Reer Xamar Vs Reer Waqooyi oo dhex martay Sheeko Qosol leh qeybta 5aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 139

  • @farhiyafarhiyacali4639
    @farhiyafarhiyacali4639 8 ปีที่แล้ว +11

    masha allah rer waqooyo waa dad wanaagsaan noolada allah inaga dhiigo dad isko qalbi wanaagsaan rer xamaar noladaa viv

  • @nomashquulAhmed
    @nomashquulAhmed 7 ปีที่แล้ว +7

    reer waqooyi😍 ree xamar waa dad walaalo ah is dhale 😍😍soomli waa dad is guursada is fahma isku diin ah isku dhaqan😍

  • @abastarzan697
    @abastarzan697 8 ปีที่แล้ว +27

    😂😂🎤🎤meesha kaftanbaa ka dhacay lakin heesaa lagu kala tagay reer xamar waa dad qalbi wacan walhi
    badan intaan arkayba waa noocaas

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 4 ปีที่แล้ว +2

    Somali BEAUTY@PLAY. ITS beauty when WE SOMALIS appreciate our mindset differences and accents in language....love reer Banadiri and their benign cultural values! 👍

  • @wareerkaxaaji
    @wareerkaxaaji 8 ปีที่แล้ว +5

    the best and most funniest somali show in TH-cam

  • @lulaibrahim6021
    @lulaibrahim6021 4 หลายเดือนก่อน

    This is awesome 👏🏼 👏🏼👏🏼🤣🤣🤣 Masha Allah

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว +14

    hhhhhhhhhhhhhhhh runtii bi macnal kalima reer xamarka waan jeclaadey ilaahayow guule meel kastooy joogaan waa dad lala xididi karo oo qalbi wanaagsan horena waan u ogaa waxaan leeyahay ciyaala shangaani ciyaala boondheere ciyaala kuraaje dalsuute ciyaala xamar weyne ciyaala hurunwaa ciyaala yaaqshid ciyaala waaberi viva guuleysta kaliyaata waxaad reebtaan ciyaala tawfiiq iyo cali kamiin madaxay kuwaasi ku socdaan i love meel kastood joogtiin qawdhanka ayaan soo nacayaaye meel ii sii diyaarsha love u from hargeysa shacab area isbaandheys iyo shushumow iyo xalwo xaaji ciisana ha iga ilaabina aduunkaan u jeclahay magaaladaan ku dhashey walow aanan u dhalan.

    • @gabadharermuqdisho6150
      @gabadharermuqdisho6150 8 ปีที่แล้ว +1

      Azl Mcl hhhhh sooo dhawoow aboowe nolow adina meel kastoo aat jogtit

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo waan dhawahay thankz.

    • @sadiyamusa479
      @sadiyamusa479 7 ปีที่แล้ว +1

      Azl Mcl viva Cali kamiin

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +2

      black hawk down viva habar gidir murderers of delta forces.

    • @gabadharermuqdisho6150
      @gabadharermuqdisho6150 7 ปีที่แล้ว +1

      Azl Mcl waaaaw thanks cade viva adigana aboowe noloow

  • @xulkaheesaha4736
    @xulkaheesaha4736 4 ปีที่แล้ว

    soo badiya barnaamijyadaan waan u bogay

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 7 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi blhi wa odayaal xarfaan ah bashaal xushmad masha allh

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 4 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxaristo ibraahin aar xandule mustafe Martin abahiii

  • @muxiyodiincismaan811
    @muxiyodiincismaan811 8 ปีที่แล้ว +8

    waan is fahnaa hablha reer xamrka ah see raga isma fahno cajiib wllhi

    • @gabadharermuqdisho6150
      @gabadharermuqdisho6150 8 ปีที่แล้ว +4

      Muxiyodiin Cismaan see nagaha ufahanta ragana ufahmi weyday timir lafaa kujirto

    • @darwishyarekismayo5921
      @darwishyarekismayo5921 8 ปีที่แล้ว +1

      Muxiyodiin Cismaan hhhh sas weyan

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว

      de xawashka iyo dhanaaniska ayaad ku fahmeysa ileen nin ragga fahmi waayey yaa de kkkk.

  • @umuyasincumar81
    @umuyasincumar81 6 ปีที่แล้ว

    Reer oqoyigana waxay ingiriiski kawaateen Tuwaal ( towel) kabadh, (cubboard) iyo digaag oo carabi ah etc.Maasha Allaah barnaamishkan waa cajiib..aad baan uga helaa.

