Dhiirri Gali | laakiin mid noocee ah | waxa qiimaha u yeelaayo nolosheena

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • caadi ma ahan , markaan maqalno jumladaas inta badan waxaa niydeena ku soo dhici dhalinyaro usacbinayso qof wax cajiib ah sameeyay , laakiin caadi ma ahn waa xuduudka u dhaxeeyo qiimo uyeelida shay aan haysano , iyo qiimla aantiisa ,
    waana xadka kala qaybiyo cusboonaysiin jookta ah iyo duugoobida qiimaha aad u hayso shay ,
    waana sababta loo yiri caadinimadu waa cadowgaada koowaad , nin xakiim ah ayaa yiri , majiro waxa aan is buuxdo gacanta ugu dhigi karno markii laga reebo afkaarteena , afkaartaan oo ah sidoo kale qaabka aad wax u fiirinayso , markaan leenahay shaygaan wuu fiicanyahay iyo wuu xunayhay waa tarjumida afkaarta maskaxdeena kujirto ee shaygaas ku aadan .
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 614

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 4 ปีที่แล้ว +148

    Si kooban Ciwaanka:
    Is dareensiita qiimaha iyo muhiimada ay Leedahaya Nicmooyinka aad haysato iyo iska dhaafida in aad wax walbo ka dhigato wax caadi ah.
    Shukran walaal 💯💯❤👏

  • @user-zl1ni4ls1b
    @user-zl1ni4ls1b 4 ปีที่แล้ว +53

    Aadidada iskuul ama Jaamacadd maaliin walba ah arrinkaas caadi maahan waayo waxaa jiraan dad badana oo aan heysan fursadaas jeclaan lahaa ineey helaan fursadaas.
    Daawashada fiidiyowgaan caadi maahan waayo wuxuu xambaarsan yahay cilmi badan.
    Alxamdullilaah for everything.

  • @apdiazizmediapro1748
    @apdiazizmediapro1748 4 ปีที่แล้ว +25

    Ilaahy hooyoda cumar inshar qabriga ha u nuuriyo adigan samir ban ku rajynyaaa .
    Dabcn ani walidky way nolyhin ilahyna cimrga caqliga iyo cafmadkaba ha u nuryo

  • @hussenismail3382
    @hussenismail3382 4 ปีที่แล้ว +11

    Ninkii amba gabadhii doonaysa qof aan caadi ahayn in Alle calaf ugu daro ismuuji👍👍👍

  • @nuseybah7
    @nuseybah7 4 ปีที่แล้ว +3

    Muuqaalka iyo sheekadaan ayaaba caadi ahayn wow shukran OGAANSHO

  • @hoodoyousuf5346
    @hoodoyousuf5346 4 ปีที่แล้ว +6

    Ilahay guur xalaala oon ku faraxno oon caadi ahayn ha ina siiyo ameen

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +53

    Our Motivation "Omar inshaar" Allah raali kanoqey wl💖💖

    • @Jamaalgaley4582
      @Jamaalgaley4582 4 ปีที่แล้ว +1

      Tagaareaha ogansho ku so biira king tiger media wax uu ki hayaa muqaaalo cusub 2020 ah .l

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว +2

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

    • @safiyayasin3305
      @safiyayasin3305 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamin yaa rabi

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว +1

      @@safiyayasin3305 fadlan wll alle dartii subscribe iigu caawi

  • @hodanabdimohamed3556
    @hodanabdimohamed3556 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll omar caaqil waliba cabqari ah 🙏🙏🙏

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 4 ปีที่แล้ว +10

    17:55 M.a adi laftodu caadimha sababto ah sidan qofwaxnooogushego wey yartahy 😉🌹😘🙏🙏🙏🙏🙏

  • @warsanyussuf1567
    @warsanyussuf1567 4 ปีที่แล้ว +111

    Yes I am the first person a salaam alaikum

    • @Jamaalgaley4582
      @Jamaalgaley4582 4 ปีที่แล้ว

      Tagaareaha ogansho ku so biira king tiger media wax uu ki hayaa muqaaalo cusub 2020 ah

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

    • @Elrafac
      @Elrafac 4 ปีที่แล้ว

      Wacalleykum salaaam

    • @abdirahmanali7283
      @abdirahmanali7283 4 ปีที่แล้ว +1

      We are saying to you wcs

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmanali7283 Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.

