Single Mother Reer 🇺🇸 oo AIDS ka BADBAADAY Qiso Dhab ah ka Dhacday 🇦🇪

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 311

  • @nay2186
    @nay2186 2 ปีที่แล้ว +30

    This story is so beautiful not only did Allah save her He also rewarded her in dunya subhanaallah 💟

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 ปีที่แล้ว +15

    Oh may God she's so lucky
    Waa sababta aabeheed ilaahay isu daba mariyay Alxamdu lilaah Alxamdu lilaah
    Alxamdu lilaah.
    Mansha allah
    Very emotional story 😢

  • @farhiakitchen
    @farhiakitchen 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah this story is beautiful and emotional 😭 subxanallah Allah ayaa badbaadiyey

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah, very important story. I hope that we all learn a lesson from this and protect our selves. Thank you for sharing with us.

  • @Innamadar
    @Innamadar ปีที่แล้ว

    Mashaa allah tabarak Rahman. Walahi ilmo ayaa igu so istagtay. Somalidu dad sharfle weeyaan. Ilahay baa gabadha waald adeeca xafiday mashaa allah.

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 ปีที่แล้ว +11

    Gabadhaas midha qof sadaqo badan bay eheed ilahey ba badbadiye. Thank you sis I love shekooyinkada 👍👍👍👍

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 2 ปีที่แล้ว +2

      Haa runtii dadka badanaa sadaqadu balaayo reebto tahy ma oga

    • @Umlamees830
      @Umlamees830 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa sax sadaqadu way ku badbaadinaysaa

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah gabadhaadu baariyad madaama aabeheed sugtay sabirkii iyo baarnimadii aabeheed ay sugtay baa ilaahay ku xafiday

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso cajiiba gabadhaasi Ilaahay bay ku xidhantay waana qof wanaagsan oo daacada Ilaahay ha ina xafido wiixi kuu xun Ilaahay ayuumbaa arka kaana qaban kara.

  • @dhool9781
    @dhool9781 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka maskiinka isna is ma, ogeen ilaahey cafimaad ha siiyo amiiiiin

  • @zahramohamed5095
    @zahramohamed5095 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah! Smart girl . Allah protected her wallaahi.

  • @aliyusuf466
    @aliyusuf466 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah Waa Run Markaad Is ilaaliso ALLENA Kuxirantantahey Ilaahey Wuu Kuxifdi Tankale Iskudey Dagalkaada inaad Talabadan Kusiiso Gabdhaha Soomaaliyeed Guurka Kiisa Liita iyo Cudurada Qarsoon Sida STD Disease Qaarkood

  • @hannahahmed7602
    @hannahahmed7602 ปีที่แล้ว +1

    Most beautiful story so far❤❤❤

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah. Kheyr ayey u aheyd in aabaheed uuna qaban taleefoonka.

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 2 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar. Allaahu akbar.allaahu akbar. Ilaahay ba badbaadiyay.isagana allaha caafiyo

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan iska leh illaahay hayna xifdiyo

  • @jhashim739
    @jhashim739 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah sheeko wanaagsan kudayasho mudan. Nabiga CSW ayaa ladardaarmay wiil Asxaabadii kamida maxasuusto inuu A/laahi ibnu Omar ama Ibnu Abbaas kuu ahaa lakin dardaaranku wuxuu ahaa "Allah Xafid, Allah wuuku xifdinayaa" taasoo macnaheedu yahay ilaali awaamiirta Allah, Ilaahay wuuku xafidin. Gabadhasi waxay ka adkaatay wax adag oo inyar maahane aysan dhallinyadu ka adkaan karin. Runtii waan ogahay hilowga ay leedahay jacaylkaagii oo meel fog is isaga timaadeen. Anigu meher la'aan maba soo baxeen! Cabsida Allah halagu dadaalo. Walashay Caaliya mahadsanid ❤️👍❤️

