DEEQA AFRO 2017 XOR BAAN AHAY OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY BULQAAS STUDIO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @adanadevideos2527
    @adanadevideos2527 5 ปีที่แล้ว +55

    Bishiiba Hal maalin aay igaqabataa inaan hees dhageesto maalintaasna waa deeqo afro inta ila midka ah like ta iiiiiiisaaaaraaay

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +138

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭

    • @hassanfarolehhodan6479
      @hassanfarolehhodan6479 ปีที่แล้ว

      A
      1❤❤😊❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @eesy8947
      @eesy8947 7 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu caleyhi wasalim

    • @NaiimaCqaadir
      @NaiimaCqaadir 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤😊

    • @NasteexoshariifCabdi
      @NasteexoshariifCabdi 5 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw 😢

    • @farhiyoabdulahi3098
      @farhiyoabdulahi3098 4 หลายเดือนก่อน

      Scw❤

  • @maxamedcabduqaadirmaxamed6407
    @maxamedcabduqaadirmaxamed6407 6 ปีที่แล้ว +113

    Really xaqiiq waaye wlhi raga qaar ayaa saas udhaqmo haday gabdhaha somaliyed soo aroosan in ay ayaga leeyihin ayay isku maleeyaan

    • @rahmaruxi
      @rahmaruxi ปีที่แล้ว

      Sax wlhi alha na asturo ragaasna alha Soo hanuuniyo

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim ปีที่แล้ว +1

      Been xata midka aad jeclaato in uu isagu ku leeyahay bu isku malaynaya

  • @ruqiyomaxamuudcismaan3383
    @ruqiyomaxamuudcismaan3383 ปีที่แล้ว +36

    Heestan inshaallh kolka uu faraxa aan guursan doono isku key walwalo ushidi doona eyga😂😂😂
    6sano kadib❤deeqo afro👸🫶

    • @zundaappeofficial3849
      @zundaappeofficial3849 10 หลายเดือนก่อน +4

      benta mahan wanudara malin malin 😂😂

    • @Dsaxan
      @Dsaxan 10 หลายเดือนก่อน

      Quray esmskadu waa 1day​@@zundaappeofficial3849nabad iigu noolow Xppti❤

    • @Ahmed_alta
      @Ahmed_alta หลายเดือนก่อน

      Nasiib darradaada ilaa hadda amaa single tahay😂

    • @elminasibb
      @elminasibb หลายเดือนก่อน +1

      Balaayo ha u wacan walaal haddii kale adna waxaa laguu shidi doonaa heestii Digfeer ee “saaxiib miyaa nahay?” 😂

    • @Leilohussein
      @Leilohussein 27 วันที่ผ่านมา

      Hye 😩😂

  • @samsamismail4711
    @samsamismail4711 7 ปีที่แล้ว +231

    Wow 😳 runbadana dumarka Somaliyed adbay heestan uga haliydonan ragana adbay uga xuman donan nolow Deeqa😍

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 7 ปีที่แล้ว +41

    heeystan weyiga gadantahay walahi wan ladhacay waxan umahad noqaya abwanka iyo deyqo afra so nice codmacan iyo muqaal aad uqorxoon masha allaah ilahey wuukudhameye❤

  • @mukhtarmohamed
    @mukhtarmohamed 3 ปีที่แล้ว +19

    Heestaan inaa daawado duqdo an arki ayadoo tik tok ku qaadeyso waa raadiyey inta ugu imid. Inta aniga ila midka ah love 💘 isaara 😄🤣

  • @asmaabubakar627
    @asmaabubakar627 7 ปีที่แล้ว +78

    Deeqa afro fanaanad aan jeclahay oo marwalba waxa socda ku heesta taageeraha ugu horeeya waa aniga inta ilataageerta farta taaga deeqa afro❤️❤️❤️☝🏼☝🏼☝🏼

  • @nimaahmed5223
    @nimaahmed5223 7 ปีที่แล้ว +267

    isla haansho ma ogoli aadama xoraan ahay shalaan adiga ku imid hortaapa wan jiray💁
    inta igu raacsan like ha i reebaan👈👏

  • @xaawoluul5407
    @xaawoluul5407 7 ปีที่แล้ว +69

    Hadii aan is guursaneen macnaheeda ma aheen inaad adi ileedahay ama aad i iibsatey cadi ma tihid💝💝💝💝💝💝💝💝

    • @maxamedgoljano3453
      @maxamedgoljano3453 7 ปีที่แล้ว +1

      hhhhh wlhy waa hes asla waxy ka hadlysaa manta raga joga

    • @xaawoluul1844
      @xaawoluul1844 6 ปีที่แล้ว

      Maxamed goljano haaa qalocoowyashena allah habarakeyo naya haiweydiin sual ayeey nadhahan iyagane weeyku weydinayan

