SAAXIIB SAX 2016 DEEQA AFRO OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY BULQAAS STUDIO)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 3K

  • @Faaarax
    @Faaarax 5 หลายเดือนก่อน +31

    Yaa dawanaya 2024 deeqa afro oo noogu timi laascnod oo ay dad qaar leyihiin wa farax murtiile deeqa afro geap goin tagera ku ahaa waligay❤❤😢😢

  • @abdulkadirabdirahman9949
    @abdulkadirabdirahman9949 9 หลายเดือนก่อน +11

    Alla dadka ay qaraami u noqonayso 2050 bal like un ina so duceeya

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +117

    Meel uu roob wayn kuyiri shux..
    Dhulkuna gabigiiba yahay dix.
    Dadkuna farxad layihiin kax.
    Macaan aan dalxiisnee soobax😩
    Walee somali luqadeedu waa Hodan Mashaa Allaah👏👏

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido 11 หลายเดือนก่อน +102

    Hada dawaneyzo 2024 like isaar xaraaf😅✌🇸🇴🌍❓

    • @FatimoAbdi-g9o
      @FatimoAbdi-g9o 3 หลายเดือนก่อน

      2017 dawan jiray wll heesta wan jeclahy

  • @somaliaogadeniaunity3167
    @somaliaogadeniaunity3167 8 ปีที่แล้ว +137

    heesta iyo musigaba sifiicanbaa loo waxeeyay ilahay danbigeena hadhaafo iyadana rabi ha ukhadhaadheeyo fanka anaga kuwii quraanka kuraaxaysta aamiin

    • @MukhtarAAhmed
      @MukhtarAAhmed 3 ปีที่แล้ว +3

      Waryaa fanka cidlo maxaad udhigeysaa

    • @sabrinasalah655
      @sabrinasalah655 3 ปีที่แล้ว +2

      @@MukhtarAAhmed sheedan batehee amiin dheh wax khayr buushekay markaas baa wax loojokin kahadlee ish 😒😒

    • @MaxamadXassan-r4c
      @MaxamadXassan-r4c ปีที่แล้ว

      ​@@sabrinasalah655😮. ,b. ❤

    • @MaxamadXassan-r4c
      @MaxamadXassan-r4c ปีที่แล้ว

    • @JamaicaIftiin
      @JamaicaIftiin 11 หลายเดือนก่อน

      Uu7l😊

  • @mustafehaaji9956
    @mustafehaaji9956 3 ปีที่แล้ว +34

    Wlhi qofkii heestaan sameeyey afsoomaliga qani buu kayahey keep goin abwaan BULQAS👏

  • @cabdiraxmanasad4516
    @cabdiraxmanasad4516 ปีที่แล้ว +12

    Wooow hees malab ah cidii iga danbaysay like isaara Fri/29/9/2023

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +11

    Waaaw ENG BULQAAS inaba caadi ma'aha waa yar yahay qof sidiisa oo kale iyo mustafe dafle with deeqa afro wax waxkale20/09/2022

  • @Showayste365
    @Showayste365 3 ปีที่แล้ว +275

    ILMA aDEERAYALOW HADA DAWANYSID 2024
    SAX DHEH 😂

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 3 ปีที่แล้ว +99

    waLaLyaL hadad Daawanaysan 2022kii
    Sax dheh🙏

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana ปีที่แล้ว +19

    10 sano kadib hadaad daawanaysid waad legend dhaaftaye like isku muuji👍😅😅

  • @p4youday550
    @p4youday550 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi heestan kama xiiso dhigo waayo waxan dhagaysan jiray anigo yurub ku cusub 2017 magalada bern ee casimada Switzerland mar walban maqlo heestan waxa ku soo xasuusta jawigi macans een ku jiray markan soo galay yurub 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @arligiiudgoonka4772
    @arligiiudgoonka4772 7 ปีที่แล้ว +348

    Afsomaligu waa cajiib dad nasiib badan baa nahay in aan luuqadaan ka buuxdo murtida leeyahay 😘

