Mujaahid oo dugaanka aabihiis marki ugu horeysay lageeyo👶

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 412

  • @sarahconcell1182
    @sarahconcell1182 ปีที่แล้ว +15

    maasha alaah ilaahoow gacantiisa iyo ganacsigiissa ubarakee xaajigaaga abaayo❤

  • @ifraaaxwarsame6962
    @ifraaaxwarsame6962 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah babae quruxda badan bay rabeen in ay kasoo ridaan waad ku faaiiday allah aad talo saaraty, allaha kuu xafido ilmaha abyo,

    • @Somturkfamily233
      @Somturkfamily233  ปีที่แล้ว

      🥹🥹al xmadulillaah calaaa kuli shey alle asaaa samiicul basiir ah

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allah wllo #mujaahid iyo #muna malak Alllah ha kuu xifdo iyo dhmaaantiin io dhmn umada muslimka ah .wn iska kiin #jcly wlhy .#mujaahid markuu dhalanayey Aad ugu duceen jiray .mashaa allah🥰😘

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah haniyey.keyeg waxaa la dhahaa qalo ama cabsi cunugu uu ka cabsaayo dadka kale oo uusan aqoon❤

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 ปีที่แล้ว +2

    Mujahidow hoyada dhibke ka so martay adunka dhane la dagalantay dartaa ilahay hakaa dhigo kii xajka geeyo hoyo mcn weynaaw😊

  • @deeqaibrahim8933
    @deeqaibrahim8933 ปีที่แล้ว +3

    Qalo waa ilmaha dadka ka ooyo markey arkaan ❤

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว +5

    Familkayga inaad Horey Mac macaan usoo qaado si aad u qaybiso Dukanlayda deriska la ah iyo Custmorka cusub ee manta Imaanayo siiyo ahayd 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +13

    🤲 Illaahayow 🤲 inta 🤍 kheeyrka 💜 jecel 💟 oo ✨ kheeyrka 🤍 dartiis 🤍 Igu 💜 soraacdo 🤲 muraadkeeda 🤲 oo 🤍 kheeyr 💜 ah 💟 usahal ✨ amiin 🤍 yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨🤍🤍💜

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 ปีที่แล้ว

    Qalo waxa la dhahaa ilmaha dadka aysan aqoon ka baqa
    Mnsha allh

  • @juweriaabasali
    @juweriaabasali ปีที่แล้ว +8

    Waxa laga wada dadka maka cabsana laga wadaa❤❤❤❤

    • @maryammacalin6658
      @maryammacalin6658 ปีที่แล้ว

      Ilmaha diida dadka eeysan garaneyn iyo xaafadaha cusub

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah xafidullah tabarkallah barkallah Beautiful family 👪 ❤️ 💖 ♥️ 💕 😮

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mujaahid yare wuu koray ❤❤ilaahay ha barakeeyo

  • @inahooyoqaali4119
    @inahooyoqaali4119 ปีที่แล้ว

    Maasha allah mujaahid allow barakee wllhi markuu caloosha ku jiray iyo markuu dhashayba sidaan ugu ducayn jiray

  • @imanmohamed3526
    @imanmohamed3526 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah naa ilmaha yar ka qari dadka indha hooda ama hadhow soo qayli il markii laga dhex saaro , ilmaha cayuunta uma fcne noloshiisa dhan Bay la haraysa

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A ปีที่แล้ว +6

    Qalo ama keyg= waa marka ilmaha qof aynan aqoonin arkan ilmaha qaarna waa ooynaayaan qaarna makala jeclo😂

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว +3

    Beautiful family Allahuma barik

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah somturk family ❤❤❤ mujaahid welcome your father shop leyahay

  • @samiiroshukri6469
    @samiiroshukri6469 ปีที่แล้ว +1

    Saxbey see uxafidaa miizaankaaga iisheeg wallaaley Maansha allaah waan kaa helaa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +26

    Manshalah 😍qalo qofka ku cusub Usan kasaynin😅markas ilmaha way ka cabsadan 😅

    • @hamdanourhassan5434
      @hamdanourhassan5434 ปีที่แล้ว +2

      Haa kalmad noso korodhay weyan waligy ma maqal😅

    • @reddevilssomalifans2718
      @reddevilssomalifans2718 ปีที่แล้ว

      ​@@hamdanourhassan5434 maxaa u taqaan marka😂

    • @maryanhassan
      @maryanhassan ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk waligey ma maqal qalo soomaaliyana waan ka imi isma qaadan karto min koonfur ilaa waqooyi kalmadaas waa la istcmalaa.

