Hees Oohin Ah Nimco Migil Heesta Tiiraanyo Best Video 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 475

  • @ayernabdalla8534
    @ayernabdalla8534 3 ปีที่แล้ว +92

    Lix sano ayaan jeclahay alle waxaan ka baryayaaa inuu isu keen calfo 😭😭😭💔💔isoo duceeya wllalaay

    • @sadrisiman4711
      @sadrisiman4711 2 ปีที่แล้ว +3

      Na guurso ha gawooowinw kasi waqtiga intu kadhameyuu nag gursan

    • @ahmedmohamedmohamund4468
      @ahmedmohamedmohamund4468 2 ปีที่แล้ว +2

      @@sadrisiman4711 jacayilkaad waxba ka aqoon dumar baad ka tahay adigu wiil uun jacayl Haku beerin
      Alle hadii u idinka yeelo kuwi nolosha Dib u kulma waad la kulmi doonto Samir yeelo waligaa, inanta kale wlloh ayinu u wada ducee no uun no digasho

    • @anisoqasin3066
      @anisoqasin3066 2 ปีที่แล้ว +1

      Walhi jacela sido iikaley hada n soxasusto waba iskaqirooda 😂😮

    • @Aliyaa698
      @Aliyaa698 2 ปีที่แล้ว +1

      🥺wll Hada ma is Heshen

    • @ilhanmaxamed5218
      @ilhanmaxamed5218 ปีที่แล้ว +1

      Mcney Rabi calf hakuuugu daro Hduuu khyr kuuuuyahy🤲🤲😭

  • @akaani.nadiir
    @akaani.nadiir 4 ปีที่แล้ว +82

    Dadka Hibada iyo Codka Macaan maba soo caan Baxaaan wlhi 😭😥
    NIMCO MIGIL IYO HODAN XASAN
    Waa best fanaano Oo hadana Aan caan ahayn

  • @MaheartAhmed
    @MaheartAhmed 10 หลายเดือนก่อน +14

    Hesyltaan waxan dageysan jiray wagaan baranayay boqoradeydi an jeclahay ♥️ anigoo nin garii wataaa ahaaa ayan luug kuadhii jiray meshay jogtay sii aaan lifahmiin oo xarirkena loo aganin
    Waqtii badhan ooo adhaag wansomarnay alxdlh 2 sanoo aya kaso waregtaay ila hadana wan wadha soconaa wana isjeclnaa❤❤
    Waxan rajeynaya ina kuguleysano rajadhenaa i.a ya rabiii
    I.a maliin guleysanay ayan soqoboon donaa i.a hdiii calaf an isku yelanoo watigana uu nosamaxaaa i.a
    ❤❤❤ Mahadsaniid barbareeeey 🙏🙏🙏

  • @thehope3065
    @thehope3065 4 ปีที่แล้ว +130

    Wakhtiga tagay hibashadii
    Taarikhda anon ka warin
    Tusaale wuxu i baday
    Taskiisi igu lammaan
    2X
    Garaadku wuxu tugtaa
    Wanaag ninka ku taree
    Tan iyo waagad ogayd
    Tala ani iqabyaa
    2X
    Tu yaabley ii tahoo
    Ana tiiranyo ooyay😭
    Habeen layl toosayo
    Nasteexada tuugaye
    Nasiibkow ii tusmee
    2X
    Tabaalaha waayuhuba
    Nin taag daran uma tudhaan
    Haduu ani kali i tugey
    Marbay ii taaba geli
    2X
    Kalgacal waa tallo gobeed
    Haduu tallis wada lahayn
    Amu weli tallo wadaag
    Tabcada uu kugu ritaa
    Kalgacal waa tallo gobeed
    Haduu tallis wada lahayn
    Amu honey tallo wadaag
    Tabcada uu kugu ritaa
    Tu yaabley ii tahoo
    Ana tiiranyo ooyay 😭
    Habeen layl toosayo
    Nasteexada tuugaye
    Nasiibkow ii tusmee
    3X

    • @nimcohoodo7677
      @nimcohoodo7677 4 ปีที่แล้ว +3

      😣😣 oooh

    • @maandeeqmaandeeq7111
      @maandeeqmaandeeq7111 3 ปีที่แล้ว +1

      😢

    • @hipaaqabdi8470
      @hipaaqabdi8470 2 ปีที่แล้ว

      Aad bay iitaabatay heestaan 😭💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @thehope3065
      @thehope3065 2 ปีที่แล้ว