    • @sucaadocalixasan3019
      @sucaadocalixasan3019 6 ปีที่แล้ว

      Abowe mcn

    • @قاسمباوفا
      @قاسمباوفا 5 ปีที่แล้ว

      @@maxamedgoljano3453 hhhh raga xun ayaa laka waadaa

  • @ayaanitasweetgirl7978
    @ayaanitasweetgirl7978 7 ปีที่แล้ว +299

    hayay gabar iga dheh naga dhici raagan asxapey like isaka si tabta😂😂

  • @amirasami4406
    @amirasami4406 2 ปีที่แล้ว +4

    Islahaansho ma ogoli aadame xoraan ahay shalay adiga kuu imidee hortaa adiga waan jiray🤗

  • @saidaali412
    @saidaali412 4 ปีที่แล้ว +11

    Waa jeclahay waana dhageestaa heesahaada oo dhan waa afsoomaali la fahmaayo waana qurux badan tahay mash a allah

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 7 ปีที่แล้ว +257

    Adduunkaan U Nucebahay
    Su'aal Aakhiraadyada Ereyada Nuxuuska ah
    Xaggeed Aadday Maantiyo yaa adiga ku soo wacay?
    'Ragga #Buufsika Qabow, fadlan Share Gareeya
    Heestan - si aad U ogaataan inaad Ree #Aakhiraad tihiin'
    #Afro Horey Usoco #Xor_Baa_tahay...

  • @dulqaadyeelo5534
    @dulqaadyeelo5534 7 ปีที่แล้ว +9

    Amar siintu waa ceeb
    Islaweynidaa daran
    Haddii laysku fiirsado
    Ixtiraamka waa lumi
    Is af garasho waa kow
    Haddii aad intaa garan
    Aayar usoco ooo
    Kaligaaa iska ahow
    Wlhi nice words saanaa lagaa rabaa raga meel Saar hore usoc abaayo

  • @saidabdiasis8662
    @saidabdiasis8662 7 ปีที่แล้ว +20

    hanbaylo mudane BULQAAAS horey usoco abwaani fanaanad codkeedu gadmikaro tiim kaaga way kacaysaa DEQO AFRO.

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 ปีที่แล้ว +9

    Amar siintu waa ceeb isla weynidaa dran hdii la isku fiirsdo ixtirmku wuu lumi still I'm watching 2021🥰🙏

  • @Asture09
    @Asture09 7 ปีที่แล้ว +34

    wallahi qoftaan caadi maahan, i can listen to her all day with out voice, just the she sings...masha Allah!!!

    • @abdaleabshir6786
      @abdaleabshir6786 2 ปีที่แล้ว +2

      Wow is afgarasho waa kow aayar usocoo kaligaa iska ahow

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +11

    islahansho ma ogoli adama xoraanahay❤ 2021 ayaa ila dawanayaa

  • @HassanHassan-sf5xd
    @HassanHassan-sf5xd 7 ปีที่แล้ว +53

    waa runteed nimanka qaar ayaa sixun dumarka ula dhaqma heesti waa jowaabteda. independent sister she always tell it like it's I like it carry on.

    • @khadiijahm1764
      @khadiijahm1764 7 ปีที่แล้ว +3

      Hassan Hassan that's very true we women we are independent we are not slave to take orders just respect each other that's all👼

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 ปีที่แล้ว +46

    ILLAAHEEY amarkiis waa iska jeclahay Afro, hees kaste ay qaado waanba ku heystaa. Su'aalo aaqiraadyada naga daaya cml!

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +3

      Guled Abdo
      kkkkkkkk kkkkkk
      heestaan waay cuntaysa🤔🤔
      inkastoy riqiiz na dhigty😁😁

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 7 ปีที่แล้ว +5

      Guled Abdo 😂😂 laba labuuf #shanti #faraanti iyo #burukadii masidataa wali allah kusoo hadeeyo

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 7 ปีที่แล้ว +1

      ちな 1 😂😂😂😂😂 hye wll

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 7 ปีที่แล้ว +1

      enrique ilsan Yeah lycka till then, she will welcome u with an open afro hair lol. Låt mig veta om du hitta nåt, skulle va spännande to see where it goes haha

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 7 ปีที่แล้ว +3

      Empire girl museer.com oo wax ayaan ogeyn ku hadleyso, inaan kuu jawaabo ayaanka dhibsadaa wlhi. Umadaan ku rabin amaan iska sii fadlan

  • @feysalcabdulahi9146
    @feysalcabdulahi9146 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aduunkaan u necbahay su'aal aakhiraadyada ereyada nuxuuska ah xageed aaday maanta iyo yaa adi kusoo wacay?👌

