1BIL MARKII AAN WADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @muuna8
    @muuna8  2 หลายเดือนก่อน +10

    ASXAABTEEDA FADHIGA KAKACA MUUQAALKANA IGA QURXIYA WAA NISIDEE HALOO KACO 😂

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 2 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم

  • @FatimaAbukar-b7l
    @FatimaAbukar-b7l 2 หลายเดือนก่อน

    صلي الله عليه وسلم

  • @sacdiyaahmed6950
    @sacdiyaahmed6950 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc wllshy aad ayaan kuu salaamayaa chanelkaaga waan ku xidhnaa inbadan waxaanan ka faaiday khayr aad ubadan waliba saliga nabiga waxaan ahay ardayda waxkaste on ubaahdo alle fadligiisa waan markaan akhriyo saliga nabiga scw waxaan kula talinayaa qofkastoo muslina inuu digriga iyo saliga nabiga uu ka dhigto wehelkiisa marka uu wa ubaadna uu xaga alle ucaro oo uu bini aadan waxba uka baahan sirta guushu waa digriga alle iyo saliga nabiga wllshy adigana alle muraadkaaga hakuu fududeeyo aakhirana janatul firdawsul aclaa haku geeyo dadaalkana halkaa ka sii wad insha allah wll.

    • @muuna8
      @muuna8  2 หลายเดือนก่อน +1

      Masha allh walashay sacdiyo

  • @hibaqkhalif
    @hibaqkhalif 2 หลายเดือนก่อน +4

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @Khaduj114
    @Khaduj114 2 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد عدد ماذكره الذاكرون وعدد ما غفله الغافلون

    • @muuna8
      @muuna8  2 หลายเดือนก่อน

  • @fariihamohamed1446
    @fariihamohamed1446 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashlh jasakllh abayo
    Like usaara oo yshere greeya asxaabey si aan u dhiiri gelino wlashena khyrka inala wadaagysa

    • @muuna8
      @muuna8  2 หลายเดือนก่อน

      Adiga unbaa ifahansan

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah abaayo

  • @NavizoMuhdiin
    @NavizoMuhdiin 2 หลายเดือนก่อน

    Scw❤😊

  • @nimcahussein8398
    @nimcahussein8398 2 หลายเดือนก่อน

    Sisyy❤❤

  • @UbaheyMohamed
    @UbaheyMohamed 2 หลายเดือนก่อน

    Muna Allah hakuxafido Maashallah

    • @muuna8
      @muuna8  2 หลายเดือนก่อน

      Sidoo kale maymuun

  • @UbaheyMohamed
    @UbaheyMohamed 2 หลายเดือนก่อน +5

    Asc muna walashey manin waxaa naqabate askar kenyan ah nairobi darawel waxaa lagu yiri ila wa ila saldiga lagu geeyo markasa darewelka wuxuu kuyiri askariyda waxan lahadli walalkey isug gari ayu kadagey markan anig igo islanti askariyada isku soo harney markan anigana waxan bilowbey Duadan Lsillaha ilaha ila anta subhaaka ini kuntu ila ďamad markan garsiye 42 islanti bidah iyo midig umbay firfirise orod ay uga baxde gariga waxay kutiri darewelka sooco idaaf degdeg anakuna wan baxne marka darewelka wuxuu igu yiri maxad sisey waxan kuiri markad adiga ad talefonka udirtey maqluq anigana khaliq ayan wacdey intas weye

    • @muuna8
      @muuna8  2 หลายเดือนก่อน

      Waaw caadi maahn waan ladhacay sida aad u tiri markaad adiga makhluuq u wacatay aniga khaaliq ayaan uwacday❤