  • @shahinnor9889
    @shahinnor9889 2 ปีที่แล้ว +4

    YA ALLAH ALLAH HANA XAFIDO YA RABB👍😭💕 wlhy gabadha she was so lucky wa qof isxafiday allah wu xafida ma dayaco qofki is xafida wlhy i am so shock , waxan xasustay wil handsome ah ba igu washey anigo student ah london aros iyo familygina an ka donto bu igu walay then waxan uso jediyay in an is barno oo hospitalka adno uk wa free then wilkiba wu cararay wan wayey ,wilkan wuba yelay atleast wu ogalade may be mu ogayn ,wlhy wa scary, Allah hana xafido

  • @fartuunmuhammud7469
    @fartuunmuhammud7469 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa qiso cajiib ah wallahi
    Ilaahay baa xifdiyay gabadhaas
    Alhamdulilah

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว

      fartuun abaayo sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴

    • @fartuunmuhammud7469
      @fartuunmuhammud7469 2 ปีที่แล้ว

      @@somaliahaisracdo7264 channelkii diinata ilaalaa oo aan xad gudbayn waan u saraa

    • @fartuunmuhammud7469
      @fartuunmuhammud7469 2 ปีที่แล้ว

      @@somaliahaisracdo7264 waan kuu saaray

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว

      @@fartuunmuhammud7469 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️✊✊❤️❤️❤️👋

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว

      @@fartuunmuhammud7469 ❤️🥰❤️✊❤️😇💙💜💚🤍💛💟❤️👋

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Maaash allah thank you soo mach hooyo mcn keeping 🥺🥺🥺🥺🥺🤙🤙 guuled simaba king 🤴💯❤💘💘💘✅✅✅🔐🔐🔐🔐🎈🎈🎈🔥🔥🔥🏝🏝🏝🏝🏝🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹☁️☁️☁️🌥🤩🤩🤩🤩🕋☝️🤲🤲🤲🤲 wife insh allah bbe mcn noloshadii dear teacher doctor research forevervg alxmdulilaah 😊😊😊😊😊😊 qiisdaa family and hooyo mcn aabo mcn love soo much adero mcn ❤❤❤❤

  • @hodanabdihamid5104
    @hodanabdihamid5104 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah tabarakalah ilaahay ayaa ka badbaadiye qofkii diinta ku dhaqmo ilahay ma dayaco

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar alhamdulillah allah ba ka badbaadiyey

  • @shukriahirsi2649
    @shukriahirsi2649 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله. Wallaahi waa run ilaahey ixfadillaah yaxfadik. Aaamiin ilaahow na xafid jasaakallaahukheyr walaale caaliya waasheeko runtii qiiraleh waa gaber dhorsan oo daacad aheyd

  • @umuqaali8031
    @umuqaali8031 2 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulilaah hadii allah ka badbaadiyay gabadhaas inta guurdoonka ah guur wanaagsan allah siiyo caaliya cuud adigana mahadsanid walaahi waan ku tebaa markaan beryo ku waaye walaashey

  • @dirie1000
    @dirie1000 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha'allaah waa sheeko cibriqaadasho ugu fillan dadka fudeedka qaba , waayo gabadhaan waxaa ii muuqata inay tahay qof degan oon fududeyn , sababtaas ayaana u sabab ah inay ka badbaado dhibaatada uu la doonayey inuu u geysto ,koley wuu kashifmi lahaa laakiin mar xeero iyo fandhaal kala dhaceen ayuun baa la ogaanlahaa , markaa dumar iyo ragba wax ka barta wixii dhaca fudeedkana ha la dhaafo qofkastana ha iska baaro qofka uu rabo inuu nolol la wadaago . intaasi waa inta iiga soo baxday sheekadan .

