- 460
- 1 311 786
Maymuuna bashir channel
Kenya
เข้าร่วมเมื่อ 8 ส.ค. 2020
Magacaygu waa maymuuna bashir waxaa aan ku soo gudbiya channelkayga qisas kla duwan oo calamka kadh
SALAATULLAYLKA! WAA XALKA AAD UBAAHANTAHY IYO ISBADALKA AAD SUGAYSAY WAQTI FOG | QISO CAJIB AH.
Maymuuna bashir channel, like, share, subscribe.
มุมมอง: 1 869
วีดีโอ
#SALIGANABIGA! XABSIGAAN AYAAD KA BIXI DOONTAA ISMA LAHEEN GOOR DHAW AMA SIDAAN DHAQSADA AH.ALX
มุมมอง 1.3K28 วันที่ผ่านมา
Maymuuna bashir channel Like share subscribe
SALAATULLAYLKA IYO SALIGANABIGA ! 1OSANO WIXII AAN SUGAAYE UGU DANBEEN WAN HELAY WAAN AAMINI WAYE .
มุมมอง 2.7Kหลายเดือนก่อน
Maymuuna bashir channel #like#share#subscribe
SHALAY DARISKA AYAA NASIIN JIRAY WAXAAN CUNO LAAKIIN MAANTA #ISTIQFAARTA KADIB WAX KASTE WAY ISBADAL
มุมมอง 1.8Kหลายเดือนก่อน
MAYMUUNA BASHIR CHANNEL shalay waxa aan aheen dad girada aan iska bixini karin waxa ay cunaan aannan heesan laakiin maanta wax kaste waa ay isbadaleen oo dad isku filan ayaan noqonay oo lacag ayagu heesta alx.
#XIJAABO! JAWAAB DAG DAG AH| SUURATUL BAQARA IYO DUCADAAN CAJIIBKA AH.
มุมมอง 857หลายเดือนก่อน
#maymuunabashirchannel #DIGRIGA WAA NOOLEEYAHA QOFKA ISLAAMKA AH WAA OON TIRAHA RUUXDIISA WAAYO RUUXDA WAXA AY U BAAHANTAHY IN LA WARAABIYO OO LA OON TIRO SIDA OOKALE WAXA AY UBAAHANTAHAY IN LA QUUDIYO OO CUNTO LA SIIYO .....
#DIGRI! 3 BILOOD OO AAN WADAY ILAAHAY UN BAA OGAA XAALADA AY KU SUG NEED HOOYADEEY ...LAAKIIN FARXAD
มุมมอง 2.3Kหลายเดือนก่อน
Maymuunabashir channel #subscribe #like #share
SALIGANABIGA&ISTIQFAARTA& SALAATULLAYLK MAANTA KADIB KAMA TAGI DOONTID HADII AAD QISADAAN DHAGAYSATI
มุมมอง 2.3Kหลายเดือนก่อน
Maymuuna bashir channel#like#share#subscribe.
SALAATULLAYLKA! AYAA NOQDAY IFTIINKA NOLOSHAYDA , 20SANO OO SIXIR AH AYAAN KAGA CAAFIMAADNAY KA QOYS
มุมมอง 3.2Kหลายเดือนก่อน
Asc asxaabta ha iga ilaawin in aad subcribe ii saarto like share waad ku mahadsantahay daawashadaada
#SALIGANABIGA! WAA IFTIINKA NOLOSHA....
มุมมอง 3.1Kหลายเดือนก่อน
#20SANO OO DIBARASHAN UU HAYSTAY AYEE SALIGA NABIGA GAGA BAXDAY FADLIGA ILAAHAY 3JEER AYAAN ISKU DAYEY IN AAN ISDILO LAAKIIN ILAAHAY AYAA CIMRI DHEERAAD AH II QADARAY....WAA QISO AAN AAD ULA DHACAY MARKII AAN DIYAARINAAYE OO AAN LA YAABAY ..#LIKE#SHARE#SUBSCRIBE...