  • @sumd4861
    @sumd4861 6 ปีที่แล้ว

    Walaalayaal aad iyi aad baad ugu mahadsantihiin barnaaamijkiina intii aan daawanayeye waxaan xasuustay sidii dhaqankeenu ahaan jiray ee daacada iyo qalbi wanaagii lagu wada sheekaysanjiray waxa badan baan qoslay in tii aan daawanayey. barnaa-mijkiina. Ma xasuusto goor iigu danbaysay wada sheekaysi sidaan oo kale😍😍😂😂

  • @omerdahir1
    @omerdahir1 4 ปีที่แล้ว

    2020... waa iga qosliyen

  • @nasra9836
    @nasra9836 7 ปีที่แล้ว

    Maasha aAllah saaslee haloo kaftamo waa las fahmaa soomaalidhan walaalo lee waaye laakiin madmadoow aa ku jiro waase dhamaanee

  • @dhaqaalekaabofficial8714
    @dhaqaalekaabofficial8714 8 ปีที่แล้ว +2

    Waa barnaamij qosol badan martin iyo muriidi baa aad baan u salaamayaa hhhhhhhh waan ku qosla niinkan amuriidi ee afku adagtahay

  • @abdullahiabdiqadir7860
    @abdullahiabdiqadir7860 2 ปีที่แล้ว

    Jimca Baastaley waan aqanaa , reer hiraan Ayaan ahay

  • @khas751
    @khas751 8 ปีที่แล้ว +1

    kkk I love this two guys even though they far apart

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 8 ปีที่แล้ว +3

    *odaygan reer xamarka waxa madaxi ka galay (inan)wiil iyo (iinaan)oo gabadh*

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhh

  • @khadarhassan74
    @khadarhassan74 8 ปีที่แล้ว +1

    Murtin iyo muriidi wlhy waa funny

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 8 ปีที่แล้ว

    maasha allahaa, waa barnaamij, aad u wanaagsan, lahjadaha, kala duwan somali aanu ku baraneeyno, iyo faaniin, dhaqan, xooloo miyi , bada kaluunka, ' waa mahadsantihiin, Muridii Abaa, iyo Martin,

  • @lollaa2198
    @lollaa2198 8 ปีที่แล้ว +9

    Aniga martin kuheysta

    • @hoodoasma4602
      @hoodoasma4602 7 ปีที่แล้ว

      Intizaaam waaron zxb

    • @hoodoasma4602
      @hoodoasma4602 7 ปีที่แล้ว

      😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😉

  • @abdullahiabdiqadir7860
    @abdullahiabdiqadir7860 2 ปีที่แล้ว

    Tan 1990ki waa awaartii geel-qalaayga

  • @sharaflaki2082
    @sharaflaki2082 8 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaw cadi ma ahan wlhi qosalka aduunka

  • @ayaanhashimayaan3730
    @ayaanhashimayaan3730 8 ปีที่แล้ว +1

    labadan nin wan ku heestaa waa labo qof oo kaftan badan Masha Allah

  • @subeydaali9619
    @subeydaali9619 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc reer xamar waa dad bisil oo ilbax ah umana dhalan reer xamar Laskiin waa seytahay

  • @mustafemuuse2196
    @mustafemuuse2196 6 ปีที่แล้ว

    reer waqooyiga fanaan ku soo baxaya walee

  • @abdifatahismail9588
    @abdifatahismail9588 8 ปีที่แล้ว +1

    aaad baan usoo dhawynayaaa muriidi iyo martin is dhexgalka umaduhu waa qayb ka mid ah horumarka

  • @أبوسعود-ج7ح
    @أبوسعود-ج7ح 7 ปีที่แล้ว

    Wa barmaamij qosol leh...

  • @zadiikpuraale4142
    @zadiikpuraale4142 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi muzTaFe waa Top aad bu u cod macn Yahay

  • @cc-fi8xl
    @cc-fi8xl 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkk waaan qoslay best comedy

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 8 ปีที่แล้ว

    Muridi, fanaankii weeynaa, oo qiimaha iyo qaayaha, lahaa, oo aan geeri kumaqlay, niyahoow, Taariikhdiisa, koban , mar noo soo uruiribal, ayaamihii ugu dambeeysay nollo shiisa, ,waa Abwaan, alla fanaan, IIKAR JEESTO ALLAYAA RAXMA, OO KUJIRAY RUWAAYADII, IMTIXAANKA, ADUUNKA, IYO , FILIMKII, MADAMCILAHAYAD DUMAASHIDAA

