Maxamed Warsame Qasali Iyo Saado Cali Warsame Heestii Dhaanto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 423

  • @aboubakarosman2364
    @aboubakarosman2364 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa mlintii igu horeysay ee aan daawado heestan nice song allah ha ni naxristo 27 /7/2019

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 ปีที่แล้ว +18

    Laba Caruuraha Oo wadkoray igadheh
    Dhalad Isjeclaa 💔Allah Yarhamuh Raahimeen Yaa Sada Ali habo..
    My heart is broken with out You
    FOREVER AND EVER. Habo R.I.P😢

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 7 ปีที่แล้ว +18

    Allah Ha U Naxariizto Maamo Saado Cali Warsame Iyo Wixii Muslim Ahba Ilahayow Godka U Nuuri

  • @maxamedxaajoow5778
    @maxamedxaajoow5778 5 ปีที่แล้ว +21

    maanta ayaan maray
    meeshii ay wax magaratadu ku'dileen
    boqororad allaha kuu naxariisto
    SAADO ALI WARSAME
    22/02/2019

    • @halimamohamed4726
      @halimamohamed4726 5 ปีที่แล้ว +1

      Alaha unaxaristo

    • @maxamedliiban3100
      @maxamedliiban3100 5 ปีที่แล้ว

      cabdifataax max'ed 10 shelF

    • @moohaan8k
      @moohaan8k 5 ปีที่แล้ว +1

      Allaha ha u naxristo janotul fardowsa allaha ha ka warabiyo

  • @galoose
    @galoose 5 ปีที่แล้ว +31

    7 December 2019 yaa ila daawanaya saado Cali illaahy haunaxariisto waxay ahayd qof cajiib ah oo asduura ah

    • @mariamina8692
      @mariamina8692 5 ปีที่แล้ว +1

      December 17, 2019. Ilaahay haw naxariisto labadoodaba. Mohamed qasaali iyo magoo baan heesta ku xasuusta

    • @maxamedcabdi676
      @maxamedcabdi676 4 ปีที่แล้ว

      gc0

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 6 ปีที่แล้ว +27

    I love Saado Cali Allaa Yarham..... qof wanaagsan bey aheyd.....

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 6 ปีที่แล้ว +47

    Axxx geeridu xanun badanaa talow anna inteebay iisoo jirtaa bal adunka fiiriya Sado cali waxy badashay Magool hestan mntana 3 doodiiba way naga hooseeyaan😢illhow udanbi dhaaf oo unaxariso Muslimiinta 😭😭😭yaa allah

  • @sikaawe
    @sikaawe 5 ปีที่แล้ว +41

    Lyrics in English for those who cannot understand good Somali
    Actress
    • You had struggles through a time waiting for me
    • That trauma you survived has just started with me
    tonight
    • I have just felt the inferno that you stood on
    • Oh entertainment, it is no entertainment
    • Oh pay attention, pay attention always [x2]
    Actor
    • It was between us to ignore each other in difficulties
    • Oh, You have been smiling with my ills for a while
    • As are result I had to hid myself in the woods like a murderer
    • Oh, is n’t that you expect a dhaanto(Somali play) and entertainment for tonight ? [x2]
    Actress
    • Oh, Dheeg(name of the actor)! I let down on our relation before
    • But then, the one that caused the damage is trying to mend it adequate
    • We saw many times that one can make mistakes and miss advices
    • It is not fun today, pay attention always [x2]
    Actor
    • Oh, the earth yelps for the blaze that barbequed me
    • Oh, the trees weep for the inferno that I mouth-filled [x2]
    • I already drunk bitterness of experience, and it is your turn to test it
    • Oh, is n’t that you expect a dhaanto(Somali play) and entertainment for tonight ? [x2]
    Actress
    • Oh, God never gives achievement to guilt-ridden
    • Equity that is ignored will always succeed after all
    • Oh, the trap that I laid down caught up my ankle
    • Oh entertainment, it is no entertainment
    • Oh pay attention, pay attention always [x2]
    Actor
    • You did not acknowledge my ills in your time
    • Oh, you stop the meaningless utterance and being double-faced [x2]
    • I am not going to listen to you, you depart now
    • Oh, is n’t that you expect a dhaanto(Somali play) and entertainment for tonight ? [x2]

    • @samsamcusmaan3475
      @samsamcusmaan3475 4 ปีที่แล้ว +4

      What a great translation. You are the shekspear of this century

    • @sikaawe
      @sikaawe 4 ปีที่แล้ว +1

      @@samsamcusmaan3475 You can look at other songs here that I translated in English:
      th-cam.com/video/d0waY9XMtVc/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/bTK_vn_P7SY/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/T533Q1g2jBw/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/cLOnLSOR2b4/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/QFWjbQGhglk/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/zqwTamMaQO8/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/WDDyij5WdvE/w-d-xo.html&start_radio=1
      th-cam.com/video/OOYabq95r2Q/w-d-xo.html

    • @msomahy9087
      @msomahy9087 4 ปีที่แล้ว

      sikaawe can u teach me English

    • @sikaawe
      @sikaawe 4 ปีที่แล้ว

      @@msomahy9087 Yes why not, I definitely can teach you my fellow Somali ... This is the first clue and lesson for you then: try to read all English books both easy and hard ones along with the grammar for at least one year to cement/fix your English understanding, then you will hopefully become a 'graded English speaker'. After that we can move on to the next stage.

    • @msomahy9087
      @msomahy9087 4 ปีที่แล้ว

      sikaawe thanks indeed my brother May I know your phone number or your Facebook please?
      Wlhi I need you my name kafia and I live in Uganda 🇺🇬 I would like to be your best friend if it’s impossible

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 ปีที่แล้ว +5

    Hooyadii quruxda
    Saado cali warsame
    🤲🤲🤲🤲😥😥😥🤲🤲

  • @ahmedkhayrquraab229
    @ahmedkhayrquraab229 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxaristo labadaba , Saado cali warsame xidigtiii xidigaha somaliyeed ❤💕❤

  • @Garraad
    @Garraad 12 ปีที่แล้ว +1

    WaW....
    Sidaanan Heeestaan oo kale horey ugu arkin. Fanka dagan hala nooleeyo, No need headache while listing song.
    So smooooooooth

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว

    Allah swt janatul fardawsa ha ugu deeqo maxamed warsame qaasaali macalinkli, fanaankii qiimaha lahaa Saado cali warsame iyo xaliimo khaliif magool oo originalkii heesta la qaaday QAASAALI hableheenii fanaaniintii haybada iyo karaamada lahaa maxamed warsame hadraawina cimri dheer iyo cibaado suuban

  • @sayiid798
    @sayiid798 6 ปีที่แล้ว +18

    Ilahaay ha uu wada naxariisto fanaanin tena Qaaliga ah manta waynaga hooseyaan Qasaali waxu ku geeriyoday Dalka Qatar waa lawada socodaa Ilahay ha ino wada naxariisto ducay inaga mudan yihiin

    • @Arafodore
      @Arafodore 6 ปีที่แล้ว +2

      Ameen ya Rabbi 😢

    • @kawsaribrahim.nesdexa453
      @kawsaribrahim.nesdexa453 5 ปีที่แล้ว +1

      walalo qaasaali saado muu ka horeeyay aduunku waa dharaaro saado waxanu sugaynay in ay noo timaado maalin uun hadaanu nahay reer somaliland laakiin ilaahay muu qadarin gurigeedii runta ahaabay taktee ilaahay beer jano ha uga dhigo

  • @saidmohamed2441
    @saidmohamed2441 8 ปีที่แล้ว +12

    Alle ha u naxariisto Saada Ali . Amiin. JUNE 7.2016

  • @Rashka1999
    @Rashka1999 12 ปีที่แล้ว +3

    dad waa dadkii hore fanan wa fanaaniitntii hore saado cali warsame iyo maxamed warsame qasaali axsan hees macaan

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 ปีที่แล้ว +12

    Zubxaaan alaH ilahay baa qofkuu doonoH qurux siiyaH baL saado cali ila arka rabiH janadiH haka warabiyo iyada iyo wixi muslin ahba

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 4 ปีที่แล้ว

    فعلاً الأغاني القديمه عندها طابع وذكريات اكثرمن حلوه ....ربنا يرحمكما ويجعلكما في الجنة محمد ورسمه غزالي وساده علي ورسمه

  • @gobiyocaadkeed6491
    @gobiyocaadkeed6491 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow maxamed warsame qaasaali iyo Sabado cali warsame janatul fardawsa ugu deeq maxamed warsame hadraawina cimri sheer caafimaad iyo cibaado duuban ugu deeq warsame family legends

  • @araphathassan7184
    @araphathassan7184 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle hawnaxariisto saado cali warsame qof wacan ahayd alle yaarahma

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 6 ปีที่แล้ว +3

    Alle haw naxariisto labada fannaanba Maxmed warsame qaasaalli isna dhawaanbu dhintay Allow u naxariiso labada fannaanba oo denbigoodana dhaaf.
    #Maalin #jimce ah
    04_May_2018
    from South East Asia

  • @abdowali463
    @abdowali463 10 ปีที่แล้ว +19

    Saado caliyey illahay janadii fardawsa ha ku geeyo.

  • @eyman143
    @eyman143 12 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaw waa dadkii hore qasaali iyo saado oo qaadaya heestii xidigadii allaha u naxariistee xaliima qaliif cumar magool................................

  • @abdirahmansiciidgaryaqaan8331
    @abdirahmansiciidgaryaqaan8331 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto Boqoradii fanka Saado Cali warsame

  • @muxudinxuseencariif2352
    @muxudinxuseencariif2352 5 ปีที่แล้ว +3

    2020 wataa tawaday liik ha iisarto subjaktina ha dhahdo

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 8 ปีที่แล้ว +22

    Allah yaa rahma raahimiin maama Saado cali warsame ilaahow jano fardowso kugu waari cod qurux dadnimo qof kula mida soomaali soo mari maayo

    • @fardus5305
      @fardus5305 8 ปีที่แล้ว +3

      aaamiin yarabi

    • @ahmedadem7349
      @ahmedadem7349 6 ปีที่แล้ว +1

      lucky h magoolba way dhimatyo somali qrx iyo codba uhesatay alle lapadodabah u naxariisto

    • @rafiidboss273
      @rafiidboss273 6 ปีที่แล้ว

      lucky h amiin maamo sado allah ku naxaristo

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 6 ปีที่แล้ว

      lucky h
      aamin labadaba allaha unaxaristo

    • @mahamoudgaas2611
      @mahamoudgaas2611 6 ปีที่แล้ว +1

      Qaasaali isna wuu dhintaye dhamaan alle haw wada naxariisto, waala dhamaaday

  • @wasodoontowaasaayewalashii4060
    @wasodoontowaasaayewalashii4060 5 ปีที่แล้ว +11

    Heesta maka daalo malaa 20 jeeer wan dawaday
    Dhibta laysku eegnaa waa inoo dhexaysee anna dhiig sidaan galay kaymaha ku dhunteee
    😍😍 farta soo taga wxa dawada 2019/2/16

  • @khadarxaajixasan6931
    @khadarxaajixasan6931 4 ปีที่แล้ว +1

    Illaahy Labadaba ha unaxariisto Waa labo Marxuun maanta

  • @11masmas
    @11masmas 6 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax maxmed warsame qaasali allow godka u nuur isag iyo fananadii waynayd saado cali warsame.... fanaan ma dhinto

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 13 ปีที่แล้ว +26

    caayda ma fiicna,, Sado cali waa boqrad soomaaliyeed , looma quuri karo in loo gefo

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto marxuum Maxamed warsame qaasaali iyo marxuumad saado Cali warsame

  • @FarhanAhmed-lp2ss
    @FarhanAhmed-lp2ss 5 ปีที่แล้ว +1

    Xasuustii mohamed warsame qasali iyo xalima cumar khalif magool markn waxaa ku luuqeyneyso badlkii magool saado ali warsame dhamntood rabi ha u wada naxariisto😪😪😪

  • @khadarabdilahimohamed2849
    @khadarabdilahimohamed2849 4 ปีที่แล้ว +5

    Intaa commintiga akhrinayay halka qofna ma qorin ilaahy ha u naxariisti maxamed warsame qasaali

  • @saciiddhaffe3427
    @saciiddhaffe3427 9 ปีที่แล้ว +1

    waaw waa fanaaniin tiii mada daalin jiray u mada soomaaliyeed alle ha u naxa riisto saado wexey e heed qof aad u wanaag san

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 ปีที่แล้ว

    Ilahay hawnaxaristo labadaba waa bil rabadaaane Saado Ali Horta Qurux Badnayda mnzha allah tollow gabadh maka tagtay wxay noqotaba wn ka bixin laha wlhi
    Qalanjo ayay ahayd 😍😍😍👈

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 6 ปีที่แล้ว

      Haa zxp gabdheheediba baba gabdho sii dhalay ila thy golayba gabar baa waxa loo dhaha Xoriyo ee yeysan kaa dhamane orod ka gaar

  • @d.dalnuurshe9025
    @d.dalnuurshe9025 6 ปีที่แล้ว +70

    Yaa salaam kama daalo heestaan 2k18 inta ila daawanayso like iisaara

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 6 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed Warsame Qasaali Rabbo how Naxariistee Ayaamo Dhawayd Buu Qatar Doha Ku Dhintay
    1970 Isagoo Fanaan qaran Ah Ayuu Qatar Ka Noqday Askari Ciidamada Dufaaca qatar Kamaba tegin Ilaa Uu Ku Dhintay

  • @mohamedG21
    @mohamedG21 4 ปีที่แล้ว

    Alle naxariistii jano haka waraabiyo aaamiin fananintan

  • @abdirahmancsk117
    @abdirahmancsk117 9 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto fanaanada qaranka somaliyeed saado cali warsame janadii fardoso allh haka waraabiyo

  • @Baahalow
    @Baahalow 12 ปีที่แล้ว +6

    Originally Qasali Shared This song With Late Halima Khalif Magool May Allah Reward Her his Janna, One of All time Best somali song, I have a Version with Full Waberi Orchestra Music Band

    • @mariamina8692
      @mariamina8692 5 ปีที่แล้ว

      True the original song belonged to Mohamed qasaale and halimo khalif magool

  • @mohammadjamac2691
    @mohammadjamac2691 9 ปีที่แล้ว +1

    caadi maaha allow kuu naxariiso saado cali warsame

  • @bislecali6020
    @bislecali6020 8 ปีที่แล้ว +6

    alla yaa raxma Maamo saado cali warsame

  • @jamaalhassan1389
    @jamaalhassan1389 9 ปีที่แล้ว +10

    maxamed qasaali waa markiii iigu horeysay aan arko runtii waa fanaan aad u codmacaan

    • @faadumomaxamuud9329
      @faadumomaxamuud9329 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah Ha Unaxariisto dhammaantood

    • @kayseali8070
      @kayseali8070 5 ปีที่แล้ว

      Marxuum Maxamed warsame qaasaali wuxuu ku geeriyooday dalka Qatar

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 6 ปีที่แล้ว +2

    dhab u fiirso. waa erayadii abwaan hadraawi waxa talantaali u qaadey bilowgii qasaali iyo magool hadana waa qasaali iyo saado alle ha,unaxariisto

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariisto jantal fardawsana haka waraabiyo boqoradii codka iyo fanka saado cali warsame

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahayoow u naxariiso labadoodaba Amiin amiin amiin amiin

  • @nuuneomar4593
    @nuuneomar4593 5 ปีที่แล้ว +1

    2019 this song never too old , RIP saado Ali

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 7 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto marxuum Maxamed warsame qaasaali bilowgii sanadkan cusub ee 2018 ayuu ku geeriyooday dalka Qadar

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 8 ปีที่แล้ว +6

    she was good actress allaw kuu naxariiso

  • @calixasan73
    @calixasan73 5 ปีที่แล้ว

    Ale ha u naxariisto maamo saado cali warsame

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 4 ปีที่แล้ว

    Rabi ha unaxaristo labadaba rabi ha caafiyo abwaankii sameeyay murtidan dhaxal galka ah hadraawi

  • @hargeisaboy6045
    @hargeisaboy6045 5 ปีที่แล้ว +3

    yaa salaam heestan caadi maaha. 2019.april

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 7 ปีที่แล้ว

    ILAAHAY SWT ANAXARIISTII JANO HA KA WARAABIYO DAMBIGOODANA HA DHAAFO MAXAMED WARSAME OO HORAANTII BISHAN JANUARY 2018 KU GEERIYOODA DALKA QATAR IYO SAADO C.WARSAME IYO WIXII MUSLIM AH OO DHAN DAMBI DHAAF IYO NAXARIIS BAAN ILAAHAY UGA BARYAYAA AAMIIN YAA RABBI

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 ปีที่แล้ว +1

    eedo alle hakuu naxariisto😢

  • @samsamcusmaan3475
    @samsamcusmaan3475 7 ปีที่แล้ว

    Ilaahay Sado ha u naxariisto. Annagana ha nooga daba naxariisto

  • @yj-iw9dy
    @yj-iw9dy 4 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto labadaba, Aamiin

  • @abdiqalib8231
    @abdiqalib8231 10 ปีที่แล้ว

    Ilahow kuu naxariiso oo janaatul firdowsa ku gali . Amin

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +3

    *4:23* Qasali Qajilaad😍

  • @maryamamuusegaruun3419
    @maryamamuusegaruun3419 4 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxriste mamo sado kma dalo hesaheda ❤

  • @timoosquule4408
    @timoosquule4408 8 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha u naxariisto saado cali warsame.

  • @soomaalnews8234
    @soomaalnews8234 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla ha u naxariisto labadoodaba 😭😭😭

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 4 ปีที่แล้ว

    Waa midhihii abwaankii waynaa Maxamed ibraahim warsame hadraawi

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 13 ปีที่แล้ว +1

    1da bishii January 1994, bilowgii sannadkaa ayaan ku qayilay heestan & kuwa kale oo la mid ah anigoo joogo degmada BeledXaawo!! Waayadu orod badanaa!!Q

  • @mubarigisse7290
    @mubarigisse7290 5 ปีที่แล้ว +1

    Sado quruxleey ilaahay hakuu naxariisto waa fananad aad aan utagero janatul fardawsa ale hakaa warabiyo

    • @horumarhore2903
      @horumarhore2903 5 ปีที่แล้ว

      Wax magarado garaad laawe, uurdoox dhiiga Muslim banaystay baa dilay. Kuwii hoos amrana wali lama qaban. Dhagar qabyada

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waah waa wax laGab naXo
    Markii horeh
    Magool aya heeztan la qqadi jirtey
    Maantnah zaddexdiipah waaH ingah hooozeeyan ax😭😰

  • @yussufmohamed2405
    @yussufmohamed2405 4 ปีที่แล้ว

    ILLAHEY XAKU NAXARISO TRUE SISTER WE LOVED YOU SO MUCH SHE WAS POLITE AND LOVED HER COUNTRY

  • @khadarj3347
    @khadarj3347 12 ปีที่แล้ว +1

    WOW noolow Saado Qaali iyo Qaasaali waayo waayo.

  • @mrmalow9690
    @mrmalow9690 6 ปีที่แล้ว

    Allah subxaana watacaalaa ha u naxariisto Amiin

  • @axmednuurmaxamed8905
    @axmednuurmaxamed8905 6 ปีที่แล้ว

    labadaba ale ha unaxariisto asagaa raxmaanee aamin yaa rabi

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 ปีที่แล้ว

    Habo saado Ali warsame alaha unaxariisto

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah yarxam saado cali wafsame xamar meel baas weeye dadkii qiimahale lagu xasuuqay😭😭😭❤

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 ปีที่แล้ว +1

    Alowkuu naxariisk saado gabadh daarood bay ahayd

  • @Baahalow
    @Baahalow 12 ปีที่แล้ว +4

    Originally By Magool (AUN) iyo Maxamed Warsame Qasaalo, Maashaa Allah Saado Si Fiican Beey u qaadday, Qasaali Weli Codkiisii waa halaasi 40 Sano Kadib Markii Heesta loo Qabtay Radio Muqdisho.
    Abwaabka Waxaa weydiin lahaa Cidda Miraha iyo Laxanka u sameysay Heestan oo aan u aaminsannahay iney tahay Heesta ugu Macaan Heesaha Soomaaliyeed oo dhan

  • @xuseenmatan7457
    @xuseenmatan7457 7 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha unaxariisto saado cali janatal fardawsana haka waraabiyo

  • @guushamarinkeedahaybso7558
    @guushamarinkeedahaybso7558 6 ปีที่แล้ว +20

    2015 ilaa 2019 farta soo taag ☝️

  • @mohamedshiine3835
    @mohamedshiine3835 5 ปีที่แล้ว +6

    Still 2019 like isar plzz❤👍

  • @yusufahmed1278
    @yusufahmed1278 10 ปีที่แล้ว

    Ilaahay How naxariisto
    Saado Ali warsame

  • @abdikadirsahil2098
    @abdikadirsahil2098 4 ปีที่แล้ว

    Allow idiin naxariiso janadana idinka waraabi

  • @mustafeabdaadan671
    @mustafeabdaadan671 8 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariso Saado cali warsame

  • @mahamoudbashir9983
    @mahamoudbashir9983 4 ปีที่แล้ว +1

    Saado ali waa fanaanad soomaliyad alow u naxariisto

  • @maryam77777
    @maryam77777 9 ปีที่แล้ว

    Illahayo u naaxariso oo Janatul acla geeya Amiin

  • @qalanjoqaali308
    @qalanjoqaali308 10 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto saado cali warsame iyo inta dhimatey oo musliim ah

  • @omegat09
    @omegat09 12 ปีที่แล้ว +1

    can someone write the lyrics...I can't understand what the guy is saying.

