Haddii aad Soomaali tahay, ku faan asalkaaga oo ha isku nisbayn dad aan ku rabin..🇸🇴👑

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 112

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 ปีที่แล้ว +19

    Somalinimo an ku faano walalayaal👏🏿🇸🇴

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xabibi allaha ku nuuro❤❤❤

  • @amina-ly4bb
    @amina-ly4bb ปีที่แล้ว +12

    Soomalinimo iga badan waxan codkale kadona waa khalad❤🇸🇴🇸🇴

  • @bashiirahmedhalane2967
    @bashiirahmedhalane2967 ปีที่แล้ว +13

    Carab waana ka fac weynahay sideen u sheegannaa aduunkuba anaguu naga farcamay inta badan varabta diintaa naga dhaxaysa maadama rasuulkeeni ka dhashay muxamad scw

  • @khalid-2020-
    @khalid-2020- ปีที่แล้ว +11

    Dadka somalida waxey kala saari la yihiin Diin jaceylka iyo quraan jaceeylka iyo carabnimo jaceeylka.
    Wa sax ina diinteena iyi quraanka jeclaano waayo cidna nagama xigto wa kitaab u alle so dajiayay lkn wa in aan ku dhagna o kufaana Sijigeena somalinimo o aan ku qanacsanana kuna raali ahaana weliba ku faraxsanaana sida :Luqadena, dhaqankeena.
    Thanks ustaat xanaan

  • @yassinahmed4288
    @yassinahmed4288 ปีที่แล้ว +7

    كلامك صحيح أختي الكريمة ماشاءالله تبارك الله 💐👏🏼👏🏼💎🎩👑

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว +3

    Somalia 🇸🇴 aya ahay intas aya iga badan Somalinimo 💪🏾

  • @abuahmed2984
    @abuahmed2984 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdu lillaah lillaah igu filan inaan muslim soomaaliya ahay mahadsanid qaali

  • @abdallahxaji4068
    @abdallahxaji4068 11 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer mahadsanid, waa xaqiiq Mawduucan aad ka hadashay, halkaas ka wad Soomaalinimada in aan ku faanno. Haddii Alle idmo waan ku xidhnaanayaa Channwelkan.

  • @Wassup309
    @Wassup309 5 หลายเดือนก่อน +1

    بكل معنى الكلمة ملكة
    شكرا

  • @FarahMOQ
    @FarahMOQ ปีที่แล้ว +13

    A moment of true 💔

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 ปีที่แล้ว

      Very greatly spoken, Masha Allah ,

  • @zlatnofficial
    @zlatnofficial ปีที่แล้ว +5

    Gabadhaan hadaan tagerno sidaan u dhanahay ogow waxyaabo badan ayaa soo bixi doona lkn. Ayadii ayaadbo dhalil u muujisaan aniga waxaan ka heley arintii faraaciinta keep going sister

  • @faallomedia850
    @faallomedia850 ปีที่แล้ว +3

    M.A ra'yigaagu waa toosanyahay, ilaahay soomaalida intaas ha garansiiyo.

  • @User_Gi32e5
    @User_Gi32e5 2 หลายเดือนก่อน

    Walal aqli caafimaad qaba ayuu ilaahay ku siiyey.allaha ku xafido.
    Dadka somaliyed meelkastay joogaan waano ayey u baahan yihin

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว +2

    Majiro qof soomaali ah oo intuu ka tegey wuxuu ahaa iyo soomaalinimadiisi iyo calankisa iyo dhaqankisa oo calan wadankale soo qatay oo shegtay wadankale. Kasi soomaali ma aha ha uguro meeshu sheganayo soomaali kuma rabto.

