EEDO ARXAN LAAY QEEBTA 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 141

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 ปีที่แล้ว +12

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeyنن

  • @amalali3464
    @amalali3464 4 ปีที่แล้ว +4

    Well done sis go Ahead we will encourage you 🥰😘

  • @mohamedahmedyassinhussein6856
    @mohamedahmedyassinhussein6856 4 ปีที่แล้ว +2

    tani waxay ahayd mid qosol badan oo aan daawaday waana jeclahay sida ay uguhadashay carabiga 😂😂❤️❤️

  • @malakoslo
    @malakoslo 4 ปีที่แล้ว +3

    Fadumiina waaba iska jclhy funny waaye wlhi ❤️

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 3 หลายเดือนก่อน

    Fadumiini wan iska jeclahay❤

  • @bellaamirascooking3345
    @bellaamirascooking3345 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow

  • @aishamohamedkheyre793
    @aishamohamedkheyre793 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallh fadamiini jiliin keda waan ka helaa wan xiseyaah filimaan teda quruxda badan qeybaha kale wan sugi la ahay 👑💎❤

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay haso hadeeyo dumarkeena wax ceeb ladhaho kama jirto agteena wax kasta wa ok alaha u kaalmeyo waxay ku faanayan wax kasta oo ilaahay xaaran ka dhigay

    • @jamiilamahdi7123
      @jamiilamahdi7123  4 ปีที่แล้ว

      Amiin kuligeen Jisakalaah qeer

    • @Samsamomar12
      @Samsamomar12 3 ปีที่แล้ว

      @@jamiilamahdi7123 asc abyo makula so xaririkara

  • @lakaclakac9209
    @lakaclakac9209 4 ปีที่แล้ว +5

    FaduMino riwayad cayal burco kasugynah dumashi kkk😙😘😍

  • @munacabdi5871
    @munacabdi5871 4 ปีที่แล้ว +3

    Please habo mcn filimka 3 daqiiqo waan ku caajiseyna naga daa bilowga filimka haku bilowdo adon dhib ii arkeyn

    • @jamiilamahdi7123
      @jamiilamahdi7123  4 ปีที่แล้ว +1

      Iska mooti habo macaan hadaadarabin mahadsanid

    • @priyanka-lt6pd
      @priyanka-lt6pd 4 ปีที่แล้ว +1

      Haday cabto iyo hadi kale iyada xoor ah somalida wa jahiil ma kala garanayan riwayad iyo waxa dhabtaha keep going my sister fadumini

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo mini ♥ qosolka ayee iga dhamesa

  • @missbeauty1485
    @missbeauty1485 4 ปีที่แล้ว +2

    مسلسل يهبل مره وتمثيل خيااااال استمرو 👌💯💯💯👏👏👏

  • @suleqaahmed4423
    @suleqaahmed4423 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaan iska jeecla gabadhan fadumo waaliba daar alle lkn maaanta markan ku arkay shishdan waaan ka niya jaabay sorrry walashay ilahay haku so hadeyo huuuno 😥😥😥

    • @jamiilamahdi7123
      @jamiilamahdi7123  4 ปีที่แล้ว

      SHIISHO MACABTO LAKIN WAXAA LAGA HADLAYAA DAD KA QARSADAN DHIBKA EELEEDAHAY ADOO MAHAD SAN QALAD HAU FAHMIN

    • @sadiasiman4304
      @sadiasiman4304 4 ปีที่แล้ว

      Show awada wall nac mehe waliga ha jeclan niyada iga jab ty kulaha

    • @maryancuud2548
      @maryancuud2548 4 ปีที่แล้ว

      sadia Siman 😂😂😂😂😂ma aragtay somalida qaar halaga sheego ee wadan

  • @shushuhenaanselonhkreey9118
    @shushuhenaanselonhkreey9118 4 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰asc anigoo ah shushu biyuti saloon fadumina hooray usooco🥰🥰

  • @samiiramohamed11
    @samiiramohamed11 4 ปีที่แล้ว +3

    😂 Samiro.. her voice is amazing really

  • @hassankaafiofficial1885
    @hassankaafiofficial1885 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thanks abaayo fadumiina madama aad ii tixgalisey codsigii Aan ka codsadey kun iyo kow jeer thanks from baydhabo

  • @waaberiqaasimhilowle9107
    @waaberiqaasimhilowle9107 4 ปีที่แล้ว

    Salaan qaaliya ina adeer faadumiina jamiila abaayo waa kusalaamay waana ku mahadsanthy sheekooyinka dhabta eebulshada ka socda laakiin aaweyay filimaantii kale eenagu bar goysay

  • @naimaali2677
    @naimaali2677 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah samiiro qalanjo I love sis😘🥰❤️🌹🌹🌹💕🥰🥰🥰🥰

