ISKALAAJI HADAAN DUULI KARO NEW OFFICIAL VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 669

  • @sadikkalif2122
    @sadikkalif2122 2 ปีที่แล้ว +43

    Eryadad maxmed Salim 100%
    Laxnkaa nin an cadi ahyn taarikh 100%
    Faro macane bashka hanuuniye 100%
    Dahbka camerd caydurus 100%
    Waa la iskugu takay iskalajina waa lagu cimamday ax yaa duulaa🖐😇😴

  • @hoodomohamed9350
    @hoodomohamed9350 2 ปีที่แล้ว +92

    My team Hawraaar iskalaaji Waa noo marti sowmaha 😂. Fanankyga iskalaaji heestan wey na qancisay xaqiq. Jeceyl jeceyl lee dareema 😭😂♥️👏

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว +3

      Tan hees way dhaaftay ee saciid taariikh ma is keenay Sxbky isagoo fanka ka baxay ogaa

    • @hoodomohamed9350
      @hoodomohamed9350 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ismaaciilcaaqil289 Aad iyo aaad 🥰

    • @niyaalshilall5914
      @niyaalshilall5914 2 ปีที่แล้ว +2

      Xayinimooy intana ma joogta 😂 waan ku salaamay gacalo 💕

    • @hoodomohamed9350
      @hoodomohamed9350 2 ปีที่แล้ว +1

      @@niyaalshilall5914 haa kkkkk waanka qaaday qli ♥️😂

    • @liilbaliil_official1113
      @liilbaliil_official1113 2 ปีที่แล้ว

      @@niyaalshilall5914 ❤❤🥰

  • @c.raxmaanmaxamed4280
    @c.raxmaanmaxamed4280 2 ปีที่แล้ว +170

    Qof kastoo cometgayga akhrinaya ilahay adiga iyo waalidkaagaba janada ha ku geeyo ee ku sali nabigeenii muxamed scw scw scw scw 😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @fathaahmed9251
    @fathaahmed9251 2 ปีที่แล้ว +83

    Waxa jira wiil aan xidhiidh leenahay uu iga fogyahay isku meel ma joogno ilaahey waxan ka baryayaa inaan maalin danbe kulano🤲i soo duceee qofkastoo arka commentigaa waa codsi🥰

    • @mohameddekkassim8918
      @mohameddekkassim8918 2 ปีที่แล้ว +3

      Amiin yaarabi Wlshy inshllah waad kulmeysaan

    • @omarabdi5273
      @omarabdi5273 2 ปีที่แล้ว +1

      ameen walasheey Allaha kufududeyo abaayo cafmad buxa ne Allaha lusiyo❤

    • @sihaamita9578
      @sihaamita9578 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani xita mcnto 😪😫

    • @raxmarayaan9735
      @raxmarayaan9735 2 ปีที่แล้ว

      Alle ha isku kiin soo dhaweeyo Wllo

    • @munomanka5509
      @munomanka5509 2 ปีที่แล้ว

      Allh idinkoo nabd ah haidiin kulisno

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 ปีที่แล้ว +23

    Markii ugu horaysay ee aan arko iskalaaji oo hees aanu isagu laxanka saarin qaadaya😲 difference makes beauty 💪🔥

  • @cabdallazaahid2963
    @cabdallazaahid2963 2 ปีที่แล้ว +49

    Intii Is JceL rabi Ha kulmiyo ❤ Inta Kala Fog Mid Dabiibta Rabi ha oga dhigo 💔
    Tani Hees Dhaftey The One And Only Iskalaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaji 🎤🎸

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial5617 2 ปีที่แล้ว +69

    Docda aad ku nooshaan degdeg kugu iman laa
    Ilaahayow nabad isu kaaya tus 😍G😘
    10/may /2022 1:11duhurnimo
    Wan bookhan doona heestan insha allh
    Xasuusna way ii noqon doonta
    Examkii fourka iso dhaw ilaahow ii fududee🤲
    Insha allh sabtida gali doona last exam 11/6/2022

    • @mohacadde824
      @mohacadde824 2 ปีที่แล้ว

      Sdkle last diyaar garowgii Exm

    • @mutawakil9167
      @mutawakil9167 2 ปีที่แล้ว

      Alle hakuu fududeyo wll wlhi examku wax wayn maha lkn werwerka uu kuu keenayo ayaa culays wayn qofka ku noqda

