ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Yaa ka dambeeyey isku daygii dil ee Trump? | Qubanaha VOA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ส.ค. 2024
  • Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; FBI-da oo shaacisay ninka looga shakisan yahay isku daygii dil ee ka dhanka ahaa Trump, fallanqeyn ku saabsan isku daygii dil ee Donald Trump, Aragtida dadka Muqdisho iyo Boosaaso ee isku daygii dil ee Trump, booliska Kenya ‘oo helay’ meydka sideed haween ah.
    00:00 Furitaanka
    01:08 Ninka lagu tuhmayo isku daygii dil ee Donald Trump
    04:33 Aragtida dadka Muqdisho ee isku daygii dil ee Trump
    08:20 Fallanqeyn ku saabsan isku daygii dil ee Donald Trump
    15:11 Taariikhda dilalka iyo isku dayadii madaxda Mareykanka
    22:16 Booliska Kenya ‘oo helay’ meydka sideed haween ah
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

ความคิดเห็น • 96

  • @SalimMohamed-c2n
    @SalimMohamed-c2n หลายเดือนก่อน +8

    Mareykan Allah isku diira daxdoda galdamantiis amiin amiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cabdulahic.raxman2890
    @cabdulahic.raxman2890 หลายเดือนก่อน +3

    Voa ewalba wanaag kama sugeyn
    400 falastin ah aa gantal lagu dhuftay trump oo weerar bilaash ah la buubuunin Hadhowna muslim kaan jecelahay kudhihi

  • @abdisalamroble3119
    @abdisalamroble3119 หลายเดือนก่อน +6

    Waxba nagama galin trump Somalia kawarama 🇸🇴 iyo Palestine 🇵🇸

    • @calicabd.717
      @calicabd.717 หลายเดือนก่อน +2

      Walaal VOA waa radio ay u abuuren danaha iyo xayesinta Marekan sida arkeyso

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน +9

    Mahadsant walaalkey cabdi xakin❤❤❤❤

  • @omarjimale8799
    @omarjimale8799 หลายเดือนก่อน +4

    Inloodameeyo ayaa fiicneed

  • @CabdicasiisMuruud
    @CabdicasiisMuruud หลายเดือนก่อน

    MASHA'ALAH

  • @CabdicasiisMuruud
    @CabdicasiisMuruud หลายเดือนก่อน

    MASHA'ALAH❤

  • @HassanMohamed-cx7ho
    @HassanMohamed-cx7ho หลายเดือนก่อน +1

    Waa Axad

  • @menhee7408
    @menhee7408 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar alxamduliaah

  • @cabdiraxmanxuseen8392
    @cabdiraxmanxuseen8392 หลายเดือนก่อน

    Wariye Abdihakin Mohamoud Shiwa Soo Dhawow with Voa Somali Prester Maashaallaah

  • @abdirisakawes6544
    @abdirisakawes6544 หลายเดือนก่อน +3

    VOA 👍

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 หลายเดือนก่อน +1

    Dufow war dad aan xog uhayn siyada caalamka ayad waraysanaysan ee #VOA waxad samaysan dadkaan somalida ah keliya fara inay iska daayaan qabyaalada ay xayawaanada siyasiyiinta Somalida ah kudooranayan

  • @AbdirizaqHussien
    @AbdirizaqHussien หลายเดือนก่อน +1

    Yakadanbeeyey arigtidina nalawadaga

  • @user-xq9yg1qx7x
    @user-xq9yg1qx7x หลายเดือนก่อน +2

    Alaa waan kufaaraxsanahay shirqolka ilhy waxn kaabaryaaya ina u dhawaca udhinto Isha alh

  • @user-xe4wd9jg3i
    @user-xe4wd9jg3i หลายเดือนก่อน +1

    Zxpky maanta waa axad 😂😂😂😂

  • @MohamedEk-se8oy
    @MohamedEk-se8oy หลายเดือนก่อน

    Illahey kama kacsho ❤❤❤

  • @AbdirizaqHussien
    @AbdirizaqHussien หลายเดือนก่อน

    Toos qubanaha tv

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye Shirwac.