#SALIGANABIGA&#ISTIQFAARTA! RIYOOYINGEEGII OO DHAN WAY II DHABOOBEEN OO SIDII BOQORADA AYAAN UNOLAA.
มุมมอง 5Kหลายเดือนก่อน
#maymuunabashirchannel #QISADAA HADII AAD DHUUXDO FAAIIDO KU ANFACEESO AYAAD KALA TAGI DOONTAA...#LIKE#SHARE#SUBSCRIBE.
SUURATUL BAQARA! #60JEER| AYEE AKHRISAY... KADIB MAXAA DHACAY!
มุมมอง 3Kหลายเดือนก่อน
SUURATUL BAQARA! #60JEER| AYEE AKHRISAY... KADIB MAXAA DHACAY!
#DIGRIGA! ALA HADII AAN OGAAN LAHAA MOR HORE AYAAN CAAAFIMAADI LAHAA| #QISO! DHAB AH OO LAYAAB KEEDA
มุมมอง 2.9Kหลายเดือนก่อน
#DIGRIGA! ALA HADII AAN OGAAN LAHAA MOR HORE AYAAN CAAAFIMAADI LAHAA| #QISO! DHAB AH OO LAYAAB KEEDA
SALIGANABIGA! IYO MIDKAMID AH MUCJISOOYINKIISII| IYO SUURATU #YAASIIN FADLIGA ILAAHAY AYUU KUCAAFIM
มุมมอง 2.8Kหลายเดือนก่อน
SALIGANABIGA! IYO MIDKAMID AH MUCJISOOYINKIISII| IYO SUURATU #YAASIIN FADLIGA ILAAHAY AYUU KUCAAFIM
SALIGANABIGA! FADLIGIISA NOLOSHAAN OO KALE AYAAD GALE DOONTAA ISMA LAHEEN RUNTII LAYAAB IYO AMA GAAG
มุมมอง 3.2Kหลายเดือนก่อน
SALIGANABIGA! FADLIGIISA NOLOSHAAN OO KALE AYAAD GALE DOONTAA ISMA LAHEEN RUNTII LAYAAB IYO AMA GAAG
#DIGRIGAAN! GAALADA AYAA KAYAABTAY|SUBXAANA LAAH .....MACQUUL MA AHAN AYEE KUWAA SHEEN ???????
มุมมอง 1.9K2 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGAAN! GAALADA AYAA KAYAABTAY|SUBXAANA LAAH .....MACQUUL MA AHAN AYEE KUWAA SHEEN ???????
#DUCADA IYO AWOODA AY LEEDAHAY| AYADOO LAIGA QUUSTAY AYUU ILAAHAY ICAAFIYAY.
มุมมอง 2.4K2 หลายเดือนก่อน
#DUCADA IYO AWOODA AY LEEDAHAY| AYADOO LAIGA QUUSTAY AYUU ILAAHAY ICAAFIYAY.
SALIGANABIGA IBRAAHIIMIYADA15 BARI BAS MARKII AAN WADAY RIYADII AABAHAY AYAA U DHABEEYAY!!!.
มุมมอง 3K2 หลายเดือนก่อน
SALIGANABIGA IBRAAHIIMIYADA15 BARI BAS MARKII AAN WADAY RIYADII AABAHAY AYAA U DHABEEYAY!!!.
#DIGRIGAAN! WAA AAMINIWAAYE MUDO WIXII AAN SOGAAYE AYAAN GACANTA KUSOO DHIGAY MUDO KOOBAN BAS ALX YA
มุมมอง 3.1K2 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGAAN! WAA AAMINIWAAYE MUDO WIXII AAN SOGAAYE AYAAN GACANTA KUSOO DHIGAY MUDO KOOBAN BAS ALX YA
#SALIGANABIGA! WAAN TAAJIRAY MEESHI AAN RABAY AYAAN GAARAY!