    • @Almaasofficial5617
      @Almaasofficial5617 2 ปีที่แล้ว +2

      @@mutawakil9167 aamin ilaahy hano fudaydiyo aniga iyo inta ila midka ah

    • @ubax____alpih2866
      @ubax____alpih2866 2 ปีที่แล้ว

      Alle hanoo fududeeyo byo

    • @indhadeeqaqueen9771
      @indhadeeqaqueen9771 2 ปีที่แล้ว

      Allaha ku fududeyo sister❤🤲

  • @mahamuttsaid8986
    @mahamuttsaid8986 2 ปีที่แล้ว +15

    Fananka kaliya ee mirihisa laxankisa muqalkisa io voicekisaba laga caajisin legend iskalaji horey usoco adeer 🙏❤

  • @gabdhihoyomcn3357
    @gabdhihoyomcn3357 2 ปีที่แล้ว +42

    Mar walbo anoo qalbig murug kadareemaya ayaan hadana qosla😭🥺insh allah ilahay qalbig hay qaboojiyo asxabay pls isoo duceeya wiil yar aan ayaa layga qaatay anigana habeen walbo waan kuriyooda isgo ila joogo mark riyadayda inuu ilahay ifududeeyo isoo duceeya🤲wllh marna ma ilaawi kari

    • @canuunixaaji
      @canuunixaaji 2 ปีที่แล้ว +3

      Hadaa adi dhashay xanuunka hooyonimo waan kula dareemaayaa insha allah wuu kuusoo naqanaayaa xbbti ee saliga nabiga badi insha allah

    • @marwoazuuz725
      @marwoazuuz725 2 ปีที่แล้ว +1

      Insha allah hno ilahay ha kuso dhaweyo

    • @gabdhihoyomcn3357
      @gabdhihoyomcn3357 2 ปีที่แล้ว

      @@canuunixaaji insh alalh xbbti

    • @gabdhihoyomcn3357
      @gabdhihoyomcn3357 2 ปีที่แล้ว

      @@marwoazuuz725 aaaamin xbbbti

    • @Mohammedoslo
      @Mohammedoslo 2 ปีที่แล้ว +1

      Alle hakuso dhaweeyo wll mcn🤲🏼🥺😔

  • @cabdiraxman9118
    @cabdiraxman9118 2 ปีที่แล้ว +24

    Hees iga hadlayso weye, Baled weyn iyo Borama ayan kala jogna aniga iyo my quen🧕😥.

    • @umalkhayrcabdi4623
      @umalkhayrcabdi4623 2 ปีที่แล้ว +2

      Hadana waa isla dhulkii hoyo wllo bal ka wrn Kuwa kala jooga hargysa iyo maraykan🥺🥺siba sibay dhaanta wllo😭😭

    • @cabdiraxman9118
      @cabdiraxman9118 2 ปีที่แล้ว +2

      @@umalkhayrcabdi4623 wlhi wa runta siba sibey dhaanta balse qalbiya is jecel way isu imanayan gorey ahataba, inta is jecele kala fog allaha isku keeno.

  • @cilmiboodhari272
    @cilmiboodhari272 2 ปีที่แล้ว +25

    Iskalaji We Love Him😍
    From Jigjiga🇬🇲❤🇸🇴
    Siciid Taariikh Adi Miyaaba Saa Ii Galayo Jaaw😂👏

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 2 ปีที่แล้ว +15

    Hadaan Duuli karayoon
    Mardaawfi karilaa
    Docda aad ku dhooshaan
    Dagdag kuugu iman Laa😥❤
    Heestani maalinkey soo baxday
    Jacaylkayga oo London jooga iso diray
    Dhawaan ayaan incha allah nolosha ku midoobi doona Ilahay khayr bdn ayaan kaa rajaynaya😢😢❤🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    (🤵👰💍❤2022 my year☝️)

    • @abdimusa9967
      @abdimusa9967 2 ปีที่แล้ว +1

      May you have a blessed marriage from kenya.....am currently at wajir.......guur kheyr abayo......