      @@hipaaqabdi8470 sorry wll waku daremayaa

    • @fathiaawalahabdoulkader9395
      @fathiaawalahabdoulkader9395 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Taani70
    @Taani70 9 หลายเดือนก่อน +9

    2024 yaa dhagysanya like ❤😢

  • @jamalbanks1751
    @jamalbanks1751 5 ปีที่แล้ว +167

    Ilaahay intii is jecel qalbiyadoda haysku so duwo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nastexoladan8313
    @nastexoladan8313 5 ปีที่แล้ว +90

    💔Ax Jaceyl xanun badan halsano kahor ayee isoo xasuusisay heestan allow dadka qayaaanada badan Nafsiga kasoo bixi😭😭😭

    • @tahirabdalle6655
      @tahirabdalle6655 5 ปีที่แล้ว +9

      Hmm nafsi wax ladhaho majiro wll lkn waxan kugula talinaya inad waliga qof isracin calafkga ilahy ayaa qoray

    • @rinaadbintuahmed5177
      @rinaadbintuahmed5177 4 ปีที่แล้ว +7

      Amiin after 7 months kuso jwbay ina noshahay ma aqano hadaad dhimatay rabi haku naxariisto hadaad noshahayna nolil farxad leh ku rajeyay🙏

    • @edebsanapdirihiim8084
      @edebsanapdirihiim8084 4 ปีที่แล้ว +1

      Nagada walalwy Habarka😅😅

    • @iqbalabdi
      @iqbalabdi 3 ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢😯

    • @zubayrsaid7290
      @zubayrsaid7290 3 ปีที่แล้ว +2

      Iska cafi wll cafiska wx wlpa ka qiimo badane

  • @munaheego110
    @munaheego110 5 ปีที่แล้ว +427

    Ax😢way itaabatay heestu pls like iigu qabta inta wax jeclaatay😢😢😢

  • @amiiraqueen2947
    @amiiraqueen2947 7 หลายเดือนก่อน +17

    Still watching 2024😢

  • @khadancadey8614
    @khadancadey8614 5 ปีที่แล้ว +49

    😭😭😭tala ani ii qabyaa 😭😭😭
    Anaa tiiranyo ooyaay 😭😭😭
    Naziipkow iitusmee 😭😭😭
    6/23/2019 waxay noqotay malintay igu murugada badnayd qaligan kusiiyay mxad ugu ciyaaraty 😭😭😭😭

    • @beerlulainahassan1744
      @beerlulainahassan1744 5 ปีที่แล้ว +1

      khadan cadey maxa ku helay wll

    • @beerlulainahassan1744
      @beerlulainahassan1744 5 ปีที่แล้ว +2

      tala ani ii qabyaa 😩11/9/2017 😩

    • @fatmaumer875
      @fatmaumer875 5 ปีที่แล้ว +3

      Waan ka naxaa gbdhaheena waa wada qalbi xabxab ninmankuna wa xaasidiin.

    • @hamdamaxamed5963
      @hamdamaxamed5963 5 ปีที่แล้ว +3

      Wlloh mid aan ku sheeg wixii ka tagay waxad mar walbah isku taxalujisaah zidad u ilaawi lahayd qofki qalbigaga dhawacay waxad xazuuzatah xumaantizah si aad si fican ugu ilowdoh anbah way igu dhacady hadan waan is dhaafiyaah😢😢😭

    • @nololwcn2658
      @nololwcn2658 5 ปีที่แล้ว

      Khadan cadey dont worry xbbti

  • @nimcohabi2531
    @nimcohabi2531 3 ปีที่แล้ว +30

    😭😭ala ragu khayana badana markay ogadan markay gabadhu dacad utahay maxay ugu ciyaran tolow 😢😢

  • @caaishonuur3052
    @caaishonuur3052 8 หลายเดือนก่อน +4

    Wxan hadda marayaa xalad ana warin karin jacelkaba waa daneysi iyo xiiso maalmaa run ahantii inta lagu warabiyo farxad dhiira galin jacel baxad weyn ayaa haddana adigoo amintay oo is leh waa dhamatay murug iyo been sadkagiina wad heshay ayaad arkeysaa isla meshii inad tagantahy caku raggu qayana badanaa inta ila midkaa waqtigan waqti dhama iyo nolol wcn rajeynaa 😢😢😢😢 23/4/2024 😢wx kastaa waa malayacni hatan lkn markii hore adaa yabanaa see wx yihin wn ka xumay raali noqo naftady by sxb noloshu kuma xumeyso😢💔

  • @AbdiKaniBishaar
    @AbdiKaniBishaar 4 ปีที่แล้ว +68

    Time is Corona virs yaa dawanaayo😂😂😂😂😂

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 ปีที่แล้ว +1

    Markii ugu horaysay een daawado heestan barasho wacan waan qiirooday ciid wanaagsan ummada soomaaliyeed meel walbaa joogtan.

