ISKILAAJI | NAF NAF TEEDU DHIBAYSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2023
    ERAYADII: ABWAAN CABDIRAHMAN QOSLAAYE
    LAXANKII: ISKILAAJI
    CODKII: ISKILAAJI
    MUSIC BY: AHMED WALI FURINLE
    VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
    CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
    EDITED BY: LIIBAAN JAMA
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @mukhtaarapdi8075
    @mukhtaarapdi8075 ปีที่แล้ว +130

    Wllhi heestan anigu waan iska dhegysanayaa jaceyl iyo qalpi jap midna niyadda kuma haayo plse wxn ahay wiil dhalinyara ahaa wadankii jooga mudo 2sano ah wxn raadinayaa in alle shaqo wacan isiiyo saan uraadinayey waanka daalay haddna kama quusto wllhi 😭 allow qofkastoo islama muraadkiisa midigta ka sii gabdhaheena somaliyeedna qalbigooda dhaawacaa udhey🤲🤲😭😭

    • @alimusse2389
      @alimusse2389 ปีที่แล้ว +4

      Tasa xaqiiq ahyn ilhow shaqow wacan jacayl waqti ma hayno lacgtii ahyd ban so qaban la nahy allow no fudude

    • @hodanahmed7144
      @hodanahmed7144 ปีที่แล้ว +4

      Alle haku sahlo wllo hays dhiibin aduunko waa imtixaane ilahyna talo saaro

    • @najmamohmouth7623
      @najmamohmouth7623 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂😂zi niyada pad iga qoslisey

    • @princessamina9363
      @princessamina9363 ปีที่แล้ว +1

      Allaha kusahlo shaqo

    • @hanu6408
      @hanu6408 ปีที่แล้ว +3

      Allaha ku sahlo abowe ha raja dhigin insh allaha waa helee si niyadana wan kugu soduceeye

  • @naemaaden
    @naemaaden 11 หลายเดือนก่อน +84

    Waxan salaamaya qalbi walba oo sabab la'aan looga dhaqaaqay hadana cafis door biday 😢😢 qisadayda oo anan la wadaagin hal qof oo bani aadam ah xanuunkayga waxa og aniga iyo ilaahey 😢😢😢😢

    • @ismailofficial6454
      @ismailofficial6454 7 หลายเดือนก่อน +2

      Nafyahay gocashada joooji ooo aqal xanuunka😢

    • @hanaanhassan2090
      @hanaanhassan2090 7 หลายเดือนก่อน +1

      Hppti Alle aya cid wlpa kaga wngzn ❤😢

    • @bilanbella684
      @bilanbella684 6 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo iska nafis oo commentiga lagama yaqaan nafis😭😭

    • @daahirabdi1862
      @daahirabdi1862 4 หลายเดือนก่อน

      Good days shall come

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf 3 หลายเดือนก่อน

      Xaax abyo mcnto sorry😢😢😢

  • @adnaanabdikheyr802
    @adnaanabdikheyr802 ปีที่แล้ว +174

    Soo Bukaaan dhakhtarkiisu
    Kudheldheelayo maaaha😢
    Heeestaaan Hdaa xiligaaan dareemaysoo love isaar ama Aaad Ka Heshay ❤

  • @israahmed3090
    @israahmed3090 ปีที่แล้ว +123

    Saliga nabiga ha dhaafin صلى الله عليه وسلم

    • @faxiyamaxamed3813
      @faxiyamaxamed3813 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw❤❤❤

    • @clsamadxuseen5343
      @clsamadxuseen5343 ปีที่แล้ว +6

      صلى الله عليه وسلم 🫂🥺 wll intad isledahay like helysa danbi wey kugu socdo mel u music ka socdo u qurtay xabibkeni 😭😭