    • @dekosharaf6823
      @dekosharaf6823 ปีที่แล้ว

      Anigaba waligey mamaqal xamar lena kunoolaaye nofaaideya.maxa loga jeeda

    • @maryanhassan
      @maryanhassan ปีที่แล้ว

      @@dekosharaf6823 waad kaftameysaa

  • @user-bf6to2bu9q
    @user-bf6to2bu9q ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ❤️ sobarbaar habo mcn mujahid❤ Hani abyo intee kaala so xiriraa

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalah an dhahaynaa sanado badan inshalaah

  • @umuhamam4616
    @umuhamam4616 ปีที่แล้ว

    Xasuusa galay manta ulus kizlay
    Thanks hani malmo wcn iyo arooskaygiya so xusustay kizlay somalida see u jogta lee ma waxa laga dhigay in laga kala cayeiyo

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 ปีที่แล้ว +1

    Waxa laka qada wa kasasay ama wak cabana lka wad wkaqlona sas waye mashaallha naku saln dumashikena❤❤❤❤

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว

    Maqaloha wa dadka maka cab❤❤❤❤ sada waye

  • @user-zc8bc8bb2r
    @user-zc8bc8bb2r ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah so beautiful family ❤

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak ปีที่แล้ว +1

    Manshalaah qurux weeye borsada

  • @ilhanaliapdulahi
    @ilhanaliapdulahi ปีที่แล้ว

    Masha allh baby mujahid so bar bar hbo

  • @najahomar2597
    @najahomar2597 ปีที่แล้ว

    Waxa la dhahaa caruurta marka dadka ka oyan ama ka cararaan wuu qaloonayaa ama way qaloonaysaa qof ay aqoon ❤

  • @snw9257
    @snw9257 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 ปีที่แล้ว

    ASC baarakallah 🎉 waqtiga ha idiin wacnaado ,"qalo waa cabsi camal markuu Mujaahid arko qof uunan aqoon, ma ka cararaa oo maka ooynaa marka la soo gaabiyo aa la dhahaa maqaloonaa

  • @sacdiyacusman2891
    @sacdiyacusman2891 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah abaayo qalo micnaheda waxawaye minaha dadka owgaranenin maka Sasa yacni maka cab sana ayeey kawada abaayo waxan kuleyahay horay usoco

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x ปีที่แล้ว +2

    Ayy haniyeey saa kuujeclahay lee xbbti adna routine ka noosoo duub nooh 🥺

  • @muuminoxasancismaan2168
    @muuminoxasancismaan2168 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @luulaahmed4144
    @luulaahmed4144 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @aishaabdi648
    @aishaabdi648 ปีที่แล้ว

    Mashallah cumriga alle ha u dheereyo nuunaha

  • @saynab9743
    @saynab9743 ปีที่แล้ว

    Qalo waa cabsi ku beeran xiliga u maryo cuniga yar 😊❤walal waa runta

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 ปีที่แล้ว

    Mashllah tabarakallah alle ha kubarakeyo reerkaga wllo

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 ปีที่แล้ว

    Wcs MashaAllaah tawaraakalaAllah farxaad iyo cafimad kunoloowo xabibtii adiig iyo familgaag💐💐⭐️🌹

  • @diinamuminahmed3067
    @diinamuminahmed3067 ปีที่แล้ว

    maashaa allaah

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed ปีที่แล้ว +2

    I like your vlog today Hani. Masha’Allah filterka saan ka fcn please sidan ku wad.

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 ปีที่แล้ว +1

    Qalo calashan miyuu dadka aanu aqoon ka ooyaa weeye abaayo hani❤

  • @Zaara548
    @Zaara548 ปีที่แล้ว

    Abaayoy allaha ku cafiyo wlhi allahana ka yasiro migraine anigaba wanla dhibatonayaye😢❤❤❤❤

  • @ilhanmohamud3405
    @ilhanmohamud3405 ปีที่แล้ว

    Masha Allah haniyey hoyo adag atahay ninkii ku helay aad buu unasib badan yahay hoyadiis au duceeyse

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 ปีที่แล้ว

    Asww uqti hani waxaa laga wadaa ilmaha cabsadaan , ma qaloonaa, hadii maqashit maashaa alaah alaha kuu deysto ilmahaaga.

