Xaqiiqada Bilowga burburka nolosha Mohamed Da'ud Qeybta 1-aad Wariye Sharmake Abukar Amin. u duceey.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 68

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN ปีที่แล้ว +17

    The best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam 📿🕋🕌🙏🙏

  • @salamali54
    @salamali54 ปีที่แล้ว +1

    Dad waa maqlay xabsi mudo kujiray waa xanuun. Waxaa kasii xanuun badan caruurtaa dhashay haku xiraan😢😢😢 subxanalah Akhiro ciyaalkas war u yaal

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr ปีที่แล้ว +3

    Wallahi ogadenka waa dad nasab ah oo naxariis badan aniga hada kahor aad ii caawiyeen kheyr allaha siiyo

    • @NasroSheekhxasan-lb8jr
      @NasroSheekhxasan-lb8jr ปีที่แล้ว

      Wale aniga ma iloobo abaalkeey ii galeen reeerkaas JAZAKALLAAH

  • @FaafanTUBE
    @FaafanTUBE ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan waa la dulmiyay xaqiiqdii Alle qalbiga ha u qaboojiyo hana siiyo caafimaad taam ah

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 ปีที่แล้ว +5

    Allaah hakusaacido walaalkay maxamad daaud sabir sabran jamiilaa...insha allaah

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 ปีที่แล้ว

    Subxanallah allow cadowga nagaqabo asagane ugargar Amiin yarabi

  • @Zaara548
    @Zaara548 ปีที่แล้ว

    ilmo an ilmaheyga aheyn sen u qadanaya subxanallah 😢😢😢

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +4

    Aabahaan ilaahow caawi🤲maskaxiyan ayuu u dhib u gaaray weena adagtahay inuu so kabsado mediana wuu kusii dhex waalana😭

  • @farhioismail4880
    @farhioismail4880 ปีที่แล้ว +2

    Walihi bentis maha somalidu wa xasidin nolol quriwa bey yaqana qofkey arkan in u dacad yahay nololsha bey ka jajabiyan lama amino wa narsisiyal wey maskin allow cawi asaga gusha hali dona ugu daben

  • @هناءحسن-ظ2ض
    @هناءحسن-ظ2ض ปีที่แล้ว +4

    Ninkaan wllhi dhib weyn ayaa gaaray .ani ahaan waxaan dhihi lahaa in uuw xajka tako siduuw qalbiga allaah qalbiga ugu qaboo jiyo

    • @bushra445
      @bushra445 ปีที่แล้ว +1

      Sharci uu wadanka uga baxo ma heysto😢

  • @soodagan3048
    @soodagan3048 ปีที่แล้ว +11

    Never trust anyone and never tell your secrets too anyone. Be careful out here 💯👏🏾❤️✨

    • @shaqalecabdikariim9233
      @shaqalecabdikariim9233 ปีที่แล้ว

      Sister can you teach me the English 😂

    • @soodagan3048
      @soodagan3048 ปีที่แล้ว

      @@shaqalecabdikariim9233 you can learn it here one TH-cam, write ” English for beginners on here, you will learn if you watch children cartoon too.

    • @IfrahAhmed-i4b
      @IfrahAhmed-i4b ปีที่แล้ว

      😅bb.😅 nhn. 😅

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan sharcigisa haloo bad baadiyo plzz somali ween wayo waa wiil wangsn lakin dhibka ayaa ka tan badiyay alow bedel qeer qabo ugu bedel yaa rabi 🙏😭😭😭🤲🤲

  • @djnuurowplas2746
    @djnuurowplas2746 ปีที่แล้ว +1

    Waa wax layableh

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว

    Wa. Wa runtiisa. Dadku aamin malaha isagu daacad buu ahaa.

  • @fahima6666
    @fahima6666 ปีที่แล้ว

    Maskiin Waan Ka naxay Walaahi its aad runtii♥️💕💕

  • @cawodhalad7072
    @cawodhalad7072 ปีที่แล้ว +4

    Dadka sidas u xumeyey hadal qaldan xata kuma tilmamyo 😢ilaahow qofki qof wlalki Ah xasda adunyo akhiro ku silci mxy tahy sababta qof wlalka islama ah dhibtiisa u radinysa iyado wadan qurbo la jogo oo xaladu adagtay damiirka ku siinaya inad wlalka hagardamadisa raadiso ka dib adigna faraxsanato wake ilahow somali ha ii bahin & qof baniadama ahba qurbaha noloshada & familkaga & privacy inad hal qof la Share garayso Ha isku dayin ilahay talo saaro noloshada raaco