  • @nabilaomar
    @nabilaomar 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xanaaney adigoo kale ALLAHA noo badiyo .
    Soomaali wa aftaqir

  • @farahabdi4067
    @farahabdi4067 ปีที่แล้ว +3

    Guulaysta dhamaantiin adna guuleyso

  • @uurdoox4713
    @uurdoox4713 ปีที่แล้ว +2

    Guuleyso mr kasta wll Somalinimo ba naga badan

  • @nadaabokar646
    @nadaabokar646 ปีที่แล้ว +1

    alhumdulilah am proud to be somaalian citizen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @qaaliluulabdinasir9015
    @qaaliluulabdinasir9015 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaha tabarkallaha illhay haku baarkayo Quurxay soomaalinimo nagaa baada waxan layaba ku waani somali kamid aha oo sheeganau carab waynacebayn habarkan mashonoogyimd waall qaali ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abusagel
    @abusagel ปีที่แล้ว +4

    I am really proud of you. keep upn the good work

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxaan aaminsanahay in yamanta kudhacay nabsigii ay ka galeen qaxoontiga soomaaliyeed

  • @calanside95
    @calanside95 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah usheeg runta

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 ปีที่แล้ว +6

    Dadkas yaman sheganayo aqliga ma foror, waan arkay niman iyo naago dharkii carabta arooskoda gashanayo sidee ayaga dhaqanba leheen

  • @Abdulfataaah
    @Abdulfataaah ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah, waan ku wataa wll

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah, waxaad tahay safiirkeena carabta noo qaabilsan .

  • @ashamohamud2470
    @ashamohamud2470 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hanaan, Allaha Ku Cizeeyo!

  • @abdiazizdahirsalad
    @abdiazizdahirsalad ปีที่แล้ว +1

    hortaada hor eebe walaashey xanaan waan ku taageer sanahay soomaalida ana habaawday noo soo celi wll adoo mahadsan

  • @A__187
    @A__187 ปีที่แล้ว +1

    كلامك صحيح مئة في مئة بارك الله فيكي ❤

  • @AbdiahmedahmedAbdi
    @AbdiahmedahmedAbdi 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallh somali ban ahay

  • @AbdillahiHanduleh
    @AbdillahiHanduleh ปีที่แล้ว

    Mansha allah ilahay haku daayo

  • @AbdiazizhasanAbdiazizhasan
    @AbdiazizhasanAbdiazizhasan ปีที่แล้ว +3

    Ilaahayow somali nimada nagu dil

  • @RElmi-hi6wz
    @RElmi-hi6wz ปีที่แล้ว +2

    Mashallah iyad uga hadashay arintan. You dropped the mic👌🏽!
    Dadkeenu markay isirkooga dhabta bartaan iyey dib Somaalinimo dib uu jeclaan doonan iA.

  • @kayyus9876
    @kayyus9876 ปีที่แล้ว +2

    Very informative sister thanks 🙏🏿

  • @dirie1000
    @dirie1000 ปีที่แล้ว

    Very true and well said sister 👍👍👌👌.

  • @liban4679
    @liban4679 ปีที่แล้ว

    Geesiyad boqorada Soomaaliya. I love you for the sake of Soomaalinimo 👏🏿👏🏿🎉🎉🎉

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +2

    Carab manihin annaga ee waxaan nahay Aftican, Somaali ah kana ah kushiito kana ah GOBTA.

  • @hasansamakaab5256
    @hasansamakaab5256 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtaa. Dadka (Inferiority complex) عقدة الشعور بالنقص qaba ugadeg xanuunkaa. Hana kadegtoonaadeen issu'eekaysiinta, dharka iyo afka jajaban ee carbta ka liidata ummadaha dunida oo dhan.

  • @Hiiltacab1
    @Hiiltacab1 11 หลายเดือนก่อน +1

    gabar waxbaratay oo karti badan

  • @Bile24335
    @Bile24335 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa ka sheegaysa wax kale waxaan ka faneyna midabkii Allah nasiyay oo madoowka ahaa

