Aqoonsiga somaliland waa Caano Muuse soo Lisay oo Uu Cirro Dhamayo Maxaabiista la hayaana waa 190

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 86

  • @YusraAhmed-i9r
    @YusraAhmed-i9r 4 วันที่ผ่านมา +2

    Guuul Somaliland
    oday ali

  • @AbdirahmanJota-b2o
    @AbdirahmanJota-b2o 4 วันที่ผ่านมา +6

    Arab haloo gurmado isaqoow Ogaden baa la dagaalamya

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 4 วันที่ผ่านมา +5

    Huwantii ceerigaabo Mar haddii la buufiyey maasha allah guul iyo gobonimo.

  • @cawilcarabay9483
    @cawilcarabay9483 4 วันที่ผ่านมา +4

    Cali Waan ku salamay Sxb 190 Yaan lahaa waayin

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 4 วันที่ผ่านมา +3

    Asc mujaahid abwaan cali ismaciil carab walagu tabay xalay ila shalay wllhi

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 4 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤,caliyaw su,aal madaxwaynuhu ma,ISKA fogeeyay,ninmakii sheegan jiray saladinta sida cidla gude jambir suldankii niikada good iwm

  • @lulaha7941
    @lulaha7941 4 วันที่ผ่านมา +1

    We missed you Ali last night.
    Inanka I noo daa Ali.
    Weriye sare Abdishakur waad salaamantahay. We love ❤️

  • @fardusmxamed6455
    @fardusmxamed6455 3 วันที่ผ่านมา

    Allah yahfidak Muuse recognition ❤

  • @abdirashidsiciid8848
    @abdirashidsiciid8848 4 วันที่ผ่านมา +2

    Xalay jimcihii ayuu odaygu qadimee kadaa sarniinka

  • @suudicismaan6749
    @suudicismaan6749 4 วันที่ผ่านมา +1

    Askum muj caliyow kilgood maha laakiin dadka gobta ah ayaa sidaasi sameeya

  • @Bashatalents
    @Bashatalents 4 วันที่ผ่านมา +1

    Neefoow imisa goor ayaan subscriptions saari karaa???
    Bal ii sheeg dee

  • @abdirashidsiciid8848
    @abdirashidsiciid8848 4 วันที่ผ่านมา +2

    WAXAN HAMBALYO UDIRAYAA SHIRKADA TELESOM OO JOOJISAY APLICATION KII 1XBET KA MARKAA CALIYAW SHIRKADA SOMTEL HALKAN KALA HADAY WAAYO HABEEN WALBA 1MILYAN OO DOLAR AYAA DALKA KA BAXDA

    • @abdirashidsiciid8848
      @abdirashidsiciid8848 4 วันที่ผ่านมา +1

      SI IYANA INOOGA JOOJISO WAA AAFO LAYNOO SOO DIRAY

    • @gashanlexandule5849
      @gashanlexandule5849 4 วันที่ผ่านมา

      WALAAHI WAXA BUSAARADA INOOGU WACAN WAA 1XBET KA FADLAN CALI ISMAACIIL CARAB BARNAAMIJ KASOO SAMEE

    • @gashanlexandule5849
      @gashanlexandule5849 4 วันที่ผ่านมา

      IYO WALIBA DOOLARKA IYADAA KICISAY

  • @SheekhAxmad-y1w
    @SheekhAxmad-y1w 4 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuuuuuuuuul soomaalilaan 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 4 วันที่ผ่านมา +1

    Caliyow odaygii Ismail Haji Nuur Mayarka Ceerigaabo iOS anaa I jirtay maxaa ka siya isagaa cadowga siidaynaye eh .