    • @Mohammedoslo
      @Mohammedoslo 2 ปีที่แล้ว

      @@abdimusa9967 Amn🤲🏼🤲🏼🤲🏼Thank You

    • @abdimusa9967
      @abdimusa9967 2 ปีที่แล้ว

      Someone told me life in London is far much better than kenya......whats your testimony on that considering your experience in that area......kindly give me your email

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 2 ปีที่แล้ว +7

    🥺🥺🥺❤️ Qof kujecl marka haysatidh noloshu waa mcn

  • @abdiqahargoldbeats5380
    @abdiqahargoldbeats5380 2 ปีที่แล้ว +14

    Mar walba waxaan la kulanaa wax Ina farxad galiya ama Ina murugo galiya balse dhib kasta waxaa looga gudbaa inaadan dareensiin nafsadaaada murug kastana waxaa laga Soo qaadaa uun farxad adoo ku jira .... Laga yaabaa inaad Isla hada culays dareemayso balse iska ilaw wax kasta ❤️❤️

    • @koos5912
      @koos5912 2 ปีที่แล้ว +1

      Nabiga kusali Scw

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Legend always legend keep going ✍️✍️✍️✍️

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan 2 ปีที่แล้ว +42

    Hadaan daahi karaayoo
    Nafta dabar ku sabi laa
    Samir aan dugsado baan
    Duco weyn ku dari laa.
    Qudhan kuu il daran baan
    Daciifnimo ka tiri lahaa
    Rejjo aan dumay baan
    Dayr adag ka dhigan laa"..
    Intaan kuu dedaalaan
    Daacad kuu ahaan lahaa
    Naftan kuu dayoowdaad
    Dabiib aad u noqon layd".

  • @muna4657
    @muna4657 2 ปีที่แล้ว +17

    Noloshayda ayaa hada iso direy siday xasuus igu noqoto❤love ha la dhaafin hadaan isku mid kanahayna oo jacaylkaagu kuso direy ❤mashaa allah so qor❤👈

    • @XasanXaji-v2g
      @XasanXaji-v2g 8 หลายเดือนก่อน

      Asc Oui hn c'est ver ne tu es ou

  • @alzipm2414
    @alzipm2414 2 ปีที่แล้ว +2

    iskalaji Haduna Fananiinta lumber One ahayn
    Anigu Garan maayo cidii ah ☝️🤴🏼🌍

  • @xafsofarax1971
    @xafsofarax1971 2 ปีที่แล้ว +13

    Wllhi waa fananka kaliya aan dhageesto aan taageero abti mcn ❤🙏

  • @sahroomar1404
    @sahroomar1404 2 ปีที่แล้ว +7

    Hees hees dhaaftey weeye inshaaa alh mar waydhaboobaysa Rajadeenu laba kasto kala maqan Ilaahey hakulmiyo inshaaa alh 🥰🥰

  • @nacimoabdiali7943
    @nacimoabdiali7943 2 ปีที่แล้ว +5

    Docda aad ku nooshahaad degdeg kugu iman laha 🇸🇪 Alla dalka iikeen kaygi wn u xiise❤🥰

  • @Chadmali
    @Chadmali 2 ปีที่แล้ว +4

    Codkii iyo laxankii oo qof ah ustaad cabdicasiis cali ciise iskalaaji alle cimriga hakuu barakeeyo❤❤

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 2 ปีที่แล้ว +63

    Happy 18may dhamaan umada rer somaliland 💚⚪❤👉👉

    • @amalcabdi628
      @amalcabdi628 2 ปีที่แล้ว +1

      🥰🥰

    • @aragsanhassan9711
      @aragsanhassan9711 2 ปีที่แล้ว +1

      Guul iyo Gobonimo insha Allah💚🤍❤️ˢᵒᵐᵃˡⁱˡᵃⁿᵈ💚🤍❤️

    • @zamiyazweet2783
      @zamiyazweet2783 2 ปีที่แล้ว +1

      Happy 18 may wllo 💚🤍❤

    • @aragsanhassan9711
      @aragsanhassan9711 2 ปีที่แล้ว

      @@zamiyazweet2783 🙏💚🤍❤️ilaahey Nabad Ha inagu Gaarsiiyo huuno

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว

      Hambalyo Hambalyo Happy 18may somaliland 🟢🟢🟢🟢⚪⚪⚪🔴🔴🔴💪💪

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 ปีที่แล้ว +48

    Best song iskalaaji legend always legend
    Voice 100%
    Beat 100%
    Ereyada 100%
    Editing 100%
    I love this song 🎵 ❤🥰