  • @army________girl5331
    @army________girl5331 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @munamohamed1678
    @munamohamed1678 4 ปีที่แล้ว +2

    Bafaftiinii😂😂😂😂😂Alla luqada wanoceee

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 4 ปีที่แล้ว +2

    Acudubilah ilahow na hadee fadumiin shiishad macabta

    • @jamiilamahdi7123
      @jamiilamahdi7123  4 ปีที่แล้ว

      Waa wax joro macabto wee qufacee qunfaca wa aan ugu daray inaa wa fahantiin

  • @umumuhsin307
    @umumuhsin307 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my sister

  • @umaibrahiim302
    @umaibrahiim302 4 ปีที่แล้ว

    fadumino habar ushaqeyo canal waa macdul shubeyo tacali idhahdo

  • @umidiini6234
    @umidiini6234 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going xabiibti❤️💋

  • @bahjamashaallaah3857
    @bahjamashaallaah3857 4 ปีที่แล้ว

    Ta,Ta aa xa, xa aa kkkkkkkkkkk dumiina iyo gabdhaheeda jecliyaa

  • @seinabhassan165
    @seinabhassan165 4 ปีที่แล้ว +8

    Fadumina wan kujecelnahay plz stop shiisho plz.

    • @jamiilamahdi7123
      @jamiilamahdi7123  4 ปีที่แล้ว +5

      Shiisho macabto qaladadkaa arkee see uqunfaceeso macabto waamatalaad

    • @abdoulkaderyonis6101
      @abdoulkaderyonis6101 4 ปีที่แล้ว

      Jamiila Mahdi laakin way cabtaa walal ma lays qaldooyaa

    • @maryanbella3878
      @maryanbella3878 4 ปีที่แล้ว +2

      Abdoulkader Yonis Maxaaa dambigaas ku gilinaayo bisinka inu qiyamaha sual jirta ma ilowden

    • @abdoulkaderyonis6101
      @abdoulkaderyonis6101 4 ปีที่แล้ว

      maryan abdi wll shiishad inay cabin miyad ka jawabaysaa malintaa qiyamahaa?

    • @hafsaabdixarago7796
      @hafsaabdixarago7796 4 ปีที่แล้ว

      @@abdoulkaderyonis6101 hhh waa la heshay wlhi qaf ma jira wxu samen jirin sameeya maxa guriga dhigay shiishada tan kle waxa ka daran siday uqaawan yihiin marka wax la dawado maaha

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 ปีที่แล้ว

    Fadumiina❤😂😂😂😊

  • @haarithomar755
    @haarithomar755 4 ปีที่แล้ว +5

    We waiting for full movie

  • @somalifood9788
    @somalifood9788 4 ปีที่แล้ว

    Ar fadumina ka yabay cumrigan aye gabar yar iska dhigesa

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah habo macto 🥰❤️😘

  • @yasmiindahir4053
    @yasmiindahir4053 4 ปีที่แล้ว +2

    البنت جميله جدا ماشاء الله

  • @ayanohagi
    @ayanohagi 4 ปีที่แล้ว +1

    Samira see waaye codka saaid tartiib abaayo

    • @xilwaali9953
      @xilwaali9953 4 ปีที่แล้ว

      sax codkeeda waa fiican yahay lkn xoogaa iney qeylada iska yareeso waaye 👌👌

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂Carabiga aniga iyo Faadumiini wuu na dhibaaa sey u dhaajisay aaba iiga daran

    • @xilwaali9953
      @xilwaali9953 4 ปีที่แล้ว +1

      😪😂😂😂👋💔😹wlhi caadi aa u qoslay

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 4 ปีที่แล้ว

      @@xilwaali9953 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @honorjeddah5061
    @honorjeddah5061 3 ปีที่แล้ว +1

    عجبني تمثيل البنت حلو وكيف تتكلم العربي روعه أحبكم استمرو وو

  • @wardojoofle2156
    @wardojoofle2156 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk faadumiina shiisha yaah😳😳😳

  • @ocheiifeoma3694
    @ocheiifeoma3694 3 ปีที่แล้ว

    Bdy

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 ปีที่แล้ว

    Fadmini xataa kuma saxanaysid khatar kalay music idaar qosol

  • @fartuunshekh1090
    @fartuunshekh1090 4 ปีที่แล้ว +1

    Hori soco fadumiina

  • @shukriarsenalist7088
    @shukriarsenalist7088 4 ปีที่แล้ว

    Keep going shishad gura edhenka maxa edhen baray wad wada cabtin jamilo salan sare gcl somalida hadalkeda hau bexen

    • @jamiilamahdi7123
      @jamiilamahdi7123  4 ปีที่แล้ว

      Waa caadi marba hadaa lami taagan tahay waa wax walbo filo waa iska caadi mahadsanid