  • @abukarmuhamedhilo7837
    @abukarmuhamedhilo7837 ปีที่แล้ว

    Thank you sister ❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilahi ilahey somali iga digay wan ku fana in an 🇸🇴 somaliya ah walig madihin arab ayan ahay 👎no calankod lakin waxan arkay dad somaliya o yaman sheka naya o ay leyahin yamanti wa somali yey nashegan wa wali anig wa kafana ina daho carab ayan ahay somaliya 1977 ayey ku birtay ururka jabacad carabta kahor yan aheyn anina waxan ahay Africa 🇸🇴 somaliya keyank iyo carabt keyank aya ixego carab wax amisayahin in wax madow adoman yahin dadkas aya shegta may carbta wa ka dal iyo dad ficanhay wa doqon nimo ina shegano

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Aad baan kuu salaamayaa

  • @omka52
    @omka52 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا يا اخت حنان

  • @aminfeysal3171
    @aminfeysal3171 4 หลายเดือนก่อน

    Very good

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah

  • @saynabmohamed6493
    @saynabmohamed6493 9 หลายเดือนก่อน

    hanna maansha. Allaha waa igu weyntahay ilohow gabdhaha somaliyeed sida adiga ney wax fahmaan iyo somalia dhan jiritaankaga lagama fanno ee wa lagu fanna oromo itopian iyo cuman carab in an sheegano somaliyey is mujiya

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm ปีที่แล้ว +2

    the main point we are somalis we are black not Arabs.

  • @هلاغلا-خ9ي
    @هلاغلا-خ9ي 2 หลายเดือนก่อน

    كلامك سليم.. هناك عنصرية ضدالبشرة السمراء وهذا للاسف ف كل الدول العربية.. بينما الدول الافريقية مفيش هذه العنصرية ضد اصحاب البشرة البيضاء او الفاتحة.. انا صومالي اولا تم عدني... بس ياحنان لازم الصومال اللي هناك اقصد ف الصومال عليهم بناء بلدهم حتي الذين ف الغربة يرجعوا الي البلد.. مشكلتنا ف عقلية الصومال الذين يعيشون ف الصومال..

  • @AmiinIsmaciil-z9i
    @AmiinIsmaciil-z9i ปีที่แล้ว +1

    Anigu carab iyo afrikaan ma nihin waxaa nahay faraciin Taariikhdeena waa in aan barana

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid ปีที่แล้ว +5

    Carab iya Anaga Diinta Islaamka Ayaa Naga Dhaxayso,
    Dhiig wada dhalasho Nagama dhaxeyso!!!

  • @ridwanali6919
    @ridwanali6919 ปีที่แล้ว +2

    Sax ♥️

  • @chouaibmohamed5580
    @chouaibmohamed5580 11 หลายเดือนก่อน +1

    Walaashay dadka cid uusan ahayn sheegani was laangaab

  • @Aarrow88
    @Aarrow88 ปีที่แล้ว

    Guulayso walal

  • @AmiinIsmaciil-z9i
    @AmiinIsmaciil-z9i ปีที่แล้ว +2

    Waan nahay faraciin waa runta

  • @delnero-1897
    @delnero-1897 ปีที่แล้ว +3

    Aniga Ma inkiro asalkeyga lkn dhalasho yaman ayan leyhy lkn qabiilkeyga waa somali.
    Somali waan difaacaa lkn waxaa mar walba i ceebeeyo dadka aad sheegtay ee carabiga dhutiya wato ayaa kuu jabinaya carabta oo bani haashim iyo caqiil bin abuu jahal sheeganaayo

  • @abdibaasidabdilahiabdi8782
    @abdibaasidabdilahiabdi8782 10 หลายเดือนก่อน

    Wall xananey muqal isirka somalida toos uga hadlaya min aabe ilaa tu aabe soo same please 🙏 is carbaynta ayaa kabixi umadane please 🙏 ❤

  • @adan5209
    @adan5209 ปีที่แล้ว

    👍👍🇸🇴🇸🇴

  • @Cirroole
    @Cirroole 4 หลายเดือนก่อน

    Carro Edeg ❤❤❤

  • @Joëljerar-r2b
    @Joëljerar-r2b 11 หลายเดือนก่อน

    Asc wll qali,waa anigi Nour Djibouti,wll wahaan u bahna lambarkaga wahaan rajeynaya inaan sugaan Ku cabiro balse fahfaahin ayaan ka rabaa wll qali,fadlan

  • @qaali4652
    @qaali4652 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Dadka soomaaliyeed wadaniyen maaha

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +2

    Cadawga Soomaalida ayaa carab nagu sheega.

