty weyye saaso abadiyan ah by ino ahaan

    • @HiboElmi-jp5hk
      @HiboElmi-jp5hk 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Alla maxaad been iyo faan haysaan yusra xaaskii harti koombe

    • @feriihadalmar2900
      @feriihadalmar2900 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @HiboElmi-jp5hk sorry awalba my aheen Inan idink kiciyo afweeyne hadan ogy manta sidaad yeeleysan hhhh sorry ahayaha

  • @RAli-j8j
    @RAli-j8j 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigana halyaye qaran ayaad tahaye wadani maso bixin xaqinana wad helayesan. Wan ka xumahaye wixi kugo dhacaye adiga iyo inta kale ee dhibka gaadhaye. Reer Somaliland ragga halo kaco. Inta kale oo dhibka gaadhaye iyo ehelkooda haso hadlan ama ha ka raadiyo cawin halo fidiyo

  • @abdikareemhassan2735
    @abdikareemhassan2735 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkk maxaa keenay inuu maanta hadlo ee intii hore magaha la bixinaayey u hadli waayey yaa filmkaaga waa la fahansanyahay

    • @nugaal012
      @nugaal012 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaqiisii ayuu ka hadlay ee maxay adiga kuu dhibaysaa.

    • @xamdiabdi7614
      @xamdiabdi7614 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dee maxuu hore uu gahali waayey

    • @abdikareemhassan2735
      @abdikareemhassan2735 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@nugaal012 xaqiisa lama diidane hadalkii muuse biixi ee shalay buu dabasocdaa intii magaha la qaybinayey muxuu u hadliwaayey

    • @RAli-j8j
      @RAli-j8j 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ka xishood askariga qaranka ee dhibana aha. Hadi qalbi leedahaye weeye Walalo. Maxad u malayen inu dareemi marka akhriyo commentaada. Aniga h. J aha wayena khaldan yihin

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@RAli-j8j
      Ma faqash baa xishoota waa faqashtii oon niqaamnayn kk daas ba hadaad arakto waa faqash