Hesstii saamoo iyo wanag - The legendary Fanaan Abdo XamarQoodh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 7

  • @sharmaarkemusse4819
    @sharmaarkemusse4819 7 ปีที่แล้ว

    legends cabdou xamargod , waa hees aad iyo aad oo qimaleh .

  • @sharmarkewaaberi8523
    @sharmarkewaaberi8523 7 ปีที่แล้ว

    Allah ku naxaristoo the legent cabdou xamarqod

  • @Sanrioxxie
    @Sanrioxxie 7 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay naxariistii jano hakawaraabiyo cabdoo iamaciil gofane

    • @biche1984
      @biche1984 7 ปีที่แล้ว

      abdiladif mahamed amine huno

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 5 ปีที่แล้ว +3

    SAYLAAMO GEENYOLEY --- HO. CABDOO ISMAACIIL BUUX - XAMARQOODH ?
    ©Erayadii : ? ©Codshaxanka : ?? ©Luuqdii : Cabdoo Xamarqoodh (AHUN)
    '' Subaxaan isaragnaad
    Sabab ii ahaatoo
    Qalbigaad I sudhantee
    Saldhigaa wadnaha iyo
    Seedahaad haleeshoo
    Salow igu abuurtee
    Saylaamo geenyaleeyey
    Sii Ilaahay mooyee
    Isa seegi maynee ogsoonow
    Inan Ilaah sameeyoo
    Adi kaa sarraysaa
    Indho weli ma saarine
    Si kastoon u eegaba
    Sama iyo wanaag buu
    Guullahay ku siiyee
    Saylaamo geenyoleeyey
    Sii Ilaahay mooyee
    Isa seegi maynee ogsoonow
    Haweenkaba sulleekhaa
    Ugu suubanaydoo
    Gebigood u sidatee
    Sabankan aan arkaayaa
    Adigaa sadkaygaay
    Sideedii sawaabshee
    Saylaamo geenyoleeyey
    Sii Ilaahay mooyee
    Isa seegi maynee ogsoonow
    Socodka iyo laafyaha
    Hilbahaagan siman baa
    Salow igu abuuroo
    Indhihii aan saaraa
    Samir weelan waayoo
    Soojeed ku waaree
    Saylaamo geenyoleeyey
    Sii Ilaahay mooyee
    Isa seegi maynee ogsoonow
    ''

  • @everythingfryou2506
    @everythingfryou2506 8 ปีที่แล้ว +1

    Il est possible de faire des photos

  • @Beliso100
    @Beliso100 8 ปีที่แล้ว

    Issi