  • @haifaalie7279
    @haifaalie7279 4 ปีที่แล้ว +10

    لاحول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @aminaaxmed956
    @aminaaxmed956 4 ปีที่แล้ว +51

    Dhabtii leysma xaqiree. Ruux waxtarleh baad tahay?! Allah ku barakeeyo labada daaroodba wall?

  • @nurul-islamquranonline3266
    @nurul-islamquranonline3266 4 ปีที่แล้ว +34

    Allaha ku sharfo walal omar inshaar❤❤❤
    waad jeceshahay in aad TUSTO dhalinta maanta HORUMARKA NOOLASHA ay tiigsanayaan 🔴⚪🔵⚫

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 4 ปีที่แล้ว +121

    Minbar Show Inta rabtay Like ha saareen

    • @Jamaalgaley4582
      @Jamaalgaley4582 4 ปีที่แล้ว +1

      Tagaareaha ogansho ku so biira king tiger media wax uu ki hayaa muqaaalo cusub 2020 ah.

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Jamaalgaley4582 Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

    • @hamseabdi2184
      @hamseabdi2184 4 ปีที่แล้ว +2

      Mawduucanaa ka muhiimsan 100% wallahi hadaad warar rabto *horufadhimedia* daawo

  • @muadin5008
    @muadin5008 4 ปีที่แล้ว +11

    Walal ma ogtay in ay dhimatay hoyadii walal omar inshaar, haddii aadan horay u ogeyn amaba aad ogtahay u ducey, waayo waa hooyo dhashay dhalaan dadka dhiiragaliye u ah.

  • @nakruumafilmsvlogs1641
    @nakruumafilmsvlogs1641 4 ปีที่แล้ว +38

    M.a nin aan taa geyro keep going like

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @princesskowsar6211
    @princesskowsar6211 4 ปีที่แล้ว +112

    I hope I’m not late No views No likes No comments Mansha Allah yaa iga fican cawa wan so dhoooqsadey😍❤️I love Ogaaansh hoormar wacan wll

    • @aqoonfuremedia520
      @aqoonfuremedia520 4 ปีที่แล้ว +2

      Me too

    • @MohamedAhmed-mk8xy
      @MohamedAhmed-mk8xy 4 ปีที่แล้ว +2

      Me to

    • @muxudiinmacalin3532
      @muxudiinmacalin3532 4 ปีที่แล้ว +1

      My waanagu gaatay

    • @Jamaalgaley4582
      @Jamaalgaley4582 4 ปีที่แล้ว +1

      Tagaareaha ogansho ku so biira king tiger media wax uu ki hayaa muqaaalo cusub 2020 ah

    • @kingdeeq8304
      @kingdeeq8304 4 ปีที่แล้ว +2

      EEDO GAALKU WAA BASTAR AYADOO LAGA HOREYE AYOO KU DHAHA FAST ONE IS U😂

  • @fartuunshire3469
    @fartuunshire3469 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsan macalin cumar

  • @feisalfarhaan5910
    @feisalfarhaan5910 4 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله
    Waa fidyow aan inaba caadi ahayn oo isugu jira waano iyo cilmi
    Mahadsanid OGGAANSHO
    Iyo aqoonyahan CUMAR 🌹🌷💓💓

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.

  • @esyakitchen
    @esyakitchen 4 ปีที่แล้ว +1

    هل ادمها نعمة واحفظها من الزوال

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 4 ปีที่แล้ว +10

    " Caqliga uu kasoo burqaday barnaamijkan ama Cumer ama cid kle waxay cadeen toosa u tahay heerka aqooned io indheer garadnimo ee uu alle ku mannaystay"

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wax badan ka faaiiday waa muqaalkii 2aad bishaan aad qiimaha waalidka kusoo gabagabysay muddo dheer waalidkay lama nooli hadana hal wadan wada joognaaa waxayna ii noqotay caadi kala maqnaanteenna😪
    Mahadsanid marlabaad

