systemka galmudug in la wada dhowro ayaa Qof gaara ka muhiimsan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @AsliOmar-rc4gk
    @AsliOmar-rc4gk 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jamaaloow 16 xildhibaan ee hg yeeysan. Nagusoonaqon nijaasta

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad Salad See Dareeme Xagee Maroosaa Saana Maku Dambeesay

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dhegahaadu ma ismaqlaan. Maalinba si u hadal. Adigu is waani.

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @Suaad8
    @Suaad8 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah jamaal nuur nolow 👍👍👍

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 2 หลายเดือนก่อน

    Qoor qoor..siyaasiyiin galmudug. Ciyaal yar yar oo caayo u so diray. Xasan sheikh waxa uu dam.cay in uu taa geero mahad salaad. Marka uu rakay dhaqanka. Siyaasiyiin qaraabada la ah. Fahamka. Iyo wacyiga liita. .. xasan waa iska tagay.

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 2 หลายเดือนก่อน

    Excellence suggession

  • @safiya8016
    @safiya8016 2 หลายเดือนก่อน

    💯💯

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    WA RUN

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 2 หลายเดือนก่อน

    Jamaal Nuur Geesi Run Shega Geerida Been Adiga iyo Inta Kula Aqliga Guuleyso Geeridaa Been..

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 2 หลายเดือนก่อน

    Ahlaan Wasahlan Jamal N Galay Wa Owrtable Suwaqron Lugta Marin Jirtay Kaftami jirtay 2018.19kI Waqti Dheer Kugu Xiran Hadalkaga Xigamadaysan

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 2 หลายเดือนก่อน

    Nacam

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou 2 หลายเดือนก่อน

    Tuug ILLAAHA TUUGAYA KKKKK NACALAA HABARDUGAAG

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    XASAN DHIIQO WUXU RABA INU GATO BENSIINKA HOBYO HA LEYSKA JIRO

  • @RahmoIbrahimhussein
    @RahmoIbrahimhussein 2 หลายเดือนก่อน

    Kkķkkkkkkkkkkkkki

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    ADUNKA WAXA KA JIRA WOOD QOF IYO COD XAFAD KASTO HALA DHIGO SANTUUQ WA IN SHACABKA LA BARO WOOD

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 2 หลายเดือนก่อน

    Afka alakaama gooyo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    QAALI WAXA QABA NIN ILKA YARA O DHIIGA HAWIYE HANTIDA HAWIYE QUTA

  • @Shankharon
    @Shankharon 2 หลายเดือนก่อน

    2005tii miya jirtay damjadiid c/yuusuf muyuu ahaay damjadiid kkkkkk 2005tii c/yuusuf madaxweyne ahaaye

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa u kuu bilaabo Ayan garan waayey

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 หลายเดือนก่อน

    Hurdada ka kac muduloodoow nin kula dhashay ayaa rabo in dhulkaaga in soomaali uu shirko kula noqdo cali mahdi ayee xukunka ku qasadeen soomaalida kalana nugula dagaaleen garre maahin inta kale tan kama duwana sidi ayee ula jiraan anaka hadda waa nooga duwantahay xaqeen dhulkeen aan ka ilaashan syaasi ha maqlina dantii gaaban ayuu ilaasanaa ama kadhimo ama yaan ninkal oo mudulood aheeyn duqmagaalo yuusan ka naqan ewalba adaa ka noqon jirtay cidkasta oo timaado xataa muqaamadii islaamiyiintii 1 maxaa kiintii doqamagaalada waxeey ka dhagtay mudulood 2xisbul islaam waxeey ka dhigtay mudulood ashabaab waxay ka dhigtay mudulood cabdlaahi yuusuf waxuu ka dhigay mudulood faramaajo waxuu ka dhigay mudulood marka baarlamaanka soomaaliyeed caqliga ha shaqeeyo iyo xaqa cidaas maqaamkaas uga leexda waa talo haddii kale gardarada nin kale xaqiisa ku xaqirto soomaali madumin ee hadda ayee dumee ee habargidir dulmiga aay horboodeeyso ka leexda soomaaliya xaqa allaha tuso

  • @abdikadirmohamed5166
    @abdikadirmohamed5166 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad jamaal irir samaale ayaad raadisey waa lagu dhageysan waayey , kadibna hawiye inaad kulmiso ayaad doontay' cid kaama hoos qaadin , habargidir , ayaad mareysaa taasna waxey u eg tahay inaan dhajaq laguu siin ilaahoow yaanan ku gaarsiin ilaa ayaanle ceyr' 😂😂😂

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin
    Aamiin