    • @manaabdalla5020
      @manaabdalla5020 6 ปีที่แล้ว

      Dhibta la isu eega
      Weeyno dhaxeysiyo
      Adiguba dharaarad
      Ka qosleysay dhooshe
      Ana dhiig sidaan galay
      keeymaha ku dhuunte ×2
      Sow caawo dhaantiyo ×2
      Sow filanmeysid sow ×2
      Filanmeysid dheel dheel

  • @huntre_honesty_boy5539
    @huntre_honesty_boy5539 6 ปีที่แล้ว

    Alla arxama raaximiiin
    Alla cadaabta ha kaa xoreeyo
    Oooo janada hoyi hakaaga yeelo

  • @libaanmohamed8365
    @libaanmohamed8365 4 ปีที่แล้ว

    Alllow u wada naxariiso dhaaman intii dhiimatay iyo intii noolba

  • @zainabsheikh5449
    @zainabsheikh5449 4 ปีที่แล้ว

    Allah u naxaristo

  • @hakeemmusse5561
    @hakeemmusse5561 7 ปีที่แล้ว +6

    always viva Somaliland has best artis and best band waabari

    • @cabdilaahimaxamed8713
      @cabdilaahimaxamed8713 7 ปีที่แล้ว

      Xasuus maamo saado allaha unaxariisto

    • @husseinrabi3294
      @husseinrabi3294 7 ปีที่แล้ว +2

      qudhunland qadhmuunland qashinland down

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 6 ปีที่แล้ว

      Cabdilaahi Maxamed labadooba waa geeriyoodeen

  • @qalbilove6653
    @qalbilove6653 9 ปีที่แล้ว

    Allah u naxasiito hooyo saado hooyo

  • @doxadandurey3227
    @doxadandurey3227 12 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaw wayo wayo fanaan dadkii hore ikadhe

  • @abdirsaq7299
    @abdirsaq7299 8 ปีที่แล้ว

    alla ha u naxariisto dhamanba umada islamka inta uu wakhtigu la tagay

  • @laylaomar900
    @laylaomar900 10 ปีที่แล้ว

    Amazing song is always Saado

  • @suldanmadar1008
    @suldanmadar1008 6 ปีที่แล้ว

    Saado cali fanaanad qiimo leh alaha ku naxariisto

  • @MinatoNamikaze-bn9so
    @MinatoNamikaze-bn9so 7 ปีที่แล้ว +4

    heeskan waxaa la qaadi jirtey alaha u naxariistee magool

  • @ahmedmuhudinali466
    @ahmedmuhudinali466 6 ปีที่แล้ว

    Aleey arxama raaaximin HooYo saaado cali warsame

  • @mohamedyare491
    @mohamedyare491 5 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu naxariisto

  • @yusufahmed1278
    @yusufahmed1278 10 ปีที่แล้ว

    Aaamiin Aaamiin yaa rabi Gacan ka xaq daran ayaa dishey

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 13 ปีที่แล้ว

    hayaaaaay waa maxamed warsame yaasalaam war ninkaan waxaa iigu danbaysay wakhti aad u dheer heesihiisa waa ragii maxamed suleemaan tartanka kula jiray waa nimankii la'oran jiray maxamedyo waa tubee, iyo m,kulluc iyo m,mooge, m,qasaali, m,giriig waa fanaaniintii markay ka hareen fankeena ama cuslaadeen uu fankiiba gabaabsi galay waxaad dareemaysaa aqoonta ay u leedahay saado cali ninkaan way la yaaban tahay ninkaan waa qasaali oo wali codkiisii sii danbeeyo thnks XAFLAD1

  • @nastehoegueh6830
    @nastehoegueh6830 12 ปีที่แล้ว

    yaa salaam saado ali iyo mohamed warsame qasali

  • @hoodoindho2125
    @hoodoindho2125 12 ปีที่แล้ว

    mnsha alah eedo saado nolow adiyo faniinta soomaliyeedba

  • @axmeddahir6040
    @axmeddahir6040 5 ปีที่แล้ว +2

    Ala
    Hay
    Naxariisto

  • @khadarj3347
    @khadarj3347 12 ปีที่แล้ว +2

    Wow Xildhibaan Saada Ali Guulayso.