Laba aan is hurinoo Haddana aan is haynoo Intuu caashaq wada helay Hayaan kala fogaadoo Kala heeray waayuhu Mid waliba halkiisuu La jiifaa halgaaddee Hadimada kalgacalkoo Ii horeysay mooyee Dhib kale ima haleeline Haah aah Horta waanu nabad nahay Halkad ku negi tahay Maxaad caawa haysaa Hawada caafimaadkaaga Iyo heerka noloshaada Hayntaada jeebkiyo Sidee hawshu kugu tahayeey Hibasha xasuusta ah Hurdo kaama seexdee Wadnahaa i habayee Kaaguna ma heemaa Haasaawaheenii Ma u soo hilowdaa Habeenkii kolkay tahay Ma la i kaa hor keenaa Hareertaada gogoshaa Ma ku haabataa gacan Sida geel haleela ah Hoos miyaad ka reentaa? Hamuunta iyo xiisaha Ma is haysan weydaa Sida hoobal caan baxay Kelidaa ma heestaa Hambalyada salaantiyo Ma heshaa waraaqaha Hud-hud hamuun ku lumiyiyo Heedhe la isku keen direy Armaad halacsataayood Ku hawirantay meel kale Caashaq ii horeeyiyo Keenii hal maanta ah Haatufkiyo dabaylaha War la hubo u soo dhiib Kaygana mar iga hoo Heedhe laba shub weeyaanee Hoobeey hoobeey Heedhe may maqlaysaayeey Haayeey haayeey Hindisuhu siduu qabo Hadmaad iman bal ii sheeg Hor Alle waan ku sugayaa Magool (AHN). “Hinashada Kalgacal”
Waa malin jimco ah waxan la jogaa asxabteyda aniga iyo zhp ii dhow Ayaa hesta sigooni ah aan u wada Dhegey saneynaa /2:51/tarikhdu waa /17/10/2022/ Hestan waxan ku dhageysan Jiray Xaradheere mugud gaar ahan dumaye Waxan ku xasustaa haben aan aad u Farax sanaa wlhi waa haben igu qaali ahy Haatuf kiyo dabeyla war lahubo uso dhib Haatuf waa talefonka Asxaabta wn idin salamy Respect 🙏 like 👍 hadad qorolkey Soo aqriso alh caafimad iyo cimri dheer Ha ku siiyo
Halkaad ku nagi dahay maxaad cawa haysaa hawada cafimaadkaga iyo heerka noloshaada Ex ban so xasuustay indhaheyga wan ka jeclaa ilaa haddana wan jeclhy, laakiin may dhicin in aan nolosha midow ku ahaano caqabado yimid darteed waxaan go'aansaday in aan ka hadho, iyadoo uu ahaa go'aankaas mid qadhaadh oo aan ku qasbana anigo nolosheyda mustaqbalka ka fekeraya💔 Haasawaheenii ma u so hilowdaa Habeenkii kolkey tahay Malay kaa horkeenaa.💔😥
@@fardushurre1668 alla walashay farduus raali iga ahow wan degdegay saalax uuma eeka e wa musishanadeena kale ayaan u qaatay sorry wllshy qaali 🤝🙏🙏👍🤜 🤛
Illahaw ku naxariiso fananadii somaliyeed e qaaliga ahayd ilahaw ku naxariiso please dhamaantern aan u ducayno wan hooyo gaadhay walahi Markan dhegeytay Hestan
halkaad ku negi dahay
maxaad caawa haysaa
hawada cafimadkaaga
iyo heerka noloshaada
hayntaada jeebkiyo
siday hawshu kugu tahay
axeey ax qof kujecel uunbaa su,aalahaa kuwaydiinkara♥️
Heestaan waxaan dhegeeystay 1978 anigoo gabar yar xaafada waa beri muqdisho
Waris Cadow dadki hore via roma xafada wayo arag dagnaye .❤️
Ma iga hubtaa saaxiibey
Imikana xagee joogtaa ayeeyo 😁
Hada halkee joogtaa imisa jir tahay hooyo 🥶
Walee waqti macan wad so qadaten anagana macawista iga dhacdan qadeyna
Waah Waah magool Allah ya raxma
Hamunta iyo xiisaha meysheysanwedaa sida hobal caan baxay kaliga mahestaa waah waah murti.