  • @abdulahiali6847
    @abdulahiali6847 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadaan duuli karayoo
    Mar dawaafi karilaa
    Docda aad kunooshaan
    Deg deg kuugu imanlaa
    Amazing voice by legend iskalaaji

  • @SiciidImaaciilbootaan-ss1ne
    @SiciidImaaciilbootaan-ss1ne 7 วันที่ผ่านมา +1

    Good nice 👍👋👌👌❤️

  • @hodan5339
    @hodan5339 2 ปีที่แล้ว +5

    Hadan duuli karayo mar dawafi kari lahaa docdad ku noshan dag dag kugu iman lahaa ❤😍😭 ilahy aysku so dhaweyo intii kala maqan 😍

  • @Naima90900
    @Naima90900 2 ปีที่แล้ว +3

    Inshalh rabbi khayr hayga dhigo xaajigayga mustqablka dhow bn heestan uqadayaa ❤️‍🔥💜

  • @guleitguudcade1202
    @guleitguudcade1202 2 ปีที่แล้ว +6

    Rug cadagii Soorogaal celi 🐏❤
    Big legend 🙌 Abdi aziiz ali Ciise izko🔥🥶

  • @cabdisalamsaciid9290
    @cabdisalamsaciid9290 2 ปีที่แล้ว +2

    Garoowe my hommeyyyy😫♥️🙄

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +6

    The legend iskalaaji is come back 🔥

  • @MIDOMAALIMABUU
    @MIDOMAALIMABUU 2 ปีที่แล้ว +11

    My favourite song 🎵 ❤
    Dedication to my love roooooooooooooney ❣❣

  • @sabirinladan2338
    @sabirinladan2338 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow iskuso dhawee qalbiyada is jecel misna kala fog💔miis you my love😭

  • @abdiazizjamame679
    @abdiazizjamame679 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaw Inaba caaadi ma ahan heeskan Hees way dhaafay we love you iskilaaaji❤️

  • @samiiraqalanjo9246
    @samiiraqalanjo9246 2 ปีที่แล้ว +6

    Xili aan ilmaheyga tabayo ayey sobaxdey heestan 2022 yarabi nabad iigu gee carurteyda 2sano kasomaqnhy🤲🥺🥺

  • @ckpoi3622
    @ckpoi3622 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadan duulin karayoo Mar dawaafi kari lahaa ducda an ku noshahaa deg deg kugu imaan lahaaa ax yaa hees😭💔😭💔 WHAT A SINGER ISKALAAJI🎤🔥🇸🇴❤

  • @bulshoofficial
    @bulshoofficial 2 ปีที่แล้ว +2

    Team iskilaaji is muujiya let's go 😎👍

  • @ayuubsuldaan5868
    @ayuubsuldaan5868 2 ปีที่แล้ว +4

    Hestan si gara ayey darenka dadka kala maqan u tabanaysa. ❤🌍😍

  • @kingshibiinofficially4893
    @kingshibiinofficially4893 2 ปีที่แล้ว +1

    Legand c/di casiis ciise iskilaaji Adeer Gacaliye Codka iyo isteelka waad udhalatay Guulayso Laandheere

  • @Zia-Apdy
    @Zia-Apdy 2 ปีที่แล้ว +9

    19/may /2022 khamis
    Hadan duuli karayo mar dawafi kari laa
    Ducda aad ku nooshaa dagdag kugu iman laha
    Daren iyo jaceyl ba qalbigaga dagi laha
    Dihaal iyo dhibata dunyo kaga jiri laha
    Intan ku dadalan dacad ku ahan laha naftan ku dayowda dabib aad u noqon lahayd
    Ilahay hana kulansiyo mi husbund ❤️🥰🩸sidad aragtideyda ugu bahantahay aragtidada ugu bahanahay waan kulmi dona insha allah bbe❤️🥀🥰🩸🔥