  • @AxmedCabdiyaxyeYaxye-ep7tp
    @AxmedCabdiyaxyeYaxye-ep7tp หลายเดือนก่อน

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 หลายเดือนก่อน

    Bisnka Madaxahweenayaashu waa ba meyd socdah 😮

  • @CabdicasiisMuruud
    @CabdicasiisMuruud หลายเดือนก่อน

    MASHA'ALAH❤ 11:16 11:23 11:28 🎉

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 หลายเดือนก่อน

    Waa axad ee maaha salaada sxb

  • @hassanabdi327
    @hassanabdi327 หลายเดือนก่อน

    Waa axad voa

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 หลายเดือนก่อน +1

    in Ay dhagta kagasho oo ay dhagta kale kabaxdo ayaa wanagsanayd

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re หลายเดือนก่อน

    Siyaasada maraykanka uma fiicno Trump inuu kudhintaa ufiicnayd dunida

  • @ilwaaddegan4564
    @ilwaaddegan4564 หลายเดือนก่อน

    Dad kaan ma rayigiina dhiibtaa la yidhi mose idin ku war kii oodhan noo akhriya iyagaaba wariye ah aniga uun baa moodayay inaanwar badanahay somali waa isku mid uun iinoolaada 🎉🎉

  • @Midnimo9664
    @Midnimo9664 หลายเดือนก่อน

    Maxaa inaga galay Weerar ka dhacay US, Qaraxii muqdisho ka dhacay ayaa muhiim aheed in aanka hadalno iyo xalka halka uu jiro

  • @BAARUUDMEDIA
    @BAARUUDMEDIA หลายเดือนก่อน +2

    Mudane manta waa axad ama sunday ma ahaan talaado

  • @omarali4265
    @omarali4265 หลายเดือนก่อน

    Yahuuda ayaa ka dambaysay si ay kor ugu qaadaan sumcadiisa 😢

  • @CabdicasiisMuruud
    @CabdicasiisMuruud หลายเดือนก่อน

    WAA'ALXAMDULILAAH DHACDADAS

  • @Khalid-qx7jy
    @Khalid-qx7jy หลายเดือนก่อน

    Axad dheh

  • @MohamedSheikh-hg4ck
    @MohamedSheikh-hg4ck หลายเดือนก่อน

    11:26

  • @nuurgedi
    @nuurgedi หลายเดือนก่อน

    waxaa toogtay dadki u soo diray inuu dilo! laba joorbaba waa lacunilhaa haduu diliha iyo hadii la gafi lahaa

  • @user-nn4lw1cb8v
    @user-nn4lw1cb8v หลายเดือนก่อน

    runtii fikrad ahaantayda anigu waxaan iri qofka ka dambeeyey amba guddiga ka dambeeyay in la toogto madaxweynihii hore ee maraykanka waa mid Israël ah hadii la doon doono jasiyadiisana waa israel buu ka soo jeedaa ambo dadkii soo diray waxay kasoo jeedaan israel kalabaad ee la dilidono waa bilyamin lataliyahura-raysal wasaaraha yuhuudda insha allah

  • @MohamedSheikh-hg4ck
    @MohamedSheikh-hg4ck หลายเดือนก่อน

    Nin kaan la warèysanayo idaacadu waxay ku baxdaa af soomaali marka maxuu kaga jeedaa granada qalaad mise ilbaxnimo ayuu moodayaa sida جريمة iyo campaign

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 หลายเดือนก่อน

    VOA Waa aduun kale maanta waa u Salaasa !!!!.

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn หลายเดือนก่อน

    Cida toogatay ninkas iskudayga Dil e trump sameyay wa in baadhis lagu sameyo waayo waxay babiyen raadki kowaad e fal danbiyedkas

  • @shucaybqawrax6686
    @shucaybqawrax6686 หลายเดือนก่อน

    Kkk manta oo ay bishu tahay 14/7/2024 america ma salasa looga yaqaan bal ila dhagayso

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 หลายเดือนก่อน

    VOA Idaacada Xaafada .