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 4 วันที่ผ่านมา +1

    Ninwaliba meel bu sogadhsiyey somaliland inshallah muuse ictirafbu soo dhaweyey cirro waax badaan oo hadhsan buu khabaan

  • @amaladan2259
    @amaladan2259 4 วันที่ผ่านมา +2

    AllAylehe waa shaqadii muuse iyo Kulmiye

  • @suriadan4982
    @suriadan4982 4 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Cali dhakhtarki kawaran dadkii xilalaka waayey xaaladooda

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 4 วันที่ผ่านมา +2

    Hhh waar caloow ma subag goroyo ayaad cabtay waad hillaacasaabe masha allaah xayaakallaah warkaagu nooga duwan cidkastoo wxsheegta kusoco

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 4 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Habeen kii xalay ahaa ma mirqaan dartiibaad JILAA ILKA CASE noogu soo riixdee waar bahasha ina yareeya

  • @ahmedtaajirmohamed112
    @ahmedtaajirmohamed112 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waa laydin waayay waana laydin baafinaayay dadka qaar ayaa yidhi muuse biixi ayay raaceen

  • @NuurIlkacase-b1i
    @NuurIlkacase-b1i 4 วันที่ผ่านมา +1

    Niyaw ilacadu miyay walata

  • @Chafiaabdoulrachid
    @Chafiaabdoulrachid 4 วันที่ผ่านมา +1

    Salam abtiyo Ali Ismael Arab nolow

  • @MaxamedAmo-z5q
    @MaxamedAmo-z5q 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waad mahadsantahy cali iyo wariye sare waa mahadsantahy madaxwayne cirro inuu iska fogeeyo dad xumaa maanshalla

  • @mawliidcismaan9785
    @mawliidcismaan9785 4 วันที่ผ่านมา +1

    Xalay miyaa lagaa dhex qadeeyay oo waa lagaa jabsaday,ninka waalan yaa nagusoo daayay,dhooqada ka ilaali meesha waxaanu kugula soconaa waa odynimada iyo falanqayntaada xaqiiqda ahe.

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 4 วันที่ผ่านมา +1

    Aliyow weligay maad arag wasiir Adbala sandheero cid cayaya ama hadal naxli leh Laga maqlay

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 4 วันที่ผ่านมา +1

    Chanel ka kii waalaa ee nacas ka ahaa ilkacase miyaad ku wareejiseen

  • @sahraibrahim9286
    @sahraibrahim9286 4 วันที่ผ่านมา

    Habarjeclo markay xilka haysay far baa ku godnayd ilaa hantidii dalkaad ogayd ciil uma qabtaan❤❤❤

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 4 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse muxuu ka sameeyey, aqoonsiga Soomaliland? Sheeko caato. Madaxweyne Siraanyo ma tidhahdid ... kani waa odey xun.

  • @sahraibrahim9286
    @sahraibrahim9286 4 วันที่ผ่านมา

    Ali waa lagu tebay❤❤❤❤❤❤

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 4 วันที่ผ่านมา +1

    caano cidii soolistay la ogyahay cidii doontaa hakeento weeye xaalku

  • @halimosugule76
    @halimosugule76 4 วันที่ผ่านมา +3

    Cali lminka wuu seexdaa

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 4 วันที่ผ่านมา +1

    Tii gooja cade ha odhan ee maraaga dheh gooja cade waalaga guuree

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 4 วันที่ผ่านมา

    Thank you U.S.A and U.K. governments who Recognising Somali land . Wellcome to Barbra. Gulf of Aden Somali Land. Hargeysa.

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 4 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxweyne ciro horu usheega inu magaca SNM tirtiridono hakasugina inusara uqaado

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 4 วันที่ผ่านมา +1

    Been iyo faan =reer bari

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 4 วันที่ผ่านมา +1

    Caliyaw idaacada xalay waa latabay waa,inaad ogaysiis siibixiso markaad hawl,kale ubaxayso inanka daayoo qoorta hawgaline

  • @Farax_mm
    @Farax_mm 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waar reer cirjiidho xalay manabad qab ayuumbaad kumaqnaydeen

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 4 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 วันที่ผ่านมา +1

    Calow xalay idaacada maxaa ku dhacay

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 4 วันที่ผ่านมา +1

    Mujahid cali duldul xalay maxiilkibu warejinayay

  • @abdullahiahmed3774
    @abdullahiahmed3774 4 วันที่ผ่านมา +1

    Xalay Xageed Ka Dhacdeen Ma Dhakhtar Xilkii Miyaad Wareejiseen

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en 4 วันที่ผ่านมา

    Idaacada ilka case hakaga tagin.
    Markaad aanad imanayn noosii sheeg.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 วันที่ผ่านมา

    AGOONTII GOOJACADE IYO AGOONTII GACAN LIBAAX IN BIIL LOO QORO😢😢

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 4 วันที่ผ่านมา

    Daarood dagaal lagu qabtay oo ku wada dilaya waxa loo kala jecleystaa waa khalad .