    • @shukriarsenalist7088
      @shukriarsenalist7088 4 ปีที่แล้ว

      @@jamiilamahdi7123 ok xbbti love you ego salan fadumina love boran ku ahay

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk 🤣🤣🤣♥️👌👍👸😍💖💖💖

  • @sweatycadey1442
    @sweatycadey1442 4 ปีที่แล้ว

    Noo soo badi fadumiina walasheey

  • @ilhaanmuuse6873
    @ilhaanmuuse6873 4 ปีที่แล้ว +1

    Caafimaad Ku noolow jamiila

  • @Mz.easttt
    @Mz.easttt 4 ปีที่แล้ว

    Wwwwww

  • @maxamedabdi9168
    @maxamedabdi9168 4 ปีที่แล้ว

    Faadumiina caadi mahan 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ilhaanitaqaali3512
    @ilhaanitaqaali3512 4 ปีที่แล้ว +2

    Walashiin oo nika bahan inaa cawisaan plz subscriber like shar isara adinkoo mahadsan😭😭.....

  • @rahmamohamed9628
    @rahmamohamed9628 4 ปีที่แล้ว

    🤔🤔🤔Ba Aaaaa Oo Caadi Bay U Cabaysaaye
    Cabitaanka Caadiga ah Jiliin Maa Na Dhihi Rabtaan Warkaa Wixii Idinka Waalan Lee u Sheega Idinkaa Laydin Dhaha

    • @munamohamed1678
      @munamohamed1678 4 ปีที่แล้ว

      Aniga xitaa walayaby shishada caadi bay ucabaysaa Subxanallaah waxwalbaa kasurta galo dadkan

  • @kartelkartel5025
    @kartelkartel5025 4 ปีที่แล้ว

    Alla fadumina isoo radsha😜😂😂

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 4 ปีที่แล้ว

    👏🏻

  • @ruuabdi9867
    @ruuabdi9867 4 ปีที่แล้ว

    wow

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow486 4 ปีที่แล้ว +4

    Fadumiini cimada wey kaa dhacday almiini in aad qarsato eheed iska daay Allah kaa xanuniyo

    • @jamiilamahdi7123
      @jamiilamahdi7123  4 ปีที่แล้ว +5

      Waxa wax lugu matalayo iyo waxa balwada kalabaro macabto shiiso adoo mahadsan hubsiimo 1 alasiistaa wax hubso plz mahadsanid

    • @kingnasrudeen3245
      @kingnasrudeen3245 4 ปีที่แล้ว +1

      @@jamiilamahdi7123 somalidan af kabax ee yaqanin wax hubshasho mjirto

    • @dalmardiyeeshe8854
      @dalmardiyeeshe8854 4 ปีที่แล้ว

      sax

    • @fadxamohamed3548
      @fadxamohamed3548 4 ปีที่แล้ว +2

      @@jamiilamahdi7123 qof matalaayo iyo qof macalin ku eh waa la kala yaqaanaa caadi iska dhig ilmo ma nihinee 🙄🙄🙄

    • @jamiilamahdi7123
      @jamiilamahdi7123  4 ปีที่แล้ว +2

      @@fadxamohamed3548 dhib mala saa rabto uqaado lakin ani waxa jiraan kushegay mahadsanid

  • @zeynababati1939
    @zeynababati1939 4 ปีที่แล้ว

    Keep going guuleyso

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 4 ปีที่แล้ว

    Aqwan fadumina kulama jcli shiisho plz iskadaa ina adeer halkii mar aad jiido waxay kamidthu adigoo backage sgar cabay
    Almiino naga qarso waxaga.

    • @kingnasrudeen3245
      @kingnasrudeen3245 4 ปีที่แล้ว +1

      Matalaad waye ee ma cabto wa sida ee jamiilo mahdi dhahday qaladadka film ka ana ku arkena i.a

    • @jamiilamahdi7123
      @jamiilamahdi7123  4 ปีที่แล้ว +2

      Mahad sanid waxeey naga tahay dhiira gilin dadka qarsado mahadsanid

    • @amalali3464
      @amalali3464 4 ปีที่แล้ว +1

      well done sis go ahead😚

  • @kadraabdi2744
    @kadraabdi2744 4 ปีที่แล้ว

    Faduminaa baasha

  • @beeso2012
    @beeso2012 4 ปีที่แล้ว

    استمرو بالتوفيق

  • @alihammad6938
    @alihammad6938 4 ปีที่แล้ว +1

    Faayoow af carabiga igu dishay yaaqey hhhhh

  • @khadra3941
    @khadra3941 4 ปีที่แล้ว

    Waa Film wanagsan

  • @munamohamed1678
    @munamohamed1678 4 ปีที่แล้ว

    Somali watkty gacan kumajirto😎

  • @shushushushu4045
    @shushushushu4045 4 ปีที่แล้ว

    اي والله صح عيب شيشا حرام عليك ☝️☝️🤲🧕

  • @naciimacabdi2344
    @naciimacabdi2344 4 ปีที่แล้ว +2

    ‏عليكم قلب لبعض الله يحفظكم عجبني قدره❤️

  • @beckybec4110
    @beckybec4110 3 ปีที่แล้ว

    Bodiy

  • @diiqabuuloxuubey5078
    @diiqabuuloxuubey5078 4 ปีที่แล้ว

    Waaw wan idinsalamay

  • @xuseenqanciye3475
    @xuseenqanciye3475 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiishad maa cabtaa lee uf