    • @xamsetimirmashaallah9404
      @xamsetimirmashaallah9404 ปีที่แล้ว

      scw

  • @najmocadeey1327
    @najmocadeey1327 ปีที่แล้ว +273

    Heestan qiso igu dhacdy ka hadle sidan aye ku bilabane💔💔
    Iskul ayan dhiganayy wiil ayan is baranahy ka imaday dibada kdib mudo wada soconay aad ayn u jecldy dabecadiza iyo naxaristiza indho an asi aheyn malehn waxa u aha jclkeyga igu horeyay darbi xta jid waye hdo i dhaho maya ma dhihi jirin wax kle iska daye kdib asna igama lidan wax wlbo ahu i sameyn jiray lcg farxd wixi gbadh lo qabto kdib waxa dhacnay ina is gursano guurkena kdib aad ayan usi jeclady isla marki uur ayan qaday kdib ninki aad ayu isku badaly heer waxa u garay I dhaho wiligey kuma jeclan Ana xumantiza Wang ayan u arkayay xafada hoyadey iska imaday anogo isku muqsan cidna uma shegin so ma jeclen ina afarhena bannka imadan ilen ninka Ana jecla kdib hal malin xta sethy ima so dhihin jirin hda waco janis ma hayo Ana kugu so celinayo I dhaha kdib mawa iso wacayo hadana wan waca ilen naf wax jecel ahaa asana kusi walcay jclki mid ka daran u qaday bes sidan San u aha o Mr wlbo iga dheranayy Ana wacid kama dalen asna I gumeysanayy aabo iyo hoyo hdey I dhahan away wilki Kuma imade Ana mshqul wye hda iso wacay iska lhaa asona iso wicin wan kala qarinayay kdib wan dhaly walibo ano la garin bilaheyga kanini li siyay ku dhaly xalado kala bad badin ah galay ani iyo cunug wo imaday kdib ano 2 bil dhalan aya hooyo dhhady intan ka badn qald wye aada gurikina ilen dagal nagu ma oga Ana wax uma shegto kdib wan wacay glb khamis ah aye ahyd wan xasusta anago dharka nola diyariyay waxan dhahy wan wo socona ani iyo cunuga jwab waxa ligaga dhigay mxa iga so done o naga dhaxeyo 💔😭😭😭😭😭 Ana jwab wan celi wayya ooyin xanun ilen adaa u jeclaa kama marmin hdlkiza adag naxaris I ahaa ilen naf wax jecel ahaa wlibo said Mel ay kaso noqoto jogin kdib telka igu damiyay hoyo itir sow ma baxeysin maya wan baqanay malin kala baxa iska dhahy qolka ooyin laso galay ciil gabin galay kdib isbuc ilama so hdlin hadana wan wacay wan samri wayay lkn jwab an fileyn li siyaya o ah ina ku furo diyar u noqon ani bes iga tahy qalbiga hal mar qac I dhahy💔💔💔 kdib ok cida u imaw dhahy ok mawa iman mana so labn ila marki cida wan ka qariya ooyin le qolka kula jiraa iyo qalbi jab umul ahy stares igu dhacay hdo so iman wayya waxa go.ansaday inaa aado gurikiza ani iyo cunuga wan tagay ilen ma furni mana qabni bes wan tagay wlh wo iga naxay maxa so dontay o inta ka yaalo ooyin dhulka la faristay 😭😭 mxa ka haleyay dhahy wiligey eray xun kuma dhihin jclka badn ma igu nacday si jes jes igu dhahy ani wiligeyba kuma jecelan adaa iska rebi wayay iga dhamw kuma baahni hal daqiqo kuma jeclan ani argax gax naxdin ooyin wadna xanun Mel an jogo wayya dhulka igu yaraday xanun ka qaday 💔💔💔🥺🥺🥺🥺 wiliga ima jeclan miya dhahy maya li dhahy mana ku bahni wadna iga furantahy ax Ana jeclka an u qabay ma daremeyn xumantisa ilen naf wax jecel wey bahdilantahay jclka bdn neh wa lisku nacaa xanun badana ugu dmabeyn wan kala tagnay ano wali ka xan kala tagena lkn wa lii nacay ax
    Xanunka ka qaday ila hda nin wan ka samray sas ay tahu wali ilabin jclka wa cadow ku jabia dadka xun asna jclkeyga badna iyo kolkolinteyda abalkeda furin ayu iga dhigay xta umul wye cunug lagu dhalay ku qimeyn isma orona marka rux kugu dhere araaga ka dhunto sow bukan dhaqtirkiza ku dhelay sow maha xanunkas qalbikeyga wali gubaya ka dhaqaq ma awodo ku dhawawna ma dhanto
    Naf nafteyda dhibeyso dhana show uma roona 💔💔 🥺🥺🥺🥺😭😭
    Inkasto kugu dhartay dadka ku dhafso wayay islhaa dhaqo o dhis dhabna kugu dadalay dhinaca wax ka eegay adiga wax ka dhehan sorry inta xanun ila darenty qisadeyda cawa hesta darteyda u qoray allow qalbikeyga iga saar xanun wan so arkay 3 years laga joga wlhi ma ilowin jclka xumaa hdi lagula wadin ax😭💔💔💔💔😭😭😭😭 marka rux kugu dherri aragaga ka dhunto😰😒😒
    Ama ka isku dhibtay hdlkaga ka dhaarto
    Sow bukan dhaqtirkiza ku dhel dhelaya maaha ka dhaqaq ma awodo ku dhawawna ma dhanto wa jigaar ku dhawoowe naf nafteydu dhibeyza dhan show uma roona 💔🥺🥺 heestan tolow ani ma li qaday 😒😰😰💔💔💔💔🥺

    • @amuunhassan9126
      @amuunhassan9126 ปีที่แล้ว +5

      Ax wllo walhi wan ilmeeyaya markan qoralkaga ilahay tala saro isaga qalpiga ku qabojiniye😥

    • @amalaxmed7193
      @amalaxmed7193 ปีที่แล้ว +1

      Ax sorry abayo mcn qalbiga alh haku qabojiuo 😢😢😢😢😢😢😢

    • @najmocadeey1327
      @najmocadeey1327 ปีที่แล้ว

      @@amuunhassan9126 aamin xbbt nasibkeyga sida noqdy abyo sory

    • @najmocadeey1327
      @najmocadeey1327 ปีที่แล้ว

      @@amalaxmed7193 aamin xbbt🥺

    • @ayeeyokorisayofficial9746
      @ayeeyokorisayofficial9746 ปีที่แล้ว +2

      Sorry 😔 hppti mcnyy 🥰 cunugaaga ku dadaal nabsiga meel kaluu ka helayaaye😰😳

  • @cadnaandhucdachannel4172
    @cadnaandhucdachannel4172 ปีที่แล้ว +78

    Heeskasto oo mcn wx ka sii macn quraanka ku sli nabi maxmed

    • @khadijohaji6118
      @khadijohaji6118 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw

  • @cadnaandhucdachannel4172
    @cadnaandhucdachannel4172 ปีที่แล้ว +55

    Aaway dadkii jcl saliga nabi maxmed scw

  • @asmaahmedosman5525
    @asmaahmedosman5525 ปีที่แล้ว +26

    27/1/2023 Saacadu waa 7:08 habeenimo 😥💔 Naf Nafteedu dhibeyso dhana shaw uma roona 💔 ka dhaqaaq ma awoodo u dhowoowna ma dhaanto 💔😥
    Hargeisa SOMALILAND

  • @sultanayusuf21
    @sultanayusuf21 ปีที่แล้ว +136

    Marna kuuma dhacyo dhambaalkeygu ileeno
    Dhagba kuuma dalooshe
    Dhagax ruuxda jeclatay ha,dhameysato ciilka.
    Legend Iskalaaji💫

    • @chkliinpahnan6324
      @chkliinpahnan6324 ปีที่แล้ว +3

      Ka dhaqaq ma awoodo ku dhawoowna ma dhaanto waa jikaar ku dhawoowe naf nafteedu dhibayso dhana show uma roona😭😭❤️💯

    • @dhemanmohaz9584
      @dhemanmohaz9584 ปีที่แล้ว +1

      🥺🥺🥺

    • @IqraMahamuud-ve1gs
      @IqraMahamuud-ve1gs 15 วันที่ผ่านมา

      Allah 😢

  • @somlawoodcity3643
    @somlawoodcity3643 ปีที่แล้ว +457

    46 minutes 😂 tageere weeyn iskalaaji Hadaa tahay liketa saar

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว +2

      Somlawood walal subscribe isaar

    • @fahadalli3117
      @fahadalli3117 ปีที่แล้ว +1

      @@ruunishbeauty3220 ana waan kuusaray horumar wacan wllo

    • @africankidd3642
      @africankidd3642 ปีที่แล้ว +1

      Like like Maxaa kuu anfaca doonaa. Liketa Saar kulaha. 😂

  • @Shacni.
    @Shacni. ปีที่แล้ว +32

    Hestan inee qarxayso inta og like saara comment gaan👍😍

  • @ilhaanraahoofficial2003
    @ilhaanraahoofficial2003 ปีที่แล้ว +23

    Iskalaaji wuxuu ku guulaystay kawaran qalbiyada dadka hees walbuu soosaaro saamayn bay kuleedahay noolaha

