MAJAAJILO QOSOL BADAN JILAA AUN BOON XIRSI IYO CAASHA YONIS, CABDI HAYBE LAAMBAD HEESTII " HODAN "

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • MAJAAJILO QOSOL BADAN JILAA AUN BOON XIRSI IYO CAASHA YONIS, CABDI HAYBE HEESTII " HODAN" ADNA HODANEEY HAPPY NOQO OO, HAMADA ISII TAYDANA HOO, HADBA KEEN GACAN, NOLOL AAN HIGSANEE..
    SHOWGAN GOOGOOSKAA WAXAA LAGU SOO BANDHIGAY MAGAALADA DJIBOUITI EE WADAN DJIBOUTI BILOWGOO SANADIHII 2000 KA DIB
    DAAWASHO WACAN

ความคิดเห็น • 14

  • @jamaahmed8601
    @jamaahmed8601 4 ปีที่แล้ว +5

    love somali greative people, they are very special, fanku waa cajiib ilahay hownaxariisto casho yonis iyo born hirsi, cabdi haybe geeridiisa ma maqlin, iyo dhamaan fanaaniintan kale, guuleeysta shanta somaliyeed

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว +4

    Caasha yoonis iyo boon xirsi Allah swt ha u naxariisto

  • @maxamuudcabdiraxmaan75033
    @maxamuudcabdiraxmaan75033 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay haw Naxariisto marxuumka AAAMIIN AAMIIN

  • @Kaligiisduul5
    @Kaligiisduul5 9 หลายเดือนก่อน +1

    Markii ugu horeysay an dawaday 2010 qosol

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 8 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂❤

  • @bushraahassencade7067
    @bushraahassencade7067 5 ปีที่แล้ว +7

    Murti iyo hadalkii macaanaaba ragbaa hortayo maalay

  • @mawliidmalo5081
    @mawliidmalo5081 5 ปีที่แล้ว +2

    Abdi Haybe lambad jilaa khatara wleee

  • @maxamuudcabdiraxmaan75033
    @maxamuudcabdiraxmaan75033 ปีที่แล้ว +1

    Ha xanaaqin EE joog oo shaydaanka iska naar kkkk

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahy haw naxariisto dhamntood💕😪

  • @guledmohamed668
    @guledmohamed668 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh

  • @ismailmataan7188
    @ismailmataan7188 5 ปีที่แล้ว +1

    Ma0

  • @nuurnageeye8116
    @nuurnageeye8116 5 ปีที่แล้ว +1

    Adigaa nawalaqey