  • @HIIGSIMEDIA007
    @HIIGSIMEDIA007 4 ปีที่แล้ว +12

    There is nothing normal in the world. The important thing is that you do not make everything normal

  • @faatiyasin6866
    @faatiyasin6866 4 ปีที่แล้ว +1

    dhiiri galiye nololeed baad tahay alle khayr haku siiyo

  • @maxaacusubtv8681
    @maxaacusubtv8681 4 ปีที่แล้ว +3

    WAXAA TAHAY SHAQSI ALLE KARAAMO SIIYEY__ALLE HAKU XAFIDO❤ WLL OMARINSHAR👃

  • @abdishukrijelle1420
    @abdishukrijelle1420 4 ปีที่แล้ว +3

    Kusaliya nabigena rasuulkena scw

  • @zalmaancazayr226
    @zalmaancazayr226 4 ปีที่แล้ว +2

    مان شا الله تبارك جزاك الله خيرا اخي الكريم

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Subax Wanagsan Bahda ogaansho Nabbiga Halagu Salliyo SCW SCW SCW

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.

  • @sahrasagal4108
    @sahrasagal4108 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a mahadsanid wllky inaba caadi maahan muuqaalkani xaqiiqdii waa mid dareen u baahan (habalyo hanbalyo)

  • @mohamedismaliali1734
    @mohamedismaliali1734 4 ปีที่แล้ว +4

    Wow sxb ku soco baranmeshika 👏🏻❤️❤️❤️👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 4 ปีที่แล้ว +7

    Cajiib waxaan filayaa 2020 intii lagu gudajiray dhahayga kuma aysan soo dhicin ereyo ka macquulsan kuwan aan maqlayo hadeer. aad iyo aad ayaan kuugu mahad celinayaa wll.

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاكم الله خيرا اخي العزيز

  • @xafsaabdullahi7512
    @xafsaabdullahi7512 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah tabaarakallaah shukran wll jasakallahu khayr ❤❤❤

  • @alin1225
    @alin1225 4 ปีที่แล้ว

    Mowduc aad u muhiim ah in aad wax walbo ama waxyabaha qaar ee muhimka uu ah noloshada aay wax iska caadi ah ku noqdan waxa ee kadhigantahay in aay agtada wax qiima ah ka laheyn sheygas aad kadhigatay caadiga ama si kale haddi aan udhigo noloshada sababto ah shey kasto noloshada ah haddi uu wax iska caadi ah ku noqonayo waxa dhab ah in noloshada ee wax qiima ah kugu fadhin adiga
    Shukran Ustaad Omar haddi uu qof wax uun kafaiday chanelkada wlhi milion jeer aniga ayaa mahad in ka badan inta qalqii ee dunida kunool mahdin la eg aniga ayaa kuhayo Mahad sanid inta aan madara sadada ama chanelkaga ku xiranahay waxan ahay qof heli doona wax kasto oo xigmad ama koriismo maskaxed milion jeer mahad sanid 🙏

  • @dhabadaxaqa5179
    @dhabadaxaqa5179 4 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء الله، جزاك الله خيرا الجزاء، واحسن الله اليك، وبارك الله فيك ،وادخلك الله الجنة الفردوس الاعلى....

  • @markasual-burhaanislamicon5129
    @markasual-burhaanislamicon5129 4 ปีที่แล้ว +2

    أحسنت اخي بارك الله فيك

  • @gardoro11jabdulahi4
    @gardoro11jabdulahi4 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha alaah waawaxa aan sugeyey asxbta ogaansho waad maxasantixiin

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad bare Omar Inshar ilaahey haku xifdiyo aduun iya aakhiro waxad naxasusisaa danteena wax ah

  • @cabdicasiisaxmad4756
    @cabdicasiisaxmad4756 4 ปีที่แล้ว +3

    May Allah pless you omar irshad i think you are geat Somali motivational. I'm so glad to hear and be a member of this channel.
    Ilaahay raali hakaanoqdo cumar irshaad waxan umalaynayaa inaad tahay dhiirigalige Somaliyed aad baan ugu faraxsanahay inaan kamid noqdo asxaabta kuxiran kanalkaan

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 4 ปีที่แล้ว

    Is dareensiinta waxa aaad hayso run ahaantii waa wax wax badan kabadali doona noloshayda alx ilahay baan nookeenay aduunka wllkay cumar inshaar guul💞🖐

  • @hassanwarsame3121
    @hassanwarsame3121 4 ปีที่แล้ว

    Shukran walal Omar Inshar wax badan baan ka Faa'iiday muuqaalkan. Haddii qof walba uu ka soo qaado waxa uu haysto ama heli karo waxaan Caadi ahayn waxaa dhici lahayd in dad badani ay gaaraan heerar aad u sareeya.