  • @aluulashire9245
    @aluulashire9245 ปีที่แล้ว +7

    Aniga ilaahey amarkiis farxad la iima qorin ayaan umalen waayo qof walbo oo aan mino waa uu iqiyamah😢😢

    • @hanaismaanhaniismaan7046
      @hanaismaanhaniismaan7046 ปีที่แล้ว

      Sido kle kula mid ayaan ahay wll😢

    • @hodanabdi6395
      @hodanabdi6395 ปีที่แล้ว

      Moi ausii😢😢😢😢

    • @sagalmohamed5485
      @sagalmohamed5485 8 หลายเดือนก่อน

      Me to wll nafta an xakameye qalpiga talo ula ahay daacad nimo heerkan ka garey nin wxi laga rabey ayan sameyey ilmada kulelkeda dhamanada igadutey xalna waa la ahy😢😢😢

  • @siciidcabdi494
    @siciidcabdi494 6 ปีที่แล้ว +61

    Si xushmad iyo wanaag ku jirto haloo coment gareeyo plz ceydu waa ceeb ee ilaahey haidin ka dhigo kuwii xishooda ebed

  • @AhmedAli-md5eb
    @AhmedAli-md5eb 3 ปีที่แล้ว +25

    14/10/2021 who's listening this song with in love Wariye Juuju 😍😍

  • @Abdiqaadir-kaahin4820
    @Abdiqaadir-kaahin4820 2 ปีที่แล้ว +5

    Tanyo waagaad ogeyd
    Talaa aniga ii qabyaa.💔
    24/8/2022 Habeen aanan ilaawi doonin Oo la guursadey qoftaan jeclaa Walina kama samrin.🙆‍♂️😥

  • @bellaelmi6355
    @bellaelmi6355 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nasiibko itusmey maalin alla nolosha wey igu adagthy qofkaa aduunka ujeclaa 4sano sugaaayey ugu danbeen wxuu igu jawaabay noloshaada hore uwado ane teeda horaan uwatee by by 10/10/2024 maaalin aaana ilaawi donin😭💔

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 5 ปีที่แล้ว +5

    Wa fananad cod macaan
    Wa dadkii hibada u lahaa fanka
    😍😍 mnshallaah nolow wllo

  • @GuLeedmustafeAxmedcade
    @GuLeedmustafeAxmedcade ปีที่แล้ว +2

    Waa suaasha aan la ahay cid aan waydiiyo runtii😢❤ maxaa habluhu markay ay daacad noqdaan looga tagaa 😢

  • @ubaxmohamed2655
    @ubaxmohamed2655 4 ปีที่แล้ว +26

    Aniga iskaba ooye like dhac igu sii hada ila mid tahy

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 5 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi fans kowaad oo kmpla jooga ani wyeh qoftaan waa ku hystaa hadii arko qof caynyo wa ka celiyaa dadka asxaptyda neh waxy dhaheen cod wer hystaaa

  • @mousesuge6118
    @mousesuge6118 ปีที่แล้ว +1

    Wakhti aan soo dhaafay
    Sanado ka hor jacayl
    isoo maray ayaan xasuus
    Dib u galay!
    " Hada ayaan dhageysanayaa
    Date 06/03/2023 "
    Walalahayga sharafta leh
    Like 👍 Igu dhifo?

  • @kooshin7193
    @kooshin7193 6 ปีที่แล้ว +7

    Run ahaantii qoftaaan codkeeedu waa hibo ayaan oran karaaa ....
    Wali ma arag fananad lamida codkeeda kuwa haatan jira runtii guul kuurajyn nimco migil
    Salaaan gobeed

  • @ayaanmahametttmahamuutt9502
    @ayaanmahametttmahamuutt9502 3 ปีที่แล้ว +15

    One Years kahor ayaan diB UgU noqdeY WLh Jcyl xanuun badnaaa aX Qof iLaa Hdda iLa dareema maan helin waxa aan dareemaayo😭iLaHow QaLbiga iiqabooJi😭😭