  • @mashalaye9612
    @mashalaye9612 7 ปีที่แล้ว +100

    Nagaha aqliga badan wan kahela sida deeqa ⏭afro❤️❤️❤️

  • @shamsoqueen1179
    @shamsoqueen1179 7 ปีที่แล้ว +122

    Nin ii qabiin aan necbahaay ani inaas ii amroo hadiis ii guursado riimotkaa asaga ii hayn aneh waka danbeynaa sidaas reer ku dhismaa 👌❤
    Like if u agree

    • @abdisalaanmohamedomar4938
      @abdisalaanmohamedomar4938 7 ปีที่แล้ว +2

      wax la guursado aatahay lkn dhiladaan madax feedatay mataqaano

    • @rashidmohamed1576
      @rashidmohamed1576 7 ปีที่แล้ว +7

      Shamso Queen armaad like ku raadinaysaa 😂😂😂

    • @libaansergio4426
      @libaansergio4426 7 ปีที่แล้ว +2

      Shamso Queen masha allah gabar tii layiri halaguursado baa tahay

    • @munacawil2070
      @munacawil2070 7 ปีที่แล้ว +2

      Shamso Queen kkkkk kuwii rag ahaa waxa kaso hadhay amar masyidhaheen waxa idin horan kaliga iska ahow

    • @qamar3367
      @qamar3367 7 ปีที่แล้ว

      Good that is my girl

  • @AA-qu8gx
    @AA-qu8gx 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow wlahai fananas iyo badh codkeedu wa unique waayo way ka cod duwantay habraha kale wa sowtul raaxa
    Mansha allah reer khaatumo wale wa dad aan qurux iyo sharafba leh
    Xitaa waxan la yabay siday uqaday matalida waba asal
    Waxan ay la hadalsaa wa nimankan misajidada fadhiya ee dhigii dadkana xalaal saday hadana ku mashquulsan hablaheena soomaliyeed ee sharafta leh. Inay sharftooda kumashquulan
    Tii is qawisa iyo tii is da’da iyada u xora jidhkeeda ilaahbana xisaabaya ee kuwina isku sheegayow culimo idinku is xisaabiya oo diricyadan carabta ee laydiin xidhay iska fura oo dharkeena
    hida iyo dhaqanka so xidha
    Wlaahy runtey ka hadashay waayo dee wadada iyuguba maryha dumarka oo kale bey sitaan oo carabi u xidhay wlaahi markaad aragti waxay sitaan khaamiis iyo cimaamad ay sida dumarka u hagoogten oo rageenina carab ba dumar ka dhigtee
    Deeqay iyo farxiya cabsiiye oo ayaduna ah qof aad u miskax iyo murti dheer ba way arkeen
    Waxa lo bahan yahay in aad loga hadlo dhibta carabta iyo culimadu wahabigu ingu hayaan

  • @monisamohamett6955
    @monisamohamett6955 ปีที่แล้ว +11

    Amarsiintuu waa ceeep😢😂😂
    Isla waynidaa daran😊 hadi laysu fiiraado ixtiramku waa lumi😮
    Is afgarasho waa kow 1😢😮😂❤❤

  • @jecliyaajubaland1258
    @jecliyaajubaland1258 7 ปีที่แล้ว +166

    Aduunkan U Necebahay Su'aal Aakhiradyada Erayada Nuxuuska Ah
    Xageed Aaday Maantiyo Ya Adiga Kuso Wacay👌👌👌👌👌Anigyo Deeqa Darwiish Suaal Akhireedyada Waynu Necebnahay Inta Nalamidka Ah Like ku Booba Qoralkan

  • @suldaand
    @suldaand ปีที่แล้ว +3

    Anigu deeqa afro waxan ku jeclahay qabka yar ee macaan ee ay u ciyaaarto iyo sida ay teemba jugta ah u racayso. Heesaheda o dhan

  • @sarahwarsama644
    @sarahwarsama644 6 ปีที่แล้ว +9

    je n'aime pas intervenir et afficher mon appartenance mais je suis fière des femmes de ma famille et de dire qu' elles ont toujours été des lionnes. à commencer par ma mère jusqu'à nos ailleules. et Deeqa en est un exemple!!!
    bravo ma chérie.