มุมมอง 2.6K2 หลายเดือนก่อน
#SALIGANABIGA! WAAN TAAJIRAY MEESHI AAN RABAY AYAAN GAARAY!
WAXBARASHO BILAAS AH AYAAN #XAWQALADA KUHELAY !IYADA OO UU ALBAABKASTE IGA SOO XIRMAY WAAN FILANWAYE
มุมมอง 1.7K2 หลายเดือนก่อน
WAXBARASHO BILAAS AH AYAAN #XAWQALADA KUHELAY !IYADA OO UU ALBAABKASTE IGA SOO XIRMAY WAAN FILANWAYE
#20SANO SIXIR AHAA AYAAN #40 MAALIN KAGA CAAFIMAADAY ??? MAXAAN SAMEEYAY ,SIDEE UU ILAAHAY IGU CAAFI
มุมมอง 2.5K2 หลายเดือนก่อน
#20SANO SIXIR AHAA AYAAN #40 MAALIN KAGA CAAFIMAADAY ??? MAXAAN SAMEEYAY ,SIDEE UU ILAAHAY IGU CAAFI
#SALIGANABIGA! 6BARI MARKII AAN WADNAY MAXAA DHACAY MAXAASE ISBADALAY OO AAN ARAGNAY #SUBXAANALAAH..
มุมมอง 2.2K2 หลายเดือนก่อน
#SALIGANABIGA! 6BARI MARKII AAN WADNAY MAXAA DHACAY MAXAASE ISBADALAY OO AAN ARAGNAY #SUBXAANALAAH..
1BIL MARKII AAN WADAY#SALIGANABIGA| NATIIJADII AAN HELAY FILAN WAA AYEE IGU NOQOTAY IYO KADIS HADIIA
มุมมอง 2.6K2 หลายเดือนก่อน
1BIL MARKII AAN WADAY#SALIGANABIGA| NATIIJADII AAN HELAY FILAN WAA AYEE IGU NOQOTAY IYO KADIS HADIIA
10SANO KADIB!#ISTIQFAARTA| SIDAAN AYUU ILAAHAY IIGU SAHLAY WAX KASTE OO AAN RABAY ALX#digriga
มุมมอง 3.2K2 หลายเดือนก่อน
10SANO KADIB!#ISTIQFAARTA| SIDAAN AYUU ILAAHAY IIGU SAHLAY WAX KASTE OO AAN RABAY ALX#digriga
10SANO KADIB! #SALIGANABIGA#ISTIQFAARTA| SIDAAN AYEE NOLOSHAYDI NOQOTAY ISMALAHAYN NOLOSHAAN AYAADHE
มุมมอง 2.5K2 หลายเดือนก่อน
10SANO KADIB! #SALIGANABIGA#ISTIQFAARTA| SIDAAN AYEE NOLOSHAYDI NOQOTAY ISMALAHAYN NOLOSHAAN AYAADHE
20SANO XANUUN IYAAHE AYAAN 3BARI KAGA CAAFIMAADAY #DIGRIGAAN! SIRABADAN OO IGA QARSOONA AYAAN OGAADA
มุมมอง 1.8K3 หลายเดือนก่อน
20SANO XANUUN IYAAHE AYAAN 3BARI KAGA CAAFIMAADAY #DIGRIGAAN! SIRABADAN OO IGA QARSOONA AYAAN OGAADA
42SANO AYAAN KU GAARAY GABARNIMO! WAAN NIYAD JABAY WAAN ISLAHADLAY LAAKIN..#DIGRIGAAN AYAAN KU AFLAX
มุมมอง 3.1K3 หลายเดือนก่อน
42SANO AYAAN KU GAARAY GABARNIMO! WAAN NIYAD JABAY WAAN ISLAHADLAY LAAKIN..#DIGRIGAAN AYAAN KU AFLAX
3BILOOD AYAAN #DIGRIGAAN WADAY| NATIIJADIISINA DAGDAG AYAAN U ARKAY! FARAXD WIXI AAN RABAY WAAN HEL
มุมมอง 3.1K3 หลายเดือนก่อน
3BILOOD AYAAN #DIGRIGAAN WADAY| NATIIJADIISINA DAGDAG AYAAN U ARKAY! FARAXD WIXI AAN RABAY WAAN HEL
#SALIGANABIGA IBRAAHIIMIYADA! WAA MARKII IIGU HORAYSAY NOLOSHAYDA OO AAN MAQLO ...