  • @cabeeeey
    @cabeeeey 8 ปีที่แล้ว +145

    Ilaahey amarkiis tan heesaheeda waaba iska jeclahay ani 😂😂

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 2 ปีที่แล้ว +7

    waxan dawanaya 27/5/22 malin jimco ah
    waxan hees wey dhaaftay wllhi heestan wxa i bartay gabar farxiyo la dhaho i miss u abayo🥺🥺

  • @Malloofficial1
    @Malloofficial1 7 หลายเดือนก่อน +4

    Hala yaa Hala deeqa afro Walee waa layabey ala wakhtigu dhereyaa 😢 waxan so boqdey hestan after 7years still watching 2024😢❤

  • @yusra11_
    @yusra11_ ปีที่แล้ว +29

    I watch this song again after 7 years😮
    ala! muxuu wqtigu socdaa 25/12/2023 welcome new year 2024👍🏻❤️

  • @alto4989
    @alto4989 9 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan waa jeclahay hadaad iga dambayso like isaar ❤

  • @barbaarintawanaagsan4455
    @barbaarintawanaagsan4455 8 ปีที่แล้ว +14

    Bulqaas waxaa tahay nin afsoomaaliga hodonku ah oo xigmad badan maasha allaah,. Afro waa gabar ilahay qurux iyo cod iyo action isugu daray, ilahay hayska kiindayo walaalaha qaaliga ah, we love as somali nation

    • @BULQAASSTUDIO2009
      @BULQAASSTUDIO2009  8 ปีที่แล้ว +1

      +barbaarinta wanaagsan Mahadsanid walaal.

    • @gabadhaheerdarawiishlascan7365
      @gabadhaheerdarawiishlascan7365 6 ปีที่แล้ว

      barbaarinta wanaagsan miyey isqabaan bulqaas iyo afro wll maxaa ilhey isukindayo maxaa udhahadey

  • @samianour2442
    @samianour2442 ปีที่แล้ว +7

    Inta 2023 dawanaysa wan idin salamay 👋😅

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +4

    Meel uu roob wayn kuyiri shux..
    Dhulkuna gabigiiba yahey dix...
    Dadkuna farxad la yihin kax.
    Macaan aan dalxiisnee soobax❤️ Ereyo murti leh

  • @jaamacbashiir8913
    @jaamacbashiir8913 ปีที่แล้ว +4

    Saaxiib anigaa ku jecel sax hees xusuus ah 2016

  • @samiirdhagaxbuur8328
    @samiirdhagaxbuur8328 8 ปีที่แล้ว +22

    walee abwanka heesta sameeyay wuu iga gadan yahay wuuna u gudbay sanadka cusub ee 2017 isaga iyo ninka heesta qoto qoto saneeyay labada abwaanba waan gudbiyay kuwa kale wax cusub soma wadaan woxodii unbay keeni donaan e

  • @husseinahmed4326
    @husseinahmed4326 ปีที่แล้ว +11

    Heesaha hore inta ila jecel
    Salan kal iyo laaab🥰

    • @AxmadLegend
      @AxmadLegend 3 หลายเดือนก่อน

      Boqor 🎉❤

  • @nololiyojaceylchannel4799
    @nololiyojaceylchannel4799 8 ปีที่แล้ว +11

    Waxeey ka mid tahy qani nimada afkena somaliga waa nin aftahan ah ninka tiriyay heesta weldone

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 5 ปีที่แล้ว +297

    2020 waryaa jooga meeshan
    Liketa ii sii sidii fax
    Reply waxba ha odhane iskaba bax

  • @akahiye22
    @akahiye22 4 ปีที่แล้ว +14

    Wooow Musiga Heesta inaba caadi maaha Best Musician #Mustafe_Dafle🎹🙏🎹🙏🎹 Bro Thanks 💯 jeer
    Abwan Bulqas & Fananada Deeqa Afro 🎤🖍