  • @safarkaaakhiro9145
    @safarkaaakhiro9145 7 ปีที่แล้ว +206

    Alla hestan anigaba qadi rabay hhhhh like haygu qabto

  • @amiiraamran867
    @amiiraamran867 4 ปีที่แล้ว +17

    RAGA NAGA DHICI ABAAYO
    DEEQO GABADHA KALIYE
    NADAREMAYSA TAHAY
    ILOVE YOU DEEQA QURUX
    ❤💋🔥👏👏👏👌👍

  • @apdalleJama
    @apdalleJama 6 หลายเดือนก่อน +1

    Habeen Axada 3:29
    Ma garanayo waxa Xilligan Hurdada ii Diidey lkn Waxaa ku Jiraa sanad Aan nolosha la Halgamayo Lets Go Laga Yaaba vidoe gan inaa u soo laabto anoo wax badan iska key badaleen
    23th June 2024
    🎉😢❤

  • @farhiohanaf4629
    @farhiohanaf4629 7 ปีที่แล้ว +15

    masha allah runtay ka dhawajisay , qaar baa hadaa xitaa wada socotaan waxay u qabaan inay adi ku leyihiin

  • @fatufartacaashaqa6005
    @fatufartacaashaqa6005 7 ปีที่แล้ว +7

    hhhhhh alla maxad dad badan jidad ufurtay deeqa afro taagero weyn ayan ku ahay 😍

  • @apdizamethofficial7080
    @apdizamethofficial7080 7 ปีที่แล้ว +63

    Wallaal wiil bukaan hayaayee igu caawi like

  • @aymancillaansaartooy.3932
    @aymancillaansaartooy.3932 7 ปีที่แล้ว +2

    Shalaan adiga kuu imidee
    Hortaa adiga waan jiray!
    Ragoow balan waaye inaan lugaha isugu kiin xirxirno qandho idinla xurmo xumaatayee!

  • @princessasma6438
    @princessasma6438 7 ปีที่แล้ว +35

    is afgarasho waa koow hadi adaan inta gaaran ayaar u soco o kaaliga iska ahoow waa ruun ruun lagu daray👍👏

    • @saacidomar3099
      @saacidomar3099 5 ปีที่แล้ว +1

      kalinimadu ciday dhibayso wa iska cadahay ee dumarka ha laga amaan helo

  • @wallinsondubadd4109
    @wallinsondubadd4109 6 ปีที่แล้ว +7

    Jag gillar dina musik och video,alltid super .kärlek till dig👏😘👍✌😀

  • @romaitaly7304
    @romaitaly7304 7 ปีที่แล้ว +4

    islahaansho ma ogoli
    aadane xuraa ahay
    shaalaa adi kuu imid
    hortaa adiga waa jiray
    hadii aan is gur sane
    macnaheeda ma aheen
    inaa adiga ileedahay
    amaa aad i iibsatay
    runta ayey ka hadashay wlh the best song aa dhihi lahaa

  • @googlegmail3753
    @googlegmail3753 7 ปีที่แล้ว +1

    Heestaheda waa erayo muhim ah . oo xaqiqda ka hadleysa. Nooloow Arfon you're the best. And you are my favourite singer!

  • @MohammedAli-nx9tx
    @MohammedAli-nx9tx 4 ปีที่แล้ว +10

    The most beautiful somali female singer. She made me love her.

  • @abuwalad255
    @abuwalad255 ปีที่แล้ว +1

    Bulqaasow, ileyn fanku wa Gudbiye wanaag & xumaanba. Waxa kle oo jirtey " Hadi hadal inta garan, Aayar usoco kligaa ahaw". Wareysigi Minneapolis ayan transit ku aha ila hlkan

  • @kuwiinsa9463
    @kuwiinsa9463 7 ปีที่แล้ว +9

    deeqo afrooo ku jecliyaaa hore usoco fananad cod naxariis leh xaqiiqdaaa ka heystaaaaa😍😍😍😍😍😍😍😍 inta ka heshay like🤗🤗🤗🤗🤗itus hhhh

  • @abdirisaqhaybe4183
    @abdirisaqhaybe4183 2 ปีที่แล้ว +2

    Ya I ladawaday 2022/11/4 / malin chumco ah / xili 11:37 xasuus wlhy like 👍 dhac kusi

  • @queensaid2971
    @queensaid2971 5 ปีที่แล้ว +38

    This is the best song I have ever heard my so called husband thinks he owns me I am not product that he bought on the shelf deeqa keep doing your thing you have one life to live sis so live it to its fullest and forget what others say and think about you it's not like they putting clothes on your back feeding you or paying your Bill's so do your thing sis

    • @kulmiye323
      @kulmiye323 2 ปีที่แล้ว

      q

    • @kulmiye323
      @kulmiye323 2 ปีที่แล้ว

      ~~₩₩~

    • @uwaxxuseen5277
      @uwaxxuseen5277 2 ปีที่แล้ว

      asgk vs6

    • @FaadumoCabdi-rv6px
      @FaadumoCabdi-rv6px 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅​@@uwaxxuseen5277

  • @sadaqcade4590
    @sadaqcade4590 7 ปีที่แล้ว +165

    waaba naag kor kaadiso walahi. waxaa rabtid so qad anaga wan dhagaysanaynaa le 👂👂👂

