Reer Baydhabo, Reer Xamar iyo Reer Waqooyi Part 7 Qosolka Aduunka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 323

  • @WacdiChannel55
    @WacdiChannel55 7 ปีที่แล้ว +99

    Alxamdulillah dhaamaan waan fahmaa 3 daxda lahjadba. qofkii fahmaayo 3 daxdaba farta soo taag

    • @bilicdadalka2935
      @bilicdadalka2935 6 ปีที่แล้ว

      Kiing Comments reply back also me

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

      Kiing Comments reply back 👍kkkklollo

    • @zainababdirizakfarah3984
      @zainababdirizakfarah3984 6 ปีที่แล้ว

      Mayyga xooga igu adag mooye kuwakale waa is ka caaadi

    • @wabarichannel321
      @wabarichannel321 6 ปีที่แล้ว

      Kiing Comments reply back ☝️☝️

    • @thewhizzkidjr9171
      @thewhizzkidjr9171 6 ปีที่แล้ว

      @@bilicdadalka2935 chcjxkdhfdbcbbcvhbbnnmjjjjmmhhmbbm

  • @Somalis
    @Somalis 7 ปีที่แล้ว +19

    The maymay guy so funny Love all Somali🙏🏼❤️

  • @alegendisamongyou1997
    @alegendisamongyou1997 6 ปีที่แล้ว +22

    Viva Af Maay💖Baydhaba Janaay!!💕💕💕

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

      A legend is among you VIVA SOMALI OO DHAN. HANA MIDOWDO, INSHA AAAH

  • @abderrizzakjemis5037
    @abderrizzakjemis5037 7 ปีที่แล้ว +28

    Hhhhhh reeer baydhabo masha allah idin jeclhy

  • @mariammahamed4238
    @mariammahamed4238 7 ปีที่แล้ว +4

    Guuul reer baydhabo Mash Allah

  • @marwahussein7381
    @marwahussein7381 8 ปีที่แล้ว +31

    viva af waqoyi❤❤❤

  • @naimadaudhagi4831
    @naimadaudhagi4831 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waxa meesha fadhiyo muriidi kaliya aan fhmooyaa lkn af baraawe ma fhmo 🤔
    Reer waqooyi love lahjadooda

  • @likeyyare3344
    @likeyyare3344 5 ปีที่แล้ว +4

    reer xamari wllh qaraabada ugu dhow somali waa raxaweyn wllh
    reer xamari zaaid ayn idin jclahay anigoo ah wiil poqol hore (raxaweyn)

  • @Hadibalad
    @Hadibalad 8 ปีที่แล้ว +2

    sxbyaaal thanks wlh waa kuheestaa brogram kaaan👌👌👏👏👏

  • @namiin3034
    @namiin3034 8 ปีที่แล้ว +2

    very funny😂😂😂😂 and very😃🤓 informative MashAllah

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 8 ปีที่แล้ว +38

    hhhhh war reer mudug baa meesha ka maqan dacwaan qabnaa waa inaan mooshin ka keeno😂😁😀😃😄
    noolaada dhamaantiin funny wye barnaambijka halkaa ka wada xogmaal

    • @sadiaali1922
      @sadiaali1922 8 ปีที่แล้ว +2

      I love the old traditional somalia Hhhh Haaa lkn gobolada waqooyi, bari iyo kuwa dhexe Waa isku lahjed egyihiin

    • @Yasmin-fx5bs
      @Yasmin-fx5bs 8 ปีที่แล้ว +1

      sadia Ali
      hhh xabbti waa iska kaftamaya somaliyoo idil waa ii siman yihiin waqooyi koonfur galbeed bari

    • @surmindiwalasheedkayar3996
      @surmindiwalasheedkayar3996 8 ปีที่แล้ว

      hhhh reer mudug ninka dhexe matalaya somalida inta kale

    • @mounahajiali2050
      @mounahajiali2050 7 ปีที่แล้ว

      I love the old traditional somalia walaalo waa run qabiil maad sheegin weynu u baahanahay in mudug iyo meel walba laga keeno qof