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 6 ปีที่แล้ว +11

    Hees kama dhego yaa ila mid ah heestu waa mcn iyo gabar qurux badan thankz Balqaas studio

  • @mixiyadiinmaxamed5395
    @mixiyadiinmaxamed5395 4 ปีที่แล้ว +20

    5 sano ka hor bay ahayd heestani nio talow ninkii faraska ahaa may heshay😆 11/1/2021

  • @abdullahialihirsiolaad7522
    @abdullahialihirsiolaad7522 4 ปีที่แล้ว +82

    2020 Waliba Waqtiga Corona Cadi dhabanesa Like dhac igu siya😁😂😅

  • @ObsaTechno
    @ObsaTechno 6 ปีที่แล้ว +260

    I'm Oromo i love somali songs and somali people's somali and oromo we are brother's

  • @abdinurseefka
    @abdinurseefka 8 ปีที่แล้ว +237

    abwaankaa waa nin afsomaliga ka hodan ah wlh waxaa fahmi kara qofkii afsomaliga yaqaan waayo erayada sideey isku raaci karaan buu isku raacshay

    • @BULQAASSTUDIO2009
      @BULQAASSTUDIO2009  8 ปีที่แล้ว +18

      wariyaha xorta abdinur seefka thanks bro

    • @khadarhinomoalin1515
      @khadarhinomoalin1515 8 ปีที่แล้ว +2

      BULQAAS STUDIO

    • @abdinurseefka
      @abdinurseefka 8 ปีที่แล้ว +5

      u welcome bro

    • @axmedshaxari3274
      @axmedshaxari3274 8 ปีที่แล้ว +4

      wariyaha xorta abdinur seefka s

    • @abronesenior
      @abronesenior 8 ปีที่แล้ว +8

      warihaya waan kugu raacsanahay walal boqolkiiba boqol, waayo waa adagtahay in hees miraheeda caynkaa ah la sameeyo, qof aan luuqadda Somaliga hodon ka ahayna ma samayn karayo...Luuqadeenu waa hodon

  • @updul122
    @updul122 10 หลายเดือนก่อน +75

    16/2/2024 still watching this song😅

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว +99

    #Dhulbahante #sugaan loo daa 😍Musica #darwiish weyn baa sameyey abwan #mustafe #dafle

    • @abdihassan894
      @abdihassan894 6 ปีที่แล้ว +10

      Saxiib suuganta iyo fanka ba isaaq uu daa isaaq na kuwa kusoo xiga waa ogadeen

    • @luulcade4341
      @luulcade4341 6 ปีที่แล้ว

      I

    • @waxanimacagahaygiibaa2814
      @waxanimacagahaygiibaa2814 6 ปีที่แล้ว

      DOQON

    • @AdamAdam-mt1fy
      @AdamAdam-mt1fy 6 ปีที่แล้ว +19

      Dadbaa markay harti maqlaan ama daraawiish gooryaan qaniinayaa
      Viva siciid harti

    • @Mohmed37387
      @Mohmed37387 6 ปีที่แล้ว +6

      uff somaali na qabiil baa ka cararay!!!

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 6 หลายเดือนก่อน +6

    7sano kadib maantay iga soo horbaxday anoo secondary bilaawgiis ku jiro baan radio ka bartay maanta university 6bil iga dhiman Aduunyo waa taas ordaysa. Ilahay camal wanaagsan nagu dil.
    Dad bay qaraami u noqon doontaa heestaan😢😂

    • @shuaipjama6462
      @shuaipjama6462 4 หลายเดือนก่อน

      malinaty soo baxaysay iskool saraa bilabayay mantana jamacadii baan dhameyay aduunka sidaa iska ah

  • @shafimahamed
    @shafimahamed ปีที่แล้ว +9

    18 /9 1444
    Wa Ramadan allaha u dambi dhaafo wllshay deeqo soona hanuuniyo❤

  • @siciidawaare9770
    @siciidawaare9770 6 ปีที่แล้ว +28

    heestan Abwaanka sameeyey walee afsoomaali ayuu hodan kayahay mnsha allah heestan Ujeedo kusocto qofkii fahmaya💗 🖎