    • @sadaqmohammed.
      @sadaqmohammed. 7 ปีที่แล้ว +17

      maalintii ay fax sax bax so qaday ka quusatay lol

    • @nafisocabdi8110
      @nafisocabdi8110 7 ปีที่แล้ว +6

      sadaq mohammed ahmed kkkkk waad iga qoslisay 😂😂wlahi

    • @nastehobudul296
      @nastehobudul296 7 ปีที่แล้ว +3

      sadaq mohammed ahmed k kkkkkkkkk😂😂😂😂

    • @aryuraalaguyiri4214
      @aryuraalaguyiri4214 7 ปีที่แล้ว +2

      hhhhhhhh ma aragtay horta

    • @budbud7322
      @budbud7322 7 ปีที่แล้ว +4

      munaser cade kkkkkk waxey doonto ha qaado sxb kuwi dhegeesto baan nahay kkkkk

  • @Eva_gamingRp
    @Eva_gamingRp 7 ปีที่แล้ว +320

    Deeqo Afro Fanaan Ka Cod Macaan Somali Kuma Jiro Cod Yaro Naxariis Leh Daganan Ah Ayee Ledahay Hadane Marxaladaha Taagan Ayee Ka Hadashaaa 😂😂😂😂😂

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +4

      Burjiko Girl
      kkkkkkkkk kkķkkk kkkķkkk kkķkkk kkkķkkk kkķkkk kkkķkkk
      saas miyaa yaqeyy aniga waxan kaa famhmy kaliyaa burijay yaa adiga #ku soo wacayy😜😜 kal iyo laap slma Quruuxzan💖💖

    • @Eva_gamingRp
      @Eva_gamingRp 7 ปีที่แล้ว +2

      Ibraahim Shakul Yare Kkkkkk Salaam Too Quruxow Naagtan Inaa Amaano Waxaa U Sawab Heeesta ee Dhaheyso Comment Ku Caay Maaha Dhageystay Marka Caay Waa Dhaafay😂😂😂😂😂😂

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +5

      Burjiko Girl
      kkkkkkkkk kkkkk😂
      wlhi wlhi hesta cadi mhn gacn an uu tagayy heestaa 100/% lkn tan wa yaraa eeen eeen eeen eeen

    • @Eva_gamingRp
      @Eva_gamingRp 7 ปีที่แล้ว +1

      Ibraahim Shakul Yare Kkkkkkkkkk Lakiin Daadis Oo Laxan la Saray Waaye Hadaba Ani Saan u heesi Karo Tan Somali Ma Ahan La dhihi Lahaa😂😂😂😂

    • @stephenstephen2917
      @stephenstephen2917 7 ปีที่แล้ว +3

      Burjiko Girl war maxaa masaakiintan u waalin

  • @lalu7838
    @lalu7838 6 ปีที่แล้ว +85

    I’m from Saudi Arabia 🇸🇦 and I love this song! Masha Allah 💙😍💙

  • @abdiguelleh6959
    @abdiguelleh6959 7 ปีที่แล้ว +3

    Wale naagtan waan iska jecelahay ilaahay amarkii aduunkaan u necebahay suaal aakbiraadyada ku lahaa nice song wlhi

  • @fatumaosman6822
    @fatumaosman6822 หลายเดือนก่อน

    I’m from USA love this song 🎉

    • @abdibillow2845
      @abdibillow2845 3 วันที่ผ่านมา

      You are from Somalia 🇸🇴 not USA don't claim for foreign country 😂

  • @fatima_qurux27
    @fatima_qurux27 4 ปีที่แล้ว +3

    Hadii aan isguursanay macnaheedu ma ahan inan ani ileedahay caaadi ma ahan ❤❤😂😂😂👊raga qaar wa kutaagantahy 2020.3.20🙄🙄🙄

  • @hasannor3599
    @hasannor3599 7 ปีที่แล้ว +1

    Waxi jiro ayey k hadashay afra lawada dhinac dhibkas wa wada hesta rag iyo dumar viva deqo fro

  • @tufaaxabdikhatumo8715
    @tufaaxabdikhatumo8715 7 ปีที่แล้ว +47

    Hhhhh naag noool faraxyada suall aqireedka yaqaney heestan ku soconta noloow indeer 🤘🏻🤘🏻

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +2

      Tufaax Abdi khatumo
      kkkkkķ kkkkkk

    • @samiroabdulle699
      @samiroabdulle699 7 ปีที่แล้ว +2

      kkkkkkkk

    • @samiroabdulle699
      @samiroabdulle699 7 ปีที่แล้ว +9

      hada an isgursaney micnahedo mahan ine ad iladahey ama ad i ibsatey wale ben maha viv deeqa afro