  • @geesiyadasomalilanddhalad5931
    @geesiyadasomalilanddhalad5931 8 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh
    kuwaN Cadi MHn
    odayga cas Hdlkiza Fahmi la ahaypa

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 7 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 I loved

  • @makhiriya6753
    @makhiriya6753 7 ปีที่แล้ว +1

    Martin iyo Murudi parnamikan at wadan w khatar wlhi 😂 qosol midhan marku martin hesaha xamariga qadayay o muridina u saxayay Xd funny hhhhh 😂 w 2 odayo isku fican 👌

  • @iftinaibrahimibrahim6921
    @iftinaibrahimibrahim6921 8 ปีที่แล้ว

    allaha qosol badanaaaa

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman3505 7 ปีที่แล้ว +2

    Aad baa u mahadsan tihiin Martin iyo muriidi baaba waxan barnaamijka afsomali ay iigu dambaysay ilaa iyo dhawr iyo toban sano ka hor

  • @GGG-ny8ez
    @GGG-ny8ez 7 ปีที่แล้ว +1

    Why do reer xamar or koonfureed people all sound so political. He did not understand waqooyi humor, so he kept taking words literal and making it sound the people are violent. When asked about their way of saying budhka, he goes no, we are all peaceful. Dude just answer the question instead of running to compare and contrast. If all of you were all so peaceful, Our beautiful xamar would not be how it is today. In another point, he goes, "afsomaliga maanta aan ku keenaya....Afkiina hindi baa kujira ma ogtahay", Why does he need to nitpick stuff?. Reer xamar have a lot more Italian words in their dialect but Martin never brought it up but just uncomfortably changed the subject.
    Good job on Martin on always keeping it positive and changing the subject whenever put in an awkward political position. He also kept giving him compliments like "nin murti baa tahay". He was the bigger man in my opinion.

    • @JamaluddinAlMuqdishaawi
      @JamaluddinAlMuqdishaawi 3 ปีที่แล้ว +1

      Xamar is how it is not because of his tribe though, his people do not fight, North done more to instigate the fall of the government.

  • @shankarooncabdullahi6427
    @shankarooncabdullahi6427 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah funny waaye runtii

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 4 ปีที่แล้ว

    Waqooyi koonfur in wada joogan ayay ku fiican tahay hadii qosol ma jiraayo. Faataxo ku lahaa

  • @ismabusuri6199
    @ismabusuri6199 7 ปีที่แล้ว

    Af somali ma dhamaado

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว +2

    ciise muuse ayuu fahmi waayey kkkkkkkkkkkkk.

  • @carenewschannel6751
    @carenewschannel6751 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk very funny

  • @ismabusuri6199
    @ismabusuri6199 7 ปีที่แล้ว +1

    Wa ni xisnay martin & murite

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 7 ปีที่แล้ว

    wa lahi qoosol bee ikuu dilieyn

  • @SalmaAhmed-nn8hk
    @SalmaAhmed-nn8hk 8 ปีที่แล้ว

    😅😅😅😅😅😅

  • @idildaahir3300
    @idildaahir3300 8 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂

  • @soomaalidhabah1124
    @soomaalidhabah1124 8 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wlhi raggani waa cajiib ninka reer xamarka ah ee muriidi afku ku hadlayo wn ka yaabay qosol wlhi

  • @omarmahamed4981
    @omarmahamed4981 8 ปีที่แล้ว +5

    hhhhhhhh magaalo ma maqashay la yiraah buulo xaar
    muriidi kulahaaa dadka musqul maleh miyaaa hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @ayaanahmed5132
      @ayaanahmed5132 8 ปีที่แล้ว +2

      omar mahamed
      rerxamarku waa balayo

    • @omarmahamed4981
      @omarmahamed4981 8 ปีที่แล้ว +1

      Afnaan Mo hhhhh runteey kasaayaan dad nadiif ah waaye

  • @yusufali3737
    @yusufali3737 7 ปีที่แล้ว +2

    The somali language was born in WAQOOYI rised up BARIGA got sick in
    XAMAR collapsed in BARAWE and buried in BAYDHABA allahyarxama

    • @twenibaby6567
      @twenibaby6567 7 ปีที่แล้ว

      yusuf ali dead af waqoyi is bitch language

    • @engmatan1308
      @engmatan1308 7 ปีที่แล้ว

      run baad sheegtay

    • @jablibaax
      @jablibaax 7 ปีที่แล้ว

      yusuf ali 😂😂😂😂😂😂😂

  • @musharaxdable9842
    @musharaxdable9842 8 ปีที่แล้ว

    kkkkķkkkkkkk shéko walan waaye. tani muriidi dheere baaba and qowdhan vs cadi ma ah

