maxamed yussuf waa fanaanka keliya ee aan belwad lahayn qaad sigaar iyo khamri ee salaada tukada sida alla ha u naxariistee cumar dhuule labadaba eebe ha u naxariisto
Waa run Cumar iyo Maxamedba aad bay salaadda ugu dedaali jireen saad u sheegtay ama fannaaniintuba wada qiri jireen. Lkn Cumar Dhuulle waa qayili jirey sxb alle haw raxmadee. Lkn wuxuu ahaa nin aad salaad sax u ah haddii la fadhiyo goob lagu qayilayo xataa aan ku tukan jirin ee inta weeso qaato jamaacada ku soo tukan jirey. Sida Cumar Dhuulle sheegay jamac ku tukashada xataa ma uu dhaafin iyadoo 1992 xabbaddu is dhaafeyso oo muqdisho dagaallo ka socdaan. Waxay ku tusinaysaa sida marxuum Cumar Salaaddu ugu weyneyd agtiisa. Alle dambigooda ha dhaafo.marxuumiintaas. Amiin Amiin Amiin
Allah u naxariisto hobolka Maxamed Yusuf wuxuu ka mid ahaa horyaalka hobolada Waaberi. Araggiisa waxaa iigu dambeysay 1980 mar ay degmada Beledweyne keeneen Riwaayaddii "Wadhaf & Shimbiro War isuma hayaan. Maxamed Yuusuf wuu ka soo hormaray hobolada kale oo wuxu magaalada kaga soo horreeyey shan maalmood. Wallee waan xusuustaa!!! Mahadsanid Tixraac.
Fanaaniti hore suugaantoodu xikmad bey ku fadhidaa waayo nasab dowladle bey ahaayeen, oo gumeystaha ma tuugsan jirin. Bal kuwan qeylo dhuuni(dhaan)layiraa ee gumeystaha luflufka ka qaate geesiyada umadda ceynaya!
Maxamed Yusuf Allow kuu naxariso waa faniintii waa weynd ee somaliyed , waa nin fanaan badan ka barteen masraxiyada sida xasan aadan
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen wllhi fankii hore mucjizo ayuu ahaa
maxamed yussuf waa fanaanka keliya ee aan belwad lahayn qaad sigaar iyo khamri ee salaada tukada sida alla ha u naxariistee cumar dhuule labadaba eebe ha u naxariisto
Osmam Sufi
Osmam Sufi
Labadaas fannaan midna ma lahayn miyaa wax balwad ah
Waa run Cumar iyo Maxamedba aad bay salaadda ugu dedaali jireen saad u sheegtay ama fannaaniintuba wada qiri jireen. Lkn Cumar Dhuulle waa qayili jirey sxb alle haw raxmadee. Lkn wuxuu ahaa nin aad salaad sax u ah haddii la fadhiyo goob lagu qayilayo xataa aan ku tukan jirin ee inta weeso qaato jamaacada ku soo tukan jirey.
Sida Cumar Dhuulle sheegay jamac ku tukashada xataa ma uu dhaafin iyadoo 1992 xabbaddu is dhaafeyso oo muqdisho dagaallo ka socdaan. Waxay ku tusinaysaa sida marxuum Cumar Salaaddu ugu weyneyd agtiisa.
Alle dambigooda ha dhaafo.marxuumiintaas.
Amiin Amiin Amiin
Hibo
Allah u naxariisto hobolka Maxamed Yusuf wuxuu ka mid ahaa horyaalka hobolada Waaberi. Araggiisa waxaa iigu dambeysay 1980 mar ay degmada Beledweyne keeneen Riwaayaddii "Wadhaf & Shimbiro War isuma hayaan. Maxamed Yuusuf wuu ka soo hormaray hobolada kale oo wuxu magaalada kaga soo horreeyey shan maalmood. Wallee waan xusuustaa!!! Mahadsanid Tixraac.
allaw kuu naxariisto axyaa fanaan qaaliya maxamed yuusuf cabdi
nabadraadshe haayoo inttii danbe after 80s kii dib u xorayn buu ku mashquulsanaa sxb
waa abtigay hooyaday inderkeed abti ilaahay hakuu naxariisto
axsan fanan maxamed yusuuf cabdi
waa fananka keliya
igu horeyey ee jinaasada askii ka qayb qaatahay
alle ha u naxariis aamiin aamiin
waxay ahayd 2007 1/17
cabdi risaaq Allah ha u naxariisto ee waxa lagu aasay xabaalaha xaafada maxamed mooge. Wuxuu ahaa qof sumcad leh.