    • @cllaahiforeman6027
      @cllaahiforeman6027 7 ปีที่แล้ว +3

      Tufaax Abdi khatumo farax yayada gacanta lagu dhigay lkn waa ino somaalia kkkkkk

    • @makoali2191
      @makoali2191 7 ปีที่แล้ว

      Tufaax Abdi khatumo Fartun

  • @scfbbvxaxbbbcxxchgfadghh4852
    @scfbbvxaxbbbcxxchgfadghh4852 7 ปีที่แล้ว

    islahansho ma ogoli aadana xuran ahay shalan adiga kuu imid hortaa adigo waa jiray hadii an isguursane macnaheeda ma aheyn inaad adi ileedahy ama ad i so ibsatay HEES JRTA WAA 💪💪 xur baanahy

  • @Abdullboss89
    @Abdullboss89 6 ปีที่แล้ว +13

    2019ka yaa daawanaya😍😍♥️

  • @amarnaxmed1850
    @amarnaxmed1850 ปีที่แล้ว

    still 2023 👸🤴 hadii aan isguursani macaneeda ma aheen inaa adi ileedahay ama aad i ibsati👸ayy wow

  • @deggannaruurojecliyaxajiga6522
    @deggannaruurojecliyaxajiga6522 7 ปีที่แล้ว +162

    isla haansho ma ogoli
    aadama xoran ahay
    shalaan adiga ku imi
    hortapa waan jiray
    hadii an isguursanay
    macnaheedu mahayn
    inaad ani ileedahay
    ama aad i iibsatay
    yes afroo karbash

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +4

      Deggan Naruuro
      kkkkkkkkkkkkkk
      wanku ibsadayy 😃😂😂
      senan ku ibsaan geel anbaa kaaa bixiiyee

    • @deggannaruurojecliyaxajiga6522
      @deggannaruurojecliyaxajiga6522 7 ปีที่แล้ว +1

      Ibraahim Shakul Yare aduunka unecbahay xageed aday mantiyo ya adi kuso wacay xisabtu wey xidhanthy

    • @deeqaali8132
      @deeqaali8132 7 ปีที่แล้ว +2

      Deggan Naruuro a

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +2

      Deggan Naruuro
      kkkkkkkkk kkķkkk kkkķkkk kkķkkk kkkķkkk kkķkkk kkkķkkk
      maaa xidhnan karto ee shaha haygu kicinin yaanan tellka kagaa zoo bixiinee

    • @deggannaruurojecliyaxajiga6522
      @deggannaruurojecliyaxajiga6522 7 ปีที่แล้ว +2

      Ibraahim Shakul Yare shaah mahe liindhanaantu ha kugu kacdo bul ka dhe hhhhhhh

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว

    Gabay baan isugu gaysan heesahana waan ka waynaadee. Gabay hooyalay.

  • @siciidawaare9770
    @siciidawaare9770 6 ปีที่แล้ว +6

    💕💕💕 Soomai Ha is Raacdo aamiin aamiin😭

  • @wiilkareercaliwiilkareerca5169
    @wiilkareercaliwiilkareerca5169 6 ปีที่แล้ว

    Anaa kula mida deeqo Waa nebcahay su,aalo aakhireedyada Warkaan aniguu iga turjumaa

  • @harounnour7334
    @harounnour7334 7 ปีที่แล้ว +4

    ustaad bulqaas waa erayo shidanoo loo baahna thnk u

  • @abdirashidyeedhay9122
    @abdirashidyeedhay9122 7 ปีที่แล้ว

    Bulqaas meelo fog buu .kafekeraa walahi hiisihiisa waawada top mwalimu halkaa kahay

  • @faizabeela5731
    @faizabeela5731 7 ปีที่แล้ว +3

    aduunka u necebahay sual akhiredyada erayada naxuusta xagee aday maantiyo yaa adi kuso wacay waka baxsatay deeqo arfo heestan waa iga gadan tahy 👏😍

  • @dhaayobila5444
    @dhaayobila5444 7 ปีที่แล้ว

    Eshqiyaask waa sidaa hortaa anigu waan jiray buufis iga dheh

  • @samadoonsamadoon5403
    @samadoonsamadoon5403 7 ปีที่แล้ว +86

    hadii lasufiirsado ixtiraamku waa lumin
    hit like if you agree

  • @somalimovieshortclips4530
    @somalimovieshortclips4530 7 ปีที่แล้ว

    deeqa afro waa fananada qudha eee ugu heesaha mcn waxaloo dhigaa majirto erayadeeda qudha nolaw afro

  • @zulekaAdem
    @zulekaAdem 7 ปีที่แล้ว +16

    👌👌👌 deeq mn shlh wlhi waxa dhaba ayeey ku heesata jira oo jooga waliga coda mcn leedaya www i love you really deeq 💓💕💖💗❤💘💟💞💝✅✅✅✅✅💘💟💟💏👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