มุมมอง 2.3K3 หลายเดือนก่อน
#SALIGANABIGA IBRAAHIIMIYADA! WAA MARKII IIGU HORAYSAY NOLOSHAYDA OO AAN MAQLO ...
Scw❤❤❤
Scw❤❤❤❤❤❤
Maymuun intee ady muuqalo ma soo dhigtid ee 😢😢😢😢
Scw❤scw❤scw❤❤❤
Scw ❤scw❤ scw❤ scw❤ scw❤
Mudo yar ban kugu xiranahay wax badana wn kaa faiday abyo Alle dambigaaga iyo kan walid kaaga hadhaafo❤
Aamin qaali maxaa kamid ah waxad iga faaiidy adigoo raali ah
Abyo wn kuu xisnay away muqaaladi quruxda badna❤
Ayamahan waan jiranaa qaali
@@muuna8 sorry gacal Alle cafimaad taam ah hakusiiyo
scw scw scw scw scw scw
Asc
Heestu was siide sxb
Asl. Waa run abaayo aniga xitaa Allah ayaa wax walbo ka dhigtey qof kale lama sheekeysto. Yacni dhibkeyga oo dhan asiga ayaa u sheektaa qof wax ma weydiisto Allah bes Ayaan wax weydiistaa. Malintaa iska dhafey dad inaa u cabaado malintaas ayaa kheyr ii bilaabdey. Hadalkeyga oo dhan Allah ayaa ka buuxo dadka waxaan daremayaa inee igu dhibsadaan kahadalka diinta iyo Allah Amiga ne subhanallah raaxo ayee iitahay inaa maqlo kahadalka Allah. Alhamdulillah. Marka hore waxaa dareemee in kaligaa isla hadleysit. Lakiin markaa la qabsato waxa dareemee jaceelka Allah iyo raxmadiisa xataa musibada dhaxdeeda waxaat ka arkeysaa raxmad iyo xikmat Allah inee ka danbeyso. Qalbigada jeleec ayuu noqonayaa. Allahu akbar. Waxaa u bahdo fadhigeyga ayaa ku helaa xitaa qalbigeyga waxii kusoo dhaco waa la i siyaa. Alhamdulillah Allah aktiisa raxmat ayaa taalo
Masha allh
Apyo suaaal maku weydiin karaa adoo raali ah❤🤲🏻
Haa iwaydii
Scw scw
Jasaakalahu khyran wllzhey maymuuna
Abayo noo soo gali suuratu baqra qisooyinkeeda iyo istiqfaarta ❤❤😢
Ayaga oo badan waa ay ku jiraan qaali soo daawo
@muuna8 wan dawadey qlbi kuwaa kuwo kleh rabaa❤️😂
Mashaa Allah thank you ❤🎉❤❤❤scw scw scw scw
❤❤❤❤❤🎉
صلي الله عليه وسلم❤
Masha alaah xabiibi❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Masha allah wllshy alle hakaa abaalmariyo qisooyinka aadka ufiican eed noo soo gudbinaysid, qofka uu alle jecelyahay ayuu ku imtixaama aduunka, qofka ugu fiicanina waa qofka ku sabra alle qadarkiisa ee la imaada alle wixii uu amray mar hadii aad qabsato xadhiga alle wax kaa xumaanayaa majirto .allena waa xakiim oo shaykasta meeshii ku haboonayd ayuu dhigaa qofka muminkuna hadii uu haysto digri wax ka maqani majiro yaqiina uu la imaado oo uu dhaho insha allah maalin uun baan heli doonaa.❤jasakallahu khyran wll waxkastood rabto alle hakuu fudaydiyo.