    • @BULQAASSTUDIO2009
      @BULQAASSTUDIO2009  4 ปีที่แล้ว +5

      Thanks

    • @MukhtarAAhmed
      @MukhtarAAhmed 4 ปีที่แล้ว

      Heestan waxay kamid tahay heesaha naadirka ah ee xarafka shibanaha ugu danbeeya iska raacaan waana sadex heesood intan ka

    • @MukhtarAAhmed
      @MukhtarAAhmed 4 ปีที่แล้ว +3

      Heesta bar bar iyo heestan saxiib sax iyo mid kale fanan jabuutiyaan qaado. Cilmibaris lasameyey 1980 kii ayaa lasoo hindisay in sidan heesa loo qadikaro

    • @farxiyosimanfarxiyosiman882
      @farxiyosimanfarxiyosiman882 3 ปีที่แล้ว

      @@MukhtarAAhmed oo lahubaa wll waaanba kahelaa xarfaha shibanaha lagu heeso

    • @qeyzarsomali_1674
      @qeyzarsomali_1674 2 ปีที่แล้ว +1

      Ayadaa samaysay

  • @idontcareyk3217
    @idontcareyk3217 6 ปีที่แล้ว +207

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw 💪 scw

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 ปีที่แล้ว +4

    2023 AYAAN qoftaa waalan dhagaysanayaa Kkk

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +10

    2021 yaa dawanaya Deeqo afro❤Meel uu roob wayni ku yidhi shux dhulkuna gabigiiba yahay dix

  • @queensuusind4572
    @queensuusind4572 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhamaadka 2022 ayaa la marayaa walina heestaan wn jclhy💃🔥

  • @Kamalelmi12
    @Kamalelmi12 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan abwaanka qaaday afsoomaliga qani buu ku yahay abwaan BULQAS horay usoco 2024 daawanaya another level 🔥

  • @Hanuuniyamedia
    @Hanuuniyamedia 6 ปีที่แล้ว +6

    Ila hada ma arkin cid ka hadleyso heesta musicada saaran Eryada wada Aaden dadki lkn wlhi heestaan music aad u macan o waliba garaacistisu waqti badan la galiyay ba saaaran Al-ustaad mustafe dafle Gacanta Allah ku barakeyo,

  • @maarikali4133
    @maarikali4133 ปีที่แล้ว +2

    Lkn heestan Qof wllo nahay ayaa jecled imika anigo TH-cam iska waregaya iska arkay🤣❤️

  • @FadxiMohammed-tc1ed
    @FadxiMohammed-tc1ed 5 หลายเดือนก่อน +2

    Inta 2024 daawanaysa ee hadana uqushuucsan sida afsoomaligu qani u yahay iyo erayada qaali ah eekujira heesta qalbiyoow wuxii xunba kaba nax macaan laan ubaxle iirux isaga igamudan ..........

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +3

    6 years kadibna deeqa afro oo la wayey Jan iyo cirib Mel ay dhigtey ayeeyo wan ku xiisey👍

  • @mahdialihersi1233
    @mahdialihersi1233 7 ปีที่แล้ว +15

    Qoftaan style waa heysaaa runtii
    yaa ku cesh cesht heestaan ani cml maqaamkeda lee quruxda badan

  • @maxammedcabdicasiismohadaa5473
    @maxammedcabdicasiismohadaa5473 ปีที่แล้ว +2

    Inta 2023 daawaneysa hee (..........)