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +17

    Aan ku salino xabibkena muxamad scw

  • @zakiabdirashid7650
    @zakiabdirashid7650 ปีที่แล้ว +40

    Inkastoo kugu dhaatey
    Dad ku dhaafsani waayey
    Isalahaa dhaqo oo dhis
    Dhabna kuugu dadaalay
    Dhinacaa wax ka eegay
    Adigaan wax ka dheehan
    😢😢😢😢
    The legend one of the kind ISKALAAJI 😍😍😍😍😍

  • @maceygeenyo1051
    @maceygeenyo1051 ปีที่แล้ว +26

    Naf nafteeda dhibeyso dhana show uma roona🙇‍♀️❤️‍🩹
    Hees qalbeygeyga ka hadleysa qofka aan xad dhaafka u jacelahay oo ah daweyaha nabaradeyda ayaa malin walba aad ii xanunjiya go'aana ma qadan karo mana is booga dhayno plz iso duceya🙏😥

    • @Faayoow
      @Faayoow ปีที่แล้ว

      Wlh ani xitaa midaas aa qabay.runta iyo sida aan dareemaayo Ayaan usheege. Kadibna Wu isbadale.heestaan woo igalasoo daahr

    • @gesacademohamed820
      @gesacademohamed820 ปีที่แล้ว

      😢😢

    • @ilwaadqurux5
      @ilwaadqurux5 ปีที่แล้ว

      😢😢💔💔

    • @hamdinour9685
      @hamdinour9685 ปีที่แล้ว

      Dhagax ruuxda jclatya ha dhamysto ciilka😭 ax yaa jcyl maxad noo dhibaysa

    • @mustafmacalinmaxamed4207
      @mustafmacalinmaxamed4207 ปีที่แล้ว

      Shaydaanka iska naara

  • @samiirasheeke9031
    @samiirasheeke9031 ปีที่แล้ว +46

    51minutes iskalaji Fanaanka Qalbiyada Shacabka Soomaaliyeed 💔😥🙏❤️

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad ปีที่แล้ว +44

    Hees Dhiiga Iyo Dhuuxa Dhaqaajinaysa Alfanaan Iskalaaji Fanaanka Sanadka❤️

  • @idiltimacade9361
    @idiltimacade9361 ปีที่แล้ว +22

    Dhaagx ruxda jeclty ha dhamysto cilka💔2022/17/11/ 20:41am hbn arbco si baxyso khamisnh so galy xiga argtid qorlkan lik saar❤️

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 ปีที่แล้ว +69

    His voice 😍 my favourite one singer: abdi aziiz ali ise iskalaaji 🙏❤
    Ka dhaqaq ma awooda
    Ku dhawawna ma dhaanto
    Wa jikar ku dhawaw
    Naf nafteyda dhibayso 🥺😭

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      Ismaaciil walal subscribe isaar

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 ปีที่แล้ว

      ​@@ruunishbeauty3220 hye walal

    • @abshirocawil8008
      @abshirocawil8008 ปีที่แล้ว

      𝐤𝐚𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐪 𝐦𝐚 𝐚𝐰𝐨𝐨𝐝𝐨 💔😢

    • @nasteexobarre3672
      @nasteexobarre3672 ปีที่แล้ว

      Waxaaba moodaa heestan inay aniga hadlayso.

  • @rathiaabdi1212
    @rathiaabdi1212 ปีที่แล้ว +20

    Kadhaqaaq ma awoodo
    Ku dhawoowna madhaanto
    Waa jikaar ku dhawoowe
    Naf nafteedu dhibayso
    Dhana shaw umaroona
    Really songs baan dhihikaraa🥺🙈

  • @maryamaubeyd2505
    @maryamaubeyd2505 ปีที่แล้ว +28

    Mid kasto cusub oo so qado aniga maxey i tabataa 🥹🥹 fannka kaliya ee an dhagesto iskalaji jir oo jog 🥰🥰

  • @munamuuse8649
    @munamuuse8649 ปีที่แล้ว +17

    Qofkaanu is jeclayn Waanu midooownay
    Alhamdulilah hadana waxaanu nahay qoys❤️🫂
    Hadana heestani way intaabatay💔😭
    Qof walba qofkuu jecel yhy
    Wxn jeclahay wlhi inuuu helo
    Laba walboo is jecel Alleh haysa siiyo
    Labadii is fahmana Alleh haka dhigo❤️🥺🤲

    • @inagahnoug4740
      @inagahnoug4740 ปีที่แล้ว +1

      Alleh ha isku kiin barakeeyo wll🥰🥰 anagana illhay ayan kabaryaaa in uu cafimaad Markale nagu kulmiyo oo aan ku midawno😪

    • @munamuuse8649
      @munamuuse8649 ปีที่แล้ว

      @@inagahnoug4740 Aaamiiin wlshay mcney waad mahadsan tahay❤️🫶🙏

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 ปีที่แล้ว +6

    Dhagax ruuxeda jeclaatey ha dhameysato ciilka 💔😭✅
    Ka dhaqaaq ma awoodo u dhawoowna Ma dhaanto waa jikaar ku dhawoowe naf nafteedu dhibeyso dhanna Show uma roona 💔😭

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 ปีที่แล้ว +29

    Dhagax ruuxda jeclaatay
    Ha dhamaysato ciilka! 💔
    Abwaan Abdirahmaan qoslaaye Iyo Iskalaaji 🔥

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      Mohamed walal subscribe isaar

    • @Qanja16
      @Qanja16 ปีที่แล้ว

      @@ruunishbeauty3220 subscribe waa kudhahay wll 🥰✅

  • @asmahasan6428
    @asmahasan6428 ปีที่แล้ว +39

    ❤marka ruux ugu dheeri
    ❤Aragaga ka dhuunto
    ❤ama kaad isu dhiibtay
    ❤hadalkaaga ka dhaarto
    ❤sow bukaan dhakhtarkiisu
    ❤ku dheeldheelayo maha
    😢erayo dareen gooni ah
    Xanbaarsan 😢

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 ปีที่แล้ว +3

    Meel sokaa la dhayaaye
    Dhamac uurka gubaysaa
    Dhibic roob ma dawayso
    Hees saameyn leh waxay gaari doonta bil gudaheed 1m🥰
    Iskalaji heesihiisu waa dhiig kicis 2022

  • @apdiwalihazzan1056
    @apdiwalihazzan1056 ปีที่แล้ว +25

    Inkastoo kugu dhatay
    Dad ku dhaaf sani wayay
    Is laha dhaqa oo dhis
    Dhabna kuugu dadaalay
    Dhinaca wax ka eegay
    Adigan wax ka dheehan😥
    Dhagax ruuxda jeclaatay
    Ha dhameysato ciilka💔