    • @abdioscar9699
      @abdioscar9699 6 ปีที่แล้ว

      surmindi walasheed ka yar hhhhhh war kan dhexe Wuxu ku hadlayo galkacyo lagama yaqaano WAA LAGUUGU Qoslayaaa qofki ku hadla

  • @Amy_omer
    @Amy_omer 6 ปีที่แล้ว +6

    If I go to xamar I will be lost wallahi I feel you martiin 😂😂😂

    • @dalmaryare6194
      @dalmaryare6194 4 ปีที่แล้ว

      Looool dont worry 99% they will understand you am from xamar i understand martins more

    • @Amy_omer
      @Amy_omer 4 ปีที่แล้ว

      @@dalmaryare6194 inshallah one day I will go to xamar, we still have our house there even though we are reer waqooye "Somaliland" but my father always dream of coming back to xamar 😢

  • @casristudio9368
    @casristudio9368 7 ปีที่แล้ว +17

    WAR NINKA DHEXE XAREEF WEYE HAMBALYO SAXIIB

  • @salmaanfaarax756
    @salmaanfaarax756 8 ปีที่แล้ว +14

    wlhy waa fani hh taasaa la leeyahay hays raacdo ninkan dhexe midh ilaahoow hadaan ka fahmay makaasaa soomaaliya

    • @sadiaali1922
      @sadiaali1922 8 ปีที่แล้ว +2

      Salmaan Faarax 😂😂😂😂 afmaygu Waa afsomaliga Oo layara badalay. Hadaa usii fiirsato Waad fahmaysaa hhhh

    • @abdiladhiifsheekhmaxamed9846
      @abdiladhiifsheekhmaxamed9846 5 ปีที่แล้ว

      Salmaan Faarax waad xanuunsanthy allah kucaafiyo bro

  • @darwishyarekismayo5921
    @darwishyarekismayo5921 8 ปีที่แล้ว +10

    hhhhhhh wlhi martin aniga wan jeclahay

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว +24

    anigu lahjada mayg ma fayda me fedaale uma dhaafo ta reer xamarkana allow ba'ayeey isbatooraha xalwo xaaji ciise cunaa noo masaar ma lagu dhufanooya kkkkk.

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg 10 หลายเดือนก่อน

    kuli waaaan fahmay runtii from baydhabo ❤

  • @mohameddahir6151
    @mohameddahir6151 6 ปีที่แล้ว +4

    Abgaal aa kamaqan 😂😂😂

  • @naimanadare
    @naimanadare 8 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂In luqadaha lakala barto wAa wax fiican masha Allah lakine reer waqoye Lee idhiman in aan brto

    • @dhaqaalekaabofficial8714
      @dhaqaalekaabofficial8714 8 ปีที่แล้ว

      Naima D-dayman Ma sidaasa waa magac adag markaa maroodii baanba moodayeey Naima caday aniga af reer waqooyiga ku barayaye soo diyaar garoow qaali

    • @naimanadare
      @naimanadare 8 ปีที่แล้ว

      Talado iidaa koyase. reer beydhabo ayAa dhehen reer ramarneh markii libaax la arko warabe cidas noqahaaa waa mahmah

    • @soomaalidhabah1124
      @soomaalidhabah1124 8 ปีที่แล้ว

      Naima D-dayman hhhhhhhhhh adi saanaa reer waqooyi ku tahayba xaa barahee ani i bar noo

  • @daadredmerseysidelfc2870
    @daadredmerseysidelfc2870 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah sadexdaba waan fahmayaa
    Somali 🇸🇴 dhalad ah 💪🏾💪🏾

  • @imanabyan2384
    @imanabyan2384 8 ปีที่แล้ว +4

    hhhhhh maantay uga darnayd 😂😂😂😂😂😂
    reer xamar wa fahmi karna waxoga
    baydhabawi yaa n fahmaya waar ya ilahay yaqana 😂😂😂

  • @munajirde3183
    @munajirde3183 6 ปีที่แล้ว +4

    kan dhexe Lee asal ah😂

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 8 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂waa barmamij faniya

  • @muridibaba3214
    @muridibaba3214 8 ปีที่แล้ว +28

    inta walan ii waalid kood

    • @musasomalia6462
      @musasomalia6462 8 ปีที่แล้ว +2

      MURIDI BABA sxb goormaa barnaajika Shanta soomaalida gaadhsiinayaan plz waa codsi 5 taba inkastoo aanad ifahmayn hhhhhhh

    • @nuurajx8602
      @nuurajx8602 7 ปีที่แล้ว

      heeskan waxa laha allaha u naxariiste kuluc

    • @cajebdocumentaryhistory3233
      @cajebdocumentaryhistory3233 7 ปีที่แล้ว

      MURIDI BABA adaa walan ey ey dhalay

    • @calidhux9280
      @calidhux9280 7 ปีที่แล้ว

      MURIDI BABA baqal mataqan
      Haaa
      Khatar bAthy
      Muriidi baba iyo nus

    • @calidhux9280
      @calidhux9280 7 ปีที่แล้ว

      somalinder somalinder dhalay cayda jooji istubidh yhow wasakhnimadda waa waxa aad u leedihiin waa go aynaayeeee

  • @umulqeyrmohamed976
    @umulqeyrmohamed976 8 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhh mashala wa wcntahay in la bar to afafka Wayo waxan nahay wlalo ani her waqoyi Ayaan ahay hadana af Somali Ku hadasho anan baran ma jirto wanan jeclahay inta idhiman inan barto thanks wlalyal

    • @jabkahagi9492
      @jabkahagi9492 6 ปีที่แล้ว

      UmulQeyr Mohamed maasha allaah waxa tahay gabar qalbi fiican illaahay haku xafido

  • @maryamjacayl6423
    @maryamjacayl6423 8 ปีที่แล้ว +6

    waan ka xumahay sowta lagu hareereyay martin hhhhhhhh

  • @muxiyodiincismaan811
    @muxiyodiincismaan811 8 ปีที่แล้ว +7

    2:54 niyoow kaa la hadal kkkk

  • @wabarichannel321
    @wabarichannel321 6 ปีที่แล้ว +7

    Hhhvh aniga waxa iga qosliya qof afsomaliga fahmayo lkn qorikarin oo endlich laso ordayo

  • @abdiwahabmohamud1639
    @abdiwahabmohamud1639 6 ปีที่แล้ว

    zxp thanks wlhi saad ugu sobaxaysan wd yabaysa

  • @mamadaw
    @mamadaw 8 ปีที่แล้ว +14

    Reer gaalkacyo halagu soo daro please

  • @najmsahmed6674
    @najmsahmed6674 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaha waa wax lagu farxo waan xanaqsana marka daawaday sidi wax waalan ayaan kaligey qosal lafuuray mahadsanidiin

  • @shamsoali2647
    @shamsoali2647 8 ปีที่แล้ว +26

    kkkkkkkll waan ka heley bus baan saarnaa kaligay baan isma qoslaayay dadkiibaa iigayaabay ar dadkaan qurbahaa isku keeney

  • @sadiaali1922
    @sadiaali1922 8 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 Waa barnamij funny ah lkn manta Waxaan xaqiiqsaday Inaan lahjadaha somalidu ku hadasho aan wada fahmi karo afmayguba haygu yaraadee 👏👏👏👏

  • @ahmedmohamedmohamud7187
    @ahmedmohamedmohamud7187 6 ปีที่แล้ว +13

    War dee lahjadda maayga waan ka heleee tol ma ayeey war yaa ibara dadkii aan ka beermooow

  • @mohamedhusseinofficial9255
    @mohamedhusseinofficial9255 5 ปีที่แล้ว +1

    aad bay iga qosolsiiyeen wallahi

  • @honeydualle1516
    @honeydualle1516 8 ปีที่แล้ว

    kkk you guys I love you tlhi keep it up kuwa kalana oo somalida ahna pls soo fariisi

  • @mryes6893
    @mryes6893 4 ปีที่แล้ว

    SOMALI WAA SOUTH IYO NORTH
    SOMALILAND AND SOMALIE WAXKALE MAJIRAAN.