  • @sadiyofarah3203
    @sadiyofarah3203 ปีที่แล้ว

    Qalo reer waqoyga dhaho ma xasuusto cabsi iyo xiishood mid ee dhahan ,Af soomali ma ka dhumay iney ku dhahdo ma aha ee lahjadeed sanka ka galiso.

  • @luulyalahow3163
    @luulyalahow3163 ปีที่แล้ว +1

    Ma khaloonayaa waxaa laga wadaa ma keygahaa ama qofka ow horay u arag maka cabsahaa

  • @Awal950
    @Awal950 ปีที่แล้ว

    Mcney hani qurux wan ku salamy qalo waxaa laga wada dadka maka cadsanaa yacni dadka uu yaqanin mcney ❤❤❤❤

  • @guleit89
    @guleit89 ปีที่แล้ว

    Qalo waa xishod ama cabsi

  • @amalluza9389
    @amalluza9389 ปีที่แล้ว

    Masha allaah magaca walalkey ayaa ubixisay walhi ❤❤❤

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 ปีที่แล้ว

    Qalo waa ilmaha diida qofeynaan aqoon

  • @minaahmedmohammed8255
    @minaahmedmohammed8255 ปีที่แล้ว

    Man sha Allah qalo waxaa la dhaha Cabsi Reer waqooyi isticmalana

  • @nasteexoxaaji6260
    @nasteexoxaaji6260 ปีที่แล้ว

    Waa cabsanaa

  • @minamoha6505
    @minamoha6505 ปีที่แล้ว

    Waa ilmaha dad aanu aqoon ka cabsada

  • @Dooliga
    @Dooliga ปีที่แล้ว +1

    Masha allah famil qurux badan alle haydin xafido walale. Somalidana gabdho qaali ah inaad ledihin ogaada xabadaan camal yeysan markale naga baxsan 😅
    Erayga naweydiiseyna sister QALO - waa xishodka ilmaha ama inay diidan dadka kale inay qaadqaadan . Carurta qaar walidkood bas ogol aya jira oo qalooda …

  • @fadumogelle8462
    @fadumogelle8462 ปีที่แล้ว

    Masha alah ilahey ha kuu daayo

  • @fathimukhtaar2897
    @fathimukhtaar2897 ปีที่แล้ว

    Qalo waa ilmaha dadka uusan aqoon ka baqa ama ka ooya🙏

  • @munaabdullahi3871
    @munaabdullahi3871 ปีที่แล้ว

    🥚 more protein way ka dhaf

  • @halimahussein9060
    @halimahussein9060 ปีที่แล้ว +1

    Makhalooda waxa laga wada ma macabasada ❤

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 ปีที่แล้ว

    Qalo waxaa la dhahaa qofka meel uusan aqoon ama dad uu kaseynin markuu arko oo xoogaa uu ka cabsado ayaa la dhahaa wuu qaloonayaa waxaana loo isticmaalaa inta badan ilmaha yaryarka ah.

  • @sofiaissaa6993
    @sofiaissaa6993 ปีที่แล้ว

    Cabsi waaye

  • @user-mg3js7ze3b
    @user-mg3js7ze3b ปีที่แล้ว

    Masha allaah waxaa tihiin qos qurux badan wan iditaageeraa

  • @umumohamed1904
    @umumohamed1904 ปีที่แล้ว +4

    M.a wu weynadey dheh abayo Mar kasto m.a ina dhahdo wey ku ficnthy😊❤

  • @sacdiyoyuusuf7242
    @sacdiyoyuusuf7242 ปีที่แล้ว

    Qalo waa keek ama cabsi

  • @dheymanqaali7438
    @dheymanqaali7438 ปีที่แล้ว

    Qalo ama keegasho inaad u taqaan laga yabaa wa caruurta markey arkana qof ku cusub kadibne ey ka oyaan

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp ปีที่แล้ว

    jmujaahid Aabihiis Ayuu ugyahay masha Allah

  • @AshuAsha11
    @AshuAsha11 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah Hani and her family

  • @fatimakheyre3849
    @fatimakheyre3849 ปีที่แล้ว

    Qalo waa ilmaha ka ooya dadkeysan aqoon.

