Asc wrwb Allaha u naxariisto Wiilka dhalinyartaa, Dadka Soomaaliyeed SAAN hadii la yeelo oo gacankudhiigle kasto ka soo qabto soo ma joogsateen waxay dhahaan Aargudasho .
Macaanka shareecada islaamka waxaa la dareemaya marka aan gaalnimada xeerka ciqaabta soomaaliyeed iyo dastuur gaalo soo qortay aan la,aadin laguna dhaqmin.
Slexlahe warsan sharaf sysy leyihiin cidii cid didho dsss haloo soo qabto Hsrti was horyaalks marka yey dhicin tanoo kale ha ogasgo kii wax dila asaga tiirks hala geeyo qof kale yaa loo dilin wa dsmbi kabasir qof kale yas loo dilin.
Familkeyga alah haa idin barakeyo wiilkane alah haa unaxaristo
Masha allah aderada wnga smeyey ee wiilkodii oo xirxiran gcnta kasarey rerka wiilka lagadilay oo ah gobtii abgaal alayaxafidak illahey dhiig sokeye heynaga qbto nbd wrtana rbi heynoso dejiyo aamiin❤
Waa sax 3Arimood Diinteena Ayaa Na Fareysa. Laakiin Arintu Waa Hal Qabiil dadkooda Badbaadsanaya.
Waa wax fiican in wax lacafiyo laakiin soomaaliyeey si dilku uyaraado ama ulla cuslaado dadka waa inaan lacafinin qof kas iyo badheedh wax udilay
Ninku maskiiin uu u egyhay shadaan baa walay Allaha kacafiyo dilkì hore mid dambana Allaha kumasababo
Reer Galmudug Alle ka baqa oo ku dayda Walaal Ahaan Qayr Allaha siiyo wax fiican Aa sameeyseen
Arintani waa geesinimo iyo hormar dhab ah
Waxayna yarandoontaa in gardaro la isku diloo
Waaa cobnino saaas kuwadhaaaaaa mansha allah
waa sida kaleye ee lagudabar goonkaro aanada qabiil lugu dabar gown karo well done mashaa allha
Geesimo samayan besshan abgal
Qof weyn oo dad dilayo. Subxannalah. Allah nakuma maneysto
Alloow dhiig muslim hana galinin
Fadlan diydada hala joojiyo dilkii wuu batay qisaas bas
diinta banaysay quraankay ku qorantahy bro lama joojin kro.
Mashaa allaah
ASC..walaahayi..waa..sidayi..diintu...qabto...waa..sax..sidan
Guul Guul Guul abgaal
Asc wrwb Allaha u naxariisto Wiilka dhalinyartaa, Dadka Soomaaliyeed SAAN hadii la yeelo oo gacankudhiigle kasto ka soo qabto soo ma joogsateen waxay dhahaan Aargudasho .
Diyo iyo cafis hadaad bixisaan walee is dil idiinkama dhamaado war dila qofkii qof dilaa hadiikale waa dhibka ma dhamaanaayo
hala dilo odayga wiil yar ayuu dilay hala dilo
Ax war ha is dilin
Masha.allh
Macaanka shareecada islaamka waxaa la dareemaya marka aan gaalnimada xeerka ciqaabta soomaaliyeed iyo dastuur gaalo soo qortay aan la,aadin laguna dhaqmin.
Xasbunalaahu wanicmal wakiil dad aad idiin neceb ayaa isku kiin diraa digtoonaada shabaab dad idiin neceb ayaa soo adeegsada
Naagihii ninka cunay iyo nimankii wiilka yardilay in lasooqabto malaga yaabaa?
Wax wanaagsan bay qabteen
Waxay GACAN KU DHIIGLE sidii wadaada caalima loogu labisay
Subxaanallaah
😢❤
sax 100 Hal yaaladhimin intee dilaaykasto dadkiisa dhahaan halatigto
Slexlahe warsan sharaf sysy leyihiin cidii cid didho dsss haloo soo qabto Hsrti was horyaalks marka yey dhicin tanoo kale ha ogasgo kii wax dila asaga tiirks hala geeyo qof kale yaa loo dilin wa dsmbi kabasir qof kale yas loo dilin.
Armu marlabad wax dila hala weydiyo inu dilkale geysto
Dila muj rimka
Nayaa dadka afka kala bax ada mujrimad ah
Caaaaaaac
Warsangali abgaalow sonoqda oo sanaag ayaad ledihiine imaada
O i