Gaaraaca wadnahaygu waa siyaado kolkan hestn maqlo Wlhi sigaaray itaaba taa
Allha naxaristi janno hasiiyo qof cajiiby ahayde mgol
Masha'Allah
Fa'iza kaliga ma'ahan cdy dhibtadhibta waa lugula qabaa♡♡
garaaca wadna waxaan islahaa waa kaligaa😭
Alla waa faysa Waan kusalamayaa Wll wakhti aan isku Fasal Ahayn ayaa iigu danbaysay Faysa caynaashe
Laba aan is hurinoo
Haddana aan is haynoo
Intuu caashaq wada helay
Hayaan kala fogaadoo
Kala heeray waayuhu
Mid waliba halkiisuu
La jiifaa halgaaddee
Hadimada kalgacalkoo
Ii horeysay mooyee
Dhib kale ima haleeline
Haah aah
Horta waanu nabad nahay
Halkad ku negi tahay
Maxaad caawa haysaa
Hawada caafimaadkaaga
Iyo heerka noloshaada
Hayntaada jeebkiyo
Sidee hawshu kugu tahayeey
Hibasha xasuusta ah
Hurdo kaama seexdee
Wadnahaa i habayee
Kaaguna ma heemaa
Haasaawaheenii
Ma u soo hilowdaa
Habeenkii kolkay tahay
Ma la i kaa hor keenaa
Hareertaada gogoshaa
Ma ku haabataa gacan
Sida geel haleela ah
Hoos miyaad ka reentaa?
Hamuunta iyo xiisaha
Ma is haysan weydaa
Sida hoobal caan baxay
Kelidaa ma heestaa
Hambalyada salaantiyo
Ma heshaa waraaqaha
Hud-hud hamuun ku lumiyiyo
Heedhe la isku keen direy
Armaad halacsataayood
Ku hawirantay meel kale
Caashaq ii horeeyiyo
Keenii hal maanta ah
Haatufkiyo dabaylaha
War la hubo u soo dhiib
Kaygana mar iga hoo
Heedhe laba shub weeyaanee
Hoobeey hoobeey
Heedhe may maqlaysaayeey
Haayeey haayeey
Hindisuhu siduu qabo
Hadmaad iman bal ii sheeg
Hor Alle waan ku sugayaa
Magool (AHN). “Hinashada Kalgacal”
Erayada heesta yàale zhpow
Waa malin jimco ah waxan la jogaa asxabteyda aniga iyo zhp ii dhow
Ayaa hesta sigooni ah aan u wada
Dhegey saneynaa
/2:51/tarikhdu waa
/17/10/2022/
Hestan waxan ku dhageysan
Jiray
Xaradheere mugud gaar ahan dumaye
Waxan ku xasustaa haben aan aad u
Farax sanaa wlhi waa haben igu qaali ahy
Haatuf kiyo dabeyla war lahubo uso dhib
Haatuf waa talefonka
Asxaabta wn idin salamy
Respect 🙏 like 👍 hadad qorolkey
Soo aqriso alh caafimad iyo cimri dheer
Ha ku siiyo
Axsan yaa hees, AUN xaliimo khaliif magoool
I am xasaan koohi I am lessining this song2janaury 2020 my best song my merci cdii heestan samaysay waxaan dhagaystay first 1982hees jabouti
Maxamed Cali Kaariye Ayaa Sameeyey Heeska Bro - "Dr kii Jacaylka " Ilaahay ha u naxariisto - Ma hees aanu samayn oo miidu ka da'ayso ayaad aragtay dhinaca jacaylka
Halkaad ku nagi dahay maxaad cawa haysaa hawada cafimaadkaga iyo heerka noloshaada
Ex ban so xasuustay indhaheyga wan ka jeclaa ilaa haddana wan jeclhy, laakiin may dhicin in aan nolosha midow ku ahaano caqabado yimid darteed waxaan go'aansaday in aan ka hadho, iyadoo uu ahaa go'aankaas mid qadhaadh oo aan ku qasbana anigo nolosheyda mustaqbalka ka fekeraya💔
Haasawaheenii ma u so hilowdaa
Habeenkii kolkey tahay
Malay kaa horkeenaa.💔😥
Ax yaa salaam alle haw naxariisto magool kabanka waa xudaydi alle haw naxariisto
No wa saalax qaasim
Waa noocii lagu qayili jiray🤤
Heestan waxaa lahaa abwaankii waynaa Axmed Salebaan Bide , wow Wallwe fankii hore fan ayuu ahaa
Muu lahay Sulub Cumar ninkii jacaylku dilay
My sxb waxay abwan sulub cumar ahu
Midkoodna Malaha Cawrala Axmed Guray baa Leh Oo Hadda London Joogta Iyadoo Xanuunsan Gabawdayna Alle caafimaadka Iyo Cimrigaba Ha U barakeeyee.