    • @waakuma1060
      @waakuma1060 3 ปีที่แล้ว

      Abyo illahy qalpbiga haku qaboojiyo adunka intaad nooshahaY wax Badan waad arkaY qofkii shalay kuu ooyi😭 jiray oo manta Ku Gu jees jeesaya Baad arkaysaa

    • @fartunfatush139
      @fartunfatush139 3 ปีที่แล้ว

      Zoryy wllo

    • @hamzequrbo6300
      @hamzequrbo6300 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi jaceylku waa xanuun qof uu ku dhacey unba dareemi kara

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 5 ปีที่แล้ว +13

    Gabdhow Nin somalia qalbigina hadwa. Siiina Walahi. Kuma. Naxayooo. Marka 2 dhasho mid kale raaadiyaaaa 😁😁ilahyow jecel ha igu Ridin Waa xanuuun. Anigo yar lagu aburay. Hal mar waligey. Wax jecladay waxii ka danbeeeye. Hal lug banka. Italaaaa 😁😁

    • @fartuunshabdullahi6445
      @fartuunshabdullahi6445 4 ปีที่แล้ว +1

      Gabdhuhu hagrasho MA yaqanin badankodna qofka ey la noolyihin waxey siiyan Jaceyl buuxa nafsadodana wey uhibeyan Lkn raga ma aqaan waxa naxariista ka qaaday oo ufahmi LA.ayihin qof naxariis uhaya alow ragu noo jilci Lkn gabdhow ninkii idin dhiba ka tashada balayada ragu cadowga hablaha

    • @bahjahassan9360
      @bahjahassan9360 3 ปีที่แล้ว

      Ax ya jacayl 😭😭

  • @AbdoulMogueh
    @AbdoulMogueh ปีที่แล้ว +3

    😢 ya allah jacayl iyo been iyo raag iyo dumar halke laagu xisabiin horta😢

  • @rahmoomar3579
    @rahmoomar3579 3 ปีที่แล้ว +5

    Axxx 😭😭😭😭💔💔💔 wlhi wan iska Oye jaceyl xanun badana ragana qiyano badana😭😭😭😭💔😢

  • @zubayrsaid7290
    @zubayrsaid7290 3 ปีที่แล้ว +9

    Kolay ani oi iyada waa kala tagnau balze wxn rajeenya inaa isku soo laabano ee wll ducada naku kaalmeya😢💔

  • @anisadahir1826
    @anisadahir1826 5 ปีที่แล้ว +5

    Heestu weey itaabatay wllhi oh my god sbbto ah Somali song ka dhageeysto inta bdn

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el 6 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢15year ohin ba wehel I ah allow qadarow😢😢😢😢😢

  • @Soomaalinimo320
    @Soomaalinimo320 2 ปีที่แล้ว +6

    24 may 2022💔🤩
    Goormaan dib u wada hadli doona
    La hadalkaagaa waan jeclaa balse garan maayo waxa ina kala aamusiyey sabab la'aan🤐😭
    Wqti tagay💔😢

  • @nasteexocrisaaqafgaduud716
    @nasteexocrisaaqafgaduud716 4 ปีที่แล้ว +15

    Heestan wasoo raadiya qiso ihaysata cawa 2020./7 haben isniina

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 3 ปีที่แล้ว

      Alle amuraha ha sahlo xppti sory wlhi hada se dreme ana cwan so radshee 18/6/2021 😪

  • @randa9939
    @randa9939 3 ปีที่แล้ว +1

    Talo ani ii qabyo ah 20%5.2021 yaa rabbi xanunkaan an dremaayo yaa rabbi iga dul qaad pls hablo raga ha is wada sininna 😥😥

  • @mohamedmohamud2902
    @mohamedmohamud2902 5 ปีที่แล้ว +26

    Plz commentigaan yaan la yareesay muhiim ayey ii thy 😥😥

    • @faraxfani9385
      @faraxfani9385 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi heetn wy iga ilmaysiisy😭😭😭😭

  • @munaducaale9505
    @munaducaale9505 5 ปีที่แล้ว +14

    Waan jeclahay heesaheda iyo codkedaba
    Heestanan calalcal
    Ninki iga tagay
    Ii diir nixiwayay tastexadisa tuugi
    Maayo
    Ilahau ayan tuuga in uu qalbiga yga ka basaxao nacas igu tag gaagsada wanag garan wayay
    Marki horeba wuxuu haa
    Beenawas khayin narjis