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 2 ปีที่แล้ว +3

    masha allah hn

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallaah alle ha ina xafido dhamaanteen Aamiin yaa rabbi

  • @daauudaxmed4622
    @daauudaxmed4622 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Fariid sidaad sheekada uga sheekaysid very funny

  • @fariyaosmanali9220
    @fariyaosmanali9220 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Alhamdulillah 🤲

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 ปีที่แล้ว +3

    Tukasigu waa qasab quruxey ♥️ we love you subaxanalah ilahay baa ugaragaray in abehed lawayo qaayar baay uhayada

  • @ahmedyarell1424
    @ahmedyarell1424 2 ปีที่แล้ว +1

    Caaliya sharif please gabadhaa eadska ka badbaaday ee cafiifada ah maygu xidhikartaa siaan uguursado waxaan ku noolahay imaaraadka u a e

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay gabadhaaa wu xafiday masha alaah

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 ปีที่แล้ว +2

    maasha alaah waa qiso lagu cimra qaadankaro mahadsanid abaayo gabadhaasna qof ducaysan bay ahayd

    • @sharifaahmed1186
      @sharifaahmed1186 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlahi sax waayo waa duceeysneed gabadhaas.

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 2 ปีที่แล้ว +3

    SubhanaAllah Allah hanaxafidho

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yaa rabbi alle ha ina xafido dhamaanteen

  • @istarlini
    @istarlini 2 ปีที่แล้ว +6

    subhanallah it’s amazing story subhanallah

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 ปีที่แล้ว

      Inlaisbaro wan qabah bila adanka waxay samen maogid

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah ilaahay baa badbaadiyay taqwadeeday ku baxsatay iyo baarinimadeeda thanks caaliya

  • @istarlini
    @istarlini 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah she smart young lady masha allah

  • @ismahanali7035
    @ismahanali7035 2 ปีที่แล้ว

    Thnks walashay qali wlhi qiso cajiba walhi aniga markasta wan dhaha gabadha isbara oo haska gurasina qof aydin cafimadkisa ogen cafimadku wa waxa mihima alxamdulilah gabadha walashena ee ilahay bad badshay

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 2 ปีที่แล้ว +12

    subxanallah allahu akbar

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 ปีที่แล้ว +1

      Hudun wll sabiskarab isaar adigo rali ah mahadsanid 🇸🇴❤️🇸🇴♥️🇸🇴💞🇸🇴👍🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴💝🇸🇴🌺

    • @sharifaahmed1186
      @sharifaahmed1186 2 ปีที่แล้ว

      Mansha allah allahu akbar waxey aheed gabar wanagsan.

  • @KhalifHussein-kc2sx
    @KhalifHussein-kc2sx ปีที่แล้ว

    Masha Allah will

  • @Umlamees830
    @Umlamees830 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah walaashay Caaliyah salaan qiimo leh baan hawada kuu soo marinayaa.

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah gabar dhawrsan bay ahayd alaah hanaxafido

  • @faisalali-q4e8l
    @faisalali-q4e8l 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah, ilaahaa badbaadiyey,caaliyo your mashaalah I'm new to your chanel I start watching them last couple weeks, I called you nafyar, caaliyo try to be also MP. IN UK. .many thanks.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 หลายเดือนก่อน

      Thanks, xbbti Faiza quruxeey soo dhowoow xbbti 🥰🥰

  • @kinnur8398
    @kinnur8398 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah illahey baa bad badiyey.

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 2 ปีที่แล้ว

    Ka waran ilahay ba xafiday odeyga in laa wayo xata Allow na ilali yaa rabi Raxman

  • @hibaqmohamed2835
    @hibaqmohamed2835 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah qiso wanagsan ilaahay hana xafido dhamanten

  • @nabilaadam5323
    @nabilaadam5323 2 ปีที่แล้ว +1

    Maan sha Alaah ilaahay baa xiftigeesa geliyay iyo qiimanta Ay Aabeheed qimaysay

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 ปีที่แล้ว

    inaytahay binti xalaal siday abeheed ugudhag tay mad garatid mashaa alaah

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi gabadha ilaah ayaa ka badbaadiyeey

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah bless you sister

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah caaliya 💕💕💕💕

  • @ubahhussein206
    @ubahhussein206 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxana alah qof wlbo muslima oo xalal kuguursda ilhy waxan uga bryaya inu cudur xun oodhan ka badbaadsho aamin alx alow naga hay cudurada kuwa xum xum aamiin🤲🏻🤲🏻

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa Allh yaa Raxmaan yaa Raxiim faro cinji leh ayay ku fakatay waalidkaaga guurkaaga waa inuu ka war haayaa diinteena macaan malaga boodi karo haduu Aabe dhintay wiilashiina hooyadaa waa iney ogaadaan.