  • @aminmahamed4764
    @aminmahamed4764 ปีที่แล้ว +8

    Heestaaan waa hees tariiqdeeda hore ka hadleeso lakiin hada waan ka soo Gudbay heerkaan Rabane waan Gaaray Alx🏆🏆🏆🏆 kuubkane anaaa qaaday

  • @gudbaayeofficial
    @gudbaayeofficial ปีที่แล้ว +6

    Cajiib fanaankaan heesahiisa 100% waa kuwa hit ah oo hadana xaalada dhalinta badanaa haysata bu mar waliba kusoo hesaa waxan moodayaa qof waliba arintii haysataba in uu malin kaoso heeso

  • @07946368938
    @07946368938 ปีที่แล้ว +34

    امي اسكتلندية وابي من جنوب صومال ابوً يه 🧠🧠🫶كان يعلمني هلً كلامات … كلمات مره توصل قلب .. تحياتي من اهل ديره .. اخوكم الصغير..😉🫶🫶🫶🇸🇴🇸🇴🇸🇴☺️

    • @amranmohamed4729
      @amranmohamed4729 ปีที่แล้ว

      مرحبًا أخينا الصغير ❤️

    • @mohameddeeq4482
      @mohameddeeq4482 ปีที่แล้ว

      Welcome bro

    • @neenanuura1611
      @neenanuura1611 ปีที่แล้ว

      @Salmaan Omar hhhh somali sajuu carabi bartay wue🙄🤣

    • @abdalleahmett1832
      @abdalleahmett1832 ปีที่แล้ว

      Ninkan profile eega waa sarkal ka tirsan ciidanka yuhuuda, sidoo kale waa sirloin yuhuudi macluumadka waxa aan ka helay profilkisa, comment luqadaddoda ku qoran iyo af English, fdln iska jira.

    • @abdalleahmett1832
      @abdalleahmett1832 ปีที่แล้ว

      @Salmaan Omar haa zxb waa sarlkaa ka tirsan ciidanka yuhuuda, ma is waydiisay sababta uu numberkiisa meesha ugu qoray

  • @apdirahmanhussein6395
    @apdirahmanhussein6395 ปีที่แล้ว +4

    Qalbigeyga weligay jacayl kuma dhalan lkin wa la I jeclaaday anon ogeyn qofkasna man ogeyn lkin dib Aya ka ogaadey lkin beryahan wxa qalbigeyga kuso badanaya ina iska jeclaysto inu noloshayda kuso biiro hdana mrka arko jacylka dadkudhibkay ka marayan wxa is dhaha isk daa lkin fikir iyo wxba igu so bdanay anon aqoon qof a jeclahy 😫😫🫶

  • @salmaabdirisacksalma3632
    @salmaabdirisacksalma3632 ปีที่แล้ว +5

    😢ilahow mid ka qayr badan ku waydistay naftas ya rabbi qalbigega iqaboji

  • @loverbike87
    @loverbike87 ปีที่แล้ว +10

    Inta og ineey heestan qarxayso”💔🥺
    👇Like ta hayla dhafina👍

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi wuu yahay qof dhaqtarkisa ku dhel dhelayo jacelow maxa kugu samenaa yaan oga dacwona bal waa cudur aan dawo lahane
    🥺🥺🥺🥺😭

  • @kaapacudon8009
    @kaapacudon8009 ปีที่แล้ว +4

    naf naftedu dhibyso wxy uxususisay daren aan xnunkisa lanolahy oo aan cidna ii ogyn mrwlbana wxn isku daya inan ilawo lkn markad argto hees ama wxkusabsan jcylka iyo wyihiza runtih wad damqnysa oo wxd unuglnysa dhman drenda uu qlpigagu tabinyo ee uu gocanyo🥺🥺
    wxd ahyd dugsiye aan dadkba ujecla wxn kga tagy duruf iyo caqabdo nololed jira awgod man awodyn inan wax kushego wyo wxn lha wuku dhwcmi .anoo nftda udanynaya ayan wxwlpa katagy kana muty xunun iyo walwal jogto ah💔💔
    adna wxd mody inan kuncy oo aan qofkle kadorsady
    mntna aad sida igu dhwacysa oo aad igu digan anoo kujecl
    🥺🥺🥺🥺🥺🥺qof qof wayayban ahaY😪😔hdad ogan lhyd gudahyga wxa kugu jira mnta sidba igumad ciyrten oo ismad dhahden wayku dhwcde adna nlosha kucil oo kudhib💔💔

  • @umalmahmed8527
    @umalmahmed8527 ปีที่แล้ว +5

    Ax ax rabiyow iga saar nolozhan bilaa jaclka igna badal sawaj isga ka wanagzan niyadana iga saar aduu khyr i leeyahayna rabiyow qalpigisa i soo jeedi oo iga dhig mid wanagzan oo i qimiyeeyaha i raaciya wllyal amiinta inzhaalah 😪😪😪

    • @ayaanbarkhad9485
      @ayaanbarkhad9485 ปีที่แล้ว

      Aamin wll allaha hakuu soo jeediyo

    • @umalmahmed8527
      @umalmahmed8527 ปีที่แล้ว

      @@ayaanbarkhad9485 amiin yaa rabi xppti

    • @ayaanmoh
      @ayaanmoh ปีที่แล้ว

      wll habenki marku rabigen samadan dhaw imadu uleyhy yawx iweydisanayan siiya intad kacdid intas uduceyso ilhywxn kaga baryey sidi kukhyr roon inad hesho eniyadadu kuqnc snthy

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

      Inu hestan dhegeysto ayanu rajayn o xlda waxka bedelo ilahay kalatag idinkuma kalifo wll

    • @umalmahmed8527
      @umalmahmed8527 ปีที่แล้ว

      Ameen wllyal dhammntin waad mahadsatihiin

  • @kkk-rh7hz
    @kkk-rh7hz ปีที่แล้ว +16

    Marka Ruux kugu Dheeri
    Aragaaga ka dhuunto
    Ama kaad isku Dhiibtay
    Saw Bukaan Dhakhtarkiisa
    Uku Dheel Dheelaayo Maaha
    Waa cajiib wlhi intas baan ka helay inta TikTok ka raacday like iisaar Iskaalji fanka halooga haro🙏

  • @Maahir397
    @Maahir397 ปีที่แล้ว +5

    Intii apdi Aziiz iskalaaji ilatagerta
    Like 👍👍

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 ปีที่แล้ว +6

    Talo qof wayn
    Marka qof aad danaysaa kugu dheel dheelo ama Saad uboqraty kuu boqoranwaayo fadalan ha dhagaysan heesaha iska laaji hadii kle ilamda la jaar noqon ee waxad samysaa qol madaw hoosta ka xidho sharoobo hurda cab wad ilaaawi ama dalxiis 7days ubax deedna goaan kama danbaysa qaado dee wakaa calacal kuuma banaana ee tasho
    Calaacalku hal mar buu kuu banaan yahay waa marka aad ogthy inu qofku jeclyhy lkn isfahmiwaa jiro