Hees aduun
Mar kan maqlo hestan xata hadi hurdo ihysonwaa iga kacda sababta ma aqn 😪
Heestaan qiso ayaan kaso maqla 2 bil camala raadinaaye waan hela marki dambe kama caajiso
Qisada nala wadaag fadlan
Kabanka quruxda badan yaaleh? Laxankana ? Dhamaantood inta dhimatey alle hawnaxariiste inagana haynaga daba naxariiste.
28November 2021 hestan qisan ka so raacay wnba qiiroday
Illahow qalpiyadena wxy jeclaadaan u sakhir🥲
MashaAllah BILBARAKAH
Heestan waxalaha ale hawnaxariista cawrala axmed guray
@@muxumedcabdinuur1770 Walaalo Way Nooshahay London Bayna Ku Sugantahay.
Way Nooshahay Walaalo London bay Ku Sugantahay Hadda.
Labaatanka November 2024,Ka Maalin Arbaco Ah Goor Sheegtuna Tahay 15:28 Daqiiqo Qaad Macaan Alxdullilaah
Habeen sabti ah 20/7/2024 (saacaduna tahay 12:50 am )heestan ayaan ku dhageysanayey jawi dagen dhamaan inta dabadey soo booqata waxan leeyahay sharaf ku noolaada eeshcalaa hees❤❤❤❤
Esh Calaa Cod Alaha Ku Naxriisto
Sida caadiga ah waa lama ilaawan heestani lkn wax walbaa bilow iyo dhamaad bay leeyihiin waayahaa dhiganaha qoray
Deeqo daahir safal my world🥰😘
MY BLOOD
My fv singer🖐🏿🥺
HEESTA NIN MAXALINA AYAA TUMAYA WALIBA FOX AYAY AHAYDE SAAMBO AYUU KU TUMAYAA HANOO SHEEGAAN KHOBORADII FANKA SIDA Cumar serbiya
Waxa Tumaya Kabanka Xudaydi
@@4E_Official
maha saxib xaqiiq hadad rabto
wa saalax qaasim
@@buuxciise1382
Kkkkk Saalax Qaasim Kabankiisu isma Qariyo Saaxiib Ee waa Xudaydi Ama Goobe Ama Daa'uud Waa saddeexdaas Nin mid uun.
@@4E_Official
fikir kaga kulama yabayo lkn
wan kugu dharan kara inu yahay saalax qaasim ✔️
ragga aad tirisayna maha
goobe daauud xudeydi ❌❌
@@buuxciise1382
kkkkkk Waxba Ha ii dhaaran Walaal Saalaxagaas Aaminsanow Fanka ayaanad wax Badan Ka Hayne.
Alle ha unaxariisto aaammmmmiiiiinnnn axsan cod
Halkaad ku nagi tahay
maxaad caawa la haysaa
Hawada caafimaadkaaga
iyo heerka noloshaada
hayntaada jeebkiyo
sidee howshu kugu tahay????