  • @mohamedHARAGO
    @mohamedHARAGO หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉😢😢😢😮😮😅😅😅😊

  • @user-qp1qs7ge1i
    @user-qp1qs7ge1i หลายเดือนก่อน

    Taraam ma aha laba wsjiile

  • @user-fo9ku5lj6b
    @user-fo9ku5lj6b หลายเดือนก่อน

    MAXAA IIGA GIDHIISHA MARAYKANKA IS TOOGTAY

  • @Hodan-pd8ix
    @Hodan-pd8ix หลายเดือนก่อน

    Wariye salaasa maahee waa axad .soomaliga inaga hagaaji

  • @MohamedSheikh-hg4ck
    @MohamedSheikh-hg4ck หลายเดือนก่อน

    Sorry trump

  • @nuroabdi9353
    @nuroabdi9353 หลายเดือนก่อน

    Hhh waa axad maanta

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada somalida wax ma aqriyan ee wax ha aqriyan meqa madaxweyne aya la diley arintan wa cadi mareykan mar haddii hubkoda dukamada lagu gado sida cunada

    • @calicabditokiyo9692
      @calicabditokiyo9692 หลายเดือนก่อน

      Runbad sheegtay qofku hadanu taariikhda hayn waxba ma oga maraykan ayaa ka amaan xum mogdisho waayo anaa jooga maraykan

  • @user-gk4xg4xr8w
    @user-gk4xg4xr8w หลายเดือนก่อน

    Toogashada madaxweynayasha mareenka waa wax caadi hadiiba 4 madaxweyne oo hore la toogtay wax cusub ma ahan

  • @AliHoudeidiIsmailHusseinIsmail
    @AliHoudeidiIsmailHusseinIsmail หลายเดือนก่อน

    Madax-waynuhu ha noolaado maxaad u habaaraysaa?

  • @dekawarsame1827
    @dekawarsame1827 หลายเดือนก่อน

    Sirad sarfiska aya dayacay

  • @abdulqadirmohamed8743
    @abdulqadirmohamed8743 หลายเดือนก่อน

    14 bisha waa axad wa mXey salaasa

  • @SuldaanxayirSuldaan-od1fb
    @SuldaanxayirSuldaan-od1fb หลายเดือนก่อน

    GAraad laawAyaal ayaatihiin eemeeqa ayaa laweeray

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb หลายเดือนก่อน

    Sida muqato wax cadi ah beey u noqotay dilista, hadii intaas madax oo la dilay iyo kuwa ka badbaday.

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi หลายเดือนก่อน

    SIYAASADA MAREEYNKU MEEL XUN MAREEYSAA
    #JOE BIDEN IYO DOLAND TRUMP,
    COLAAD SOKEEYE AYAY
    ABUURIKARTAA,
    DADKA SIYAASADA KAFAALOODA
    ....QAARKOOD WAXAY
    WALAAC KAMUUJIYEEN
    IN LA'ISU ADEEGSADO
    #HUBKA NUKLEEYRKA AH
    GUDAHA DALKA MAREEYKANKA.

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o หลายเดือนก่อน

    Waar nimanyahow aragti dedweynaha hanugula meeraysaninee this is american job

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Tump khain cusuri ah ayu aha illahay kama kiciyo dhawaca insha Allah wa ninki qudus casimada israil u aqonsaday

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 หลายเดือนก่อน

    Trump marka hos ku gamban ayo dhawac kuma yalo kofida u xirna sidisa ugu jirta xabad ciyar ma aha kofida u wato wey ka bixi laheyd ilah waxi jiro og

  • @FarahAhmed-bn3bc
    @FarahAhmed-bn3bc หลายเดือนก่อน

    Axad mah miyaa

  • @AbdiRizaqAhmedOthmanFatheroflo
    @AbdiRizaqAhmedOthmanFatheroflo หลายเดือนก่อน

