Degdeg Dagaalka Sanaag Awgii iyo Jabka Laascaanood Oo Kacdoon Lagu Qaaday Garaadada iyo Firdhiye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GUUGUULE WAXAAD TAHAY NIN JECEL QARANKA SOMALILAND WAAD KU MAHADSAN TAHAY ILEEN ADIGUBA WAXAAD TAHAY REER SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuul hambalyow ❤❤❤❤❤

  • @IsmailKahin
    @IsmailKahin 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hambalyow guuuuul 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Laas caanood Isaaq badan waa Guryo kulahaa

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ey hawiye Hubso hadalkaaga Muse ma istimaaklan Madaafiic. Naxariis bu sameeye.

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hooyada was.Muse maafiic ma istimaalin. Tudhaal Muse Eeday

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guul somaliland❤❤❤❤

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ha la yaan labadi badilka isku racda xaqay ku kala tagta .

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceerigaabo Ma iyagaa lahaa Guryahooda marka lafuro koono waa loo celinayaa lacagtooda❤❤❤

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    INADEER CEERIGAABO WAA MAGAALO AWOOWE SHEEKH ISXAAQ LAAKIIN MEESHA AANU RABNAA WAA LAASCAANOOD IYO GAROOWE ANIGAA RUNTA KU SHEEGAYE WAANA BALAN IN AANU DAAROOD FAQASH MEEL SAARO

  • @ZAHRASAEED-k2m
    @ZAHRASAEED-k2m 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habaryar, don't call us Huwan. we just defending our homes as the sunna requires.

  • @avoidcruel744
    @avoidcruel744 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Baga hays cunaane daa badawda waalan😂

  • @AbdiAbdilahi-n4n
    @AbdiAbdilahi-n4n 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laascanood lafteeda aynu xagan weerar kaga qaadno

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa dhacdo layaable ka dhigay ceergaabo ma laascaanood baad mooday sxb waad iska kaftamaysaa sxb huwan way kibrayaane intaasi haku filaato sixirkii iyo falkii qoojacade naloo maleegay mar kale shaqayn maayee

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muse Behi muu weerar jirin ee darood iyo somaliya ayaa weerar jireen xaryaha cidank qaranka way isdifaaci jireyn waxaa wada dagaalkan Xasan Sh iyo China somaliya oo dagaalo wada siba Xasan Gurguurte iska ayaa aakhiro tagi

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haday joogi waayan lascanod iya uu maqan walahi

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    warnacaskan afka qashuusha leh muxu aha horta war naga amuus doqon yahow muuse isaga ciidankafasaxi wayay kurisigina waxasu ku wayay dayacada dalkee adiga huwane doqon yahow

  • @HodanElmi-wp8sf
    @HodanElmi-wp8sf 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenloow ciidan jabay ma jirto adaa lagu jebiyey geed yohow foosha xumi afka iska hagaaji iyo meesha aad fadhido hanaga cawryin Garaadada yada gunyahay