What a beautiful conversation ماشاءالله. I really love the distinction you make on the leadership versus decision making. Awesone! Allah ha idin barakeeyo. I really benefited from this conversation. I enjoyed the respectful manner you guys are conducting the discussion in the video: like best friends. I can never forget the session you gave us in Montreal, Canada a while ago. Much love to both of you.
Scw Umu Waladeyn, waad ku mahadsantahay likega iyo commentka aad noo reebtay intaba. Waxaad tilmaantay arin u baahan inaad labadiinuba siisaan fiiro gaar ah. Arintaasi waa kala duwanaashihiina tarbiyadeed iyo korsiimo oo mudan in qofba qofka kale isku dayo inuu barto kadibna qadarinteeda iyo ixtiraamkeeda la yimaado insha Allah. Waayo arinto maaha waan kala fiicannahay ee waa kala duwanaan korsiimo oo keeni karta inay saameen ku yeelo hab dhaqankiina. Taasoo iyana dhici karto inaad isu dulqaadan weydaan. Sidaas darteed waxaan idinkula talin inaad raadsataan buugaagta iyo aqoonyahanada ku takhasusay inay idin fahan siiyaan caaqibada xun ee ay yeelan karto hadii ay sidan aad timaantay ku sii socoto iyo in la idinka soo saaro sidaad uga gudbi kari lahaydeen dhibkan. Mahadsanid in badan.
Mahadsanid Shukri. Allaha ku jeclaado walaal. Hadda ayaan wax badan soo dhigi doonaa insha allah ee walaalahana la sii wadaag adoo in badan mahadsan. Shukran Shukriyeey.
Maschallah taabaraakallah sheilk ahmed johari iyo ust lovekusa hibo omar gulled
Maashaa allaaah tabaaraka allaaaah illaahay ha idin xafido from sheikh dulmi diid
What a beautiful conversation ماشاءالله. I really love the distinction you make on the leadership versus decision making. Awesone! Allah ha idin barakeeyo. I really benefited from this conversation. I enjoyed the respectful manner you guys are conducting the discussion in the video: like best friends. I can never forget the session you gave us in Montreal, Canada a while ago. Much love to both of you.
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله جزاكم الله خير الجزاء يا الشيخ احمد جوهره أختي الكريمة هبه عمر اللهم يحفظك ويحميك يارب العالمين ا
Aamiin yaarabi
Mashallah sheikh aad ayad u mahadsantihin. Anigu waxan guriga waliidkey kaga so kaceey abeheey oo hoyadas naxariis iyo respect uu mujinaya, odeygeygu wuxu gurigooda kaga soo kaceey inu abihii digtaator aha. wana sababta aanu isu fahmii lanahey.
Scw Umu Waladeyn, waad ku mahadsantahay likega iyo commentka aad noo reebtay intaba. Waxaad tilmaantay arin u baahan inaad labadiinuba siisaan fiiro gaar ah. Arintaasi waa kala duwanaashihiina tarbiyadeed iyo korsiimo oo mudan in qofba qofka kale isku dayo inuu barto kadibna qadarinteeda iyo ixtiraamkeeda la yimaado insha Allah. Waayo arinto maaha waan kala fiicannahay ee waa kala duwanaan korsiimo oo keeni karta inay saameen ku yeelo hab dhaqankiina. Taasoo iyana dhici karto inaad isu dulqaadan weydaan. Sidaas darteed waxaan idinkula talin inaad raadsataan buugaagta iyo aqoonyahanada ku takhasusay inay idin fahan siiyaan caaqibada xun ee ay yeelan karto hadii ay sidan aad timaantay ku sii socoto iyo in la idinka soo saaro sidaad uga gudbi kari lahaydeen dhibkan.
Mahadsanid in badan.
Sheikh ahmed see kuula soo xariiri karaa
masha allh lamane ❤qurux badan❤
Mnsha Allah
Macalumiintaydi. Salaam qaali ah
Wcs Sabaad, Ardaydayadii qaaliga ahaa masha allah.
Aamiin aamiin yaarabi
From DULMI DIID lamaane aan jeclahay mashaa allaah ma ogeyn inaad TH-cam leedihiin hadaan idinku soo biiray
Mahadsanid Shukri. Allaha ku jeclaado walaal. Hadda ayaan wax badan soo dhigi doonaa insha allah ee walaalahana la sii wadaag adoo in badan mahadsan. Shukran Shukriyeey.
@@JOHARITUBE1 cafwan shaikh lkn 1codsi ayaan wataa fadlan naga soo gaabiya waqtiga video giina wuu nagu dheeryahay
Mash allaha beautiful family
Walalo numberkiina ii siiya waxaan raaba inaan kurz ka soo qayb galno aniga xajigayga
Asc
Aniga rayigayga waxay ila tahay nin diinleh akhlaaq leh waala fahmi karaa waana loo dulqaadan karaa