    • @zulekaAdem
      @zulekaAdem 7 ปีที่แล้ว +3

      👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌💟💞💝💞💟💗💖💕💖💗💓💔💘💘💗💘💗❤💖💕👌👌👌🖒🖒🖒🖒🖒

    • @abdihidig21
      @abdihidig21 5 ปีที่แล้ว

      dadku wa kukala aragi duwan yahy sualaha deeqo sida wax logashegayo blse maxy isu qawisa waa suuaale

  • @mamanaseem7276
    @mamanaseem7276 ปีที่แล้ว +1

    Shalan adiga ku imide horta adiga wan jirey run badana raga somaliyed hees tabaneysa weye

  • @jaabiralimohamed6858
    @jaabiralimohamed6858 5 ปีที่แล้ว +21

    Hadii Calankaas naga dhexeeyo Subscribe ii sar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣🙏🏽❤

    • @luckyawil9782
      @luckyawil9782 5 ปีที่แล้ว

      iamjabra_ Chanal maxaan kaa faaidayaa marka

  • @ciisecolowofficialpage2276
    @ciisecolowofficialpage2276 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan dawanaya 1 bisha 1 2020 happy new year

  • @sagalinabbyano7985
    @sagalinabbyano7985 7 ปีที่แล้ว +23

    Walahi hestan waxay kusocota sxbtay ...nin asxan malahan. Plz gabdahena xushmeya wilsha somaliyed

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 6 ปีที่แล้ว

      sagalina bbyano abyo naagahaba asxsn malahan taas ha iloobin marka wa loo wada simanyahay oo bada wa lagu wada jira 👈👈👈👈👈😛

    • @asmamuse9136
      @asmamuse9136 6 ปีที่แล้ว

      deqo abyo nolo qali

    • @asmamuse9136
      @asmamuse9136 6 ปีที่แล้ว +1

      wn ku jclhy xbti mcnto qalbi deeqa afro nolow inbadan

    • @maxamedcabduqaadirmaxamed6407
      @maxamedcabduqaadirmaxamed6407 6 ปีที่แล้ว +1

      sagalina bbyano diyaar waaye

    • @anfacyusra5746
      @anfacyusra5746 6 ปีที่แล้ว +1

      manshalah deeqo afri cod macan ayan.ledahay

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 7 ปีที่แล้ว +1

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww deeqo afro afka cano laku qabiye waxada mooda heestan ine aniga iga hadlin cadi mahaan yaasalaam

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 7 ปีที่แล้ว +15

    deeqa you are great. i love it.
    god bless you my brave and proud somali woman

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 2 ปีที่แล้ว +1

    Hortaa Adiga waan jire😬🙄

  • @cumramaare8494
    @cumramaare8494 7 ปีที่แล้ว +3

    deeqo afro ilaahay janada hakuuugu bishaaarayo walaaale 😍😍😍😍😍😍😍

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 7 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad hadii laysku fiirsado ixtiramku walumi is afgarashadu wa kow hadii adan inta garan aayar usoco kaligaa iska ahoow wewe inta fcn ka qado

  • @maryanruun6759
    @maryanruun6759 6 ปีที่แล้ว +6

    Heestan kama dalo inta 2018 firsaneso 👍

  • @jfLegendary
    @jfLegendary 7 ปีที่แล้ว

    waaaaaw inab caaadi matihiid walahy deeqo waan kutaa geer sana haay waa yooh ruun ta baad sheeg taah Thanks xbbti

  • @hafsaapdi7592
    @hafsaapdi7592 2 ปีที่แล้ว +3

    Comments ku waa wda gabdho goood job 😂 Heestn waa karbaaashh ❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹 2022 🎻

  • @walifeysal7585
    @walifeysal7585 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta 2021 daawaneysa like dhac kusii

  • @mariajamac1392
    @mariajamac1392 7 ปีที่แล้ว +36

    yess deqa afro 😍👌👌👌👏👏👏

    • @abdibanadir953
      @abdibanadir953 7 ปีที่แล้ว +3

      Maria Jamac yes yes deeqo food 😂😂😂😂😂😂😂

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 7 ปีที่แล้ว +4

      abdi banadir 😂😂😂😂 ma aragtay mar haday amusto waxay nogu maqan tahay hees ka hadlayso runta 😊

    • @abdibanadir953
      @abdibanadir953 7 ปีที่แล้ว +3

      Maria Jamac walle bene shiktay dofarta timaha qashinka leh
      hala kala shukansi tage kawada ama les wareysana ina jirtay lesdhaha deeqa afro sxbked wafasax yay

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 7 ปีที่แล้ว +2

      abdi banadir sidaa u badi 😛

    • @adoontialle1630
      @adoontialle1630 7 ปีที่แล้ว +2

      abdi banadir hhh habargidir mathy dofr kuqosly funny

  • @mrNe4
    @mrNe4 ปีที่แล้ว

    Islahansho ma ogoli aadane xoraan ahay !
    Shalaan kuu imidee hortaa adiga waa jire.

