INTAAN KUMAQNAA ILMO ISKU BEERID AYAY NINKAYGII UUR MATAANO AH U, YEELATAY GABADHII GURIGAY😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 107

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 5 หลายเดือนก่อน +33

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢

  • @raxmaxasan815
    @raxmaxasan815 5 หลายเดือนก่อน +9

    My favourite TH-camr ayaan gobdoon ❤❤

  • @MoudaneDhemanMouhoumed
    @MoudaneDhemanMouhoumed 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah congratulation my dhirigaliso inta iyo iin kabaadan waad istahishaa quruxey❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 หลายเดือนก่อน +8

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @DahirRafica
    @DahirRafica 5 หลายเดือนก่อน

    Xbbti ayan masha alh ilahay ka ku barakeyo adiga iyo awladada iyo xajigagaba runti dadka waxan ahay ku tagera mida kaleh qisadahago ad ayay icajabiyen masha alh ilahay ha ku xifdiyo ilahay waxan ku waydiyay dambi dhaf xbbti horay osoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafso1148
    @hafso1148 5 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallh abaha sidii uu ahaly gabadha dadoow ayaa gabadhiisa loo galy

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 5 หลายเดือนก่อน +6

    Ayaan qurux wad ina daaweysay ale ha ikaa xafdiyo xbbti sheeko wey dhaftay walee prt2 i.n❤

  • @yuruba8858
    @yuruba8858 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo aad aan ku salama ee horey u soco we love you sister❤ qisoyiin cajib ah waye aad aan kugu xirnahay

  • @AmranAhmed-r8q
    @AmranAhmed-r8q 5 หลายเดือนก่อน +3

    Abayo wan ku slamaey Alle dardiis ayan ku jacelhay wallshey hore u soco ❤❤❤❤

  • @NaciimoCali-y1p
    @NaciimoCali-y1p 5 หลายเดือนก่อน +14

    Asc ayaaney adiga iyo hodan online iyo ruwayda stayle intaas gbdhod dartoda meshan uso gala siiba adi abaalba ku haya hppti marmar bdnba icawisay anigo murugysan ❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  5 หลายเดือนก่อน +8

      Alle murug dambe kuma tuso qeerkaa uqurux badnaaw xbbt❤❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 5 หลายเดือนก่อน +3

    Canaga ku jacel Qisadaada wanagsan Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid

  • @shamsonoor6466
    @shamsonoor6466 5 หลายเดือนก่อน +2

    Habo ayaney muqaladad mid mi dhaafo wlhi aad ku tageraa❤

  • @zamzamisse9718
    @zamzamisse9718 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaan goobdoon guleyso xabiibiti gabdhaha somaaliyeed allah noo dhowro waardiyaha faarax haleska dhaafo

  • @aliyahnoor6657
    @aliyahnoor6657 5 หลายเดือนก่อน +2

    😊

  • @Abu.mansur1
    @Abu.mansur1 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asalam calaikum. Marmar qisoyinka asxaabta kasheekay

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah❤

  • @sabnacabdullahi7511
    @sabnacabdullahi7511 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah keep going ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @FaadumoMuhammedIsmaeal
    @FaadumoMuhammedIsmaeal 3 หลายเดือนก่อน +1

    Anagaaaa ku jecel hno mcn

  • @AsliMclnyare
    @AsliMclnyare 5 หลายเดือนก่อน +2

    I can't wait party two ayaaney Alle haku xafido abyo

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaanee waxaan yaa kuusooururiyo sheeko wey dhaaftey❤❤❤❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  5 หลายเดือนก่อน +6

      Adi cml asxaabtayda walaahi meelaa kla geeyo LA ahay kuwa badan hayaa dhagaysigooda waqti uwaayay

  • @futdc624
    @futdc624 5 หลายเดือนก่อน +3

    صح صح ماشاء الله ❤❤❤❤

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 5 หลายเดือนก่อน +6

    Keep going wllshey mcn❤🎉 300k🎉

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  5 หลายเดือนก่อน +3

      Thnks sis😘😘😘😘

    • @shamsiinaali8908
      @shamsiinaali8908 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayaangobdoon3254
      30 daqiiqo muqaal soconaya uguma aadan talagalin in lagu daawado waayo waqtiga ayaad ka fakari laheyd

  • @caaishaxassan-xk6ht
    @caaishaxassan-xk6ht 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney shekadada waa jeclhy wllhi m.a noso badi xppti❤

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 5 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @user-vq4fs9xz2b
    @user-vq4fs9xz2b 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ina aderteey Ayan Qurux intaaas. Iyo in Ka badan Hala gaarsiiyo asxabteyda udiraa yutubkada

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaah ayaan qurux ❤ mahad sanid

  • @maryanahmedkaahi9451
    @maryanahmedkaahi9451 5 หลายเดือนก่อน +1

    I love my sister

  • @abdihakim4133
    @abdihakim4133 5 หลายเดือนก่อน +1

    ku soco abaayo

  • @yaasmiinalimohammedyaasmii8294
    @yaasmiinalimohammedyaasmii8294 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaan waan ku salaamey abyo❤

  • @kinsigedi1945
    @kinsigedi1945 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 5 หลายเดือนก่อน +3

    Cajiib qisaba qisay kadarantahay

  • @MaryanAadam
    @MaryanAadam 5 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadha abtigeed dhalay banaanka waxa logu soo uureeyey aabeheed ayaa hooyadeed banaanka ku uureeyey waa Falkii aabeheed sameeyay ayaa lagu sameeyay😢😢😢😢

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 5 หลายเดือนก่อน +1

    Salamad minkuli afad

  • @nasteexobashir-ej4cx
    @nasteexobashir-ej4cx 4 หลายเดือนก่อน

    ayaan waan ka helaa shiikooyinkaga

  • @maryamahmed7078
    @maryamahmed7078 5 หลายเดือนก่อน +7

    Ana ugu horeeyo❤🎉🎉

  • @Khadartaagtishob
    @Khadartaagtishob 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh

  • @nasrocabdiraxmanaadan-pb8sr
    @nasrocabdiraxmanaadan-pb8sr 5 หลายเดือนก่อน +5

    Asc ayan muqalkanaa iisoo dhacay anoo kii 3 qeyb ee musalsalka ahaa hadda dhameystey ameyzin quruxeey allaha ku xafido ❤❤❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  5 หลายเดือนก่อน +4

      😘😘😘😘😘😘 sdoo kle xbbt alaha kuxafido

  • @FadxiyaYuusuf-d5l
    @FadxiyaYuusuf-d5l 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wll qli dar اللهayaanku jeclay horey usoco

  • @barwaaqomaxamed4033
    @barwaaqomaxamed4033 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaan Go forward

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 5 หลายเดือนก่อน +7

    Boqoradeenii ina xirsi gobdoon la aantaa abaar abyo❤❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  5 หลายเดือนก่อน +6

      Adaan wax kugu ahay shukran xbbt😘😘😘😘😘

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal 5 หลายเดือนก่อน

      @@ayaangobdoon3254 ❤❤

  • @AbshiroCcasiis-lc4qp
    @AbshiroCcasiis-lc4qp 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs abyo jazakallah ❤

  • @Kiincalibarre
    @Kiincalibarre 5 หลายเดือนก่อน +4

    Wcs Xabbty tnx mcnto la aantaa dhagool❤

  • @Amuun293
    @Amuun293 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waye igu socta lakin. Weye dhamadii subixi kadis nowga dhig ayaaane 😂❤

  • @SawaAxmad
    @SawaAxmad 5 หลายเดือนก่อน +1

    I love sister❤🎉

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 5 หลายเดือนก่อน +1

    I ❤❤❤

  • @hamdiabdi5212
    @hamdiabdi5212 5 หลายเดือนก่อน

    ASC Xppti Waan Ku jacalehy Ruuntii ❤️ Farxad igu nolow Mcnto ❤️💋

  • @HanyMohammed-my2zh
    @HanyMohammed-my2zh 5 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hodo79
    @Hodo79 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wcz ayaaney ❤

  • @Khadartaagtishob
    @Khadartaagtishob 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ayman qurux❤❤

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn 5 หลายเดือนก่อน +2

    Gbr wxa ku sameysid tada lee sugee marki la dhahayo ben ma ahn wlh abtiga gabadhu uurka bnnka ugu yelay tiisa le so lagama jarin

  • @maankachannel6003
    @maankachannel6003 5 หลายเดือนก่อน +5

    Aaway hee qeybtii labaad ayaan indho weyneey😂

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  5 หลายเดือนก่อน +4

      Indha yareey see cml maad igu cusub tahay halmar baa rabtaa qaybaha dhan inaad laqdo

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 5 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @umuabdallahifrah8501
    @umuabdallahifrah8501 5 หลายเดือนก่อน +2

    Xabibti lasoo dhaqso 2

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 5 หลายเดือนก่อน +2

    Away amiira quruxdii tii

  • @UmulkhyrIsmail
    @UmulkhyrIsmail 15 วันที่ผ่านมา

    ♥️♥️♥️

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaan Qurux ❤❤❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 5 หลายเดือนก่อน +4