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 ปีที่แล้ว +1

    MUUQAALO DHIIRI GALIN AH AYUU INOO SOO GUDBIYAA OMAR INSHAAR ALLA HABARAKEEYO CIMRIGIISA

  • @hibobeautysalon4679
    @hibobeautysalon4679 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll cumar jazakallahu kheyr barnamishkaga aadban usugaa Wax badan ka bartey shukran wll Ilahay haku barakeyo🥰🙏

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 ปีที่แล้ว +6

    Gobollo badan oo aan kaasoo dawaday intan xagasanyay
    Hadda xamar ban kaa dawanaya mahad sanid sxb👍

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 4 ปีที่แล้ว +1

    Mhd znid wll
    Alle haku sharfo

  • @Equivalent-xj9of
    @Equivalent-xj9of 4 ปีที่แล้ว +1

    *_OmaaR msha allaH Sxiip Mowduucyo iyo dabecaaaDo ilahaay ii hibeyeey ayaad ka hadshaa mar kasta, لَئِن شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّكُمْ ۖ وَلَئِن كَفَرْتُمْ إِنَّ عَذَابِي لَشَدِيدٌ, Ayadan hdii aad markasta akhrido wax kasta haysato kama xiisa dhacaysid markasta waxaad ku jir doonta xalad ah CaaDi maha, Balanteenu waa Wixii kugu cusub iyo wixii aad horay uu haysatay Ha ku Noqoto CaaDi Maha, Sxiip Omar waad mahadzan thy_*

  • @ogaalsahmiye7139
    @ogaalsahmiye7139 4 ปีที่แล้ว +3

    Maclin kahal muqalada sida loo qabsado maskaxda qofka sida waxa loga dhaadhiciyo wxaan ahy TH-camr

  • @arahmang8111
    @arahmang8111 4 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiqatan mawduucaan waa mawduuc maskaxdayda ka guuxayay se tafaasiil in aan ka helo aan u baahnaa, waxaanan dhab ahaanti garan la'aa meesha uu iga aaday dareenki macaanaa ee carruurnimo oo wax walba farxad iyo layaab gaara u yeelayay. Mahadsanid ustaad. ❤️

  • @xasanyare6330
    @xasanyare6330 4 ปีที่แล้ว +1

    Caadi ma ahan hataa macalin cumar heesano mahadsanid macalin cumar

  • @ahmedshuqeyri4034
    @ahmedshuqeyri4034 4 ปีที่แล้ว

    Our Montivion Omar inshar Allaha kugarab galo ustd

  • @clahiibrahim6870
    @clahiibrahim6870 4 ปีที่แล้ว

    Cumar IIndha
    Wlle waa video aad muhiim u ah
    Jazaakallah kheyran.

  • @khayreabiib7626
    @khayreabiib7626 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waxaan dareemay nicmooyin badan oo Alle nagu galaday balse aanan dareensanayn caadi uun inala noqday . Tusaale indhuhu waxay ka midyihin xunbaha ugu muhiimsan ee jidhkena Alle inoogu galay si hadyad ah balse aan wali dareesanayn waxan aragnaa indhoole-yaal balse waxba kuma qaadano oo ma fahano micnada uu Alle inasiiyey . mhdsnid ustaad Cumar ishaar .

  • @maahirag4701
    @maahirag4701 4 ปีที่แล้ว

    Noloshu caadi ma ahan
    Ha noqon Mr. Caadi
    Mhdsnid Al Ustd

  • @abdirahmanaraye9755
    @abdirahmanaraye9755 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa muqaal aan cadi ahyn runti, mhdsd in bdn cumar sxb sare.