  • @geeloowgulaaloow9966
    @geeloowgulaaloow9966 8 ปีที่แล้ว +1

    Martin afxamar wa taqana ileen

  • @shukrimohammed2742
    @shukrimohammed2742 8 ปีที่แล้ว

    Ashac kulaha 😂😂😂😂😂

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 ปีที่แล้ว

    Silica idinku aadba ulaqabsateen 😂😂😂

  • @umuyasincumar81
    @umuyasincumar81 6 ปีที่แล้ว

    Ereyo badan oo aftaalyaani ah oo ay reer camarku afsomali uhaystan waxaa ka mid ah dooro, armaajo, kastuumo, jalaato iyo qaar kaalo badan...oo talyaanigii laga dhaxlay.

  • @ibrahimhasan7511
    @ibrahimhasan7511 6 ปีที่แล้ว

    WAREYSI
    Xl alSO LEH

  • @dayuubaabdirahmandayuuba663
    @dayuubaabdirahmandayuuba663 7 ปีที่แล้ว

    walaahi siday u kaftamaan nimankani waa cajiib soomaali haday saas isugu calool fayowyihiin abaarba maynaan aragneen

  • @jablibaax
    @jablibaax 7 ปีที่แล้ว

    Maruudi sheekooyinkiisan ka helayba

  • @ciidyoonis6211
    @ciidyoonis6211 8 ปีที่แล้ว +3

    haye waad ku soo noqon hargaysa , muriidiyow ma anagaa karaaciinka cuna hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @haadiali2357
    @haadiali2357 6 ปีที่แล้ว

    War asxaabey waaba naga qoslisay

  • @mohamedahmed-ru4oj
    @mohamedahmed-ru4oj 8 ปีที่แล้ว

    kkkk martin ma magac maabaa

  • @bahsanbeauty
    @bahsanbeauty 8 ปีที่แล้ว +2

    war cawo ku wan ruwayad bay ku ficanyihiin

  • @daalloshow1713
    @daalloshow1713 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhhh odayga reer xamarku waa fanny ku lahaa ciise muuse nin maanu ahayn

  • @abdirahmanm6177
    @abdirahmanm6177 5 ปีที่แล้ว

    Muriidi iyo Martin wa mahadsantihin bulshada wax fiican ayaad usoo gudbisaan dadaalkiina dadal ku si dara.

  • @mohamedidris2645
    @mohamedidris2645 8 ปีที่แล้ว +1

    Martin maan fahmin . magiciisu waa yara garan was. ma muslim baa?

  • @abdirahmanmohamed8422
    @abdirahmanmohamed8422 8 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkk

  • @ayaanahmed5132
    @ayaanahmed5132 8 ปีที่แล้ว +2

    taasaa hayraacdo Laleeyay weger

  • @Rashidfx
    @Rashidfx 6 ปีที่แล้ว

    martin funny igadheh

  • @ruunaxmed7342
    @ruunaxmed7342 8 ปีที่แล้ว

    Baba muridi ma af adkee wuxu ku hadlaya af soomaali sx a

  • @mustafaabdi1427
    @mustafaabdi1427 8 ปีที่แล้ว

    kkkkk wale waa qoslay

  • @jakuesolivera9412
    @jakuesolivera9412 6 ปีที่แล้ว

    Martin wixi dhan duco moode

  • @baashebaashe9158
    @baashebaashe9158 7 ปีที่แล้ว

    Weynaki week dhaweyto kala tagney hhh oo mey isqabeen talow we hhhhhh no rijaal

  • @darwishyarekismayo5921
    @darwishyarekismayo5921 8 ปีที่แล้ว

    anigu waxanba ka helay sidu isku dhisayo martile

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว

      wll mcn maasha'allaah mar horana video hore ayaad kusoo ammaantey martiini koley wax waad u bogi kartaa maad la xidhiidhid walowse arin ii taala ahayn lkn waxaan ka helay sidaad ugu bogtey marka u sheego inaad ka heshay dar alle ayaan isugula kiin jeclaadey

    • @qalanjoqali5967
      @qalanjoqali5967 8 ปีที่แล้ว +1

      Azl Mcl adiga laftaada inan wanagsan baa tahay waa inaan gabar (innan)reer xamar ah kugu darsana.