  • @hanamuhammad6097
    @hanamuhammad6097 ปีที่แล้ว

    Abaayo, could you make a video talking about the history of Al Mahra and the Mehri people? I’m Mehri Somali, but my family migrated to Somalia 5 generations ago

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Carabta yamanidu waa carabta keliya ee soomaalinimada dadka ku caaya dawlad la aanta ayaa inoogu wacan

  • @هلاغلا-خ9ي
    @هلاغلا-خ9ي 2 หลายเดือนก่อน

    معلش اضافة الي موضوعي اذا الصوماليين الذين ف الداخل مايبنوا بلدهم فسوف ياتي اليهم الطامعين ف الصومال من الاجانب وياخذوا البلد.. وبلد لانحميه لانستحقه.. مشكلتنا ف الامة الصومال التي تعشق الغربة خارج الوطن وداخل الوطن.. ياحنان ياعزيزتي الصومال ف خطر شديد لان ربنا اكرمنا بقيادات اولاد كلب وشعب ف الداخل كسول وبلاضمير.. عاش الصومال وعاش حبه ف قلوب الشرفاء من امتالكم..
    ابواميرة....

  • @saeedturki5487
    @saeedturki5487 ปีที่แล้ว +3

    تسلمي فمك ياشيخه بعضهم حتى مايعرف غير السلام عليكم ويقلك انا من اليمن

  • @maidoclxashi
    @maidoclxashi ปีที่แล้ว

    jah somalinimo

  • @qaasimmaxamed7719
    @qaasimmaxamed7719 10 หลายเดือนก่อน

    كل الناس من ءادم وءادم من تراب (إن أكرمكم عند الله أتقاكم ) umadoo dhan hal meel eykasoo jeedaan dadka dadka kalajarjara waa dad diin laawa yaal ah hal rabi hal aabe waar aan aan usoo laabano kitaabka alle taasaa naloo abuuray aakhiro yaman iyo soomaali iyo shiinees iyo ifriiqi laysma weydiinayo war doonta badbaadada aan fuulno xanaaney oo ah safiinatu towxiid safiinatu najaat umadahaas aad kasheekeyneyso waa تلك أمة قد خلت لها ما كسبت ولكم ما كسبتم فل يرجع العالم كله كتاب الله waxaan kaloo dhan waa khuzacbalaat.

    • @muhzinibraahim4669
      @muhzinibraahim4669 10 หลายเดือนก่อน

      Maan Gaab baad Tahy wlhi waar islaanimada cidi kaama Xigto dunida qof walpaa Qowmiyad iyo Dal iyo dad ayuu kasoo Jeeda wxayna ka mid Tahy aaYaatka Alle Alle'na isagaa Qurankiisa ku sheegy markaa Hdii dadku ay iskuwada mid yihiin adoo Muslim Somali aH BaL Sucuudiga markd Xajka Tagayso maxaa Aqoonsi iyo daL ku GaL Laguu waydiiya aad Toos ugu gali wayday nio Hurdada ka kackac wax Akhri Taariikhdana baadh shp carabnimda iyo DiinTuna iskuma xidhna ogow bqolaal dal oo islaama oon Carab ahyn ayaaa jira. "SOMALI BAAD TAHAY "

  • @lguleed
    @lguleed 5 หลายเดือนก่อน

    Hayaay arin aan mar hore maqley ayaa caawa ii rumoodey oo ah XUDEYDI iyo dadkale oo yaman amase carab ku dhashey sidey afkii oo dhan u garanayaan amase ugu hadlayaa uguna gabyaan amese ugu heesayaan meelkale aduunka kama jirto maraeykan yurub Australia amaba Asian kale dadkii fanka soomaali bilaabey xudey iyo bar khad cas iyo ilka cacase iyo hadraawiba waa gidigood reer cadmeed belse hanaan waan ka helay asluubteeda iyo wax gararadkeeda bal isku dheraraya dadkiina sey walahi la baxey inaad soo gaadhaan amaan igama aha soo sheega

  • @IsakJaama
    @IsakJaama ปีที่แล้ว +1

    Kalsooni darradu waa dhibaato.