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 3 วันที่ผ่านมา

    Qaranka Somaliland wlee gudo iyo dibada waa guulaysanayaa huwanti xaar dareeshe ayaa kudhacay markii aayar joogee wayen

  • @bilaalbilaal1129
    @bilaalbilaal1129 4 วันที่ผ่านมา

    Ali too arintaa run Jamaal sheeting habarjecli waa reerka Kailua ee wax Waḻpa iska kooba

  • @MA-ux5ki
    @MA-ux5ki 3 วันที่ผ่านมา

    Waxan filayaa inu Markanku kayeelo sidu PANAMA kayyelo SOMALILAND 🎉

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 4 วันที่ผ่านมา +1

    Kii keenaaba waa kayagii kadabaa dhaha

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 วันที่ผ่านมา

    Saaqidii ta H j ictisaam yaa ka qabiilisan ILLAA D SHIIL MOOYEE WADA QABYAALAD SSB ALLE ha xafiddo e

  • @abdirashidgowdan4871
    @abdirashidgowdan4871 4 วันที่ผ่านมา

    Qabayaalada Habarjecl waa muqadis waxag waa boobay halka ladiindhiba boobaay

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 4 วันที่ผ่านมา +1

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @QoorCabdi
    @QoorCabdi 4 วันที่ผ่านมา

    Asc aw Caliyow canaalka HJ keliya miyaale oo waxad ledahay cid kalaay ha dhageysanin

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 4 วันที่ผ่านมา +1

    Guul soomaliLand ❤️🤍💚

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 วันที่ผ่านมา

    Adeero cali imika ayuu xitaa arooray adeero sharaf leh oo qaali ah
    Waa runtii adeero dumarku imisa jir aad bay uga xanaaqaan 😂😂😂😂

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 4 วันที่ผ่านมา

    Wasiirka qabey basra baaruud muxuu ahaa magaciisu ?

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 วันที่ผ่านมา

    Waayo warsangali sidaasi cadaalad maaha waa in mandheera lagu soo wada shubo

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 4 วันที่ผ่านมา

    muuseba wuxuu dhamay oo intifaacsaday tacabkii siilaanyee ciro muxuu kaga duwan yahay kuwaas

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 4 วันที่ผ่านมา +1

    Idaacadu ma mid baxsanaysaa

  • @user-ri2dj7ch9h
    @user-ri2dj7ch9h 4 วันที่ผ่านมา

    Sheekadan Aqoonsigan wa dabin loo dhigiyo xisbiga Wadani, oo Cirro lagu khuukhiniyo sidey farna u qaadin oo qoladii hore meesha boobtay iskaga jeediyaan la xisaabtan

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 4 วันที่ผ่านมา

    Hadii soomaligu yahay carab muxuu u noqon waayey afkiisa hooyo af carabi ?

  • @saidugul7135
    @saidugul7135 4 วันที่ผ่านมา

    war calow sheeg meshad ku maqnayd waxa lasheegaya inad ciiro xil u donatay

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 3 วันที่ผ่านมา

    Good

  • @user-ri2dj7ch9h
    @user-ri2dj7ch9h 4 วันที่ผ่านมา

    Today it’s US, last year it was Ethiopia, before that it was EU, and before that UK, and a decade ago it was African Union to recondize SL. This recognition is seems to be used as a political chain to confine, distract and confine the rational the thinking of Somaliland people to limit the accountability of the failed Kulmiye leadership in the last decades who have robbed the resources, land, assets of the people and government.