  • @hodanroble5860
    @hodanroble5860 7 ปีที่แล้ว +47

    She's better then a lot of singers ❤️❤️❤️❤️

  • @iqramuhamed2354
    @iqramuhamed2354 ปีที่แล้ว

    2023 yaa ilaa firsanayo❤❤❤❤ islahasho maogoli

  • @najmamohamed8874
    @najmamohamed8874 7 ปีที่แล้ว +6

    😂wow cadi maha wan ku hayisita hessta Deeqa Afiro 😂

  • @nimcoaweys286
    @nimcoaweys286 7 ปีที่แล้ว

    wax jira ayey ka hadashay wlhy raga Somaliyeedku dhaqmaan noloow deeqa Qaali

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi 7 ปีที่แล้ว +81

    #Hadii Lisku Fiirsado Ixtraamka Waa Lumi Bulqaaas Halkaaas Kaga Hay🙏🏻

  • @naciimamaxamud8500
    @naciimamaxamud8500 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila dhegysanyaa 2021🤣

  • @sagaljuusto1555
    @sagaljuusto1555 7 ปีที่แล้ว +29

    aduunka u necebahy
    su all aqiradyada
    Erayada naxuuska
    xaged adey manta
    yaa adi kuso wacay
    deeqo afro waxii maserlow ah
    Afro ba jwb siisay😂😂balayo nila mashquul badn

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +2

      Aragzan Essa
      kķkkķkkk kķkkķkkk

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 7 ปีที่แล้ว +6

      qof tan way shidan tahy ani wan kuhays ta ino low deeq afro ash cala hees ragi runta ayad ushegtay dhal gobad ina ad thy sa sa lagugu garan

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 7 ปีที่แล้ว +6

      kkkkkkk wlhi kal iyo laba ayan uqos lay aduni kana ugu nec bahay adunka ayan ugu necbahay sual akhridayad xaged aday iyo yaa manta kuso wacay

  • @amiraamira3465
    @amiraamira3465 ปีที่แล้ว +2

    Ayy she is beauti, cute, stylish and top of all that she is speaking truth.

  • @ikraam6747
    @ikraam6747 7 ปีที่แล้ว +6

    adunkn ugu nimcahey su aal aa khiraadyada 😂😂 wey iga gadantahey heestan deeqo Afro axyaa hees 👍

  • @munaabdulrahman596
    @munaabdulrahman596 5 ปีที่แล้ว

    Warunted wax jir shegatay rag qarkod kudhqaman horo usoco nolow

  • @absameosman9113
    @absameosman9113 6 ปีที่แล้ว +12

    Ilv this amazing music,song and sound f this talented Somali lady..... Deeqo afro Mwaaaax

  • @mohadam6331
    @mohadam6331 7 ปีที่แล้ว

    If you are in planet earth, Deega waxa ay ka hadlaysa markii aye Somalia iyo Somaliland isgu kuursadeen.

  • @engineerkusow569
    @engineerkusow569 4 ปีที่แล้ว +5

    Nice tune keep up deqa. Favorite song I always listen bring more fire on board.

  • @idmanmoha2327
    @idmanmoha2327 7 ปีที่แล้ว

    caadi ma ahan heesta wlhi farax yaasha ayuu ku socdaa karbaash gaas jwbtana waan sugeynaa

  • @xamda185
    @xamda185 7 ปีที่แล้ว +3

    wlhi waa jaceyl wax walba waa la arkaa. balsa WA ina dhamesato heesto meshe gari ayaan atkena! !!

  • @geeskaafrika5040
    @geeskaafrika5040 หลายเดือนก่อน

    I'm from Somaliland and idont understood a single word what she saying . ..
    Insha allah one day I will visit a somalia .😂😂😂

  • @hamimmohammed5284
    @hamimmohammed5284 7 ปีที่แล้ว +5

    deeqo waa ruuta walal raga maanta jira wax faida male he bahdilaad Dumarka ayeye yaqaanan

    • @sharmakeali2388
      @sharmakeali2388 7 ปีที่แล้ว

      Hamim Mohammed sorry walaal qof walba ayaan kiis hadii uu ayaanka mar uun meel qaldan ka maray ha u gafin ragoo idil waa abahaa walaal kaa inta wanaagsan oo dhan ka eeg fadland wa iga waano

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 7 ปีที่แล้ว +1

    aduunka waxan u necbahay qofka privatkeyga so gala deeqa heestan wa top