Aamin wall masha allh aad ayaan ula dhacay faaladaada aad ayee uqurux badan tahay 👍
Mashallah meymuna sami illhy haku xifdiyo❤
Wlhi ben mahan aniga ku faide astaqfarta wa cajib❤
Meeqa bilood baa wadey qaali aniga waan akhriyaa degganan iyo baraka dareemey lkn wali waxan rabey ma helin
Masha Allah 😊😊😊
Masha allah allaha kuxifdiyo abaayo
Shukran qali
Muuqaalka meel fog gaarsiiya gabdho oo share dhaha like subscribe❤
Qiyaamulayl adiga maad tu kataa muuna
Scw scw
Wll wax wanaagsan baa Ka hadlaysaa lkn talo yar hadaan Ku siiyo wll dharka xoga wu kugu dhagan yahay dhar wawayn ina Ka badeshid ba wakifcn
أللهم صلي وسلم وبارك علي سيدنا محمد
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على نبينا محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد
Sallahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤
Sallahu caleyhi wasalam
Siqade u aqristy
Mida kuu fudud aqriso abayo
Salallahu caleyhi wasalam
Aan ku salino Xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Masha allah allaha kuxifdiyo
❤❤❤❤❤❤
Scw scw s w scw❤❤❤❤❤❤
❤
Abaayo noo soo dadaji qisda kle please 🙏 ❤❤❤❤
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Saliga nabig❤❤
❤❤❤❤ thanks
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Walahi qisadan iney qoyskeyga ka hdlyso bad moda xfadaydu xaladedu walahai markksta wn ka murugoda siba abahay o an shaqnin wxba na siin an nga war hayen hoyo o iydna dalan o no shaqysa anaga o wxba no furfur mayn ilahyo farajka gabdha qisadefa o kle nasii yaa rabi 🙏
Midka fiican dheh wallo saliganabiga xaafada dhan u sheeg in ay badiyaan adigana iska bilaaw haquusan waligaa qali salaatul laylka badso ducayso habeen iyo maalin hadii aad taqaano akhriso suuratul baqara niyada khayr usheeg qali noloshu waa ay wajiyo badan tahy ogow dhibkaste kaligaa kuma tihid oo waxaa jira dad badan oo kulamid ah laakin gacan taada waxa kujira waa in aad ilaahay isku xirto imtixaankana aad aqbashooo samirto maxay dhibkaan anga noogu dhacayna ha iswaydiin oo taas hakumashquulin iskana ilaali shaydaanka in uu taa kugu mashquuliyo waxa aan kuu hubaa in aad kabaxayso hadii aad taladayda qaadato oo aad ilaahay si dhab ah aad utala saarato lasheekeeso ilaahay wax kaste oo aad maanta marayso waa uu og yahay qaali sidaa samee qof iimaan adag heesta noqo farxad iyo faraj dhaw ayaan kuu rajaynayaa hana daahsan aqbalka ducadaada oo wakhtigeeda ayee ku iman doontaa iinsha allh rajadu waa waa muhiim .❤
@ wll qali wd mahdsntahy mrksta niyada wan wanajiya se sualo badn o shaydnku igu labaynyo ayn is weydiya o mrmr nolshaba naca insha allah wn la guleydan dona shaydnka io mrugda nolol quruxbdna wn gali dona ilahay banan talo saranya ❤️❤️
Abyo ani maanta baan kuugu soo biiri inaa kaa faaidaa rajeynaa❤
Soo dhawaw waad iga faaiidi doontaa
Soobadi