    • @amanomar804
      @amanomar804 ปีที่แล้ว +1

      Yes waa run dhalo sharobo cab aa wad iga qoslisay wlhi 😂

  • @user-fz6lx4hs8k
    @user-fz6lx4hs8k 10 หลายเดือนก่อน +4

    Dhagax ruuxda jeclatay ha dhamaysato ciilka😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Daganita1212
    @Daganita1212 ปีที่แล้ว +12

    Heestan in ani la iga sameeyad mooda wlhi inta aan comentigan qorayo illinbaa dhabankayga qoysay iga danbeeyow Qalpigaga ilaasho😢💔

    • @nimcocabdulahi9738
      @nimcocabdulahi9738 ปีที่แล้ว +1

      Qalbiga rabi haku qabojo

    • @samiirasheeke9031
      @samiirasheeke9031 ปีที่แล้ว +1

      Kula Mid Baan ahay Sharafey 💔😥 ILAHEY Qalbiga Haino wada Qabojiyo 💔😥🙏🤲🤲

    • @ilyaasaxmedmacalin1326
      @ilyaasaxmedmacalin1326 ปีที่แล้ว +1

      doqonow jaceelow maxaa dad xabaal dhigtay dadna bugaan ka dhigtay ax 🥺🥺❤️‍🩹❤️

    • @caydaruzisco4346
      @caydaruzisco4346 ปีที่แล้ว +1

      🥺🤲

    • @masriaali984
      @masriaali984 ปีที่แล้ว

      Go,aan qaadasho miyey adag tahay?

  • @mohamedjeenbar7301
    @mohamedjeenbar7301 ปีที่แล้ว +10

    Inkastoo kugu dhaatay
    Dad ku dhaafsani waayey
    Islaha dhaqo oo dhis
    Dhabna kuugu dadaalay
    Dhinacaan wax ka eegay
    Adigaan wax ka dheehan. 💔

  • @xamdi9142
    @xamdi9142 ปีที่แล้ว +5

    Qisada hestan anay ihaysata xaqiq waxa mel kawada shaqayna wil aan wada socono xarir jacayl naga dhexeyo dhabti farxad iyo jacayl wakhti badan garab isiyey ana sido kale agtaydana kaa aah boqor hadaba wuka yahaye wilki waxanunsaday dhakhtar ayu galay qabow biyo aya laga miray ferihisa wilki bil ayu dhakhtar kujira aniga uma baran daqiqad ina kamaqnado ama uu iga maqnado waxa jirta gabar xaskisa ahan jirtay awlad uhaysa lkn ay kala tagen aniga hortayda anago wilkan is aqon ayay kala tagen gabadhi waylaso hadhadasha ani aad uga masayra madaba jeclahay wilkan wilki dhakhtarka marku galay address ka dhakhtarka wuu ididey wuxu idhaha boqosho lama ogola Corona darti wasidan iyo cudur daar inu dhakhtar kujiro lkn wan ogahay video kaa arka ama wan lahadla lkn dhakhtarku kujiro maqano wuu ididey ana kuu imanaya ankuso arko bes wuu ididey dadka isla shaqayno waay iwaydiyan wilki kawaran maso boqota waxan dhaha Maya maso boqdo ana mashqulsan ilen maa oran karo isaga ididaya abayo aan isla daganahay waxay idhahda qof xun tahay maso boqatid maa oran karo wuu idida ama maqano dhakhtarku kujiro waay ogtahay inu rer hore solaha waxay idhahaysa xaskisi hore armay soboqata ama utimada ana qalbigayga uma ficna aadbu ixanunaya ano oog sababtu ididayo xata dhakhtarka iyaga haa ididan dhaha lkn adiga isi adreska haday ididan waqancaya manta marka farin udhigo biri igaso jawaba ohinba birkintayda buxisay qalbiga aad ixanunaya ila manta isagana waxa umalayna inu manta sobaxayo siwalba iyo marxalad walba isaga cafimadba urajaynaya maar walba waa boqor

    • @asmadahabo6472
      @asmadahabo6472 ปีที่แล้ว

      Naa maxa ka khaldan abaayo ninki hadu ku diiday iska daa aduunka indhaha u qaybi qof ku jecel kuma diiden ina so booqato qof umu ka qarinayaa

  • @abdirahmanibrahimmohamud7997
    @abdirahmanibrahimmohamud7997 ปีที่แล้ว +2

    Marka ruux kugu dheer iyo
    Aragaaga Ka dhuunto
    Ama kaad isu dhiibtay
    Hadalkaagu Ka dhaarto
    Sow bukaan dhakhtarkiisu
    Ku dhel dheelayo maaha
    Ka dhaqaaq ma awoodo
    Ku dhawaawna ma dhanto
    Waa jikaar Ku dhaboowe
    Naf nafteedu dhibeyso
    Dhanne shown Uma Roona
    Meel sokaa la dhayaaye
    Damac uurka Gubayse
    Dhibic roob ma bogsiiso
    Ama show dhecan Kaa fog
    Dhaxantaada ma bi isoo
    Inkasto oon kugu dhaartay
    Dadna Ku dhafsani waaye
    Islaha dhaqo oo dhis
    Dhabna kugu dadaalay
    Dhinacan wax Ka eegay
    Adiga wax Ka dheehan
    Marna kuuma dhacaayo
    Dhambalkeygu ileynoo
    Dhegba kuuma daloolshe
    Dhagax ruuxda jeclaatay
    Ha dhameysata ciilka
    Waxaba mooda heesta in ayba ika hadleyso

  • @baariyeyyy
    @baariyeyyy ปีที่แล้ว +22

    Wlhi hestu wa xnun socdo❤️🥺 illahow inti is jcl isku keen ❤️🌍 intu jeceyl dhab ah ka dhaxeyo oo isku dacad ah isku wara
    Bariyoww nin oo kle Somaliya lagama helayo❤️🤲🏼 alx hadan hesto

    • @fatushahead6561
      @fatushahead6561 ปีที่แล้ว

      Jacl dacada la wa ilahada 😥

    • @badraibrahim9193
      @badraibrahim9193 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭

    • @maizaabdi9179
      @maizaabdi9179 ปีที่แล้ว +1

      @@fatushahead6561 wlhi waa runta jacayl dacad ma jiro hada adi dacad utahay isaag ku ahayn 😭😭