  • @fadxiahm3th844
    @fadxiahm3th844 ปีที่แล้ว +2

    Runtii wa hees dareen leh 💯
    20/12/2023

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +5

    😥Garaadku wuxuu tusaa wanaag ninkii itaree tan iyo wagaan ogeed talana ani iqabya 15/8/2022 maalin aan ilaabi doonin🤦‍♀️🥺💔,raga marke arkaan inaad si xad dhaaf u jeclaatay maxee isku badalaan😭💔😥🚶‍♀️

  • @goodverygood3596
    @goodverygood3596 6 ปีที่แล้ว +10

    OH qoftaan heesaheda waan ka helaa . quruxleeey shax shax

  • @faaisodagan2836
    @faaisodagan2836 4 ปีที่แล้ว +6

    Xazuz baN gly wlh 😢😢
    Jcylku qalbiyadena wuu lahaadaY

  • @abdirahmanomar1604
    @abdirahmanomar1604 6 ปีที่แล้ว +14

    Dhaashii sheikh samaroon siciid.
    Al fanaan nimco migil.
    Music's boy. Ahmed wali furinle.

  • @xabzoxabzo9807
    @xabzoxabzo9807 3 หลายเดือนก่อน

    10/16/2024😢anoo qalbiga ixanuunayo💔😭🤲isoo duceya please qofka jeclaa katagi rabaa durufo jiro owgeed nasiibko ii tusmee🤲😭ruux walba arko Qoralkayga isoo ducee

  • @nacuumaapi8216
    @nacuumaapi8216 6 ปีที่แล้ว +6

    qofba haybad gaara buu ilaahay siiyay cod haysaa nimco migil ilxun Kuma aragto 😍😍

  • @fartuun_osman
    @fartuun_osman ปีที่แล้ว +5

    2021😢 ban dhageysan jiray anigoo dhaawacan mantana sidii baan u dhaawacanahy😢 alla nololeey maxaa i ciishay💔😣

    • @JamiiloXasan-r1l
      @JamiiloXasan-r1l 4 หลายเดือนก่อน

      Anika😂 kadhayayo hno❤

    • @fartuun_osman
      @fartuun_osman 4 หลายเดือนก่อน

      @@JamiiloXasan-r1l haye bbe😂🥰

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d ปีที่แล้ว +1

    3/5/2023 ilhow nzbkyga ii tusmee cwa iga yeel kad ii gargaari lhyd

  • @khadancadey8614
    @khadancadey8614 5 ปีที่แล้ว +6

    Isgooo ixuneyeey inkhiyaaneyey hapeen kasta dartii u ooyo hadana wanjeclahyw😭😭😭😭😭😭sacadaa indhyga ilmaa kutaalal walahy 😭😭😭😭noloshiibuw u nacsiiyaay subaxksta goaanbaan qaata hadana waxabahe maqaban karo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wayeey way

    • @delegendgwal580
      @delegendgwal580 5 ปีที่แล้ว

      Sorry mcney waan kula qabnaa

    • @khadijaahmed2253
      @khadijaahmed2253 5 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo maahmaah baa jirto leh «waxkasto aad wax ka badalin, adigaa doortay».

    • @ayaancolaad9482
      @ayaancolaad9482 5 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭hn wan kula dermyo usmir lkn og aana ma qadn kartid oo wakhtiga ku diiday

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 5 ปีที่แล้ว

      Balan waxaa ku qaada hadaa go aan adag qaadato oo uu ogaado inaa ka maarantay waliba adoo murugeysan farxad aa muujiso waliba guulahaaga I hormarkaaga I qurxdaada ku dadaasho asoo hormarkaaga ka xun uu calaalckaagi oo u ku raaxeysan jiray tabaa waliba kuso laaabana asxaan na makugu soo laabanayo ee kaliya jabkagu mar labaad raadina ee go aan adag qaado abaayo

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 5 ปีที่แล้ว

      Abyo mcnto tellkisa sheeeg group call naga so wada qabo aniyaa runta u sheegyo dumas hi

  • @laylo123-fw6ib
    @laylo123-fw6ib หลายเดือนก่อน

    Ilhyow mid ban jeclahye calaf igu dar ay rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @haydhaafinmedia6319
    @haydhaafinmedia6319 5 ปีที่แล้ว +12

    Kawaran qofka jecel qof u sawiran ee aan wali ku arag ciida korkeeda hadana dareemaya in laga maqanyahay yaa ila qaba jacaylkaas? Farta taag