  • @saynabSr
    @saynabSr 4 วันที่ผ่านมา

    Cali duuldiilow ku dar agoontii 94kii mise kuwaasi waa arimo kale

  • @khiremohammed
    @khiremohammed 4 วันที่ผ่านมา

    Wixi wasiro somaray habarjeclo waxa ugu aadkaa wasiir hore xirsi xaji cali rageda weye lakiin kuwii kadanbeyey waxay ahayeen lahaystayaal

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 4 วันที่ผ่านมา

    Asc xalka qabata xalay nin aya soo saartay loogadin nin waxad ka soo warantan caruurtan lagu laay Hargeysa shako cosob ayaa soo baxaday

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 วันที่ผ่านมา

    Xumaan ninka sameeya waa ubanaan baxnaa Cali ism Carab Wanaaga ka sameeya maxaa isna b...bax sida USA WAXA KA SOCDA DHUGO CALOW 2 DHINACBA SLND IYOSOM...

  • @IbroGuuraye
    @IbroGuuraye 4 วันที่ผ่านมา +4

    Asc mujahid

    • @cabdalecabdaleaxmed
      @cabdalecabdaleaxmed 4 วันที่ผ่านมา

      Waar yaa cali carab, Miyaan hadalkaa lagaa qorayn, ugu yaraan maad tidbaahdid iyaga ayaa shaqaysta taasaa lagaa aqbalayaay, oo dhawr nin oo Gen, mohamed Kaahin uu hogaaminaayo mooyaane. Inta kale intii ay xilka hayeen ayay noqdeen milyandheero. Mana jiraan cid ka horaysay oo in gay xukunka hayeen cid reerkooda ahi ka taajireen. Haddii aan arinkaa qoladan Garxajis idiinka danbayne, iyagana bal aandhawrno in ay idin dhaafaan iyo in ay dadka kale ka mid noqdaan.
      Wa bilaahi tawfiiq.
      Sh. Mohamed wali.

    • @abdimeigag4410
      @abdimeigag4410 4 วันที่ผ่านมา

      Markasta waan sameeyaa arinkaad naga codstaan Waana la idiinbogay Arinkiinaa sxb

  • @osmandahir5993
    @osmandahir5993 4 วันที่ผ่านมา

    Inadeer habarjeclo coloow
    Waad iska ciyaareysaa sidey
    Isku garab gasho qudhaantuna
    Iskuma garab gashee anoo taageerayaasha cirjiidha ka mida
    Arinkaa habarjeclo waxba iskuma
    Qabato kaa qorimaayo from
    Wajaale jibriil abokor😂

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 4 วันที่ผ่านมา

    Maaha tiifi waa guriga qabyaalada ay ka soo baxdo cali caac baa ka dhuusaya meel waalan been bacaac hadal xumo baa meesha tala

  • @sacadshyuusuf8977
    @sacadshyuusuf8977 4 วันที่ผ่านมา

    Show maqaaxidu cali la,aantii ma shaqaynayso 😂
    Caliyow muskiinka la saair oo maqaaxida u s

  • @farah2604
    @farah2604 4 วันที่ผ่านมา

    Arrinta dilka foosha xun,waxaan idinku boorinayaa in aad dhinac walba laga eego ,madaamaa Somaliland ay cadow badan lee dahay ; sida waxa loo yaqaan “False Flag Operation “ oo cadawgu samaynkaro si laysaga horkeeno bulshada reer Somaliland.

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 3 วันที่ผ่านมา

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
    C/shakuuroow xalay nin
    Waalan ayaad kaga tagteen 😂

  • @bilaalbilaal1129
    @bilaalbilaal1129 4 วันที่ผ่านมา

    Aliyoow shini ayaad Tiguan oo uma Kala hadhaan balse dhab libaax wax reeb lagu Kari maayo laakiin Ila raq way ogolyihiin ee runta ku rafo

  • @Fariid
    @Fariid 4 วันที่ผ่านมา

    Cali dulduulow xalay cod iyo sawir ayaad noosoo galisay samuurada community ga waa fasax noogu soo qor 🤣

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 4 วันที่ผ่านมา

    Marka laga reebo Dahabshiil oo tolki moyy cidkalee wax tarin lol Cali ninkasa idinku jira miya

  • @roodasaeed8596
    @roodasaeed8596 4 วันที่ผ่านมา

    Bacaac iska ciyay,muse ayaad u samaynaysaa taariikh aanu lahayn

  • @SaleebanCaare
    @SaleebanCaare 4 วันที่ผ่านมา