  • @user-fs9yx5qg8j
    @user-fs9yx5qg8j ปีที่แล้ว

    Waa ba qis jaa hilad yahay hawarta u eegi

  • @umulkhayrqaasim4464
    @umulkhayrqaasim4464 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wllo qalo waa in uu ilmuhu ka ooyo cida aanu garaneyn

  • @fadumoabdirahmanmohamed6914
    @fadumoabdirahmanmohamed6914 ปีที่แล้ว

    Masha allah cabsii ayalaga wada san qayasayo

  • @aliabdulkadir7464
    @aliabdulkadir7464 ปีที่แล้ว

    ASC
    Abaayo daadka kuu xiran aan ahaay sukhan maagisa maa ishgi kaartay❤

  • @AragsanAtosh-fg9im
    @AragsanAtosh-fg9im ปีที่แล้ว

    Muna I miss wlh❤

  • @juweriyosahal8397
    @juweriyosahal8397 ปีที่แล้ว

    Shugran xabiibti

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 ปีที่แล้ว

    Qalo. ❤❤❤ waxa waaye. Cabsi dadka maka cabsadaa maka loyaa.

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

    Qalo wa cabsi cabsi

  • @user-pp3os6yl6w
    @user-pp3os6yl6w ปีที่แล้ว

    Talfanka iyo tv ma ka soo gashay adoo walsha u camraayo

  • @manazahra9072
    @manazahra9072 ปีที่แล้ว

    manshaalah tabaraka allah
    rabi haydin xafido

  • @user-ox9pr7of7s
    @user-ox9pr7of7s ปีที่แล้ว

    Mnsha allh abyo aliih hadayo abihiis ciiyalkaliih madhalaay

  • @duniaibrahim9346
    @duniaibrahim9346 ปีที่แล้ว

    Masha allah walashey hani ale haydin barakeeyo adiga iya familkada qalo wa dadka maka cabsada miyaa

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 ปีที่แล้ว

    Qalo waxa la yidhaah marka ilmaha dad aanay aqoon arkaan ay ka ooyaan.

  • @ladanahmedofficail
    @ladanahmedofficail ปีที่แล้ว +2

    QALO WAA ILMAHA MARKUU KA BAQO DADKA UUSAN AQOON😂😂😂😂😂

  • @DavidJohns147
    @DavidJohns147 ปีที่แล้ว

    7:36 mashaallah 🥰🥰🥰

  • @hibastarofficial9356
    @hibastarofficial9356 ปีที่แล้ว

    Yaani. Ma oyaayaa dad ka hadey qadan

  • @caashoc
    @caashoc ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahey ha idin barakeyo 👏🤝

  • @laylotuuryare6605
    @laylotuuryare6605 ปีที่แล้ว

    Ilmaha yaryarka markay dadka kale didayan sas qalisho ladhaha ❤❤ilahay hani barakeyo ❤❤

  • @mudanahmed3826
    @mudanahmed3826 ปีที่แล้ว

    Qalo iyo keegasho isku mid waaye abyo

  • @daganabdikareem8836
    @daganabdikareem8836 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahay ha kuxafido❤

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ilaahey ha kuu xafido owlaada ❤❤❤

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 ปีที่แล้ว

    masha allah allah idin xafido mcnto

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว

    MashaAllah MashaAllah

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 ปีที่แล้ว +1

    Caruurta waxay kaqalodaan qofka ku cusub ama ay aqoon yani wey kacabsoodaan ama wey ka ooyaahan.

  • @fatimasahra2991
    @fatimasahra2991 ปีที่แล้ว +3

    Hani abayo cuntada babyga nogaso same rotine wiil yara iigari rabo cuno insha allah

  • @salmomahamedhusein1604
    @salmomahamedhusein1604 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh mujahid love ❤️ hpp

  • @hodanqabil5947
    @hodanqabil5947 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallaha allaha ha ku xafido habo ❤

  • @najahhassan8114
    @najahhassan8114 ปีที่แล้ว

    Masha aalllah u dheh

  • @abdirizakhussein9125
    @abdirizakhussein9125 ปีที่แล้ว

    Asc qaloon waxaa la dhaha qofku markuu dhexdago wadan uuna horey u takin ama magaalo ama xaafad iyo dad uuna aqoon ama Marka ugu horeyso Marka qofku markas ayaa qofku haduu aamuso ama uu xishoodbadan muujiyo iyo in uu ka baqo in uu dadka la wadaago sheegada ama la hadlo ayaa la dhaha qofkaasi wuu qaloonaya

  • @sadrimohamed4385
    @sadrimohamed4385 ปีที่แล้ว +2

    Ciyarta Istanbul ka dhaceeso noso duuba 😂

  • @xaawomaxamud8625
    @xaawomaxamud8625 ปีที่แล้ว

    Masha allah