  • @mimicc4736
    @mimicc4736 ปีที่แล้ว

    Wow sis u r amazing 👏🏾👏🏾👏🏾
    Tell them again please, it’s f****** embarrassing the least I say that this is where we r at 💔😔😤

  • @baabuli8762
    @baabuli8762 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq weeye waxay gabadhaasi ka hadashay somali waxan kala daalay qoomkiina ku faana nin aan carabi ku hadli karayn ayaa ku odhanaya carab baan ahay hhhhh

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 ปีที่แล้ว +4

    yeman waxay ku washeen cadaan ayan nahay

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴👑👑👑

  • @toonipoy
    @toonipoy 10 หลายเดือนก่อน

    Ree galbeed jeclaada carab oo aan walaalo diin wadaag naga dhexeeyana naca hadaan ka yeelo 😢😢

  • @BarkhadCali-lj3eo
    @BarkhadCali-lj3eo 6 หลายเดือนก่อน

    Waa waxlayaab badan hadaynu katalin jirnay 7000 sano kahor maxynu ugu doodiwaynay inaynu faraaci nahay

  • @shamsocabduqaadir9496
    @shamsocabduqaadir9496 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hawaahmed9614
      @hawaahmed9614 ปีที่แล้ว +1

      Somali waa run dad fican bay ahan jiran meeshay donan ha ka yimadane lakin hada maxay mesha ku hayan iyagaba mucjiso kasta haysaye maxay dad kale ka sheegayan yamen nabsi baa ku dhacay libiya nabsi ba ku dhacay adi maxad samaynaysay 35 intee ka danbaysay horta adigu is firi marka dadka kale wax ksheegayso subacute waye somali wadankina gaday

  • @Sssdblck
    @Sssdblck ปีที่แล้ว +1

    Waligeen boqortoyo ahaàn jirnaaay Dhiibka waxa ino keneey wa jamacada carabta lkn Waanka baxayna jamacada carabta Waayo annga carab manihin ee islamnida naaga dhaxaysa kaliya Xita Macawiista yementu xiraato asaal ahan Somali leeeh Alxm Wax walba Sômalinida ka horeeysa no carab

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg ปีที่แล้ว

    Somaliland guul❤❤❤

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid ปีที่แล้ว

    Dadkeena Soomaaliyeed Waxaanan Ukala Saarnayn Qowmiyada Carbeed
    Iya Islaamka Taasina waa musiibo.

  • @User_Gi32e5
    @User_Gi32e5 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa inaga mid ah dad sifudud ku lumi karaya.oo dhaqankii iyo diintiiba ka tegay sida imika ka socota somaaliland.

  • @shamsocabduqaadir9496
    @shamsocabduqaadir9496 ปีที่แล้ว

    ❤️

  • @AbdiahmedahmedAbdi
    @AbdiahmedahmedAbdi 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka naga oo Lito oo shaqaysan karayn Aya warega somali ayanahay
    Manta iyo baari

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 ปีที่แล้ว +2

    Copying everyone else all the time the monkey one day cut his throat
    Somalinimo aan ku faano 😍
    Thanks dear sstr hanan 🙏

  • @m.yousuf7809
    @m.yousuf7809 ปีที่แล้ว +1

    Anigu umadda Muslimka in lakalaqoqobo maqabo lkn madama calmki islaamka gumyste kalaqybshy oqolwlba caln u sameyay wrkaga wamcquul midakle Yemen ayagaba yabane sewx uwadaan