  • @NimcoXusenAbdi
    @NimcoXusenAbdi ปีที่แล้ว

    💓💓💓💓💓💓

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 ปีที่แล้ว +4

    Asc walaal waxaa tahay nin soomaaliyeed ee qisada mahamed daauud wax cusub Kama aha soomalida hadaa tahay qof caawinaaaya oo ka danqanaaaya dhibkiisa caaawi hadii kale ka daa wareysiga aan ka qaaadeysid shaqo kale &wareysiyo meeelo cusub ka raaadi eee usa caaawi somali badan oo dhalin yaro ah baaa ku dayacan hadaaa daacad wax u sameyneysid

    • @munaahmed-n6v
      @munaahmed-n6v ปีที่แล้ว

      Wlhi arin fiican baad kahadashay 😢

  • @hanefa283
    @hanefa283 ปีที่แล้ว +1

    Uma ogolaan leheen😢 gurigaada iskamabari laheeyn

  • @abdulkadirmohamed5332
    @abdulkadirmohamed5332 ปีที่แล้ว +5

    Ascww Somali Mohamedeey, walaalkan runtii waxaan filayaa inuu xanuunsan yahay. Wareysiyo horey u bixyana waan arkay. Hadaladiisa iyo eedeentiisa waxay u eg tahay is dhaafdhaafsan. Fadlan wareesiyadaan ka daaya. Waxaanse ku jeclahay oo aan ku arkay inuu nin iimaan fiican leh yahay waana inta caawineysa.

  • @fawsiagaal6901
    @fawsiagaal6901 ปีที่แล้ว +2

    Allaha kuu dhib dhaamo

  • @Amir_oshea
    @Amir_oshea ปีที่แล้ว

    Allah ha u gargaaro

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 ปีที่แล้ว +5

    Please the way u record is not good it has alot of blinking just focus on the guest why do u want to move in seconds u r damaging our eyes.

  • @boqorbulshawi
    @boqorbulshawi ปีที่แล้ว

    😢

  • @khadramohamedjama9261
    @khadramohamedjama9261 ปีที่แล้ว

    Away qaybtii labaad soo dadaji fadlan

  • @queenqali470
    @queenqali470 ปีที่แล้ว +1

    War camerada cadiiii udub maxa uwawarejine

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 ปีที่แล้ว

    Ilma xaq bey lee yahiin waaridka markasta ma sax nah lakin qof kii ween oo aqli garan karah waarid ka marku ku dhiboh Ina tartiib ka taktit lakin ilma han wey yarayeen asa hayey

  • @haniya_5600
    @haniya_5600 ปีที่แล้ว +2

    Soo fasax qeybta 2 aad huuno de 😮

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago8009 ปีที่แล้ว +2

    Sorry aabo Mac 😢😢

  • @c.c.536
    @c.c.536 ปีที่แล้ว +1

    always part 2 gii

  • @africanlion3281
    @africanlion3281 ปีที่แล้ว

    Part 2 awe walaal?

  • @najahahmed3096
    @najahahmed3096 ปีที่แล้ว +1

    Maskin weye mohmed ilahy ku xidhan oo la dulmiayay ilahy ayaa markasta la jira qofkasta la dulmiyo 😢😢

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkaan wax badan baad waraysateen warka badan joojiya markaan wixii ka dambeeysa na tusa waxtar iyo wixii loo qaban karo inaad u qabatan

  • @abdulahiali2104
    @abdulahiali2104 ปีที่แล้ว +2

    Dhibane mise Dhakane, his story doesn’t add up!

  • @YasminBarre-r8l
    @YasminBarre-r8l ปีที่แล้ว +8

    Don't trust to anyone

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha ปีที่แล้ว

    ilaa hada warka ninkaan sheegayo maahan mid dhamaystiran xog la aamini karana maahan , see qof aan ilmihiisa korsanaya isagoo aan wax dhib ah samayn waxaas oo dhan o dhib loogu gaysan karaa ??? Ninkaan daraagis isticmaali jiray oo aan masuuliyad aabenimo qaadi karin bay umuuqataa isagaana fursadaas siiyay ay jaaniska uguheleen

  • @abdirahimaliadow234
    @abdirahimaliadow234 ปีที่แล้ว

    Dadka daaliminta ah miyaanay ogeyn inuu Ilaahey u jeedo oo maalin ay hor istaagi doonaan ?

