Qeyba midig e keyboard-ka o ay number-da ku qoronyihin ee adka u yar Wxd kafiirisaa /ka egtaa Calamadaha nucana * tani wa kudhufo - kajar / u qeebi Markad rabto inad xisab kashaqeso Wxd taktaa cell ama god kamida godada excel-ka ah e shashada kaga muqdo kabacdi godka dhexdiisa wxd ku qortaa tusale =5*5 kabacdinda enter dheh same all wxd ubahato inad sameso o xisab kusabsan tusale =10*10 =5/5 =3-2 Shukran
Masha allh casharada soo abdi macalin oo af somali ku sharax
maxaa kawadaa colum baaqiga ah udanbeeyo maxuusa yahay sharaxaad kabixi thanks
Soo badi macalin
Macalin soo badi macalin mahasanid ❤❤❤❤
Mahadsnd wll👌👍👏
shugran
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Jazakallahu kheyran walaalo.
waade mahadsentahey guul macalin
shukran Ustaad
Waxaad samaysaa lambarka usareeya 1001 iyo 1002 isku sooqbo kidibna geeska midig intaad tagto markay calaamadu kunoqoto afar gees soo jiid
Good
جزاك الله خيرا
M.alh
Dhamaantiin waad mahadsantihiin
Mahadsanid mcliN 🥰🥰🥰👁
Camerada weey xunthay
Thanks macalin jamac
mahadsanid ustaad jaamac
Su.aal ayaa qabaa ustaad
Jawaaab
Charkha wan kahaley
Qaabka lamaraayo waxaa fiicnayd in aad magacyafooda sheegtid habka loomarayo
Thanks sheik
Calaamada kudhufushada xageey ugu taalaa computerka ? Maclin
Waxay kafa taalaa dhinaca nanbarada wllo
@@sh.jaamachaybe68 maclin nambar sidiid iyo shifti miyaan isla taabtaa
@@sh.jaamachaybe68 maclin nambarkaga iso dir
Sidee Lo Save Garaynaya Oo Loso Furaya Hadhaw Macalin
wllo mcn meesh save kuqorantahay ku dhifo
Teacher xalkaa qarashka ma fahmin qarashku muuna ahyn cashuurta mise waa shaqaluhu waxay qadanayeen
WAXBADAN BA KA FA IDAY THANKS
Adaa mudan adeer
Carabi ku sharaxin hhhhh plz afsomlai udaa
Usaawiiiiii
haye
Jamac mahadsanid lakin dad dag baa ku jira ee ayar
Ustad mobilka ma ku isticmali karaa
ustaad may
Markaad ku dhufanayso maxaad taabanayaa ama aad ka jaraysl
Qeyba midig e keyboard-ka o ay number-da ku qoronyihin ee adka u yar
Wxd kafiirisaa /ka egtaa
Calamadaha nucana
* tani wa kudhufo
- kajar
/ u qeebi
Markad rabto inad xisab kashaqeso
Wxd taktaa cell ama god kamida godada excel-ka ah e shashada kaga muqdo kabacdi godka dhexdiisa wxd ku qortaa tusale
=5*5 kabacdinda enter dheh same all wxd ubahato inad sameso o xisab kusabsan tusale
=10*10
=5/5
=3-2
Shukran
wllo waxaan taabanatsaa
calaamada = kadib waxaad taababaysaa godja qiimaha jadibna godka tirda kadib entar
31,500×0.5=15.750
Thank u
maasha alllah
Masha Allah xisaabta shirkada ino soodaji cost prices
Kabadh maxaa la dhahaa ?
waa miis
@@sh.jaamachaybe68 mahadsanid
Macalin markaan qoro
1001 ama 1002
OO aankusoo jiido wuxuu iikeenayaa sidiisa 1001 ama 1002 marka maxaa qaldan maclin
Macalin aniga waan lahay ii isax plz
Thanks lkn waxaan fahmi lacaxay isku dhufashada qaab qaad isugu dhufatey
wllo waxaan taabanatsaa
calaamada = kadib waxaad taababaysaa godja qiimaha jadibna godka tirda kadib entar