    • @ceeblacali8850
      @ceeblacali8850 8 หลายเดือนก่อน

      Inaad kulanteenban rejaynayaa🥺🫂👏

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 ปีที่แล้ว +7

    Team Hawraar Long Live Kings 🤴

  • @mohadahmd1964
    @mohadahmd1964 2 ปีที่แล้ว +4

    Wala yaabey heestan hadan duuli karayo 🕊🕊

  • @zakariyeali4803
    @zakariyeali4803 2 ปีที่แล้ว +28

    Legend is back ☝

  • @Maahir530
    @Maahir530 2 ปีที่แล้ว +2

    iskalaajiow waad na walaysaa oo malinba malinta xigta waxad nabaraysaa Jacel😍👌🏿

  • @majeerteengirl5182
    @majeerteengirl5182 2 ปีที่แล้ว +5

    Ay Ay legnd is back 🎤❤💉💯

  • @amenshimbir2884
    @amenshimbir2884 2 ปีที่แล้ว +4

    hawraar music baryahan iyagaa magaalka iska leh🥰

  • @nadianice3009
    @nadianice3009 2 ปีที่แล้ว +24

    Iskalaaji …Thank you so much! You hit the right spot! Masha Allah tabrakallah legend ❤️‍🔥

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 2 ปีที่แล้ว +3

    Siciid taariikh fanka ka bixin
    Waa maxY laxankani

    • @ashrafmediapro7297
      @ashrafmediapro7297 2 ปีที่แล้ว

      Qorshihi u rabaya a ka dhicisobay Fanki ayu Dhagaha so qabsaday markale

  • @nadajama9564
    @nadajama9564 2 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭😭😭😭 ilahay haysku so dhaweyo dadka is jcl ama isqaba kala fog

  • @djamilaismaeldjamila6086
    @djamilaismaeldjamila6086 2 ปีที่แล้ว +7

    Woww quel belle chanson mash allh filicitation mon frère iskalajii nolow abowee

  • @nemittoismail2568
    @nemittoismail2568 2 ปีที่แล้ว

    Hadaa duuli karayoo Mar dawaafi karilahaa docda aad ku noshaan deg deg kuugu Iman lahaa Hooyo mcn🥺🥺🥰

  • @honeyeey3870
    @honeyeey3870 2 ปีที่แล้ว +2

    Rajo aan dumaybaan dayr adag ka dhiganlaa 👏😍❤

  • @hamdaayyaneyy3981
    @hamdaayyaneyy3981 2 ปีที่แล้ว +5

    Naftan kuu dayoowdaad dabiib aad u noqon leyd ❤️😩
    Legend always iskalaaji💕🦋

  • @muadanas5741
    @muadanas5741 2 ปีที่แล้ว +17

    King 👑 of Somali Singer of this Nation.....Big Respect for Him 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥3

  • @ayaancabdiaziiz9890
    @ayaancabdiaziiz9890 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad iskalaji legend 🥰I love song's

  • @Blaaackhorse
    @Blaaackhorse 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa markii igu horaysay aan hees uu laxanka sariin legend Iskalaaji dhaqaysano oo isagu qadaay!!! The difference is wooow🥰 another level jawi jeceyl jeceyl

  • @salmachannel9877
    @salmachannel9877 2 ปีที่แล้ว +1

    heestan waxa dareemi karo qof qofkiisa ka maqan yahay like me 😩😩

  • @daadirofficial3294
    @daadirofficial3294 2 ปีที่แล้ว +7

    Another level Iskalji🥰

  • @faridmed2014
    @faridmed2014 2 ปีที่แล้ว

    Iskilaaji waa no1 fananinta joga waliba best laxamiste heesihiso waa wada murti

  • @nicimacabdi9011
    @nicimacabdi9011 2 ปีที่แล้ว

    Hadaan duuli karayoo
    Mar dawaafi kari laa
    Docda aad ku nooshan
    Dag dag kuugu iman la a