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 5 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa hada dawanaya markii deeqa afro dadku ayay caayeen 19/7/2024 : jime

  • @kassimabdisheikh30
    @kassimabdisheikh30 5 ปีที่แล้ว +4

    Abwaanka erayadan sameeye afsoomaliga qani buu ku yahay

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxaan dawanayaa 10/6/2021
    Anigo yar baan television ka ka dawaan jiray saxda uu ban xasuusta 😅😅😅

  • @FaatimaMahamad
    @FaatimaMahamad 7 หลายเดือนก่อน +3

    Deeqo afka faransiiska ku baro af somali 🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @hakeem2297
    @hakeem2297 8 ปีที่แล้ว +205

    LYRICS
    ------------------------------------------
    saxiib aniga ku jecel sax
    darta cashaqan la ahy kax
    hadad i tidhi maruun bax
    jidh kaba dhidid ba ka odhan fax
    murtida sida tusbixii tax
    cishqiga u deji sidii shax
    jacayl dhawaciisa ax
    aniga igu riday haben dhax
    qalbiyey wixi xunba kaba nax
    macan laan ubax leh ii rux
    isaga iga mudan inaan tix
    ka tiriya jacaylkan uun wax
    meel uu roob wayn ku yidhi shux
    dhulkuna gabigiiba yahay dix
    macan aan dalxiisnee soo bax
    adoon uga hadhin jacayl dhex
    nafaqee wadnahan sidii dux
    hadhuub caano geelle uba rux
    mudadii cashaqeenu waa lix

    • @nashaadcadey6496
      @nashaadcadey6496 8 ปีที่แล้ว +1

      adabaa fanan ku ficaan

    • @hakeem2297
      @hakeem2297 8 ปีที่แล้ว

      ma iga hubtaa ? lol

    • @azfahlove6692
      @azfahlove6692 8 ปีที่แล้ว +9

      adigaa kax iga mudaan inan wax kuu mahdnaqaa gux....mxaa yeelay dheh jux anigo heesta fahmeeynin baa dux lyrics ahaan iigu so qortay jax qalbiyoow thnx bux😂😂😂😂

    • @izackyafyarechannel7390
      @izackyafyarechannel7390 8 ปีที่แล้ว +2

      Abdelhakim Tty nice

    • @izackyafyarechannel7390
      @izackyafyarechannel7390 8 ปีที่แล้ว +1

      Abdelhakim Tty

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 หลายเดือนก่อน

    Ninka muusikadan tumay dhab ahaantii waa farshaxan cajiib ah oo aqoon sarre u leh muusikada, qaabka u xarakaynayo ayaa heestan dhadhanka u yeelaya MUSTAFE DAFLE legend🎻👏.

  • @ayanabdullahi6327
    @ayanabdullahi6327 8 ปีที่แล้ว +469

    Alshabaab anigaa ku nicib sax dartaa ciil bn la ahay kax hadaad itiraa marun qax jirkaba dhiigba ka oran fax hhhhhhhhhhhhhh

  • @nashaadluul8355
    @nashaadluul8355 6 ปีที่แล้ว +3

    Shax shux dhag tag tax lux bax dhaq ciyaalka xafda heeskla kacsan plz like

  • @Caishoqalanjo-nb1of
    @Caishoqalanjo-nb1of 6 วันที่ผ่านมา +1

    Dadbay qaraami unoqon dontaa heestan 2040😮

    • @Somalian-r8d
      @Somalian-r8d 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

  • @FaadumoCfitaax-ut7vc
    @FaadumoCfitaax-ut7vc 8 หลายเดือนก่อน +10

    still 31/3/2024🥰😂

    • @user-jk7qj2ks3x
      @user-jk7qj2ks3x 8 หลายเดือนก่อน +1

      24/424 Just😂😢

    • @natashaalidahir2079
      @natashaalidahir2079 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-jk7qj2ks3x30/4/2024