  • @faizaabduqadir6714
    @faizaabduqadir6714 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh mahadsanid Ustd cumar

  • @maxamadabuukar4326
    @maxamadabuukar4326 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin kaliya aan jeclahay mansha alaah

  • @mohamedabdullahi1367
    @mohamedabdullahi1367 4 ปีที่แล้ว

    Caadinimadu & waa caadi waa cadowgaaga koowaad walal qaaliya oo aan imbadan wax ka faa'iidey dhab ahaantii wall cumar inshaar caadimatihid meelkastoo aad joogtid ilaahey ha ku xifdiyo run ahaantii aniga waad igu weyntahy qof caadiya akteyda kama tihid aakhiro & aduunba dambigaaga allaha dhaafo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedaden3713
    @mohamedaden3713 4 ปีที่แล้ว +5

    جزك الله خير وجيزء 💚🅰️

  • @sirew276
    @sirew276 4 ปีที่แล้ว +10

    Ilahy haku xafido sida aan usu gayey vidéo goor aad so galin doonto wll🥰

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @suldaanduureedd
    @suldaanduureedd 4 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah macalin alle haku barakeeyo macalinka noloshayda ayaad tahay

  • @abdikhadijo7498
    @abdikhadijo7498 4 ปีที่แล้ว

    Cumar inshar Allah ku xifadiyo mashallah walal

  • @ibrahin2250
    @ibrahin2250 4 ปีที่แล้ว

    Hdl qiima badan runtii masha llh allha ku xifdiyo wll cumar 👍👍

  • @sumayyahyusuf7142
    @sumayyahyusuf7142 4 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah waxa kasta oon heeysto ama aan heeysan intaba ilaha ba mahadleh

  • @mohamedhassanahmed8039
    @mohamedhassanahmed8039 4 ปีที่แล้ว

    Waaw , waa mowduuc aan caadi aheyn inaba , really wan ka helay waana wax iga dhax guuxayay, waxaan ka faaiiday waxey tahay : CABQARIGA WUXUU IS XASUUSIYAA CARUURNIMADIISII Markaas buu farxad ka helaaa

  • @mawliidfaaruuq5331
    @mawliidfaaruuq5331 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid ilaahay haku barakeeyo adiga iyo ehelkaagaba

  • @reallife7665
    @reallife7665 4 ปีที่แล้ว +4

    Alle Caqliga haku balaadhiyo 🥰

  • @hankanolosha1866
    @hankanolosha1866 4 ปีที่แล้ว

    Masha.alaah ilahey haku barakeyo wax badan ayan faa.iday intan ku jogay wad mahadsantahay wll cumar

  • @MohamedAhmed-mk8xy
    @MohamedAhmed-mk8xy 4 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid Walaalkay Cumar.❤

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @ahmedmaslah9116
    @ahmedmaslah9116 4 ปีที่แล้ว +2

    Really you are some one who saw alot of thing in world thanks our mutivator ❤❤

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal Cumar Inshaar
    Intaad caqligeena ka shaqeeysiisay oo aad na godlisay ayaad noo iftiimisay meelo caadi Nala ahaa balse aan caadi ahayn

  • @HIIGSIMEDIA007
    @HIIGSIMEDIA007 4 ปีที่แล้ว

    Macalin cumar inshar jasakulaa khayr jasaa

  • @ibnuhussein5529
    @ibnuhussein5529 4 ปีที่แล้ว +2

    maanta wligay u horreey 1

  • @ugaasbarre5166
    @ugaasbarre5166 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah mahadsanid ustaad Omar wax badan ayaan ka faa'iday.

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.

  • @nuurdinmxamad910
    @nuurdinmxamad910 4 ปีที่แล้ว

    Thanks inaad muuqaalo cajiiba o wax ku oola nosoo gudpiso caadi maha qiimo ayay noo lee yihiin wllke cumar sidoo kle cafimadka an ku daawanayno 👍 alx

  • @axmedmustafa6062
    @axmedmustafa6062 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah allaha ku xifdiyo runtii muqaalkan wuu itaabtay
    Mr labaad waxan kuleeyahay rabi kuxifdiyo la la isma xaqiro vediogan waxtar wayn ayuu leeyahay inta caqliga usaaxiibka ah

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Cumar.