    • @jamiilamahdi7123
      @jamiilamahdi7123  4 ปีที่แล้ว +1

      Macabto shiisho lakin waakujilosaa

    • @xuseenqanciye3475
      @xuseenqanciye3475 4 ปีที่แล้ว +1

      @@jamiilamahdi7123 see ucabeese ujeeda hoyadee cml thy waku jeclhy Iska daa hoya

    • @anfachassan9462
      @anfachassan9462 4 ปีที่แล้ว +1

      Jamiila Mahdi wee ku jileysay aa qof saan u cabaayo maa ku cusub Allaha hanuuniyo habo

    • @rahmamohamed9628
      @rahmamohamed9628 4 ปีที่แล้ว

      @@jamiilamahdi7123 Shiishad Caadi Loo Cabayo Oo Loo Jiidayo Goormay Jili Taan Noqotay Waab Wlhy 🤔🤔🤔🤔!!!!!

  • @ikraanmohamed9087
    @ikraanmohamed9087 4 ปีที่แล้ว +4

    Dadkan waween oo WADA qaawan ilahow idinso hanuni

  • @karrinaomar6336
    @karrinaomar6336 4 ปีที่แล้ว +1

    Dumiina ahaa faceed karoon foolween hiloowle

  • @JaamacWarsame-q5m
    @JaamacWarsame-q5m ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂

  • @xamdicumar3865
    @xamdicumar3865 4 ปีที่แล้ว

    Alah bis isastur

  • @susus_siman4260
    @susus_siman4260 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂🔥

  • @bishaaroibrahimmuudey4243
    @bishaaroibrahimmuudey4243 4 ปีที่แล้ว +1

    ,♥️♥️♥️♥️♥️💝👍👍

  • @maryancuud2548
    @maryancuud2548 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂ar fadumiina wey iga qoslisay

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 4 ปีที่แล้ว +1

    Jecliya Fadumiina ku arka iska qoslaa walee

  • @hhfhdbxbx4627
    @hhfhdbxbx4627 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @marianali9559
    @marianali9559 4 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa mid ka daran sodohda ruwaayadaan wey shidan tahay .

  • @Ibraahim4900
    @Ibraahim4900 4 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🥰🥰❤❤👍👍👌👌

  • @dashaentertainment5081
    @dashaentertainment5081 4 ปีที่แล้ว +1

    th-cam.com/video/iP1TzFVLWCs/w-d-xo.html halimo

  • @somuk3089
    @somuk3089 4 ปีที่แล้ว +2

    Bodoy

  • @maxamedcade1234
    @maxamedcade1234 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😃😃😃

  • @saciidothabit3482
    @saciidothabit3482 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadumina caadi ma ahaa wanku haysta
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 afka carabiga jacelahay sida ugu hadaleyso kkkkkkkkkkkkkkk

  • @boqorkaxarakada6139
    @boqorkaxarakada6139 4 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fartunhusain2211
    @fartunhusain2211 4 ปีที่แล้ว

    Keeb going

  • @mulkicabaas8173
    @mulkicabaas8173 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk❤️❤️❤️

  • @ubahali9319
    @ubahali9319 4 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️🌹🌹

  • @nacimomaxamed3917
    @nacimomaxamed3917 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @sarahabdi9927
    @sarahabdi9927 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh☝️♥️

  • @amran77amran32
    @amran77amran32 4 ปีที่แล้ว

    Kkk caraba

  • @adamillex4813
    @adamillex4813 4 ปีที่แล้ว +1

    Bodooy

  • @muna7480
    @muna7480 4 ปีที่แล้ว

    😂 😂 😂

  • @samiiramohamed11
    @samiiramohamed11 4 ปีที่แล้ว

    لشو كل هصراخ..

  • @sahrahussein4208
    @sahrahussein4208 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk

  • @nuuraabdi1259
    @nuuraabdi1259 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zuhelaaqurux7967
    @zuhelaaqurux7967 4 ปีที่แล้ว

    Fatma caadi mahaa kugu heesanaa adi iyo jamilla

  • @sarahabdi9927
    @sarahabdi9927 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk