Qofkaan xiriirka u jar sida ugu dhakhsaha badan faa'iido ma leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 167

  • @luishamsik6017
    @luishamsik6017 ปีที่แล้ว +57

    Ku salin Nabigeena The best person ever the most knowledge able and the most shine all has Allah created prophet Muhammad 🕋🕋🕋

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 ปีที่แล้ว +25

    Much needed advice for us single ladies. Jazakallahu kheyran jazaa walaal Suhayb

  • @luulnuur962
    @luulnuur962 ปีที่แล้ว +18

    wlhi waa runtaa nin xaraan Ku arko inuu Ku guursanenin allow gabdhena Noo xafido yaa rabi🤲🤲

  • @salmanab6668
    @salmanab6668 ปีที่แล้ว +15

    Ustaad aduun iyo aakhiraba allah haku wanajiyo waxaad tahay dhaqtarka quluubta

  • @mariamasheekhdoon230
    @mariamasheekhdoon230 ปีที่แล้ว +4

    Alxmdlilh ilaahy I ilaaliyay 😢😢😢 waxkasta waxaa kadran camerda alle
    ولا تقربو الزنا wax kastoo ay ka dhaln karaan aan ka fogaano 😢

  • @qalanjoabdilaahi7071
    @qalanjoabdilaahi7071 ปีที่แล้ว +14

    Talo nagu Filan waad nasiisay wllky alle ha ka abaal mariyo shugran kuwii talada qaata alle ha naga dhigo wll 👏🤲🏻👋

  • @hoodacabdiqadir5378
    @hoodacabdiqadir5378 ปีที่แล้ว +15

    Macha Allah thank you so much our teacher we give us good advice

  • @yasminemahamud1332
    @yasminemahamud1332 ปีที่แล้ว +3

    Vous faites partie parmis les gens qu j'écoute très souvent j'ai des larmes aux yeux franchement je te remercie énormément vos conseils Qu Allah met la bénédiction autour de vous.Qu Allah vous benisse vous et aux membres de ta famille 👪 j'invoque qu Allah t'épargne du ľ enfer et vous protègez du mauvais oeil, vos savoir faire est haute gamme mais sachez une chose celui qui partage d'un bienfaisant est légal à celui qui pratique j'aime et j'aimerai Qu Allah vous récompense en triple Qu Allah vous éloigné tout ceux qui détourné ľadoration d'Allah nous demandons tous qu Allah nous finisse la bonne fin
    mashallah Tabarakallah Qù Allah exaucé mes invocations inshallah Barakallahu fik qu la paix et la miséricorde d'Allah soient sur vous !!!!!
    "Très belle rappel !!!!"

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 ปีที่แล้ว +13

    Runweeye maashaa allaah gabdhaw xasuusta gabay gii hadraawi rag ulbaa celisee aaraartaada hadayn ka adkaysa qudhay amaan taatehee isqiimeeya hadii mid ama kadan takaatagaan mid wanaaga kugu jeclaadaada ayaad heli ilaasho allaah wuxukusii yay bikro waa hal fursad maso labato

  • @Ciiltira
    @Ciiltira ปีที่แล้ว +6

    Iguma ogid nin inaa isku dhiibo waa shaqesan karaa le🥺❤🤴mahadsanid abwe 🥰♥

  • @liibaanmohamedahmed8009
    @liibaanmohamedahmed8009 ปีที่แล้ว +23

    Walal ayub waxa tahay qof wanagsan walshey waxa sharaf ledahay inta gurigaga jogto walashey mcn Mar walbo iska taxadir

  • @sagalsaleebaan7223
    @sagalsaleebaan7223 ปีที่แล้ว +12

    Masha llah wlaal😊 wiiL aan markasto notification 🔔 la socdo 🖐 legend keep going

  • @safiyomuuse
    @safiyomuuse ปีที่แล้ว +8

    Mahad sanid apowe waxad ii noqoty walal markasta an wanadiisa qaaato🥰

  • @maandeeqahmed1438
    @maandeeqahmed1438 ปีที่แล้ว +15

    Walhi abowe ilahy dartiisa kujeclahy ilahy haku xafido🥰

  • @farduusfoljan929
    @farduusfoljan929 ปีที่แล้ว +3

    Waa runtaa wllo nimanka soomaliyeed qaar badan oo wanaagsan wayjoogaan qaar wasakhaysan oo xumaan raadinaya way jiraan balse gabdho ilahay talo saarta hadaad wanaagsanatid ilahay qof wanaagsan ayuu kuu doorayaa iska dhaafa nimankan aan ini qabin aad habeen walba raacaysan oo maqaayad kala cuntaynaysan oo isku cadrinaysan oo isku qurxinaysan

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 ปีที่แล้ว +2

    Nin imaaw haduu idhaho ani maalintaas aabo iku danbeeso wlh toos u jaraa qof hadaldiisa shaqsiyadiisa bee ka turjumaan💙

  • @cabdiladhiifcade5617
    @cabdiladhiifcade5617 ปีที่แล้ว +5

    May teacher ayuub

  • @queenkahiye6339
    @queenkahiye6339 ปีที่แล้ว +2

    Sax taas Manshallah mahadsanid walal sida quruxda badan aad nobararujisey

  • @KhaliifMedia
    @KhaliifMedia ปีที่แล้ว +8

    Gabdhaheena shafarta bdn talo idinku filan wad hysatan please is ilaliya peace and love ❤️

  • @mahamedmahad3005
    @mahamedmahad3005 ปีที่แล้ว +4

    Thanks 😊.

  • @raaliramlo6484
    @raaliramlo6484 ปีที่แล้ว +2

    Allha kuxiifiidiyo aboowe seednoo waaniniso allha ajar haakaseyo wllhi waakaqadan waangasn allha naxafiido

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 ปีที่แล้ว +4

    Ma.allh allh haku xafido really ✅️run ayad no sheegtay labadada gabdhoodna allh haku barakeeyo

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 ปีที่แล้ว +3

    JazakaAllahu kheer wallky siida ad marwalbo nogu sheegto waxaa nagu wanagsan

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 ปีที่แล้ว +9

    My favorite motivator 🥰🥰🥰

  • @hodanabiib5299
    @hodanabiib5299 ปีที่แล้ว +5

    1/9/2022 ... NEN REMMENPER DAY WLHI

    • @Sukeyna2007
      @Sukeyna2007 ปีที่แล้ว

      Maxa kugu dhacay abyo

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 ปีที่แล้ว +7

    Legend always legend keep going teachers go forward 💯💪

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 ปีที่แล้ว +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +1

    Saxiix walaal ayuub alle haku sharfo
    Dumrow ann is ilaalino ilaahay ha ina ilaaliyo jacyl wuu ba aa maalin uun ee aan taxdirno 🥰

  • @hoodojama950
    @hoodojama950 ปีที่แล้ว +3

    Ale dartii ayaan kuu jeclahay ustaad ayuub jasakalaah❤

  • @yoonissaladcali660
    @yoonissaladcali660 ปีที่แล้ว +3

    Thanks sxb sare guuleyso ❤❤❤

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam ปีที่แล้ว +4

    Keep going teacher 👍

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 ปีที่แล้ว +4

    Thank you teacher🙏🙏🥰🥰♥♥💯💯

  • @Daxiix_filims
    @Daxiix_filims ปีที่แล้ว

    m.a runtii mawduuc muhiima ayaad ka hadahshay waana dareemi karaa waqtiga kaa galy se waxaan ku leeyahay 1m inaad gaadho iyo in kabadanba waad u qalantaa kaliya hore usiiwad hawshaad hayso allena talo saaro wsc

  • @aweyssheikh3672
    @aweyssheikh3672 ปีที่แล้ว +3

    Runta Waad U Sheegtay Gabadhaas Jazaaka Laahu Qeyran Walalkeey Balse Waano Abuuris Ayaa Ka Horeysay Ayuub Wabilaahi Towfiiq….

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +3

    Sax walahi ustaad runtan waad sheegtay lkn gabadha wax maantay Jirah og oo rabtah inay nin gurigiisa aadah abyo seeh wax kaayihiin waa iga talo hadii uu kuraboh in uu ku yimaadoh gurigiina ha yimaado ok abyo Allah ku xifdiyo,naftadan ka taxadar 💯💯👏👏

  • @qaaliali1081
    @qaaliali1081 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad muhadsan tahy teacha alle hana xafido ane wan is ilaalin 🥰

  • @learnnewinfo
    @learnnewinfo ปีที่แล้ว +8

    Keep going Legend 💪

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 ปีที่แล้ว +1

    Ii imow oo cadaaa,,,, ceeb baan u arkaa anigu ✅️
    Indha adagaaaa wiilasha somliyeed 😄

  • @sadamfarhan7645
    @sadamfarhan7645 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi runta aya kahadashay wll ayub Allaha ku sharfo 💯✔

  • @maryanali7725
    @maryanali7725 ปีที่แล้ว +1

    Alx wl waligeyba nin gurigasa ugu matigin
    Hadu iga codsdo xta qofka xgeyga dhintay ayu noqda amted ankul hdlo mabahelo
    Xta gobaha makhydaha uma raco
    Allh haka xifdiyo nimanka cadawga ah hblaha

  • @sugulexaabsay9129
    @sugulexaabsay9129 ปีที่แล้ว +3

    Allah dartiis ayaan ku jecelahay my brother

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 ปีที่แล้ว +1

      Sugule iku caawi subs ok

  • @drsmaanlula7288
    @drsmaanlula7288 ปีที่แล้ว +3

    Thank you for your advice🙏 bro jazakallah😒

  • @fatimaxasan5157
    @fatimaxasan5157 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wllo ❤🙏

  • @liibaanmohamedahmed8009
    @liibaanmohamedahmed8009 ปีที่แล้ว +4

    Gabar waxa igu wanag mida gurigeda ku asturan

  • @faadumomaxamed8399
    @faadumomaxamed8399 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakullaahu khyr wllky waxaad tahay lataliyaheen shukran wll illaahaw aakhiro iyo aduunba na astur

  • @wlltaaraaa1868
    @wlltaaraaa1868 ปีที่แล้ว +1

    My best teacher ❤ we love you

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Ustaad waa ku salameey

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allahu kheyran sheikhana

  • @ridwanmustafe5994
    @ridwanmustafe5994 ปีที่แล้ว +5

    Aʏᴏᴜᴘ ᴀʜᴍᴇᴛ Tʜᴇ ʟᴇɢᴇɴᴅ 👊🥰

  • @salmaansantoos8232
    @salmaansantoos8232 ปีที่แล้ว +2

    Macalin ayup kep giong

    • @Juujuule1
      @Juujuule1 ปีที่แล้ว +1

      My sister Iku caawi subs ok

  • @kadanaliisa2367
    @kadanaliisa2367 ปีที่แล้ว +1

    Asc allaah yaxfidak habo.
    Illaahay caqliga hakuu barakeeyo, maashaa allaah tabaarakallaah.
    Aniga aragtidayda waxaba ka horaysa waayo muxuu usoo doonan la,yahay hadii uu ku rabo.
    Shaqadana waxba yaanay ku xisaabtamin.
    Qof aan lacag haysan oo sharafleh baa kuu dhaama , oo xalaal raba .
    Ninkan aniga aragtidayda wax reer ah ma raboba ee block iskaga qabo.

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa abowehey kheyr ilhy hakusiyo 🤲🏼❣️❣️❣️ dagesigaga wajeclhy

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wa runta wlhi wllo

  • @nafisaahmednor5593
    @nafisaahmednor5593 ปีที่แล้ว +2

    Wad ku mahadsan tahy la talintada wanagsan dacaad nimada ay ku dhehan tahay gabdhaha somaliyeed wallalkod aya tahay Allaha ku dhowro

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 ปีที่แล้ว

    EXCELLENT 💯 ✅ THANK YOU SO MUCH MY TEACHER 🙏💯

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 ปีที่แล้ว

    Allah ka dhorsigiisa hadey naftada illowdo dadka kale kadhorsigoda
    Ama in aad kaxishonwedo waxba kulama aha marka wallka ama wllsha qalalkan aqrinayo allah kaxishoo xishodkuu kaa mudanyahay

  • @mohamedsaidmohamed2748
    @mohamedsaidmohamed2748 ปีที่แล้ว

    M.a macalin guulayso aduun iyo akhiro

  • @amiiraahmed7531
    @amiiraahmed7531 ปีที่แล้ว

    Thanks wll alle labada daroodba hakugu guuleyo

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nafisoomar4179
    @nafisoomar4179 ปีที่แล้ว +1

    Wall aad baan kuutageraa wllhi waxaa kahadashaa xaqiiq hadlkaga kamadalo wall keep going

  • @zabarmal6729
    @zabarmal6729 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi arintaan annee iheysataa runtii wana kadiida

    • @Dania_3
      @Dania_3 ปีที่แล้ว +2

      Diid apayo mcn gbr adag ahaw Faraxyasha qaar waba no tashten🥺😤Illhei hana xafido🤲🏻

    • @sadamazing3980
      @sadamazing3980 ปีที่แล้ว

      @@Dania_3 amiin amiin sharafey

    • @ayaanmaxamed405
      @ayaanmaxamed405 ปีที่แล้ว

      Abyo xiriirkiisa jaar kaas hadhow inu qalbigga ka xaado ayo adunyadaa ku nacsiinaa Allah naa wadaa xifdiyo dhamnteen

  • @ahadamohamed8093
    @ahadamohamed8093 ปีที่แล้ว

    My role model thankz alot

  • @qalanjoabdilaahi7071
    @qalanjoabdilaahi7071 ปีที่แล้ว +1

    Exactly ☺️💯

  • @sagalmacalin6904
    @sagalmacalin6904 ปีที่แล้ว

    shukran jazilan

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 ปีที่แล้ว +1

    Ruunle mashaa Allah

  • @edbsanroos628
    @edbsanroos628 ปีที่แล้ว

    Mshaa Allah wll alle haku sharfo markasta xaqiiqdaad ka hadashaa runtii horay u soco🙋‍♀️

  • @amalayuub9839
    @amalayuub9839 ปีที่แล้ว

    Sah Ur right ustad Ayuub A.

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 ปีที่แล้ว

    M.a wlh ustaad taladii aansii lahaa baad siiisay m.a shukran❤❤

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 ปีที่แล้ว +4

    Gabadheey sharaftadu gacantada kujirta ninka kudhaha gurigeyga igu kaley iska diid bertasina jeceylkiisa kuxoor faido kuguma fadhiyo ninkaa ninka raga waa ninka dumarka xurmeya sharaftodana ilaaliya ixtiram badana siiya hadiyo jeer social media waa midi labo afleh gabadheey is ilaali hadaba

  • @basmabaaribasmabaari4811
    @basmabaaribasmabaari4811 ปีที่แล้ว

    Jazakalh abowe qali waxa itagantahy booki walalaky🙏

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 ปีที่แล้ว

    You are right

  • @abgaalhargeysa5384
    @abgaalhargeysa5384 ปีที่แล้ว

    Ayuub Ahmed walahi Waha rutah ee thanks 🙏🏾

  • @maidohussain-it9nd
    @maidohussain-it9nd ปีที่แล้ว +1

    Raga Bdnkod Wxey Yaqanan Dumarka marka Jeclto ayee dantda Laga Gaara abyi is iLali allaha ku iLalsho jeceyl Sandkn Wuu dhamady

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx ปีที่แล้ว +1

    Legend ayoub ahmed🔥💙

  • @khadrasiciid7028
    @khadrasiciid7028 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid wllo

  • @izotakar5701
    @izotakar5701 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal qali

  • @muscabpro2230
    @muscabpro2230 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad kawaran markasta hadaa isbadal yidhaahdo isma badalo
    Ilatali ustaad

  • @ridwanhassan9370
    @ridwanhassan9370 ปีที่แล้ว +1

    SubxanaAllah ya Rabbi

  • @raxmacabdiraxmaan9263
    @raxmacabdiraxmaan9263 ปีที่แล้ว

    Thanks bro alle haku barkeey

  • @abdalajohnson2723
    @abdalajohnson2723 ปีที่แล้ว

    M.a thank

  • @hawoluulisxaaq9725
    @hawoluulisxaaq9725 ปีที่แล้ว

    Thanks ☺️

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare ปีที่แล้ว

    Thank you wll

  • @muscabpro2230
    @muscabpro2230 ปีที่แล้ว

    Ustaad run baa sheegtay

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 ปีที่แล้ว

    Màsha Allah

  • @sumayamoha_official
    @sumayamoha_official ปีที่แล้ว +1

    Subxanallaah 😢

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว

    Xaqiiq thanks ustaad

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 ปีที่แล้ว

    teacher ayuub axmed 🙏👍👏

  • @lulaothman
    @lulaothman ปีที่แล้ว

    Allaah haku barakeeyo

  • @Samia_Abdi
    @Samia_Abdi ปีที่แล้ว

    Ustad 1M u qalanta xaqiiq

  • @muscabpro2230
    @muscabpro2230 ปีที่แล้ว

    MAhadsanid suhayb

  • @asnuushasnuush5087
    @asnuushasnuush5087 ปีที่แล้ว

    Thanks you 🙏💯👍🏻

  • @ifraxifraxmohamed7419
    @ifraxifraxmohamed7419 ปีที่แล้ว +1

    Guri aan ugutago iska dhaafe xataa mawaco wlhi waan kaxishooda waana la iigagatagay wacitan la,aataa darteeda
    Adee kutala dheh

    • @daacadAmiin90
      @daacadAmiin90 ปีที่แล้ว

      Masha'allah Gabdhihii Loo Baahnaa Baatahay Gabdhahas Baan jeclahay Ani💕

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 ปีที่แล้ว

    thanks my brother Really walahi run

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 ปีที่แล้ว +2

    😢Bisinka dadka qaar wax kuma cibra qaataaan miyaa
    Talo ku dishay

  • @JOHNJOHN-hl6jg
    @JOHNJOHN-hl6jg ปีที่แล้ว

    Manshallah Manshallah brother ❤

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 ปีที่แล้ว

    Very true abwe

  • @naimaosman2896
    @naimaosman2896 ปีที่แล้ว

    Alle huku xifdiyo wll

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 ปีที่แล้ว

    Exactly wlhi❤️‍🔥❤️
    Wall qaaliyaa tahy

  • @OmarAhmed-du3ev
    @OmarAhmed-du3ev ปีที่แล้ว +1

    Wxd siisay taladi a ansin lahaa gabadha walashay ah haduna ujedo lahayn muna ka xanaqen

  • @willmohaa7389
    @willmohaa7389 ปีที่แล้ว +1

    Sxp
    Su aal ayaa
    Rabaa inan Ku waydiiyo
    Gabar ayaan isbaranay
    Mardhow waxaan isku baranay
    Goobta aan waxkabarto
    Gabadhi waxaan waydiiyay
    Su aal waxaan dhahay waligaa
    Jaceel qof maqaaday waxay itiri
    Haaa waxaan dhahay waa horaa Mise
    Hada waxay itiri hada marka waxaan kusameeyo ayaan garan la ahay isku meelna waan joog naa nio🤔🤔