  • @maryanmohamed3698
    @maryanmohamed3698 5 ปีที่แล้ว

    Alx dhamaan waan fahmaa

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 7 ปีที่แล้ว +3

    Xamar 100 years ban degna lkn Reer SSC ban ahay Martin un ban afgaran 😂 😂

  • @qnmagool7196
    @qnmagool7196 5 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂 af waqooyi mooye inta kale eber

  • @boqoradayar7758
    @boqoradayar7758 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi Martin waa rer magaal ✅✅

  • @nazraahmed2881
    @nazraahmed2881 8 ปีที่แล้ว +26

    The waqooyi guy understand everything but he's acting like he doesn't know their accents

    • @ameen3854
      @ameen3854 8 ปีที่แล้ว +1

      wlh anigaba xamara ku so koray af maay maaygana wa igu adagyahay

    • @dawladuk
      @dawladuk 7 ปีที่แล้ว +1

      Ethiopia Somaliland Unity . basaas baad tahaye ka dhex bax soomaalida magaca duriyadana kadaa ciyaarta

    • @Ceelxaar
      @Ceelxaar 7 ปีที่แล้ว

      lool Ethiopia somaliland unity waa mid waalan ee ha u jawaabina

    • @GGG-ny8ez
      @GGG-ny8ez 7 ปีที่แล้ว +1

      You would be so shocked. Wallahi, I did not understand MOST of what they were saying and I am not even reer waqooyi. Was that af may may????

    • @zahraahmed972
      @zahraahmed972 7 ปีที่แล้ว

      he don't acting ,is hard to mingle with you guys, Refer '' Don't trust the person who has broken faith once '' No trust means no faith and love .

  • @caamirlajakis2950
    @caamirlajakis2950 8 ปีที่แล้ว +8

    reer woqooyi af maaymaay makaseyaan

    • @soomaalidhabah1124
      @soomaalidhabah1124 8 ปีที่แล้ว

      hhhhh ka muqdisho lagaga hadlaanaan aqoon mise waaba maymay

    • @xawohaji8076
      @xawohaji8076 6 ปีที่แล้ว

      Caamir lajakis 6

    • @hoodo1733
      @hoodo1733 6 ปีที่แล้ว

      Maxaa nabaray waxa nooca kale ah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

    U GUYS R FUNY. ANIGA LUUQAD SOMAALI OO IDHIBTO MAJIRTO. WAAYO WAXAAN AHAY SOMAALI DHAB AH. GUUL SOMAALI WAYN👍Masha'Allah!!

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 5 หลายเดือนก่อน

    Ka reer baydhaba ah ayaa ugu xariifsan nimankan

  • @fancylili7542
    @fancylili7542 6 ปีที่แล้ว

    16:04 i like that part hhhhhhh🤗🤗🤗🤗🤗🤗💪

  • @mohamadmahamuud1658
    @mohamadmahamuud1658 7 ปีที่แล้ว +3

    Xaaga martida waxa u fican reer waqooyi wlh inta kle eber weji 😂😂😂😂😂

    • @saidodahir5966
      @saidodahir5966 6 ปีที่แล้ว +1

      Rer xamarka inay carabla,an yihiin bad umalaysa hhhhhh

  • @mohamedabukar7887
    @mohamedabukar7887 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah noosoo badiya

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 4 ปีที่แล้ว

    😅😅😅😅 the song of the two Southern men. Omg.

  • @CutteCatts
    @CutteCatts 5 ปีที่แล้ว +1

    Xariifka Dhaxe Waa Diyaarsan yahay Wlh

  • @guccisalim445
    @guccisalim445 5 ปีที่แล้ว

    Dinta abaha hahaha استغفر الله العظيم 😂😂😂😂😂😂🌹🌹🌹🇸🇴❤❤❤☝️

    • @burcokibir894
      @burcokibir894 4 ปีที่แล้ว

      يولد ايش قومك 😅

  • @sumd4861
    @sumd4861 6 ปีที่แล้ว

    Xaasid sa naa dhagaxyo soo daadi😂😂😂😂❤️

  • @dhaqaalekaabofficial8714
    @dhaqaalekaabofficial8714 8 ปีที่แล้ว +10

    Allah caawa inaankayagii Martin soowtan laysugu tegay maha hhhh hareerahay ka galeen gudhuudii ilaahoow u sahal kkkkkkkk

    • @samiraismaaciil4232
      @samiraismaaciil4232 8 ปีที่แล้ว

      wlhi qos midhan waye ku wan

    • @darwishyarekismayo5921
      @darwishyarekismayo5921 8 ปีที่แล้ว +1

      Hani Jama hhhhhhhhhh aniga martin ayanba kahelay cawa wey Ka yabshen lkn

    • @dalnuursheibraahin8272
      @dalnuursheibraahin8272 7 ปีที่แล้ว

      rer xamar aa roonbo reer beydhabo ma fahmikartaan?

    • @moha-hi6dg
      @moha-hi6dg 6 ปีที่แล้ว

      Hani Qaali kakkakaa daa hala wanjiidh shee

  • @hennaheena3172
    @hennaheena3172 6 ปีที่แล้ว

    Xamar Is For Reer Xamar Every Somali knows that

  • @haanachanaal9169
    @haanachanaal9169 6 ปีที่แล้ว

    Reer woqoyiga
    Waxbuu og yahay
    Siigadaa kaga qarsoonaane
    Maxu ugu qoslaa😀😀😀

  • @abdul5071
    @abdul5071 8 ปีที่แล้ว

    masha allah waan kufarxay lehjadaha waxbadan ayaan ka faaiday

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 4 ปีที่แล้ว

    Dhaman Waan ku hadlaa luqadahan ❤️

  • @mohamudomar2189
    @mohamudomar2189 8 ปีที่แล้ว +14

    reer xamarka heesohooda waxad modaa sitaad kkkk camal

  • @luulhassan80
    @luulhassan80 8 ปีที่แล้ว +1

    waan tagersanahay xogmaal meeshaa kasiwada

  • @mahamedhassan3293
    @mahamedhassan3293 7 ปีที่แล้ว +5

    runtiis waaye reer xamarka xaasid ayay isku yihiin

  • @armaanyare1511
    @armaanyare1511 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh rer baydhabo qoslka iga dhmeyay

  • @mukhtaarmohammed5528
    @mukhtaarmohammed5528 6 ปีที่แล้ว

    masha alaah waa wax fican

  • @fadumomohamed2573
    @fadumomohamed2573 7 ปีที่แล้ว +5

    midka maaayga wuxuu qalday burcadka waxaaa loo yaqaanaa burud

  • @cabdaledawiil7642
    @cabdaledawiil7642 4 ปีที่แล้ว

    Asc Waxaan Kaheley Taada iyo Teyda Iyo Tiisa Aan Ahay Reer Xamar Xaraabo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

    Showga Qosolka iyo kaftanka halagu wado, yaan Cidna waxbo laga sheegin. Waayo Qolowalba way leedahay Mid Xun iyo Mid fiican..😄😃

  • @sumd4861
    @sumd4861 6 ปีที่แล้ว

    lolololo wax baa ka dhacay meega😂😂😂

  • @612ent7
    @612ent7 7 ปีที่แล้ว +1

    Guys wlhi we love each other but idk wxn runta uga cararno some haters haters xata mahan waa kuwa manka ka buka aya somali dhibataynaya aniga hda rer konfur wan fahna zido kle rer waqoyi rer bari rer gabled azal ahana wxn ahay rer waqoyi iyo rer bari lkn runta ma ini shega marka laga rebo rer konfur moye inta kale way ku fahmayan somaligad rapto ku basal lkn rer konfur say ku fahman waa dhip

  • @dhaqaalekaabofficial8714
    @dhaqaalekaabofficial8714 8 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh alla beerka martin waa intaxaan kuye waar kaa la hadal wuxuu u sheegayeey marku fahmi waayey buu ku leeyaha kaa la hadal inkaa is fahmayeye lkn maanta way hareereyeen miskiinka