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah
    Qofkii is ilaaliyo
    Oo ALLE ku xidh naado
    ALLE na wuu dhowri

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa sheeko cajiib ah ilaahay baa badbaadiyay qof feegigan bay aheyd oo wadciga iyo waayaha la socota ilaahay ha ina wada xafido

  • @nimcohassan2930
    @nimcohassan2930 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allaah caliya sharif wan jeclahay vod yadada wad sheko macantahay

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw mansha allaah axsan sheeko caaliyo salamu allaah bye❤🙏

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 2 ปีที่แล้ว +1

    وعسي ان تحب شيء وهو شر لكنم وعسي ان تكره سيء وهو خير لكم

  • @abdisaladdhuhul6144
    @abdisaladdhuhul6144 2 ปีที่แล้ว

    Wallaashey,waa arin fiican, lakiin wax baa ka qaldan

  • @tonyausten2168
    @tonyausten2168 2 ปีที่แล้ว +1

    Lovely and dangerous story habo

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 ปีที่แล้ว

    Caaliya sharaf sheekadada wa uxiisney thank you keep going we love you too

  • @saynabdhamac8192
    @saynabdhamac8192 2 ปีที่แล้ว

    Aroska hadad is bartan xita ado carur uhaya ayu kukeni karaye Alle hana xafido adun iyo aqiro🤲🤲🤲

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 2 ปีที่แล้ว

    Aliya qosolkeda waa funny way isku camirta 😂😂😂

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 2 ปีที่แล้ว +3

    😢😢😢😢alla ba ayey waaba wadna xanuun ilaahow hanagu keenin alx

  • @hmhayatio9877
    @hmhayatio9877 2 ปีที่แล้ว +1

    Yes aniga hata ninkeyga wan bare markan isgursaney Alxamdulilah all good

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh Mashaa allh allh akbar

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 2 ปีที่แล้ว

    Asc sIster sheekoyin kagaa waanka Hleela manshaa allaah

  • @mohamedyassin1951
    @mohamedyassin1951 2 ปีที่แล้ว

    Wacyi gelinta kudedaal, thanks

  • @umumasaakiin5396
    @umumasaakiin5396 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar!!! Ilaahey xuduudiisa ayay ilaalise iyadana Allah ayaa ilaaliye Alxamdulilah 🥰🥰🥰🥲🥲🥲

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 2 ปีที่แล้ว +2

    Alahu akbar gabadhan alaha ayaa xafiday

  • @hawosalad7243
    @hawosalad7243 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @faizaahmed4268
    @faizaahmed4268 2 ปีที่แล้ว +2

    Caaliya qurux abaayo maasha alaah 🌹🌹💯💯❤️❤️🌹❤️

  • @hooyomacan1923
    @hooyomacan1923 2 ปีที่แล้ว

    Asc caaliya masha allah sheekoyinkaga waN ka Hella funny baa tahay

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo salaan sare waji bashaash ah baad leedahay masha alaah.

  • @farhiyobile7323
    @farhiyobile7323 2 ปีที่แล้ว

    Allaha bad baadiyay wallh

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalaah ilahay baa bad baashay gabadhaas 😢😢😢😢

  • @lolal4461
    @lolal4461 2 ปีที่แล้ว +2

    😭😭 walaahi waan ooyey markan arkay qisadan hadana Subxaanalaah ilaahay ayaa jeclaa gavadhan daacad bay ahayd 2 week oo abeeheed la waayey sabab baa ilaahay oga dhigay qayr wixii soo daahaa qayr ku jiraa waxaana la arkaa inuuis ogaa oouu u qarinaayey qisadan waxay ka turjumin in la iska ilaaliyo nimanka oo aan la iska guursan ilaahow na xafid anagoo dhan meel kasta aan joogno 🤲🙏

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 2 ปีที่แล้ว

      gabadha markii waalidkeed laga doonto iyo markii jidka laga wato isku mid ma ahan hada wiilkaan waa mid cudur qabay birimo waalidka waaye Siinteena wey ka hadshay waa qiso waano qaadasho ku filan.