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      @@fatushahead6561 walal subscribe isaar

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 ปีที่แล้ว

      @@badraibrahim9193 walal subscribe isaar

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 ปีที่แล้ว +9

    Naf nafteedu dhibayso waa xaalad kale oo uu dareemi karo qofkaasi 🥺

    • @nimcomohammed9446
      @nimcomohammed9446 ปีที่แล้ว

      Waxaa muudaa heesta in ey aniga igu socuto wlhi dhan waxaa tagan carurteyda dhanna aabahood oo niga jeclahy lkn siga irabin lkn aniga an jeclahy teyda waxan ka toortry farxda carurteyda sawab too ah raga arran maleh naxarisna maleh marka usawartid waxa tahy doqon rabiyoow talladega adiga aya haya dhaba kuuma dalooshe dhakax ruuxda jeclaty ha dhameysato ceelka dhibatedeyda oo hees ah runtiii

    • @faaduma9087
      @faaduma9087 ปีที่แล้ว

      😢😢

    • @abdijibarproduction3537
      @abdijibarproduction3537 ปีที่แล้ว

      @@nimcomohammed9446 sorry wll ilaahay wax kasta hakuu hagaajiyo 🤲😢

    • @nimcomohammed9446
      @nimcomohammed9446 ปีที่แล้ว

      @@abdijibarproduction3537 aamiin abowe wad mahad san thy

  • @sultantatiko2379
    @sultantatiko2379 ปีที่แล้ว +2

    Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn
    Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan
    Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay
    Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda
    Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo
    Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo
    Mudo sanad aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto
    Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya
    Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha
    Kugu Ducayniya ❤️‍🔥
    Marka ruux kgu dher Hestan aniga ayey ii tabanaysan 😭😭😭🫣🙆

  • @aamiinnuuradiin2622
    @aamiinnuuradiin2622 ปีที่แล้ว +4

    Heestan wa heeesta sanadka 2022🎶😍markay 10m garto ayaa no balan ah replay iso gala markas inta aminsan inay gadmayzo ha is muujiyaan

  • @jacylkigaranuug5701
    @jacylkigaranuug5701 ปีที่แล้ว +5

    Heestani waxay si toosa u taabaty dareen igu taagan kaaso ah jacyl Agoon ah.
    Waku jeclahy walal e ilaahy nabsigyga kaa hay😪🤲

    • @samiirasheeke9031
      @samiirasheeke9031 ปีที่แล้ว

      Dhibta Way Nawada Heysaya Iska samir wll iskana Cafi 🙏💔😥

    • @rowdorowdo7137
      @rowdorowdo7137 ปีที่แล้ว

      Aamin Aamin

  • @SadaamYousufmahamoud-jn8gw
    @SadaamYousufmahamoud-jn8gw ปีที่แล้ว +4

    Ileen Dadku Waa Wada Qalpi Jab KaligeY moodaY JaceYl WA Cadow Wlhie❤️🥺

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh ปีที่แล้ว +2

    Waxaa fanaan Ka dheh

  • @apdimalikfaarah9649
    @apdimalikfaarah9649 ปีที่แล้ว +17

    Heestan Waxaa Mooda Aniga Toos Inay Iga Hadlayso🥺 Adunyadan Waji maleh waa Marad Adigu Ku Jiifto Iyo Maray Yadu Kugu Jiifto🥺🥺
    Naf Nafteedu Dhibayso 🥺🥺🥺💔💔💔

    • @shaaficifaarax1291
      @shaaficifaarax1291 ปีที่แล้ว +1

      Naagti miyaa dhacdy😂

    • @luulmohamet5341
      @luulmohamet5341 ปีที่แล้ว

      Sorry abowe dunidaaba sidaas iska ah 😥

    • @sahroomar1404
      @sahroomar1404 ปีที่แล้ว

      Sorry dunida sidaaso waaaba beri iyo manta

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 ปีที่แล้ว +5

    Iskalaaji &furinle 🎹🎹&Liiban jama🙏🤩🍁

  • @hanilucky2676
    @hanilucky2676 ปีที่แล้ว +3

    Jabka heestan wanso maray🥲 lkn hada waxan u malaynaya inan helay nabsi maalkii qof i jecel ayan haystaa ana aan jecelhy alxm 🥰

  • @RaGdhaan2
    @RaGdhaan2 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhinacan waxa ka eegaya adi gan waxa ka dheehan😢

  • @abwanhelleyare5313
    @abwanhelleyare5313 ปีที่แล้ว +4

    Alfanaan iskalaaji midha aan kujecelahay wlh wxa weeye dipbka misena dhabta ayuu kahadhlaa. Haddan ahay somalida NFD 🇰🇪🇸🇴🙏❤️ wxn leeyhy ILLAHEY haidinxafidho dhamaan liiban asxapta iyo iskalaaji asxaptiisa. Best som artist.

  • @hamdikhadar9260
    @hamdikhadar9260 ปีที่แล้ว +4

    Ka dhaqaaqna ma awodo
    Ku dhawoow na ma dhanto
    Waa jikar ku dhawoowge
    Naf nafteydu dhibayso
    DhaNa show Uma rooNa💔😭😭😭

  • @suuriyaanzeer4299
    @suuriyaanzeer4299 ปีที่แล้ว +6

    Lyrics
    B-1
    Marka ruux kugu dheeri
    Aragaaga ka dhuunto
    Ama kaad isu dhiibtay
    Hadal kaaga ka dhaarto
    Sow bukaan dhakhtar kiisu
    Ku dheel dheelayo maaha
    Ka dhaqaaq ma awoodo
    Ku dhawoow na ma dhaanto
    Waa jikaar ku dhawoow e
    Naf nafteedu dhibayso
    Dhana shaw uma roona
    Krs
    Meel sokaa la dhayaaye
    Dhamac uurka gubaysa
    Dhibic roob ma bogsiiso
    Ama show dhacan kaa fog
    Dhaxantaada ma bi’iso
    B-2
    Inkastoon kugu dhaatay
    Dad ku dhaafsani waayay
    Islahaa dhaqo oo dhis
    Dhabna kuugu dadaalay
    Dhinacaan wax ka eegay
    Adigaan wax ka dheehan
    Marna kuuma dhacaayo
    Dhambaal kaygu ilaynoo
    Dhegba kuuma dalooshee
    Dhagax ruuxda jeclaatay
    Ha dhamay sato ciilka
    Subscribe taadu wa no muhim wl🙏

  • @ramladhuux8626
    @ramladhuux8626 ปีที่แล้ว +1

    Alx ilaaheybaa mahad iskaleh quluubaha bini aadamka gad gadiya koley qof qalbigisa qasri uga dhisey qofkle oo jaaniskaa kuciyaarey waa ruux aad unasiib xun maalinkluna garan fursadaa eebe haisku sakhiro quluubaha is jamata xanuun walpoo ladaremana mar unbaa laga buskoodaa . Qalbiyada jabey ducada habadsadan.