  • @ilyaazabdalla3336
    @ilyaazabdalla3336 8 ปีที่แล้ว

    walaaahi barnaamijka caadi ma aha aad baan u qoslay aniga gym baan daawanayey dadkii oo dhan baa iga yaabay qosolkeyga

  • @rashiidaawimaxamed1822
    @rashiidaawimaxamed1822 8 ปีที่แล้ว +1

    maaansha alaahow somalia sidaad iskugu keeen waxkasta ha isdhaafsadeeene

  • @user-pk5jh9xt2r
    @user-pk5jh9xt2r 8 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha isu duceeyo🤔

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 6 ปีที่แล้ว

    Martin qosol ayu igu dilee wlhi wxi hore ben dheh kulahaaa sidii nimankan may mayga kudhacday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahraali787
    @sahraali787 8 ปีที่แล้ว

    ababaay marnaamijka hadaleeba shideen 😊😊😅😂😂👌👌👍👏👏👌👌

  • @zizmrbean
    @zizmrbean 8 ปีที่แล้ว +17

    showga jareer kusoo dara

    • @sayidahmedmohamedali7275
      @sayidahmedmohamedali7275 8 ปีที่แล้ว

      abhiaziz ibra moa adaaba joogo koo kle raadis uma baahna

    • @zizmrbean
      @zizmrbean 8 ปีที่แล้ว +1

      cunsuri in aad is ka dhigto miyaad dooneysaa kk.. ma wiil hadda soo korayyaad tahay? ma jareer baad wax xun ka dhigeysaa.. war ilaaaahay ka baq masaakiinta faraha ka qaad.. dadkaa aad haayayso adigaa iiga dhaw rer koonfur ah..

    • @sayidahmedmohamedali7275
      @sayidahmedmohamedali7275 8 ปีที่แล้ว

      Su'aalahas tirada bdn inad is weydiiso ma ahan cunsuri hadii la sheego xagiina waaye. Teeda kle shakada adaa keenay oo ku hidaaqday reer hebal. ...

    • @subanahmed7833
      @subanahmed7833 7 ปีที่แล้ว

      abhiaziz ibra moa .

    • @salmahasan2438
      @salmahasan2438 7 ปีที่แล้ว +1

      abhiaziz ibra moa jareer ma af kale ayuu ku hadlaa

  • @maryamjacayl6423
    @maryamjacayl6423 8 ปีที่แล้ว +1

    isug anaa ficil halka usoo fadhiisanaye hhhhhhh

  • @comelearnsomali4511
    @comelearnsomali4511 5 ปีที่แล้ว +2

    Are the Reer Xamar and the Reer Baydhabo the same dialect? Why do their words and accents change? What dialects or accents are the non-Waqooyi changing between?

    • @shiilalle
      @shiilalle 4 ปีที่แล้ว

      the reer xamay man and the reer waqqoyi man speak the same dialect which is MAXAA TIRI , and the other guy speaks the dialect of MAAY which is part of AFSOOMAALI.
      know that SOOMAALI has 2 dialects wich are MAXAA and MAAY.
      and MAXAA has two different accents (REER WAQOOYI and REER XAMAR)

    • @comelearnsomali4511
      @comelearnsomali4511 4 ปีที่แล้ว

      @@shiilalle I appreciate the response. Do you know if "Xamari, Banadiri, and Koonfur" are the same dialects, or similar dialects that fall under the big umbrella of Maxa Tiri?
      As for the accents, do you know the names of the ones that exist, or their approximate numbers?

    • @shiilalle
      @shiilalle 4 ปีที่แล้ว +1

      @@comelearnsomali4511
      MAXAA TIRI has many different accents,
      MAXAA TIRI in KOONFUR has different accents depends on the area.
      Same as WAQOOYI.
      And MAAY has also different accents like MAXAA TIRI.
      All people who speak the MAAY understands the dialect of MAXAA TIRI very easy but people of MAXAA TIRI don't hahahahaha

    • @shiilalle
      @shiilalle 4 ปีที่แล้ว

      @@comelearnsomali4511
      Like me, I speak MAXAA TIRI but I also understand MAAY 40%.
      There are some people who speak the MAAY I really don't understand because of their accent, but I have NO PROBLEM with the different accents of MAXAA TIRI

    • @comelearnsomali4511
      @comelearnsomali4511 4 ปีที่แล้ว

      @@shiilalle okay got it. Thank you!
      I barely got to hear Maay because there aren't much quality content for listening practice, and I'd say I'd probably understand about 30 percent, if they aren't talking too fast or have too foreign of an accent. Similarly with Maxaa tiri, although I've a reasonable intelligibility with those I so far followed, there would probably be some words that I'd not know here, and there.