    • @mohammedhussen4265
      @mohammedhussen4265 4 ปีที่แล้ว +1

      abdirahman ismail kaas ma naqaano hhhhh

    • @haydhaafinmedia6319
      @haydhaafinmedia6319 4 ปีที่แล้ว

      Kaas baa ila dagay bro cilinkiisaa la saari la yhy

    • @sahal3922
      @sahal3922 4 ปีที่แล้ว

      Sxpow waa lagula qabaaaaaa

    • @cgf383
      @cgf383 4 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁😁😁nio cudurkaas anigu ihayaa waligey iguma dhicin hadana waxba iskey tusaya😁

    • @aishadiktor3034
      @aishadiktor3034 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 6 ปีที่แล้ว +3

    Wooow walaalo noo soo badi heesaha illahay codkaaga ha kuu barakeeyee

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp 5 หลายเดือนก่อน

    absolutely my youtube good service❤❤❤

  • @queensaajida4918
    @queensaajida4918 หลายเดือนก่อน

    Tabaalaha waayuhuba
    Nin taag daran uma tudhaan
    Haduu ani kali I tugay
    Marbay ii taaba geli🥺19/11💔

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 2 ปีที่แล้ว +3

    2021 💔😢ilahow qalbiga iiqabooji

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 5 ปีที่แล้ว +3

    Wll labadan hablood maxay isku yihii. Isku eekaaa mashaa allaaah
    Inta ila aragtey📲

  • @siciidawilcilmi7518
    @siciidawilcilmi7518 6 ปีที่แล้ว +28

    Aad bay u cod fiican tahay maansha allaah hablahana wlo cayda ha laga daayo waa hablaheeniiye bilaa calayk nimcana waxaan leeyahay halkaa ka sii wad

  • @نورشميا
    @نورشميا ปีที่แล้ว +1

    qof ad wada noolaydeen oo intuu ka tagay nolosha qurbaha raacay oo 8 years usamirtay imika yidhi wan is bedelay awoodad ku sugi lahayd imika xagaad ka dooni lahayd😢

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 5 ปีที่แล้ว +12

    Qofkii qalbi wuu dareemi karayaa jcylka meesha yaaal.
    Ax naf wax jeceli dhiig male
    Dhib kasta oo ah mid mooral iyo mid jidheedba qofka ku jecel hadduu kuu geysto dhabtii kama hadhi karaysid hadduu qofka qalbigu kaa raaco😥😥😥

    • @hanafariitoh1641
      @hanafariitoh1641 5 ปีที่แล้ว +1

      Its true brother

    • @ugaaskagabdhisaa7954
      @ugaaskagabdhisaa7954 4 ปีที่แล้ว +1

      Benta maahan walahi

    • @farxiiyaxuseen6977
      @farxiiyaxuseen6977 2 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭😭😰😥😢😓😭😭😭😭😭😭😭 mel wax ka gadhan qalbiga ugu xanun badan

    • @sadaqalijamac4386
      @sadaqalijamac4386 2 ปีที่แล้ว

      @@farxiiyaxuseen6977 xaqiiq wllahay😭

  • @hamdinour9685
    @hamdinour9685 ปีที่แล้ว +1

    Still watching😢😢

  • @waxgaradnageeye5994
    @waxgaradnageeye5994 3 ปีที่แล้ว +6

    Si niyad ah bay ku tabanysa hesta 😭

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle ปีที่แล้ว +1

    Allow hooyoday anoo caafimad qaba ila kulmi ❤❤

  • @Dagan-24-12
    @Dagan-24-12 5 ปีที่แล้ว +7

    Garaadku wuxuu gartaa wanaag ninki ku galay 2019/7/24😭😭😭

  • @rihannaadam7314
    @rihannaadam7314 6 หลายเดือนก่อน

    Taniyo waagaad ogeed talaaa ani iqabyaaa💔 anaa tiraanyo oyay nasiibkow itusmee 11:00pm 18/7/2024 ilaahow nolsha i haaagaji meel wax ka bilaabo uma jeediyeee go.aamada ugu adag ihoryaalo ilaahow adaa arinteeda ku hor dhikay😭😭💔

  • @wiilsomaliah5316
    @wiilsomaliah5316 5 ปีที่แล้ว +19

    I swear this song makes me wanna fall in love 🔥❤️

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 5 ปีที่แล้ว +3

      Pole abwe

    • @rayaanqaali2185
      @rayaanqaali2185 4 ปีที่แล้ว +1

      Heart touching wlhi😭💘😭💘

    • @safi1146
      @safi1146 3 ปีที่แล้ว +1

      With who

    • @ji8698
      @ji8698 3 ปีที่แล้ว +1

      Why don't you 😂😂😂

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว +1

      @wiil soomaali ah, I guess you are not alone bro!😁 We all felt same way.

