Adna aniga walahi dabaqa aa degan tahay waaba ka cabsataa in ay iaha ika soo dhacaan leemba u maleey lahaay cabs cabsi waaye walahi ilmo maba ku aamini laheen hal tabaq wax la dheer
Hhhhhhhhh 😂😂😂😂😂😂Wlhi. Manoli kulaha koolo ber ken an kudagsade Adna Mohamed kadaf no e Faadma kusosamey plzz tedakle Mamo. Calwiyo awey igusalam Ayada neh❤😂😂moha is funny Wlhi
Inta prank markey maqashay soo aroday like 👍sara😂😂
Walaahi maxamed hata hadi xanaqsanyahay waa funny 😂😂😂😂
Hhhgt8o9o❤❤❤❤
Plz adno Sumayo Ku sameey prank 😂
الله يحميكم ويحفظكم يااحلى عائلة 🥰🥰🥰
Maama calwiya baryahan ma arkoyi beeh😥
Chanalka amira kaso daawo we xanusantahy Allah Cafimad hasiiyo
Way xanuunsantahay bee ilaah caafiyo
Maxa ka dondooni ma koloyto cafin donta
naga daaya ciyaarta prank layisla ogyahy 😁😁😁
Amiira prank kuso samee adnoy please 😫😫😂
Abaayo adna 2019 ilaa 2023 ayaan kudaa wanaayay halmar codsi kuma weedeesan ee Manta codsigaas ii tix Gali waakubaryaa suusu prank kusame💖💖💖💖💖😊😊😊😊😊
Next prank fadumina jeclhy wllhi
😂😂adna dhibka kadaay wiilka hakaa hurdee😂
Wlhi blhi waa isla ogyihiin qof daremen miya jiro qof tinta laga jarayo qof jifo xitaa uma og waxan ruwayad waaye😂😂😂😂
Hhhhhh wa la darema
Wan hilmaamay sasexda nag kulahaa it's funny 😁😁😁
😂😂😂😂mnoli meeqa bil aruuriyayi tinta kulhaa wiilkan funny wye wlh
Ku sali nabiga scw scw scw
Mama calwiyo allah cafiyo aamiin yàa rabi caalamiin❤
MashaAllah abayo ana iso boqda qeyr Allaha insiyo
Maama calwiyo allah cafiyo insha alalh🤲🤲
Hhh adno wallka maskiin waye mid walkey ah feer iyo jiliba mesha ka dhici laha 😂😂
Mom caawiya ilahya ha cafiyo hooyo yadan walhi qosaka ikadamaday Muha
Si xun uu u xanaqay lkn wuu xishmeenayaa walashiis maxmed funny 😄 😆 🤣 😂 waaye
Kolo bir ken an ku dhagsade kulaha 😀😂😂😂
Mamo calwiyo Allah noo cafiyo dumashi mamo aad ayn uga hela wlhi iyo amiira aad ayn uu jeclahy wlhi
Adna aniga walahi dabaqa aa degan tahay waaba ka cabsataa in ay iaha ika soo dhacaan leemba u maleey lahaay cabs cabsi waaye walahi ilmo maba ku aamini laheen hal tabaq wax la dheer
Hhhhhhhhh 😂😂😂😂😂😂Wlhi. Manoli kulaha koolo ber ken an kudagsade Adna Mohamed kadaf no e Faadma kusosamey plzz tedakle Mamo. Calwiyo awey igusalam Ayada neh❤😂😂moha is funny Wlhi
Koolo ii keen AAA walhi waa raftay🤣🤣
Mohamed funny waye wlh tinta waa aburayey kulahaa beer miyaaa 😂😂😂
Adna dhib Lee Barnk Maa nuucaas adna gacn aakuutagy luk ne waakuugu dary 😎😍😍🙋♀️
Kkkkkk wax badan mabalaga jarin adna dhibmiran waye🤣🤣🤣
Wcs adna xabiibti wlh maxamed waa ka gashatay 😂😂😂😂😱😱😱😱😲😲😲
Hhhhhh this prank I loved my dear adna keep going and keep getting subscribers 1m insha Allah 👰👰👸👸👸
Adna wllo cream kaga xagee ka helaa wllo
Maxmed Cade igu saalan Adna🥰🥰
😂😂😂😂kolo bir ken heee kulaha iyo raali galin rabaaaaa😂😂😂😂😂
Wlshy adna hore usoco from somaliland
Anoo tinteyda SAS lotabanayo maba hurdikaro hadi qolka lasogalo ayanba horay kaso kaca cade hurdo weyna 🤣🤣🤣