  • @user-pk5jh9xt2r
    @user-pk5jh9xt2r 8 ปีที่แล้ว

    lacagta la kaalay 😂😂😂

  • @ayaanapdirahman7494
    @ayaanapdirahman7494 6 ปีที่แล้ว

    Afka reer xamarka waaban iska jeclahay walahi lakin afka ninka dhexda ah muxu ka sheekeenaya😞😂😂

  • @hawakiinhasan7618
    @hawakiinhasan7618 7 ปีที่แล้ว

    yaaa salaam

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 7 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijka aad uu kuu soo jiidana waxa youtubka aan ka fiirsado asaga u jeclahay Waa fikir Fiican dadka Hindisay aad ay u Mahad saniyihiin sadaxdan Nin

  • @nasiibdaahir4751
    @nasiibdaahir4751 8 ปีที่แล้ว +5

    Maartin huube ayaa la yidhaah maraqa inta hoose maraqa

    • @musasomalia6462
      @musasomalia6462 8 ปีที่แล้ว

      nasiib daahir hhhh sxb adaaba waxyaqaane maadkqaybqaadatid hhhh

    • @soomaalidhabah1124
      @soomaalidhabah1124 8 ปีที่แล้ว +2

      nasiib daahir kkkkkkk huubo waxa la yidhaahdaa biyaha inta ugu dambaysa ee khashinka iyo uskaggu fadhiyo laakiin maraqa inta ugu dambaysaa waa inta ugu macaan ee nimcada iyo khudraddu iskugu hadhay hhhhh

    • @moha-hi6dg
      @moha-hi6dg 6 ปีที่แล้ว

      nasiib daahir huuuuubo walhi waan ilaaway hadaan xasuustay

  • @CutteCatts
    @CutteCatts 5 ปีที่แล้ว

    Xariifka reer waqooyiga Somaali ha israacdo marki la dhahay wuu isbadalay wajigiisa

  • @ijoadan3257
    @ijoadan3257 7 ปีที่แล้ว +4

    bal in ay been sheegayaan hada koonfur ma reer woqooyi baa jooga may wax samaystaan.shaaha ragu gado ceeb ayay u yaqaanaan reer koonfurka reer woqooyiguna gabadha shaaha gada ayay ceeb u yaqaaniin inkastoo dhaqankii reer woqooyigu is bedelay oo gabdhihii maqaaxiyo furteen!! sadex arimood oo xunxun ayay reer koonfurku nabareen.(1 gabdhaha maqaaxiyaha furta ee shaaha iyo cuntada ku sameeya maanaan lahay illaa koonfur iyo woqooyi is dhex galeen (2 bakhaylnimada ama dhabcaal nimada dadka reer woqooyi waxay ahaayee dad wax wada cuna oo hadii nin jeebkiisu madhan yahay kakale la xuna, (3 furiinka degdega ah iyo guurka faraha badan,waagii hore furninka iyo qoska duma wax weyn ayay la ahayd dadka reer woqooyiga ah hadase lagabarayba lagabadi ayay noqotay.