Ale janadii firdows ha geeyo maxamed yusuf cabdi
AMEEN
Illhey ha unaxariso maxmed
Allah yaa arxama raaxiim Mahamed Yusuf he was one of the best singers of Somalia Aamiin
Naxariistii Janno ilaahay Haka waraabiyo, Maxamed Yousuf , Allaah Yarxamuh,
Ilaah u naxariiso Mahamed Yusuf the best song
Alle ha u Naxariisto Maxamed Yusuf Amiin Amiin
Allaha u naxariisto Maxamed yuusuf cabdi Aamiin yaarabi
mahamed Yuusuf ilahyoow unaxariizo yaa Allah fanaan aad uwayn ayuuuu ahaaaa waaah waaaah majiro lamana arag fanaan LA coda wakhtigaaa ilaaa hada lamana arki dooono
allow kuu naxariiso fananka kaliya oo aan wax balwada lahayn xataa sigaarna haku ahaatee
allah hawnaxaristo fananki bilabalwada ahaa salad sax ayuu ahaa
allow naxariso Maxmed Yousuf
ilahay haunaxariisto aamiin dad waa dad kiihore hadala waa intay dhahen😍😍😍
1.
Adduun hawl lagama waayoo
Huqiyo wax naftaada hooyoo
Habeen daraniyo mid roonbaa
Intaa is harreer ordaayee
Markaan isku kaa haleeyey
Miyaad dhibta ii horseeday
Heddayda inaad jartaana
Miyay kula hawl yaraatay
(x2)
2.
Adduun hammi lagama waayo
Wax kuu hor leh hibashadoodoo
Hawliyo ruuxay heshaabaa
Intaa isba ku hirdamaayee
Markaan isku kaa haleeyee
Miyaad dhibta ii horseeday
Heddayda inaad jartaana
Miyay kula hawl yaraatay
(x2)
3.
Adduun hiif lagama waayo
Hohiyo talo maalin hoostoo
Hir doogliyo halas abaaraa
Heshiinna is heybinaayee
Markaan isku kaa haleeyee
Miyaad dhibta ii horseeday
Heddayda inaad jartaana
Miyay kula hawl yaraatay
(x2)
Cajiib
Marraa waaxid Allaa yacizak. Ku mahadsanid ereyadaad noo qortay
If you only understand the meaning if this song😰😰😰😰😥😥😥😥😰😰
Samir iyo iimaan Allah naga siiyo dhamaateyna
Aamin ya rabbi
😭😭😭😭😭😭 allow u naxariiiso
MAXAMAD YUUSUF CABDI AXSAN SAWT HALYEEY BUU AHAA U DHASHAY UMADA SOOMAALIYEED 5TII GOBOL EE GUMAYSTAHA. HALDOOR U SHASHAY BEESHA HABARYOONIS NASAB KAAMILA👍💘👍💝👍💝💞💟💓👍☝👆✌✋💗💗💗💗
Zxp waa nin ciidagale ah maxamed daauud ah (Guuyoobe) lkn maad sii fogayn
Waad ku mahadsan tahay sida fiican ee aad iigu saxday aragtidaan qabay.
Beenaale waa Arab oo muuse araba
Qolo walba uu ahaa wuxuu ahaa fanan somaliyeed alle haunaxariisto duco bes bu naga raba reer hebel bu ahaa wax utari mayso
Aun maxamed yusuf cabdi wuxu ku dhashay tuulada laalays e gobolka saaxil 1941 wuxu kamid ah ahaa aabayaashi iyo aas aasayashi fanka somalida 2008 ayuu ku dhintay cusbitaalka manhal ee magalada hargaisa AUN maxamed yusuf cabdi
Fanaaniti hore suugaantoodu xikmad bey ku fadhidaa waayo nasab dowladle bey ahaayeen, oo gumeystaha ma tuugsan jirin. Bal kuwan qeylo dhuuni(dhaan)layiraa ee gumeystaha luflufka ka qaate geesiyada umadda ceynaya!
liban cumar ragani dawladaha sheegaysid way ka horeeyeen waa ragi ingiriis diray ee afsomaliga suugaantiisa idin baray adeer
Alow ku nxriso wlh cadi mahayn