  • @husseinshire6288
    @husseinshire6288 8 หลายเดือนก่อน

    Awoowgey Hooyo dhalay waa dadka 4 fac ka hor Yemen ka yimid mar walbana wuxuu ku faani jiray in uu yahay nin Soomalia I sagoo haddii uu dhaho Yemen ayaan ahay oo u egyahay Laakiin hada ilmihii uu Awoowe u ahaa oo wiilashiis dhakeen isla Mariana hooyooyin Soomali ay dhaleen ayaa hada Dhahaayo Canab ayaan nahay iyagoo ka Caraayo soomalinimada

  • @omersamatar4219
    @omersamatar4219 ปีที่แล้ว

    Somaalinimadaada ku faan

  • @abdourahmanmoussa3055
    @abdourahmanmoussa3055 ปีที่แล้ว

    Walal sidaad hada sheegtay dhul ayay somalidu kaleeyihiin dhulka carabta markaa waxaa jiraa jasiirad magac ahaan katirsan Yémen hadana geography ahaan waxay udhawdahay dhulka somalida xitaa dadka dagan somalie waaye badidooda hadii aanan khaldaneyn marka wakh tariikh ah oo aad kahaysid oo noofa idaysid majiraaa

  • @quensusan4273
    @quensusan4273 ปีที่แล้ว +2

    Xananey 😢hadal andhihi laha ayaad itiri

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh ilaahow qosolbadan shaydan xata uekpw hada cadahy wakurban aa wayaap qanacsanidu wwa qaninimada qofka

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 ปีที่แล้ว +1

    somaalida midabkooda ma arkaan
    ayaga somaalida isku dhajiyaan yamanta

  • @AlitaAlim-n6i
    @AlitaAlim-n6i หลายเดือนก่อน

    Hadan shegtaba qac halyga yeer siiyo😂

  • @K_____252
    @K_____252 ปีที่แล้ว +1

    Yaman soo maahaa kuwii Eithopia noo soo raacay 77 Carabtu waa cadowgeena koowaad😡

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid ปีที่แล้ว +1

    Markii layiiraahdaa Faraacintii ayaa soomaali ahaa, Jawaabtu waxay tahay Acuudu billaah Fircoon ayaa nagadhashay Aaa, isla markaas ruuxaa wuu ogolyahay Carab in uu kadhashay Abuu jahal. HAHAHA

  • @BarkhadCali-lj3eo
    @BarkhadCali-lj3eo 6 หลายเดือนก่อน

    Dng soomaaliga maxa loo diwaan galin wayey inuu ahaa soomaali

  • @lguleed
    @lguleed 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekadan haku qosline ku cibri qaado reer reer abtigey ah ayaa sucuudiga dagi jirey balse hablahoodu afsomaliga si wanaansan bey ugu hadlaa una garayaan belse wiilashu waa say walhi noocooda arin iiga if bixixiya sidey u dhacdey amaba maxey ku dhacey

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 ปีที่แล้ว

    Adaaba etopian u eeg

  • @baderabdullrahman8218
    @baderabdullrahman8218 ปีที่แล้ว +4

    الطيبة حنان: تحية طيبه ، لدي بعض، معلومات ، نتيجة بحثي الطويل ، والذي ، استغرق ، مدة طويله من الزمن.
    الجنة التي ، خلق فيها سيدنا ادم، تقع ،في شمال الصومال.
    أصل البشر، من شمال الصومال ، ومنها خرجوا الى مختلف بقاع العالم.
    أصل اللغة العربية ،يعود الى اللغة الصومالية، بلهجة اهل الشمالي.
    أصل كلمة العرب، هي صومالي ، وبلهجة اهل الشمال، ومعناها ، carbisan
    اي أليف.
    إذا كان هناك تفاعل ،ممكن ان نكشف ، كثير من الاسرار.

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 ปีที่แล้ว

      😢😢ايش هالمبالغه هاذي يا ريت ما تتكلمون بشيء الا حاطين المصدر مشكلتنا كصوماليين اننا شعب مندفع .

  • @bigophone2834
    @bigophone2834 11 หลายเดือนก่อน

    Arabe qui ne parle pas