    My fov singer iskalaaji🥰🥰🥰

  • @quruxdumar3317
    @quruxdumar3317 2 ปีที่แล้ว +14

    Iskalaaji is Another level legend 👏 🙌 keep going

  • @Queen-oh3iz
    @Queen-oh3iz 2 ปีที่แล้ว +2

    Iskilaaji fananka kaliya tagero🥰omg ❤️daren iyo jacayl baa qalbigaga dagi la ,dihal iyo dhibata dunyo kaga jiri lahaa🥲

  • @engabdifatahsamirjama5604
    @engabdifatahsamirjama5604 2 ปีที่แล้ว

    Abwaanka qisooyinka mahamed saalim
    Siciid tariikh langand
    Musicion bashiir hanuuniye on other level
    Abdiaziz ali .ciise iskalaji

  • @xariiromar8367
    @xariiromar8367 2 ปีที่แล้ว +2

    Iskalajii heestii ugu horayse uu home kiisa ku soo qaado Garowe 🥰🙏🏽

  • @abdinasirmuhamud8658
    @abdinasirmuhamud8658 2 ปีที่แล้ว +13

    Fantastic song......I really like it

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 ปีที่แล้ว

    Hadaan duuli karayoon
    Mar dawaafi Kari lahaa
    Docda aad ku nooshahaan
    Deg deg kuugu Iman lahaa

  • @ramlamohamedahmed4254
    @ramlamohamedahmed4254 2 ปีที่แล้ว +6

    My favorite singer iskalaji ♥️♥️♥️🔥🔥🔥🔥

  • @umalkhayrmaxamed2489
    @umalkhayrmaxamed2489 2 ปีที่แล้ว +1

    One day inan meel kuwada noolano ayn rajynya my king A❤️

  • @halamamed8172
    @halamamed8172 2 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo badh💘 wiil aan mudo 11 sano jeclaa ayaa jira lkn isga waa inacay😭 still luv him

  • @jaceylma138
    @jaceylma138 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend heesaha jaceylka inoo wad rooble baahane ha inoo amaanin

  • @maxamedckariimqoslaaye5096
    @maxamedckariimqoslaaye5096 2 ปีที่แล้ว +1

    Fananka kaliyataa an lenhy keep going zhp😎😋

  • @kadhanabukarwaqaa8655
    @kadhanabukarwaqaa8655 2 ปีที่แล้ว +2

    Intaa ku dadaalaa
    Daacad ku ahan lahaa
    Naftan ku dayawdaa dabiib aad unoqon laheyd legend iskalaji 🥰🥰

  • @kingshibiinofficially4893
    @kingshibiinofficially4893 2 ปีที่แล้ว +1

    Legand Cabdi casiis Ciise Iski laaji Laandheere guulayso Walle Waxaa Fanaankii Oo qafa ina Adeer Heesa haaga wallahay Waan kudagaa Nabaro Badan I qalala Mr kaan dhagsto

  • @fatuushfatuush5324
    @fatuushfatuush5324 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow iskalaji best fanan🥰

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 2 ปีที่แล้ว

    Hadan duuli karayo mar dawaafi karayaa docda aad ku nolasha dag dag kugu iman lahaaa dareen iyo jacaylba qalbigaaga dagi lahaaa dahil iyo dhibaato dihal kaga jiri lahaaa
    Woow woow 😍

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 2 ปีที่แล้ว +22

    Iskalaaji legend 🔥🔥
    Siciid Tarikha fanka sowkii ka baxay maxa so celiyay 😏😂😂😂

    • @Masscanada879
      @Masscanada879 2 ปีที่แล้ว

      Sciid taarikh wuba kabaxya inte ku argty

    • @ziham_ayanle
      @ziham_ayanle 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Masscanada879 laxanka heesta isgaa leh🤣🤣

    • @Masscanada879
      @Masscanada879 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ziham_ayanle😂😂😂si ladaremn ugu jira fanka😂

    • @ziham_ayanle
      @ziham_ayanle 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Masscanada879 Haa 🤣🤣

    • @ayaanabdirahman2537
      @ayaanabdirahman2537 2 ปีที่แล้ว +1

      hadii fanka laga baxo in laxanka la saaraa tolow ma dambibaa hadii alle idmaayo yaa noo sheega😂😂😂