  • @nemofarhan6903
    @nemofarhan6903 4 ปีที่แล้ว +3

    Ax ax ax ax ax axa
    Ana tiiranyo ooyay😭😭😭😭😭
    Kaan 5sano jeclaaa
    Ayaan caawa dartii u ooyayaaa
    Nasiibkow ii tusmee
    Alla jacaylooooow😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @amalabdullahi7031
    @amalabdullahi7031 11 หลายเดือนก่อน

    2019 dhagesan jiray 💔

  • @siciidcabdi494
    @siciidcabdi494 6 ปีที่แล้ว +9

    Ma aqaan marka aad noqoneysaan dad xishooda yaan la caayin walaahi waa fanaanad aan caadi aheyn

  • @abdirahiimabdilaahi7192
    @abdirahiimabdilaahi7192 2 ปีที่แล้ว +1

    WaaN dareemayaa heezta
    Nazteexada tuuGaYa Naziipkaw ii tuzmee🥺🥺

  • @nafisaabdikaadir1265
    @nafisaabdikaadir1265 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus qof kasta ma fahmi karo🤤😪😪

  • @marwanali4333
    @marwanali4333 5 ปีที่แล้ว +10

    Waa Cod macaantahey Quruxey❤

  • @mawliidyaasiin8004
    @mawliidyaasiin8004 4 ปีที่แล้ว +4

    Jacayl go aan male kaligaa tahay lu goy yidhi ax like belese

  • @rahmahassan949
    @rahmahassan949 5 ปีที่แล้ว +7

    Garaadku wuxuu gartaa wanaag ninkii uu taree eesh calaa erayo 👍👍👏

  • @AnzalNuurali
    @AnzalNuurali หลายเดือนก่อน

    dad ka la yaab aye leyyihin waayo dad ka dhintay wey u oyaan dadka nool wey ka oysiyan ka waran 😢😢😢😢😢😢

  • @Nothinghereforyou-q4f
    @Nothinghereforyou-q4f 3 ปีที่แล้ว

    anaa tiiranyo ooy habeen layl toosayoo nasiibkow iitusme 23 06 2021 habeen khamiis soo glyso

  • @zulthanmoneyonline7278
    @zulthanmoneyonline7278 6 ปีที่แล้ว +13

    hore usoco nimco migil inaderty rumaad

  • @abdijaliilsaleebaan2189
    @abdijaliilsaleebaan2189 2 ปีที่แล้ว +1

    Nasteexada tuugaya
    Wlhi meel idareen galisay heestani runtii si wayn marka liketa hayga ilaawina haday idin cajapisey

  • @yuzufhashi2929
    @yuzufhashi2929 7 หลายเดือนก่อน

    Wakhti tagayaw ❤

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 3 ปีที่แล้ว +2

    Machallah bienvenue ma chérie je t'aime bien j'écoute toutes les chansons j'adore🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷💖💖💖💖💖🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @kingadeshpoi4144
    @kingadeshpoi4144 4 ปีที่แล้ว +5

    Qofba tariiq xumo igu rebey waligeyna cafin mayo wlhi xanunki geystey😂😂😂😂😂

  • @kafiyanoak2482
    @kafiyanoak2482 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiradu maficnee walee nimco fanan bdn ayeyka cod mcn tahay koley anigu kuuqiray🙏🙏🙏

  • @Nastexo-mq6ug
    @Nastexo-mq6ug 3 ปีที่แล้ว +3

    2021 malin khamis ah😰♥️💯

  • @AdelSwkat-ht9lm
    @AdelSwkat-ht9lm ปีที่แล้ว

    3sano ayaan js jecelnahY happy mustafe ilaahow isku kaya keen

  • @nazmalcabdi6537
    @nazmalcabdi6537 ปีที่แล้ว

    😭😭💔mrkii 2aad aan qalpi jabay weye Jcylow mxaa dhib noo keentay sujuuda kuducysta khiyaanadu io raggu waaa wada dhzhee😢