    War waa axad talaado lama gaarin

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy หลายเดือนก่อน

    Cajib war dantiina maha arimaha maraykanka wa umad dulow day

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt หลายเดือนก่อน

    Allah bal say isugudhigayaan qatarta ninkaas kusocota

  • @kadiirabdoosh
    @kadiirabdoosh หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 หลายเดือนก่อน

    Manta miya talado ah wa yaab

  • @user-wo8ku3cp2g
    @user-wo8ku3cp2g หลายเดือนก่อน

    ASC VIVA7UP ARRINKA DOLAND TREFM INU SAMEYAY FILLINKAS
    === MID LAGU CAYNAYO MAMULKA BAYDHAN AYAY ILLA EGGTAHAY

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t หลายเดือนก่อน

    Ma aha salaasa ee waa axad weriye

  • @husseinquavo3450
    @husseinquavo3450 หลายเดือนก่อน

    Wa axad shirwac😂😂😂😂 talado kulahaa😂😂

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 หลายเดือนก่อน

    War taada kahadal madax waynayal badan balaga dilay maraykanka bodow dumquradiyad wahoray kadhamatay kkkkkkk

  • @cherif101
    @cherif101 หลายเดือนก่อน

    Maraykanku ma salaasuu sii marayaa kkk

    • @user-ul4fq8fy4x
      @user-ul4fq8fy4x หลายเดือนก่อน

      Maya waaba naga dambeyaan africa hada nahay

    • @muniitaismail3550
      @muniitaismail3550 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @Hinaagow
    @Hinaagow หลายเดือนก่อน

    Wax lasheegayey ma runbaa?

  • @menhee7408
    @menhee7408 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu หลายเดือนก่อน

    BAL EEGA REER XAMARKAN ,ADIGAABA HALIS KU NOOLE MAXAA KAA GALAY GAALKAN URAAYA MIYAAD KA HADASHAAN QAZA

  • @NEYMARDSP
    @NEYMARDSP หลายเดือนก่อน

    😂yuhuudku inladilo oky

  • @SmilingButterfly-ms8ke
    @SmilingButterfly-ms8ke หลายเดือนก่อน

    Trump

  • @walidcamran7942
    @walidcamran7942 หลายเดือนก่อน

    IdascadJ reergslbrrdla waxkastay shubaan adiumka lama aaminayo xitaa shacabkaada og been ayuun bay shubaN

  • @ahmedabdilahi6113
    @ahmedabdilahi6113 หลายเดือนก่อน

    Xataa ayaamihii ayaa idinka qasmay miyaa

  • @suhaybmula5953
    @suhaybmula5953 หลายเดือนก่อน

    Ma axad baa ama salaasa 😅

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 หลายเดือนก่อน

      😂

    • @maxamedxabeeb1005
      @maxamedxabeeb1005 หลายเดือนก่อน

      Qamiis waye wlll

    • @muniitaismail3550
      @muniitaismail3550 หลายเดือนก่อน

      Uganda 🇺🇬 joogaa maanta arbaco bay noo tahay

  • @CabdicasiisMuruud
    @CabdicasiisMuruud หลายเดือนก่อน

    MASHA'ALAH

  • @menhee7408
    @menhee7408 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar alxamduliaah

  • @CabdicasiisMuruud
    @CabdicasiisMuruud หลายเดือนก่อน

    MASHA'ALAH❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye Shirwac.

  • @menhee7408
    @menhee7408 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CabdicasiisMuruud
    @CabdicasiisMuruud หลายเดือนก่อน

    MASHA'ALAH

  • @CabdicasiisMuruud
    @CabdicasiisMuruud หลายเดือนก่อน

    MASHA'ALAH

  • @menhee7408
    @menhee7408 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar alxamduliaah

  • @menhee7408
    @menhee7408 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar alxamduliaah

  • @CabdicasiisMuruud
    @CabdicasiisMuruud หลายเดือนก่อน

    MASHA'ALAH

  • @menhee7408
    @menhee7408 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar alxamduliaah