Ustaad waad mahdsantahay . marka hore . xisaab xidh ayaan samaynaayey kadibna xisaabtii ayaa iga qaldantay markii aan xidhaayey . ka dibna xisaabtii ayaa waxa iga galay maynis miidahan dhamaan profit and loss ustaad i caawi allah garabkagaa ha galee . baahi wayna waan uqabaa suashaa aan ku su aalay jawabteeda
Masha Allah
sahal software
waa sharaxaad wngsn
iyo cashar muhiim Ah
ustaaď mohamed jazzakallahu khayran 🙏
Aamin Aamin yaarabi
Mnsha allaah zhp allaah ha kaa abaal Mario
Aamin aamin yaarabi.
Ustaad waad mahdsantahay . marka hore . xisaab xidh ayaan samaynaayey kadibna xisaabtii ayaa iga qaldantay markii aan xidhaayey . ka dibna xisaabtii ayaa waxa iga galay maynis miidahan dhamaan profit and loss ustaad i caawi allah garabkagaa ha galee . baahi wayna waan uqabaa suashaa aan ku su aalay jawabteeda
thanks ustad
Thank you for your efforts to educate the public
Mashaa allah mahadsanidin sahalsoftware
Mash allah ilahey hakaa abaal mariyo
Aaamin Aamin walaal - Guuleyso
Macalin casharada qaar baa maqan laakin
jazakumullaah
Alfi shukran ustaad.
mansha allah macalin alle ha ka abalmariyo waxaad ii shegta cashka xage laga sax ama adjmantiga laga samayaa
Thnk you
Mahadsanid macalin
Thanks eng
Aad baad umahadsantahay Eng mohamed
Mahadsanid
Aad ayaan u salaamayaa dhamaan bahwaynta sahalsoftware,
Aad ayaan uga faa, iday Quickbooks 2014 ilahay haydinka abaal mariyo, youb ka ayaan ka raacdaa,
Thanks more
hal sual wll xisabta marka la xidhayao sales ka iyo expenses ka ma retained earningba lagu xidha mis income summary, mhahadsnaid
Walaal whats app kan nagala soo xidhiidh +252634494483
ASC USTAAD WAA MAHADSANTAHAY XISAAB XIRKII WAA OK LKN DEPRICIATION KII IYO ACCRUED EXPENSESKII IYO PREPAYMANTIGII KUWAAS XAGEE GELIYAA
Lkn waxaan kaa raabaa in qarashka badeecada lagu daro l
Walaal casharadan oo dhameystiran websiteekana ayey ku jiraan sahalsoftware.com
Waxbadan ayaad ii iftimaysay mahadsanid ustaad
Ustaad depression sida lo sameyo isheg
Asc macalin eng mohamed jama sahal xisaab xidhka dhiba iga haysta mar kasta debut iyo credit ayaa kala badanaya
Sales discount see loo xira ayakana iyo inventory loss ado mhadsan
Macalin wad mahdsantahy lkn iyadoo ilaa owner's drawing leh aya kasii ficnan lahyd
Whats app kan nagala soo xidhidh walaal +252634496857
Ustaad haddi xisaabta xerta oo soo saaro - ama waxa accounka kujiray minus ka hor mariyo saas moo ku xeran yahay
whats app kan nagala soo xidhiidh walaal +252634496857
meqa nooc aya wax lagu xisabaa ama barnaamij ah .mahadsanid
petty cash -ka sidee loogu manage gareeyaa Barnaamijka ustaadi
marka hore account petty cash ah soo samee account type ka expense kadhig then banking tag transfer fund kasii dooro deedna ku apply garee
Asc ustaad waad mahadsantahay lakiin su'aal baan qabaa ah marka nidaam xisaabadkeeda accounting-ka aan dhiganaynay waxa nalagu sharaxay in aan wixii revenue iyo expenses ah lagu xidho income summary, markaas qaacidadaasi xagey qabatey ustaad.
Retain earnings iyo income summary waa labo income accounts ama labo koonti daqli xisaabeed wana isku mid sxb
Sidee loo xisaabiyaa waxa uu milkiluhu qaatay marka xisaabka la xiraayo
drawal waaye taas waxana laga jaraya shaqsiga
Eng xisaab xidhkii wn sameeyey waana iskeentay xisaabtii lkn qiimo dhimis aan sameeyey ayaa meeshii hadhaa ku ah sidee utaatiri karaaa????
Qiima dhimista aad samaysay waa expenses waxay lamid tahay mushaka iyo korontada saad kuwaa usaartay baad usaaraysaa
Waan idiin baahanahaur ilasoo xidhiidha 0634422221