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalh waa suuratul muuminiin kuway amaantay jzklh, wllo sadaqo weyn ha bixiso say illa thy . say u u fiican thy fiiri inaad sinnada iska illaaliso adna Allaa ku xafidaaya hadii aad jidhkaaga xafido mashsAlkh.

  • @istarlini
    @istarlini 2 ปีที่แล้ว +1

    subhanallah i feel sorry for him subhanallah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 ปีที่แล้ว +2

    Xasbunalaah.wanicma.wakiilan

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +1

    Wcs sodA warka sodaa diyar baan ku nahay hory u soc waxan kacod sanaya bulshada aomaliyed 500K supicscurips gaasha siyaan caaliya cadey nabad galyo

  • @caishasheekoxariiro1792
    @caishasheekoxariiro1792 2 ปีที่แล้ว +1

    Asxàbti hablahaygii iyo caruurtoodtii igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda

  • @lolal4461
    @lolal4461 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhana waxaan leeyahay abazyo horay u soco ilaahay baa ku jecel badal qayr badan ❤🙏🌷

  • @kadanaliisa2367
    @kadanaliisa2367 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc caaliya qurux waanku salaamay, wl miyay ka shakiday mise allaahbaa waa fajiyay.

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Hambalyo hambalyo waa gabadh cafiifad ah

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 ปีที่แล้ว +1

    Kk mss information wakusalamy

  • @safiamohamed1631
    @safiamohamed1631 2 ปีที่แล้ว

    Wuu ogaay I uu xanuunsanyahay xaasidsanaa mafiicno in aad xanuun qof kuqayaanto qadarka Waa inaad qaadataa

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlashey wanku tagera runti wax tahay funny😂😂😂🙏🥰😍❤️💋

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 ปีที่แล้ว +1

    🥲🥲 waqiso cajiba wlhi inantasi wayducaysantahay, in wax layska hubiyana aadby muhim utahay

  • @ayanmahamud1404
    @ayanmahamud1404 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 ปีที่แล้ว

    Caaliya si weyn baan kuu salaamay sister ❤️

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 2 ปีที่แล้ว +2

    Illhay baa badbaadinayay

  • @samiyaali8425
    @samiyaali8425 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illahay baa bad badiye

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah, وعسي ان تكرهو شياءوهوخيرلكم،وعسي انتخبو شياءوهوشرلكم، والله يعلم وأنتم لا تعلمون. Telefanka Aabaha in la waayo ayaa Sabab looga dhigay in Allah ka baajiyo Musiibadaas,Masha'Allah

  • @sougaljire592
    @sougaljire592 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku salaamay

  • @maryancabdulaahi2
    @maryancabdulaahi2 2 ปีที่แล้ว

    Aaamin dhamaanten Mahadsanid sister

  • @hodandirie853
    @hodandirie853 2 ปีที่แล้ว

    Asc sis qaali 🌞 shine u welcome
    subxaanAllah allow noo naxriiso
    Aamiin yaarabi

  • @sahraramathan4371
    @sahraramathan4371 2 ปีที่แล้ว

    Dumarow ninkaad rabtid inaad guursato waa inaad iska baartaa caafimaadku waa qaali Allah swt hanaga xafido cudurada dhamaantood

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh5396 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah caliya waaga qosoliysa

  • @bahgadjibouti5128
    @bahgadjibouti5128 2 ปีที่แล้ว +2

    Rahmanka xafidey ayada isma xafidine sadaqa ku baxdey.

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Gabar wanaagsn bay ahayd shekoyinkaga caliyo sidii dahabkii ban ula socdaa horo usoco

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle Nasiiba badanaa