  • @Alone_Busy
    @Alone_Busy 2 ปีที่แล้ว +1

    💔Nasteexada tuugayee nasiibkoow ii tusmeee👍

  • @Balanbaalis26
    @Balanbaalis26 11 หลายเดือนก่อน

    Talaa ani ii qabyo ah
    01.02.2024
    😞💔💯

  • @hikmamouledosman2279
    @hikmamouledosman2279 5 ปีที่แล้ว +7

    Ragu mxay dumarka ka shaqYsteen xuman wlee ax ax way iga hosiyay
    😓😓

  • @jamalbanks1751
    @jamalbanks1751 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxan dareemaya heestan qof Ada wax u jecel ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @rayaanqaali2185
      @rayaanqaali2185 4 ปีที่แล้ว

      😭😭💘💘💘💘😭😭😭

    • @cgf383
      @cgf383 4 ปีที่แล้ว

      @@rayaanqaali2185 wlley 3dex 3dex isku wad mxa murug kuu keenaya markii mustaqbal uso diyar garowdid daacad noqo😁

  • @CaafiCabdi-e7g
    @CaafiCabdi-e7g 6 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢

  • @RaHaf-jr7ps
    @RaHaf-jr7ps 2 หลายเดือนก่อน

    Anoo jeceel la il daran ayan hestan dawan jiry wlhi lkn hada qalbigeyga dhagax uu noqde hesta mapa dareemoyi😢😂😂😂😂😂

  • @kowsar-sg6xk
    @kowsar-sg6xk ปีที่แล้ว +1

    waxaanhy dhaawc darn weli waxaan sugayaaa dhymo qof aan dan igalhyn jcylkii wuusii siyadayaa xasuustuna waa midda iigu daran 😰tolow Anga frxd uma qalmo miyaa maxaa mrwlba qalbjibka ibaday😭

    • @maxameddeeq8364
      @maxameddeeq8364 ปีที่แล้ว

      Aniga ayaa kula mad ahoo waxaan had iyo jeer is idhaa tolow farxad ba miyaan lagugu tala galin qalbi jab mooyaane 😢

  • @justnow7263
    @justnow7263 5 ปีที่แล้ว +9

    🙏❤ you are great artist.

  • @AnzalNuurali
    @AnzalNuurali หลายเดือนก่อน

    Nolosha waa been qurux badn geridu waa run xanuun badn😢😢😢😢😢😢 3:48

  • @XusseenDucale
    @XusseenDucale 7 หลายเดือนก่อน

    Heestu inay heestii yurub genyo u eekthy inta ila argty like ta

  • @xamdamahamed1707
    @xamdamahamed1707 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan wanku sexan.jirey wlhi break heart still 2022 I'm watching

  • @ugbaadaadan518
    @ugbaadaadan518 ปีที่แล้ว

    16/1/2024
    Maalin salaasa
    Nasiibkow ii tusmee 😢

  • @nacimohassan1393
    @nacimohassan1393 2 ปีที่แล้ว +2

    23/1/2023 am fall in love for someone who is not with me And does not know me😥♥️♥️ And am girl whose age less than 19 and i can't tell him my love becoz am student he can't believe me that am fall in love with him😭😥♥️♥️🌹

  • @najaheenakaran1691
    @najaheenakaran1691 3 ปีที่แล้ว

    Caawo kalaan hestn ku ilmeeya io wqtiyada qalbigu aad iidhawacmo😥😥😥

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +11

    dacad ban aha😭💔

    • @ayuubmuuse7273
      @ayuubmuuse7273 4 ปีที่แล้ว

      Smir wllo nolol qurx bdne baa ka danbeysa mid ka wacn qiimaha garta wx ksta Ku ilowsiiyo

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว

      @@ayuubmuuse7273 insha allah 😢😍

    • @qaboobe1428
      @qaboobe1428 4 ปีที่แล้ว

      wlhi abyo anba kula mid ban ahy lkn nasiibka noo tusmeyn 😪😌😌💔💔💔💔💔

    • @ugaaskagabdhisaa7954
      @ugaaskagabdhisaa7954 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭

    • @nuuramaax8275
      @nuuramaax8275 3 ปีที่แล้ว

      Wn la ilmeyay hadalka
      Aheey dacadnimo xanuun leh😢

  • @ahmetshaker131
    @ahmetshaker131 4 ปีที่แล้ว

    oo inantu 2020gii caman kiishay lahayde mxa dhacay 2018kii wa slim face girl iskada sandkan micniisa wa lafahmi layahaye

  • @Deksan260
    @Deksan260 4 ปีที่แล้ว

    Mashll fanada da'ada yaar ee reer djibouti wa nuraysa abayo

  • @xamseaden4544
    @xamseaden4544 3 ปีที่แล้ว +1

    Nolosha wax ka taqana hada hestan dhageysanayso😔😔