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว

      beelo waaye aad ayaan u jeclahay inaan la xidido ama laygu daro inan reer xamar ah waayo waa xadaariyiin qalbi wanaagsan

  • @ismailmohamed1380
    @ismailmohamed1380 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkk ...............galkacyo ninba lacag lagu yeeshy ninkii ba dhimtay ....qabrigii bay ugu tageeen soo saara wuu is namaayaa wuu noolyahy bay dhaheen

  • @ismailabdirahman3421
    @ismailabdirahman3421 8 ปีที่แล้ว

    wlh martin codoow hayaa

  • @فاطمةزهرة-ك1ح
    @فاطمةزهرة-ك1ح 6 ปีที่แล้ว

    Wad qandhabaysaan

  • @mohamedahmed-ru4oj
    @mohamedahmed-ru4oj 8 ปีที่แล้ว

    hargabka ma idiinka ma baxa miyaa

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 8 ปีที่แล้ว

    waxaad geela kadoontay uu kadoonay

  • @jakuesolivera9412
    @jakuesolivera9412 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk heesta xamariga islaqadayeen caadi ma aheeen

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว +1

    tan ah hilbaha qaar ma cuno dhaqankaasi iminka wuu suuley waanan maqli jirey tiiyo la yidhaah makaahiilka sacad muuse kalyaha ma cuno habar yoonis wadnaha ma cunto habar jeclo hilibkaa ma cunto balse iminka waxaasi ma jiraan sidaanu dulcad uga soo noqoney waayo waxbanu aragney wax nalagu tusayey xataa isaaqu intaan la qixin kibir heer kay ka gaadheen bariisyada qaar may cuni jirin markaa waxaasi iminka wey yaraadeen kkkkkkkkkkk.

  • @caaishocabdulle7429
    @caaishocabdulle7429 8 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhh wlh cadimaha

  • @dannybarre1437
    @dannybarre1437 7 ปีที่แล้ว

    yaa kaaliito cunaayo hhhhh

  • @samirahuzzain6089
    @samirahuzzain6089 8 ปีที่แล้ว +1

    barnamij xiiso badan

  • @ismailabdirahman3421
    @ismailabdirahman3421 8 ปีที่แล้ว

    murti waa ladhameeye walee

  • @bahsanbeauty
    @bahsanbeauty 8 ปีที่แล้ว

    kkkk

    • @habonyusuuf2280
      @habonyusuuf2280 8 ปีที่แล้ว

      waaaaaaw niinkan martin mashalaaah abaha afsomaliga weyan

  • @iftinaibrahimibrahim6921
    @iftinaibrahimibrahim6921 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdialawash2359
    @abdialawash2359 8 ปีที่แล้ว

    Hablobaas = busbus

  • @laanleeyel9790
    @laanleeyel9790 8 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhh

  • @ismabusuri6199
    @ismabusuri6199 7 ปีที่แล้ว +1

    Ibnaadan waa raxmad? Lakiin suaal ? Raga wa shaah & coffie is ? Sax

  • @maryamjacayl6423
    @maryamjacayl6423 8 ปีที่แล้ว

    barnaamij iyo badh burco bad ma qabto kulaha hhhhhhhhhhhh.
    ma qabte waany lahayn

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhhh

  • @cabdiqaniahmedgulled9137
    @cabdiqaniahmedgulled9137 7 ปีที่แล้ว

    Jcyl buu la dhentay

  • @Derocketmann34
    @Derocketmann34 8 ปีที่แล้ว

    waar mawado qayilo umada aflagada kadaa faan maaha waanu wada qayilaaye nin waynbaad tahay ninka runta kala hadal sidiisa

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 8 ปีที่แล้ว

      kaftan weeye sxb ha boodin qaadkuna in cunta iyo in aan cunin wuu leeyahay.

  • @ijoadan3257
    @ijoadan3257 7 ปีที่แล้ว

    habla baas waa busbus

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 8 ปีที่แล้ว

    lacag baa dhaaftay

  • @nayruusfashion6229
    @nayruusfashion6229 8 ปีที่แล้ว

    fanaan isnacay baa thy mya waan lsjeclhy hhhhhhhh

  • @imanabyan2384
    @imanabyan2384 8 ปีที่แล้ว

    hhhhhh martin iyo maruudi idin tagera wlhy
    barnamijkina wan suga

  • @darwishyarekismayo5921
    @darwishyarekismayo5921 8 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