  • @hamseahmedosman3725
    @hamseahmedosman3725 ปีที่แล้ว +2

    Xaladeyda narkan abwan qoslaye uga waramey ayuu ereyadan so alifay runti alfanan iskalaaje cisi sharaf badan ku nolow 🙏🙏😪😘

  • @kalsoonidiiluntey4526
    @kalsoonidiiluntey4526 ปีที่แล้ว +3

    Alla maxaan udulqaatay oon qalbigayga culays saaray si aan isaga ugu dhawaado 😭😭😭😭😭😭😭

  • @xamsexadaari529
    @xamsexadaari529 ปีที่แล้ว +3

    Hees culayskeeda leh oo laga shaqeeyay. Amaanteeda ugu weyn waxa mutaystay oo huwinayaa walaalkay ama saaxiibkay Abwaan Qoslaaye....
    Sow buktaan dhakhtarkiisu
    Ku dheeldheelayo maaha...

  • @salmoluulaabdullahisheikh938
    @salmoluulaabdullahisheikh938 ปีที่แล้ว +1

    Markaa ruux kugu dheer aragaga ka dhuunto ama kaa isku dhiibtay hadalkaga ka dhaarto ax wlhi waxaa xasuusta maalin anigo jaamacda kaso tagay afar saac ilaa galabto kow iyo tobanki galabnimo laamiga xaaladiisa fadhiye si asigo laamiga so aaday u arko talefon la iga qabaneynin dabeesha u joogay mar un inaa arko aragiisa 😢 💔 💔

  • @haniabdillahi8823
    @haniabdillahi8823 ปีที่แล้ว +2

    Heystan ane iga hadle Wlhi 😢 malinte so baxde ila hada dhageysanaya 😢

  • @ayanhirsi7471
    @ayanhirsi7471 ปีที่แล้ว +27

    Most prolific somali singer of this generation singer song writer and laxameyste undeniable talent

  • @amranmuuse2455
    @amranmuuse2455 ปีที่แล้ว +3

    Ka baxx Ilahayow qalpiga no qabojii aniga intii ila dhiiban😢🤲🙏

  • @yasminyasmina9994
    @yasminyasmina9994 ปีที่แล้ว +1

    Ka dhaqaaq ma awoodo ku dhawoowno ma dhaanto naf nafteedu dhibeyso dhana show Uma roona😢😢😢😢 allow saa ku jiro Anoo is ka badalay itus😢

  • @luulmohamet5341
    @luulmohamet5341 ปีที่แล้ว +4

    Marna kuuma dhacaayo dhambaalkeygu ileyne dhagba kuuma dalooshee dhagax ruuxda jeclaatey ha dhameysato ciilka 😥

  • @nastexaabdi
    @nastexaabdi ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭😭😭😭😭waa hestaa kaliyaa aan kuu soo xasustaa 2022 sanadka igu xanunka badnaaa

  • @khaalidhonest7080
    @khaalidhonest7080 ปีที่แล้ว +4

    3:30pm habenimo 14/8/2😢023 haben isniina las anod sool somaliya ban ku dhagaysanaya way i baxaysa
    Marna kuma dhacayo
    Dhanbalkaygu ilene
    Dhagba kuma daloshe
    Dhagax ruuxa jeclatay
    Ha dhamaysato ciilka ah yaa hes hadad iga danbayso like i sar janadana iguso duce laga yabe inan marka dhintaye

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cajabey cajiib abdi asiis
    Iskalaaji my fav singer ❤😊

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 ปีที่แล้ว +2

    Alxm midi an is jeclayn wn is helnay wanuna isku faraxsanhy ilahay inta kala fog ha isku keno inta la niyad jabiyayna ha ubooga dhayo

  • @abdullahititii682
    @abdullahititii682 ปีที่แล้ว +17

    Marna kuma dhacayo dhambalkeyga ileyne Dhagba kuma darooshe dhagax ruuxa jeclatay ha dhamesato Ciilka😢💔

  • @abdirashidmuktarabdinasir4497
    @abdirashidmuktarabdinasir4497 ปีที่แล้ว +4

    Markii ay rabaan iney kudiLaan qaLbigaaga ayaa ay dagayaan kadipna si tar-tiib ah ayaa ay utagaYaan si ay kaaga tagaan adiga Oo dhimasho iyo waali udhaxeeya
    😴😴😴

  • @hananali6992
    @hananali6992 ปีที่แล้ว +2

    Whi hestani qof an ad u jecala balse jecelka an jecala garan wayay bay ka hadalysa 🥹🥹 qofka jeclayiid oo ku daremi wayaa oo ka so qada qof ana waxba ahyiin whi dhibteda bay ledahay balse hadaa wax walba oo an ilaway hestan baa iso xasusiisay 😭😭🥹💔

  • @suleqaabdi2384
    @suleqaabdi2384 ปีที่แล้ว

    Qofad jaceshahay marku hadal kaga kadharto waa xanuun anigeey iheeysaata ale xanunka jacelka haiga duulqad amiin yaa rabii

  • @zhacniabdulkadir9484
    @zhacniabdulkadir9484 ปีที่แล้ว +5

    Iskalaaji mucaashiqiinta quluubtooda ayuu uhadlaa
    Fv. Fanaan ❤

  • @ayanmohamed3983
    @ayanmohamed3983 ปีที่แล้ว +4

    Dhagax ruxa jeclaatey hadhameysato ciilka😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤

  • @AhmedIsmail-op5cz
    @AhmedIsmail-op5cz ปีที่แล้ว +1

    Shad ----- wa hees wacan ----iya

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 ปีที่แล้ว +2

    rabbi swt qalbiga Ha idiin qaboojiyO dHamaaNtiin Faalooyinkiina waaban La ooyay 😭
    Meel sokaa La dHayaaye
    dHamac uurka Gubaysa
    dHibic roob ma Bogsiiso
    ama sHow gacaN ka Fog
    dHaxaNtaada Ma biiso😭🥺

  • @khadraindho7181
    @khadraindho7181 ปีที่แล้ว +4

    Naf nafteedu dhibayso
    Dhana shaw uma roona😢
    I know you will come in here someday if we are alive and I greet you👋