    • @AmaalDagan
      @AmaalDagan 7 หลายเดือนก่อน +1

      2:05

    • @Beneidle29
      @Beneidle29 6 หลายเดือนก่อน

      Just 4/Jun/2024 7:03🎉😂

  • @nadanalka7234
    @nadanalka7234 3 ปีที่แล้ว +3

    Deeqa afro wan jeeclahahy like dhac ku siii

  • @Ro__berto38
    @Ro__berto38 4 หลายเดือนก่อน +2

    Still watching this song 2024 😮😅

  • @dabeecomida8469
    @dabeecomida8469 6 ปีที่แล้ว +96

    darta cashaqa la ahy kax inta hesta ka heshy like ha igla bakhylin 💞❤️💘🌹👌

  • @_wll____
    @_wll____ ปีที่แล้ว +9

    Fanaanad aan uxiizey heesaheeda deeqa afro😢❤

    • @maysaaabuuu9591
      @maysaaabuuu9591 ปีที่แล้ว

      Quraanka uxiis❤😢

    • @DUNIDACUSUB155
      @DUNIDACUSUB155 5 หลายเดือนก่อน

      Xaaladahaa jeex jeexeen sorry walahi 😢

  • @IlyaasJaamac-rk6zz
    @IlyaasJaamac-rk6zz 8 หลายเดือนก่อน

    Inta dawanyasa 2024
    Old is gold deeqa afro

  • @ahmedsahal6677
    @ahmedsahal6677 5 ปีที่แล้ว +56

    Ciddii dhagaysanaysa 2019 like ha ila dhaafina

  • @sagaliina4058
    @sagaliina4058 8 ปีที่แล้ว +12

    heestan wan jeclahay sida ay ugu luqeneyso ayn ka helay 😍

  • @isxaaqaadancalinuur
    @isxaaqaadancalinuur 9 หลายเดือนก่อน

    Haeestan waxa arkey 2016 bisha 12 hadana tarikti waa 2024 bisha 3 24👌👌

  • @zalmangb961
    @zalmangb961 5 ปีที่แล้ว +42

    2019 yaa firsanaya #like dhac kusi oo sii bax

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 ปีที่แล้ว +5

    Hestan wllhi abwan mirihiisu fadhiyaan ayaa sameyey keep going abwan apdirisaq bulqas

  • @sabirinsabirin6192
    @sabirinsabirin6192 หลายเดือนก่อน +1

    Inta dawanayso 13/11/2024 malin arbaco ah sacada 7:34 subaxnimo😂

    • @AshoKalfurmuqtar-b5u
      @AshoKalfurmuqtar-b5u 24 วันที่ผ่านมา

      28/11/2024 Malin qamis ah sacada 12:13 duhurnimo

    • @AshoKalfurmuqtar-b5u
      @AshoKalfurmuqtar-b5u 24 วันที่ผ่านมา

      28/11/2024 Malin qamis ah sacada 12:13 duhurnimo😅

  • @ramhajji3068
    @ramhajji3068 8 ปีที่แล้ว +36

    Brotherkeyga Abdirizak Bulqaz Wad ka baxsatay Hees shidan

  • @Yasinjufe
    @Yasinjufe 8 ปีที่แล้ว +84

    Quruxleey inaa tahay sax
    Jirkaaga oo idil dux
    Dhexdaada solan yux
    inaad soo cabtay fax
    is jajabintaada bax

    • @YusufAli-ok4bn
      @YusufAli-ok4bn 7 ปีที่แล้ว +1

      Caaqilka ShantaSomali kkkkkk

    • @YusufAli-ok4bn
      @YusufAli-ok4bn 7 ปีที่แล้ว +4

      Caaqilka ShantaSomali kkkkkkkkk

    • @willacadaawe8219
      @willacadaawe8219 7 ปีที่แล้ว +3

      Afdcu c mkag by egg I c k kxa u fb vjb I nojas Rd sagr

    • @mojo-vl3en
      @mojo-vl3en 7 ปีที่แล้ว

      Yasin Hashi run saxib

    • @life_2017
      @life_2017 7 ปีที่แล้ว

      Yasin Hashi 😂😂😂

  • @mowli420
    @mowli420 ปีที่แล้ว

    Waxay aheyd 05/12/2016 markii iigu horeyay ee aan dhageystay heestan hadane waa 19/12/2023 alla muxuu waqtiga socda!😢

  • @farahhamud8539
    @farahhamud8539 2 ปีที่แล้ว +30

    This lady is unique, lyrics highest level.