    Wcs xbbtii❤❤❤❤

  • @Sucdi-i8f
    @Sucdi-i8f 4 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @MuslimoMuslim-uu8ug
    @MuslimoMuslim-uu8ug 5 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw

  • @Sacdyodaahir
    @Sacdyodaahir 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan indha wayneey habeen wanagsan sxb😂

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 5 หลายเดือนก่อน +5

    Waxaa fiirsadey 4909 qof waxaa like 👍 705 maxaa dhacey please 👍 saaR

  • @shukrinur9225
    @shukrinur9225 5 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaan qaali waan kugu cusubahay hooyo qaali dumar❤

  • @XamdaMukhtaar-v1u
    @XamdaMukhtaar-v1u 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ayaan queen haben wanagsa

  • @farahmohamed6712
    @farahmohamed6712 5 หลายเดือนก่อน +3

    ❤ الوصول يا بنتئ

  • @FaadumoMuhammedIsmaeal
    @FaadumoMuhammedIsmaeal 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimaomer-h1x
    @fatimaomer-h1x 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaany 😂farxd igu nolaw

  • @Muhima2495
    @Muhima2495 5 หลายเดือนก่อน +4

    Asc Abyo ayaan iyonwalaalaha halkaan kuxiran please igu soo duceya walashey ayaa iga xanuunsan😢😢

  • @Fadumomaxamuud-ph7bl
    @Fadumomaxamuud-ph7bl 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii aaad sharafka qiimaha iyo mansabka ay gabadha soomaaliyeed ay leedahy hadaadan booskeeda dhigin ma moogtahy in ay gabadhaada ama walshaa ay ka go,an thy wey moogyihin qaarka mid ah wiilasheena somaliyeed

  • @miinetaabubakar9877
    @miinetaabubakar9877 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc xbbti biil ku jecel bakol maxay ka qaadi karta dadka pozativka marna Haa uu jojin anaga ku jecel

  • @NajmoBotan
    @NajmoBotan 5 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allha Abyo Qali🎉❤

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ana qofkii 4 ayana noqday🤪.

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs abayo ❤❤

  • @ilaharaf8455
    @ilaharaf8455 4 หลายเดือนก่อน

    🎉❤

  • @kaifdahir539
    @kaifdahir539 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaad ku sameyso gabdha gabadhaadaa lagu sameynaa

  • @UgbadYusufosman
    @UgbadYusufosman 5 หลายเดือนก่อน +2

    Nin naag qaba miyey ku tashaneysay inu iyada u go o caqli xumaa naagaha qaar

  • @amiiraaxmedjamac7152
    @amiiraaxmedjamac7152 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs abooyo mcn ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ifrahmaxamudmaxamud8325
    @ifrahmaxamudmaxamud8325 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ina dhagesanin😢 ba Ka cabsana qisadan waqti ciwanka ii qoralka qiso xanun badan uegtahy😮

  • @sucaado24
    @sucaado24 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🎉

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 5 หลายเดือนก่อน +2

    Nin xaasle waxn kunacay waa waxan oo kle
    Raga bdnkooda naagtoda koowaad aya ka adag
    Oo malahan qowl ama karti ay kukala maareeyan gabdhaha

  • @KhaalidMaxamed-oz3rn
    @KhaalidMaxamed-oz3rn 5 หลายเดือนก่อน

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته اسحا ب الا يان كيف حالكم ❤

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 5 หลายเดือนก่อน +2

    Please abayooy qeeb qeebtaan naga dhaaf

  • @monaduale2364
    @monaduale2364 5 หลายเดือนก่อน

    Like mother like daughter sorry

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW

  • @SalmaCarab
    @SalmaCarab 5 หลายเดือนก่อน

    Abyo 2

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn 5 หลายเดือนก่อน +4

    Horta nbnka ma laxaa uf dheh gbr hda guriga kensado ma damcaa lee nga taga dheh 😡 tan racesa igaga drn sambac nin arag ah mia

    • @Kajol833
      @Kajol833 5 หลายเดือนก่อน +1

      Naag garoob hade thy Nin aragto raace wlhi😂😂😂😂

    • @mulkimicraaj-ig4nn
      @mulkimicraaj-ig4nn 5 หลายเดือนก่อน

      @@Kajol833 horta nin doqoda ah ma jiro mia wa ayaga mid kaste iska racaye

  • @AmiinCanjeere
    @AmiinCanjeere 5 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsadagan4620
    @hafsadagan4620 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤

  • @Fadumomaxamuud-ph7bl
    @Fadumomaxamuud-ph7bl 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminoqurux2032
    @aminoqurux2032 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