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 ปีที่แล้ว +4

    Qof dhagax so jeclaaday unbaa fahmikara✌

  • @farhiyol6567
    @farhiyol6567 ปีที่แล้ว +1

    Heestan kama dhargin 10 jir waan dhageysta istaqfurulaaah xaax jac jeceelaa

  • @abwaaniidlechannel5891
    @abwaaniidlechannel5891 ปีที่แล้ว +1

    Hameen axad ah19/2/ 2023
    Axyaa cod isklaaji who is listening afer this night?❤

  • @nafyarchannel4824
    @nafyarchannel4824 ปีที่แล้ว +5

    Heezaha inaan dhagayzto ma jecli igama ahan inaan wadaad ahay Lkn hope kayga maaahn
    Lkn heeztan wxaan zoo dhigatay gaclizadayda oo izbuuc hdalkeeda iigu danbayzay diidayna inay ila hdasho weliba ayadoo iga qaldan baan Aniga raaligalinta dalbaday xitaa xoogaa ixtiraam ah imaysan ziin oo iima zoo jawaabin
    Cwana heeztan bay zoo zaaratay snap story
    Mafahmin aniga miyey heezta iga turjumayzaa ileen anaa layga diiday hdlkee ileen ayada aniga hadl Kama diidine oo anaa diyaar u ahe
    Dumarkiina waad jiliczn thiin qalbiyadiina waan ilaalinaa Lkn anagana zidiina ookle baan qalbi leenahy ee na dreema oo zidan nolol maahne 🥺

  • @MESUT188
    @MESUT188 ปีที่แล้ว +5

    marka ruux kugu dheeri
    aragaaga ka dhuunto🥺
    ama kaad isu dhiibtay
    hadalkaaga ka dhaarto😢
    sow bukaan dhakhtarkiisu
    ku dhel dheelayo maahaa😔❤️
    Boqorka fanka iskalaaaaji

  • @Asad-hagio-team27fun
    @Asad-hagio-team27fun 8 หลายเดือนก่อน

    Iskilaaaji one of the best fanaaaan aaan taaaageero 😢 .
    Kadhaqaaaaq ma awooodo
    U dhawawna ma dhaaaanto 😢😢
    Waajikaaar ku dhawooowe
    Nafnafteedu dhibayso dhana sow umaroooona ❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MowlidDaqaf
    @MowlidDaqaf ปีที่แล้ว +1

    Dhibka i helay oo hees ah

  • @naimamohamedmohamud6644
    @naimamohamedmohamud6644 ปีที่แล้ว +5

    Aniga iskalaji waa fasaxay Wlahi bil kasto erayo culus ayu noo keenaya ❤❤❤❤

  • @farhanbulale5548
    @farhanbulale5548 ปีที่แล้ว +80

    Unquestionably he's artist of the year, what a unique voice and amazing lyrics 🔥

    • @sawdasulub4677
      @sawdasulub4677 ปีที่แล้ว +4

      Nnbmkh

    • @amednuur3490
      @amednuur3490 ปีที่แล้ว

      @@sawdasulub4677 plll
      P.
      MN
      MN
      Po/0n Po

    • @amednuur3490
      @amednuur3490 ปีที่แล้ว

      0
      Q q

    • @kingrashiid4212
      @kingrashiid4212 ปีที่แล้ว

      @@amednuur3490 hdhdhdjd

    • @user-wr5xl8uk5m
      @user-wr5xl8uk5m ปีที่แล้ว

      ​@@sawdasulub4677 211a1😊😊😊¹ààaa²😊❤❤❤q❤❤q❤❤❤q❤q

  • @naimaabdi8859
    @naimaabdi8859 ปีที่แล้ว +2

    Marxaladan ku suganhy oo hees ah 🥲🥲mucashaqiinta isoo soo duceeya in ilhy qlpiga ii qabooojiyo😪😪😪😪😪😪😪😭😓😢

  • @sakariyesaakir
    @sakariyesaakir ปีที่แล้ว +1

    Jacaylku hal maalin masoo wada dago , ee sida ilmaha ayuu dhashaa , fadhiistaa ,garguurtaa , istaagaa , kacaa kufaa , kooxgaystaa . Waxuuna lakoraa dhaqanka iyo macaamiilka , sheekada iyo dhagaysiga , dhaq-dhaqaaqa iyo Socdaalka Nolasha !!
    "Dadka qaar ee waan kujeclahayda luuqa kaso leh waa beentood"😳🥰

  • @maaidaqaaliofficial2735
    @maaidaqaaliofficial2735 ปีที่แล้ว +6

    Rajadii luntay 💔
    Ka dhaqaaq ma awoodo 😥
    U dhawaaw ma dhaanto 🥺
    Dhagax ruxi jeclatay 🤔
    Ha dhameysato ciilka 😭
    1 November 2022

  • @wariyesacadsamriye844
    @wariyesacadsamriye844 ปีที่แล้ว +7

    My favorite Artist Somali Iskalaji ❤
    marka ruux ugu dheeri
    Aragaga ka dhuunto
    Ama kaad isu dhiibtay
    Hadalkaaga ka dhaarto
    Sow bukaan dhakhtarkiisu
    ku dheeldheelayo maha
    🥺👋

  • @pahjaaden4478
    @pahjaaden4478 ปีที่แล้ว +2

    Hees waqtigeda io marxaldeda kuso baxdy abwanka sameyay wale run asibey😭😭💔💔💔💔😰😰😰

  • @munamahmedmuniish1117
    @munamahmedmuniish1117 ปีที่แล้ว +2

    Kadhaqaaq ma awoodo😭💔
    Kudhawoowna ma dhaanto 😭
    Waa jikaar kudhawoowe
    Naf nafteeda dhibeysa dhana show uma roona
    Waa xladaha kusuganahay 😭😭 waxba is dhaha niyadada muu oghy iskalaaji hees kasto soqado xaladaha kujiro katurjumeysaa😭🥺my fv singers iskalaaji🥰❤

  • @fathiqueen6457
    @fathiqueen6457 ปีที่แล้ว +4

    2milyan baa nobalan ah 😍😍

  • @ayanahmed8433
    @ayanahmed8433 ปีที่แล้ว +13

    Golden voice always taagero 1one 🥺❤️

  • @faizabeautysalon605
    @faizabeautysalon605 ปีที่แล้ว +1

    Marka ruux kugu dheeri arakaaga ka dhuunto.
    ama kaa isku dhiibtay hadalkaagq ka dhaarto. so bukaan dhakhtarkiisa ku dheel dheelaaya maaha the best fanaan iskalaaji 🎵

  • @fatimamohamed5056
    @fatimamohamed5056 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi heestan waxa ay ka hadalesa mar xalad an had ku jiro naf nafted dhibeso sho dhan u ma ron 💔💔💔💔