  • @LabelladaBella
    @LabelladaBella ปีที่แล้ว

    Warte es iga wiilka Mohamed eee Hanna abuukar soo fiirsada, waxaaa ogaaneee runta 😢😢

  • @nasraahmed4014
    @nasraahmed4014 ปีที่แล้ว

    Sorry 😢😢😢 fahter subaal allah dont true enybody axx aabe adiga nin xata her way wallan subax allah somaliyae qof ha amin somalida yab xasid isku ah nin her waxaay gadhen tikkot ku washaay lakin waxaa la talsarta habarta cajooso weyan balayo ku dhacadye habarta xasida e aabe iyo caruuto kal foogsaye bal ku dhacadye axx 😭😭😭😭😱😢😢

  • @leylabare1926
    @leylabare1926 ปีที่แล้ว +1

    Sorry😢

  • @nastehaahmed4644
    @nastehaahmed4644 ปีที่แล้ว

    Suasha an sugaye inad wediso wexay tahy daqartay wiilka lkn madan wedin

    • @abdaleabdillahi6485
      @abdaleabdillahi6485 ปีที่แล้ว

      Nin kan waa niin xanuunsan qisadiisa waxaba ka qaldan

  • @MohammedAbdullahi-dy4yt
    @MohammedAbdullahi-dy4yt ปีที่แล้ว

    Sharmake wlhi wankutaagera

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 ปีที่แล้ว +1

    Inta badan wu iswala ninka

  • @sumayayusuf4478
    @sumayayusuf4478 ปีที่แล้ว

    Hadaa cawinenin ka daaya xasuusaha qaabka xun ninka meeqa waresi aan wx tar laheen

  • @charlesabdi
    @charlesabdi ปีที่แล้ว

    French ka waxay dhahan :homme est un loup pour l'homme .😮

  • @aminaahmed5601
    @aminaahmed5601 ปีที่แล้ว

    waxaa is waydiin mudan polisku qof an dambi galin miyay iska xiran

  • @HassanAli-cu7fc
    @HassanAli-cu7fc ปีที่แล้ว

    Maxamed da,ud waaLaga QaLdan yahay
    Somaliyey wiLkaN sharcigisa usoceLiYa
    iNtad u dadaLikartaN u dadaLA

  • @Hayatshali
    @Hayatshali ปีที่แล้ว

    Ninkan waa lawarayta uun qof wax utara oo niyada uqaboojiya majiro dadka ninkan arkoow waxad isku daydaan in aad qalbiga udhistan oo lasheekaysta

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 ปีที่แล้ว

    Waxan sameysa inat kumash qusho tantafa

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 ปีที่แล้ว +1

    This guy suffered manic depression his cognitive disposition is a clear sign man is edgy fidgety! Brain is over working love it when he speaks as a third person

  • @samiraige4360
    @samiraige4360 ปีที่แล้ว +1

    Waxbaa xasad igu ah wax shaqaynaya maahan. Inankaaga waad u gacan qaaday taasna ma iyagaa kugu kalifay? Khaladkaaga cidna haku eedayn ee naftaada eedee bes. Imikana arinkan ka gudub baan ku odhan lahaa.

    • @fardowzaabdi8550
      @fardowzaabdi8550 ปีที่แล้ว +3

      Soo asi madhalin haduu dilin maxaa kagale nagta iyo nika

    • @hamdiomar9103
      @hamdiomar9103 ปีที่แล้ว +1

      @@fardowzaabdi8550 that isn't how it works in america 😂you hit a kid and you go down

    • @shaqalecabdikariim9233
      @shaqalecabdikariim9233 ปีที่แล้ว

      ​@@hamdiomar9103your writing is totally wrong I think you live in wanderer

  • @abshirdakane763
    @abshirdakane763 ปีที่แล้ว

    o9. o

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 ปีที่แล้ว

    Nin waalan oo qof waalan waraysanaya . Caruurta iyo qof dumar oo sxbta kulaha kkkkk maa habar aad xaas ahayn walaalo ahayn guriga kugu imaan jirtay. Fusuq iyo qudhun yaa ku noolayd. Caruurtaada isi idhahay kulaha kkkkkk beenaale . Yaaaaahuuuuu

  • @Kckcollection
    @Kckcollection ปีที่แล้ว

    I don't believe him 😮

    • @nastehaahmed4644
      @nastehaahmed4644 ปีที่แล้ว

      Suasha an sugaye wryaha inu wediyo ma wedin wilka madaqarte oo run mey ahayd inu dhhe ehet end of story bay ahan lehet markas