  • @boosteeyocalixalan310
    @boosteeyocalixalan310 2 ปีที่แล้ว

    Abdi Aziiz Ali Ciise Ustaad Iskilaaji😊🙋‍♀️✅

  • @xullmedia8848
    @xullmedia8848 2 ปีที่แล้ว +1

    abdi ali isse no one can stop

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 2 ปีที่แล้ว

    Fanaanka kaliyeee aaaan dhagysto heesi hiisa dareen iyo jacylbaa qalbigaaga dagi lahaaa😘😘😘😘😘😘

  • @naimaosman5183
    @naimaosman5183 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin wayn iskalaaji Nin magaladiisii kasoo heesaya🇸🇱🇸🇱

  • @Hiisamin04
    @Hiisamin04 2 ปีที่แล้ว +7

    Hees xusuus mudan 13.5.2022❤️🌍

  • @apdikariinmoh880
    @apdikariinmoh880 2 ปีที่แล้ว

    iskilaaji fanan cod halaasiya leh laxankii super siciid tariikh music legend hanuuniye Ragbaa is helay

  • @mohameddekkassim8918
    @mohameddekkassim8918 2 ปีที่แล้ว

    Xasuus waaye Aniga iyo my love Khadijo ayaay inaga hadleeysaa from America to Kenya yaarabi dadka isjecel oona kala dheer rabiyow nawad iskugu keen Adiga Mooyee cidkale awood umalahan amuuraheen inshllah

  • @boqoradassdfofficial134
    @boqoradassdfofficial134 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa heesta kaliya ee marki laqadeyey aan leef u arkayey

  • @khalidabdi5892
    @khalidabdi5892 2 ปีที่แล้ว +3

    Iskalaaji legend waa fanaanka kaliya een si buuxda utaagaaro

  • @nafisaahmed9310
    @nafisaahmed9310 2 ปีที่แล้ว +3

    Docda aad ku nooshan
    Dagdag kugu imaan laa😭
    I'm feeling this song in side me wlhi 😭

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 2 ปีที่แล้ว +2

    Iskalaaji always is lejen💗

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 2 ปีที่แล้ว +1

    Layaab layaab ruuxda fanka maanta C/casiis iskalaaji 💯💯💯👍

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 2 ปีที่แล้ว +23

    The one and only legend iskalaaji waxaaga waxba lagama qaban karo 🔥

    • @mohadahmd1964
      @mohadahmd1964 2 ปีที่แล้ว

      Inder abdimajed mohamd zalamow layaab heezta ❤️💯✊

    • @mumtazjamaal3703
      @mumtazjamaal3703 2 ปีที่แล้ว

      @@mohadahmd1964 7

  • @muhiimsiciidmuhiimsiciid4504
    @muhiimsiciidmuhiimsiciid4504 2 ปีที่แล้ว

    Hadaan duuli karayoo 😍
    Mar dawaafi kari laa😍
    Docdaad ku nooshahaan deg deg kuugu❤ imaan lahaa xaajigeyga mohan💋

  • @abdiaziz5492
    @abdiaziz5492 2 ปีที่แล้ว

    Nice one again Somali legend

  • @salmacumar2863
    @salmacumar2863 2 ปีที่แล้ว

    Hdaan duuli karayo oon
    Mar dawaafi karilaa
    Docda aad ku nooshaan
    Dagdag kgu iman laaa😭😭😭❤

  • @gaduud
    @gaduud 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going iskalaaji

  • @raxmacabdullahimaxamed5526
    @raxmacabdullahimaxamed5526 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend always ❤come back

  • @farhanphilipen7029
    @farhanphilipen7029 2 ปีที่แล้ว +1

    Boqol jeer wan dhagaystay hestan cadi mahan ❤️😘😢

  • @abdikaniosman2134
    @abdikaniosman2134 ปีที่แล้ว

    iskalaaji nin wey ku tageraa shp🤩

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 ปีที่แล้ว +1

    This songggg 😌

  • @guribila9738
    @guribila9738 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa fanaanka kaliya aan laga xiisin mansha alaah

  • @Ahmedmacalinhuud-qe1hl
    @Ahmedmacalinhuud-qe1hl 6 หลายเดือนก่อน

    Legend iskalajii big fanan

  • @brosis6270
    @brosis6270 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaaa qudhiiyee TH-cam ugaloooo wllhy respect ❤❤