  • @paultikiba3493
    @paultikiba3493 8 ปีที่แล้ว +31

    hypnotic killer voice right there yo ,smooth as silk , give it up for lady deeqa afro viva!!!!!!!!!!!!!!

  • @jicdasuldaansuuriya9774
    @jicdasuldaansuuriya9774 6 ปีที่แล้ว +2

    nin culus abwaanku waa jiraa xaqiiq sax iyo shux iyo kax like ha ila faahin hadaad igu raacsan tahay

  • @sumayamaya
    @sumayamaya 7 ปีที่แล้ว +89

    Ilike her so much coz she always talks about the reality 😁😍😍😍😍😘😘😘😘😘

  • @ugaaz
    @ugaaz 8 ปีที่แล้ว +36

    Hahaha Qoftaan wexeey dadaashaba Hada waa mid kamid ah fanaaniinta loogu jecel yahay. 👏🏽👏🏽👏🏽 Deeqa Afro

    • @محمدجون-ث8ض
      @محمدجون-ث8ض 5 ปีที่แล้ว

      هذا غاني صومالي يجننن وربي

    • @queenfatimaqueen9139
      @queenfatimaqueen9139 5 ปีที่แล้ว

      @@محمدجون-ث8ض 🤮🤮🤮❤❤❤🤣🤣🤣🤣

  • @YaxyeJaamac-n9z
    @YaxyeJaamac-n9z 3 หลายเดือนก่อน +2

    Still warching the song 2025🤣

  • @yaqshiidgirl7295
    @yaqshiidgirl7295 8 ปีที่แล้ว +22

    Saaxib aniga kujecl sax
    dartaa cashaqa la ahay kax
    hadaad itaarah mar uun bax
    jirkaba dhidid baa kaoran fax
    Asxan Abwaan waye ninki tixdaan tiriye🤗☝🖒👌❤

    • @BULQAASSTUDIO2009
      @BULQAASSTUDIO2009  8 ปีที่แล้ว +2

      +Mumtaz The Boss lady Thanks walaashiis waa isla anigee.

    • @riyaaqali864
      @riyaaqali864 8 ปีที่แล้ว

      Mumtaz The Boss lady k

    • @bqoradadexubi8000
      @bqoradadexubi8000 8 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh macaan

    • @bqoradadexubi8000
      @bqoradadexubi8000 8 ปีที่แล้ว +1

      Дзержинск между заранее

    • @yaqshiidgirl7295
      @yaqshiidgirl7295 8 ปีที่แล้ว

      ***** Aww walal Abwan baad kubanantahey inbadan m.a

  • @israaforlife4002
    @israaforlife4002 8 ปีที่แล้ว +24

    this song made me want more songs of her

  • @mustafehaaji9956
    @mustafehaaji9956 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta daawaneysa 2021 plz liket 👍

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 7 ปีที่แล้ว +356

    Yaa _2018ka_ ila dawanya heestan

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว +1

      Cadnaan Garjeex Aniga 😄

    • @mohaamohaa5766
      @mohaamohaa5766 6 ปีที่แล้ว

      Cadnaan Garjeex saxa

    • @hary0102
      @hary0102 6 ปีที่แล้ว

      Maanigaaba ka daala qaabka eey Deeqo afro heesaha u qaado
      is unique style wlh

    • @latashoxidigachenal5837
      @latashoxidigachenal5837 6 ปีที่แล้ว

      Cadnaan Garjeex zxp maskiinka maanta ey u shidantahay

    • @futboladdict5649
      @futboladdict5649 6 ปีที่แล้ว

      Cadnaan Garjeex 123456789

  • @kaynaan7021
    @kaynaan7021 8 ปีที่แล้ว +25

    axYaa heez
    wxii xun kaba nax
    laan ubaxa iirux💙💙💙✌✌

  • @shukrishacni5270
    @shukrishacni5270 5 หลายเดือนก่อน

    I can’t believe quruxdan inay is badashay deeqo always your beautiful ❤❤❤

  • @ninweynootagay8838
    @ninweynootagay8838 5 ปีที่แล้ว +14

    2019 aniga iyo meqa qofa kujogna meshan?