  • @muxudiinmacalin3532
    @muxudiinmacalin3532 4 ปีที่แล้ว

    M.a wall qaali waxbadan waanoo faa ideese cimri dheer alaha kusiiyo iyo cibaado badan

  • @abdirashidabdulle7233
    @abdirashidabdulle7233 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah waxbadan ayaaan ka faaiday waad mahadsan tahay in badan walaal

  • @geesdiiraxmedbashiir1095
    @geesdiiraxmedbashiir1095 4 ปีที่แล้ว +4

    Ustaaad waan ku salaamy

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi.

  • @somalistudio8350
    @somalistudio8350 4 ปีที่แล้ว +2

    Shukran ustaad

  • @soomaalinimo9100
    @soomaalinimo9100 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah khyr ilhy haku siiyo wax badan baad noo faaiidaysaa.

  • @cademaxamed3822
    @cademaxamed3822 4 ปีที่แล้ว +2

    Tnx

  • @deeqayousf7313
    @deeqayousf7313 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah wllo alle haku xiftiyo caqliga haku dayo horumar wacn iyan ku leyahy isha allah hamigaga alle haku rumeyo ad iyan ujecely muqaladada iyo dhirgalinta ad uso gudbiso dhalinyarada jisakumullah kheyr

  • @guureymedia453
    @guureymedia453 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah wall mar walbo wax ayaad ka badalesa nolasheeda wax badan ayaan ka faida ilahey ha ku dhafo

  • @itsdagan5080
    @itsdagan5080 4 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijka dhiiri galinta dip usoo celi ustaad plz
    Sida vediogan o kle
    Inta igu raacsan like

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah jazakallahu kheyr caadi maahan inaa inaa helno ustaaz macluumaad muhim ah inoo soo gudbiya

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 4 ปีที่แล้ว

    Barnamjkaan waxan ku cabiro waaawan wayay caadi muu aha walahi shukran jasakallah walaal qaali🌹🙏♥️

  • @ahmednoryusufadam5396
    @ahmednoryusufadam5396 4 ปีที่แล้ว +8

    Anaa uhoreeyo maanta asxapey 😍✌

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 ปีที่แล้ว

      Fadlan Walaal Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @BAANABOI
    @BAANABOI 4 ปีที่แล้ว +1

    Shp maanta qofkii ugu horeeyay ayaan noqday

  • @axmedcade5100
    @axmedcade5100 4 ปีที่แล้ว

    Caadinimada iyo waa iska caadi
    Waa cadowgaaga koowaad
    Waxaan rajaynayaa inay maanta kadib ii noqoto hal kudhig. Aad baa ugu mahadsan thy dhiiri galinta aad markasta noo samayso ustaad cumar

  • @jacksong3222
    @jacksong3222 4 ปีที่แล้ว

    Mowducan adbaan uga helay noo so badi omar alle hku dhowro 👑

  • @nasiiha2084
    @nasiiha2084 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad cumar jazaakalaah

  • @aminosman253
    @aminosman253 4 ปีที่แล้ว +3

    In aan hada daawanayo muuqaal ogaansho ah ayaanan xataa caadi ahayn☝️

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 ปีที่แล้ว

    shukran ustaad cumar

  • @fahmacabdullahi3312
    @fahmacabdullahi3312 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad omar dhiirigelintaada waa ku tashadaa

  • @ayuubmuriidi2523
    @ayuubmuriidi2523 4 ปีที่แล้ว +1

    m.a cumar wlly mahdsanid

  • @hebaisak4917
    @hebaisak4917 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid omer inshar
    Mi favorite channel Ogansho

  • @najumwadani7784
    @najumwadani7784 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ogaansho waxa tihiin dhiiragaliyaal

  • @maxamedfaraax4280
    @maxamedfaraax4280 4 ปีที่แล้ว

    Sxb runtii muuqaaladada waa kuwo umda dhan uwanaagsan.Allah (sw) hakaa abaalmariyo.Shukran