Hibashada xusuusta
hurdo kaama seexdeee wadnahaa I hawleeya
kaaguna mahiiifaaa Haasaawaheenii
ma uso hilowdaa
habeenkii kollay tahy
ma la ikaa hor keenaa?? 😥😥
Dadkoo dhan ma fahmi karaan xaladan in yar mooyee💔😢
Waa eryadii Sulub Cumar
11/1/2021, Allow alle😭
hareertaada gogosha
maku haabataa gacan...
Hareerteyda oo maran is iri haabo gacanteeda
Waxba ku taabtaye ilaa meqa bukaan socod jaceyl aheyd peelo
@@daahiromarduurgal855
dhawr sanno😭
@@maanragaragtemaskaxdumardh4221 what's app iso xariiq wlle halkan sheko Laguma gali karee adoo raali ah
Cilmi lagaa faaido wayo
Laba Aan is Hurinoo
Haddana Aan is haynoo
Intuu Caashaq wada Helay
Hayaan kala fogaadoo
Kala xiray Waayuhu
Midwaliba Halkiisuu
Lajiifaa Halgaaddee..
😘
Heestan midhaheeda waxaa lahayd cawrala axmed guray. Cawrala waxay saaxiib ahaayeen magool AHN. Heestuna waxay ku saabsanayd cawrala seygeedii xaddi markii waxbarashada loogu diray dhanka ruushka.... haw boobina... tix raac... faysa goox c.w.qambi. Axmed carshe
Alaha unaxariisto
Kamanka macan waxa tumaya xudaydi axmed
No wa saalax qaasim
@@buuxciise1382 gacanta saalax uma eeka musishinadeena kale 👏
@@fardushurre1668
walahi bay ka tahay
run hadaad rabto wa saalax qaasim
inaan u maleyey ayad modaysaye
hadi kalana cidad rabto
wad ku shegi karta
@@buuxciise1382 waad saxan thy walal adigaan kula fikir ahay baan u jeeday khalad haiga fahmin yacnii waa run 🙏🏿
@@fardushurre1668
alla walashay
farduus raali iga ahow
wan degdegay
saalax uuma eeka e
wa musishanadeena kale ayaan u qaatay
sorry wllshy qaali
🤝🙏🙏👍🤜 🤛
Heestaan istiin ban ka qaaada
Ahun aamiiiiiiiiiiiiin
Hibashada xasuustaa
Hurdakaama seexdee
Wadnahaa ihabayeee
Halked ku negidahay maxad vawa heysa
Lagama.hadlo cod qurux iyo xigmad
17/08/2020 Habeen Jawigiisa wata
2022 Bay heestaan Sidii shaahii isoo Qabatay 👏👏❤🔥
Dhageysi wanagsan, bro.
hadimada kalkacalko ihoreyso moye
mid kle ima haleeline
AUN Magool
5 ta 5 ..2022 eesh claa hees
Maxamad cabdi ciise
Heestan Ex-kaygii ayaan ku xasuustaa; badhaadhe nololeed baan u rejaynayaa.
Hasaaweheenni
i ma usoo hillowdaa
Habeenkii kolkay tahay
Malay kaa horkeenaa?
MashaAllah siz, dhageysi wanagsan
Sida geel haleela hoos miyaa kareenta
حليمه خليف مجول الا يرحمها، ،،،،، صوت قادم من السماء لن يتكرر
Hees iyo bat
Hos miya karentaa kkk
Kamanka macan waxa tumaya xudaydi axmed
No wa saalax qaasim
@@buuxciise1382 yaakugu yidhi waa saalax qaasim
@@mohamedyare1917
wan kala aqaan cid igu tidhi malahan
@@buuxciise1382 waan garty mahadsanid kkkk 🤣🤣🤣
Illahaw ku naxariiso fananadii somaliyeed e qaaliga ahayd ilahaw ku naxariiso please dhamaantern aan u ducayno wan hooyo gaadhay walahi Markan dhegeytay Hestan