  • @mohaaaabdulaa3506
    @mohaaaabdulaa3506 8 ปีที่แล้ว +2

    hhhhh martin mesha wuu kuwareray mesha labada southsomalia wey isfahmayaan

    • @somaliqn3107
      @somaliqn3107 8 ปีที่แล้ว

      Mohaaa Abdulaa waar niyow raga iyaga iska kiin fahmaye ka baxa

  • @khas751
    @khas751 8 ปีที่แล้ว +7

    kkkk nabiyo ninba afkis kugu amaan

  • @sayidahmedmohamedali7275
    @sayidahmedmohamedali7275 8 ปีที่แล้ว +3

    kulahaa reer waqooyi wax kle nooma keenin jaad iyo turub lee ino keneyn

  • @alegendisamongyou1997
    @alegendisamongyou1997 6 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂 Muur aay maaxaa ... lol

  • @yawga5906
    @yawga5906 8 ปีที่แล้ว +2

    Reer jabuutiu Iyo ree muudugna haladoono Somali inay 20 dall tahay ha ha isbarto

  • @abdirahmanmohamed8422
    @abdirahmanmohamed8422 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkk wlhi kuwaan imtixaan waaye kkkk

  • @apdirahmanduale8232
    @apdirahmanduale8232 7 ปีที่แล้ว +1

    Reeer xamar afkooda 💯% waaa aqaaana reeer woqoooyi isna waaaba afkyga lkn reer baydhaba kaas sooomali maaahaba intuu ka yimid

  • @zahraabdullahimohamed
    @zahraabdullahimohamed 6 ปีที่แล้ว +1

    Martin sida uu wax udhageysanayo ugu wanaagsan..

  • @sleppy-og9fr
    @sleppy-og9fr 6 ปีที่แล้ว

    Kkkk kkkk kkkk Waan fuuray wallahy waa funy

  • @saidalichannel7517
    @saidalichannel7517 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk war ninka dhaxda ku jira afkee buu ku hadlayaa????

  • @kamilahcadey4620
    @kamilahcadey4620 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkklk deeqsiYaal waye rewoqoyi An u tago deeqsiyaasha

  • @ciiltirechanel2479
    @ciiltirechanel2479 6 ปีที่แล้ว

    *kkkkkkkkkkk wlli aadbaan ugu qoslay lahjada labada nin koonfur kasoojeeda*

  • @aliyaahabasheikh4643
    @aliyaahabasheikh4643 8 ปีที่แล้ว +1

    hhhh hhh mur cay ma haaayneee may hhh hhh kal iyo lab aaan u qoslay

  • @ibrahimhasan7511
    @ibrahimhasan7511 6 ปีที่แล้ว

    Kaftanka Maannta iyo. Q osol Xo&maal Media

  • @haanachanaal9169
    @haanachanaal9169 6 ปีที่แล้ว

    Alla kuu dhiibee iidhiib
    Lee ka kasaa AF may maaay
    😀😀😀😀😀😀😀

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 8 ปีที่แล้ว +9

    af maay mayga somaliga halaga saaro fadlan kkkk

    • @shuuriye115
      @shuuriye115 7 ปีที่แล้ว +1

      Afka maayga afka uma roono

    • @khaledmohan476
      @khaledmohan476 7 ปีที่แล้ว

      Cadnaan Montolivo bro maba ku jiraba af maay iyo af somalia aya laka dhahaa mida kale raxaweyn somalia maba aha

    • @alegendisamongyou1997
      @alegendisamongyou1997 6 ปีที่แล้ว +4

      šãmēĕř đĕ bæîđāwãwïāñ mäň silka hoyadaa taas usheeg badoow foquul jahiil, adhoo kalee yaa ogg African hawiye Iyo Darood Yemen... Raxanwein asal Somali viva Raxanwein!!.

    • @alegendisamongyou1997
      @alegendisamongyou1997 6 ปีที่แล้ว +6

      Cadnaan Montolivo Adigaa Somali halagaa saroo Horta, koleey Hawiye/ African/ Israel misee Darood fucking Yemen carab injireey ley kasoo jedaan markasaad Af May ayad shegii fucking Viva May May and Asal Raxanwein!!

    • @fanaxleyfantastic2120
      @fanaxleyfantastic2120 6 ปีที่แล้ว +4

      Cadnaan Montolivo yaah adi halagaa saro somali so baro hortaa wXa wuxu yahay af may may gaa afkaa haiska so taginee🤮🤮🤮

  • @adanissack1397
    @adanissack1397 7 ปีที่แล้ว +2

    wn kaheley midka af mayqa ku hadlaa