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 6 ปีที่แล้ว +28

    still listening 2019 great year's alxmd..💖💖💖

  • @MaxamedxasanBile
    @MaxamedxasanBile 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sodookale hadaad daawanayso 2024 love iisaar

  • @diimahproduction9242
    @diimahproduction9242 8 ปีที่แล้ว +28

    heestan erayada wa top we rrespect BULQAAS STUDIO hore u soco bro ^^^&*&!!&*!*!*!*&!!^&!&

    • @ciwecabdi8085
      @ciwecabdi8085 8 ปีที่แล้ว +12

      waa hees top ah action ka afrana waa ban keheley runtii

  • @amiintatikoofficial3329
    @amiintatikoofficial3329 5 ปีที่แล้ว +6

    Inta ila argtey in T-Centralen lgu so duubey hestan like ta dhac igu siiya
    Location Stockholm 😂

  • @healthandbeyond1059
    @healthandbeyond1059 4 ปีที่แล้ว +2

    Wale meshan afsomali aya kudhamaaday, sida lesku racshay erayada macaan 👌👌👌

  • @ibragaroon6131
    @ibragaroon6131 5 ปีที่แล้ว +6

    heestan yaa 2019 ku tumanaya like ta hayla dhaafinina Akhyaarta

  • @sihaamsiman1215
    @sihaamsiman1215 8 ปีที่แล้ว +19

    In sha aafro waxad ku fcnthy inad ku hees tid in English saxib aniga ku nceb dartaa naceb dartiis khuxla ahay bax bes makagu ekenayi fori ganjela ferferyoori feero armaajo hhhhhh insha aafro English aa ku nuuureeeee

  • @nimcohasan91
    @nimcohasan91 6 ปีที่แล้ว +1

    Deqa heetan wllhi waa hees iyo Badh Heestan ujeedo looqaaday abwaan Murti Hodanka ah sameeyey mnsha allah

    • @MukhtarAAhmed
      @MukhtarAAhmed 3 ปีที่แล้ว

      Eng Abdirisak weeye yaakale ereyadaas sameynkara

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 8 ปีที่แล้ว +8

    sax hees jirta waaye xaqiiq aniga waa i qancisay

  • @msogadenqueen7594
    @msogadenqueen7594 8 ปีที่แล้ว +33

    adiga igu riida habeen dhax aa? naa reerka jecel dartis haa oga soo dhixin agah gabar soo dhixi ceeb huno waxas dhaqan uma lihin! hablaha somaliyed marku jecel ku daco maa soo dhaxan ee cuntada ayay didan inay cunan okay

  • @ZakariyeaxmedZakiahmed
    @ZakariyeaxmedZakiahmed 5 หลายเดือนก่อน

    Qoftaan 2024 soo eeg bal aduun waa taasa hadii lagu warayo😢

  • @sharmakemohammedmostafa9461
    @sharmakemohammedmostafa9461 4 ปีที่แล้ว +3

    Macalinkayga c/risaaq BULQAas aad baan ku slmYa mudane

  • @dembaba34
    @dembaba34 3 ปีที่แล้ว +5

    Cracking sound track beatz with 🔊bass sound 👌..beatz By Al ustad DAFLE ..my best musician

  • @FatimoAbdi-g9o
    @FatimoAbdi-g9o 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan 2017 dhagesan jiray ila hada dhagesta waba jeclahay❤❤

  • @ismahangabtan3976
    @ismahangabtan3976 6 ปีที่แล้ว +8

    2019 xita heestan wey iga shidanthy