Hh kan qosolki oo qofa waye maxamed waan iska jeclhy 😂😂😂
Hooyo calwiyo ilhy ha Cafiyo 🤲🥺
Sumayo prank kusoo sameey🤣plz
Alla wilka maskiin wayo wlhi kii kle hadu ahaan laha dhagaha u ka tumi lahaa🤣🤣🤣
Waa isogatahin😂😂been waye prnka
Mnshlah keep going adna funny 🤣🤣🤦♀️maxamed timha jeclaa hadlkiisa iga gadan sorry
Mash Allah keep going 🥰🥰🥰
Masakiina cotakiisa hita lamaafahamaayo qof cabatooya ayuu uhatalooyaa
cagaf maxaa uso qaadan wayday😂😂
Adano Abaayo waxa jooji waa khadara inu so bodo oo maqasaku inadhaha ka kalo waa ika dalo
Abyo creamkaga wn ubahanaY Halkee kala soo xiriiraa 🥺🙏
Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah kulabir majirta
Waa Ku salamy payo adno👋🥰
Inta adno takerto🥰🥰🥰❤️
Masha allaaha abaayo mcn allaaha ha idinxafido dhamantin Masha allaaha wilka waa qurxonyahay Masha allaaha aboowe
Ar kan wlhi QoslaY leYahaY😂😂
Ma maydbaaaa muxuu ukici waYaY
Hurdada Aduunka XaTaa HadaaN ku jiroo Quraanjo i raacdo waan toosaaa
Maqaayaday mar hore xirey kulha😭
Haa waa iloway sadaxda naag😂😂😂
Koolo iken aakudhagsane🤣😂
Wacaleykum salam 🥰 ♥
1 ah ma sha allha allha motiyo isheenaa
Allah qosol igu diley mahamed 😂
Manshaallaah Illaaheey haidin Xafido ❤❤❤❤❤
My lovely family caati macsungur 😂soarso keep going ❤❤❤ hooyo dayda iska jacel enay eni dhawato walahi m.a ❤
abaayo amiiro intee aday wn uxiisay
Sorry 🥺 Mohamed qurux 😭
Adno abyo amiira ka so hadal xagee Naga ady wlshena mcn wn u xiisny
MashaAllah😅😅😅
Xoga jiliinkiina waa lafahmaa
Micnaha Ruwaayada in aad dhahdid ayaa qurux badan
🤣🤣🤣
Pls adno wajigeyga nabro kama dhamaado abyo waxaan mariyo ii soo sheeg pls pls 😥🙏🙏
maxamabnoso badu pls abayo adna
Plz abaayo saxaaf kusoo samey 😂😂
Sumyo kusamey io fdn 2vied ples adno kkkk
Waxan Brank maladhahaayo wax cadi eh lee waye
Gabdha fatima ku so samee plse adan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Hhhh alla rabiyow adna dhibley
Gabdh an social media galin ayn raba maa odhanino
Maxamad arso 😂😂😂
Ar adna😂😂😂
Please amiira qurux ku samee 🙏 abaayo
Koolo bir keenhee 😂😂
Adno dumashi kwrn hadan dumashida noqdo
Haa wlhi
Mansha allah
Maxamad cade kwrn labdena hada wada shekeysano
Maxamed waa qosol socda waaye
Noooooo
Team maxamed cayda sorry 😢😢😢😢😮😮😮
Wn ku tageraa
Cunuga yar iska dhaafee ninkaada kaxiir hadaad run sheegeyso
Fani waaye
Xagan kala soo xidhiidha
Mama calwiya aaway
Rali galin lo bahanyahay kulata gift buu rabaa😂
Haa
Waa fanny wiilka yar😂
Cunuga ma balakonku jifaa maxa luqaan wallka qol fcn sii wA iga talo😏
Wara kajoka atana adigaa wan kusalameye nosoqora labaraka in iscadeeyo rabaa
Numberka creamka soo gali
Asc gcl
Amiiro kuso sameey please
❤❤❤❤❤
Wan kaa helay runti
Subscirbe isara asxabta adna mahadsanidin
Maxaa.my.zister
Baro Luuqada Ingiriiska Adigo Gurigaaga Iska Joogo Kana Baro Si Bilaash Ah Channel Ka
SAHAN TOOSAN
Si Daacad Ah Oo Hagar La Aan Ah Mahadsanid.…