"Haddii ay kaa soo go'do xaas kale dadnimadeeda yeello" Macalimad Fartun
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Ka mid noqo asxaabteenna nagu xiran. Chanelkan waxa aan ku soo gudbinaa barnaamijyada arrimaha bulshada oo ay kuwa diinigana ka mid yihiin. Nagu soo biir aana ka wada shaqeyno wannaagga bulshadeena.
GABDHAHA SOOMAALIYEED, Sheekh ad Fartuun waa inay dhageestaan. Ilaahay haku barakeeyo oo cumrigaaga ilaahay ha dheereeyo. Raga wanaagsan ayaa wehel u tahay.cadaaladna waa tahay. ❤
ASC Suheyba wacyi gelin fiican baad wadaa Khayr Allaha ku siiyee
Asc wll aniga waxyaba ila fican in lays furo
Maadhallah❤
Asc waxaad kasoo jawaabtiin kalmada layiraahdo maseer tir ooy naaguhu nagu wareeriyeen intee diinta uga taal .
Halugayn
ASC ustaad waa mahadsantahay soo badi barmaamijan
Xaqiiqo waxaan usoo taagnaa nin intuu minyaraystey markasta uu minyaradii uyimaado uu minwaynta caayayo markaas minyaradii meelaha uga caaydo oo ceebeheedii sheeg sheegto
Asc wall dhiiga haduu dhaf 15 Bari ma lagu tukan karaa tan kale wall iisoo duceeya mudu ubad Maan dhalin dhalhaatir tana waan ku daalay iisoo duceeya ducadiinu waa mihiim
Allaaha kugu arsaqo ubad qerbo oo baari ah abayo adan ku dhibtunin insha allah ❤
@@juweriahajihussein8390 tanks qali jasa kala khayr
Alle wax qeyr qabo alle hakusiiyo
@@haala552 tanks wall aamiin aamiin yaarabi
Abaayo mcn ilahay inaa saciid àh hagu siiyo
Abaayo mid labaad maa ii guurisaan middii horee wareer igu ridaye Babdhoow
Kkkkk
wareerka armuu adigu kaa socdaa
30 Sano Ayey iljoogtaa weligedna waxba iguma qancin shaati iima feereyn sariirna iima goglin
Horta.ninka hadu naag kale guursado I wajiga u badalo gabdhi hore Mida kala neh bari saaas u wajiga ugu badalaaa
Kkkkkkk Yaa waxaad 10 sano kahor ku samaysay ma iloobaysa’aa???
Adunka waax dacaad walawaye ninka fasaxa kasoqati xaska weyn hadana guri dumisi ayan arki taas maxaa ladihii kara
Minyarad iyo minweynta walabagabdhod oo somaliyed cayda iyo aflagado matalo waceb gabdhaha halaixtiramo
Gurubka ciilana nahee aan kaa faaidnee
Colaada aabeyasho ma aburaan e Dumarka abura ayado aan balayo jirin
nin rageed hadii uu joogi lahaa ma aysan dhaceen in ay dumar colaad abooran taasina waa ducfiga raga soomaaliyeed intooda badan
Dumarku waa sida muraayada oo kale sidaad ula dhaqanto bay kuula dhaqmayaan ee taa soo tijaabi
Waa sax oo dumarkaa abuura badanaa waayo wey maseyraayaan waana lagu yaqaaan lkn adaa lagaa rabaa inaa dejisid oo sasabatid oo dul qaad umuujiso
Leeeee tttttttt tanaa yareydaancaday qiimobadan khateeeeeeyqarancaday yareey fariidad dumaroo khayrbadan sedexaad yareey bahyareeeey bah lagufarxo miyaaa.iyaaaaaaaaaa