Sheekh abubakar xoosh kaftan iyo waano

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 180

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos 2 ปีที่แล้ว +20

    Sheekhaan waan jeclahay wlhi fariinteeda iga gaarsiiya ❤️🥰

  • @suldaamaofficial1618
    @suldaamaofficial1618 2 ปีที่แล้ว +10

    Wll naga gaadhsii fariin sheekh abubakar xoosh waan dhamaysanay siiradii nabiga csw taariikhihii azxaapta rasuulka scw noosoo diyaari ki dheh

  • @user-xo7ze7kn8j
    @user-xo7ze7kn8j 4 หลายเดือนก่อน +1

    mawell sheekha sida caruurta ha ula dhaqmin sheekhu waa caalim
    ku ixtiraaam diinta

  • @muxamedfathijamal9199
    @muxamedfathijamal9199 2 ปีที่แล้ว +3

    Maaweel sheekha si xushmad leh ula dhaqan sida
    Yara waxad ula dhaqmaysa waa saxibkay dhac✋️

  • @najahdawlad746
    @najahdawlad746 2 ปีที่แล้ว +15

    yuhuudigii nabiga sixray scw wa labiid ibnu Al Acsam♥

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว +13

    Nabiga ku saliya wallalayaal khayrba bdn baa ku jiree Salalaahu calayhi wasallam ❤️💚🍒🌿🌟📿

  • @daoudsaad5632
    @daoudsaad5632 2 ปีที่แล้ว +19

    MASCHALLAH bro Maawell keep going i support form DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤

  • @tiyaamoofficial
    @tiyaamoofficial ปีที่แล้ว +3

    Videokan waxan marki 2aad dawanaya Ayadoo ramadan Ay ka dhimantahay 13 beri Alhmdulih alle cafimad hanagu garsiyo🤲🤲

  • @kamalvlogs1526
    @kamalvlogs1526 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh abubakar xoosh waa sheikh aan aadka ogu taxanahay masha allah maalin un waan kulmi doona from minneapolis

  • @dhamaystiran7287
    @dhamaystiran7287 2 ปีที่แล้ว +2

    My wadan💖jabuti 🇩🇯 Horay u socdaa Yaqii Qays Qeysar iyo Mawel Sheekh Abokor

  • @nasrodirie3716
    @nasrodirie3716 2 ปีที่แล้ว +8

    Manshaa Allah ilaahay bisha barkaysan fadligeeda ha noogu danbi dhaafo dhamaan muslimiinta oo dhan aamiin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +12

    Baraka Allah Tabaaraka. Allaahu Akbar Takbiir. Love you all brothers ❤.. mom from Columbus ,Ohio USA 🇺🇸❤

  • @faithchanell628
    @faithchanell628 2 ปีที่แล้ว +6

    Ramadan Mubarak 🌙✌️ walal qaali Nairobi Kenya ⬇️ayaan kaasoo salaamayaa ✌️

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakallah sheekh abubakar xoosh iyo idinkaba allah haydin xifdiyo ramadan mubarak

  • @salectorziza6918
    @salectorziza6918 2 ปีที่แล้ว +4

    mnshallah tabarak allah sheekh fur furan o akhyar aah weye 😇🙏🏻❤️ Alle ha idin xiftiyo

  • @maryamamatan3219
    @maryamamatan3219 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhan aad baan u jeclahay ilahay ha barakeeyo sheekha

  • @najahdawlad746
    @najahdawlad746 2 ปีที่แล้ว +2

    ala acmaasha haynaga aqblo bishan kuwii lo danbi dhaafo rabi haynaga yeelo dhamntena ramdntan ramdanteeda nabad iyo cafimad hayngu gaadhsiyo🥰🤲

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 7 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah tabaraka Allah.jazakalahu khayr ya sheikh.
    Maweel and Qyz rag mizaaman

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 ปีที่แล้ว +1

    ♥️mashslaah walahi meel qalbi kudago ookawanaagsan majirto mashalaah shukran dhamaantiin nashiidadona macaanaa muqaal kaquruxbada ood soodayseen garanmaayo♥️♥️♥️♥️♥️

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 2 ปีที่แล้ว

    Shiekhan waabaan aad ujeclaa muxaadirooyinkiisa alle haxafodo
    Qisadii daariiin

  • @aichadarar4654
    @aichadarar4654 2 ปีที่แล้ว +7

    I like this check. I miss 😢 my country almost 9 years.

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 2 ปีที่แล้ว

      Incha allh wad tagi dontaa

  • @mounamohamed677
    @mounamohamed677 2 ปีที่แล้ว +18

    Qaysoow sheikha ma dhakhtar baad mooday! 😂😂😂 allahuma barik. Qurxoonaa diinteenu, alle haydin barakeeyo. Hargeisa way idiin xiistey soo nabad noqda! 🙌🏼🤍

    • @abdifataxanshax141
      @abdifataxanshax141 2 ปีที่แล้ว

      Naa waa reer burco burcaa u xiistay 😂

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 2 ปีที่แล้ว

      @@abdifataxanshax141 gabadha naa ha oran

  • @naciimamuumin781
    @naciimamuumin781 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheikh Abubakar xoosh and wllo xafidulah rabi swt janada hainagu kulmiyo dhamanten i.a 🤲

  • @adnohfarhanahmed6084
    @adnohfarhanahmed6084 2 ปีที่แล้ว +7

    Maa chaa allah brother keep it up, i supporting you, from djibouti ❤️

  • @camaarsomali4168
    @camaarsomali4168 2 ปีที่แล้ว +1

    MAWEELL RAMADAN KARIM🌻

  • @zamzammuhumed6205
    @zamzammuhumed6205 ปีที่แล้ว

    Sheekha ilahay haynoo bara keeyo wlhi waa farxaan sheekhu

  • @nimohussein9781
    @nimohussein9781 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah I love ❤️ this sheikh for the sake of Allah pass my regard to him please.

  • @suhurabdi5426
    @suhurabdi5426 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wallo barmijyada noocana. Fadlan nosoo badi

  • @haloumamohammed9944
    @haloumamohammed9944 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnchalllh Walal wax Faaido leh baad Noo soo Gudbisayy Alle Hydinka Abaal mariyooo🤍🤲🥰🥰

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh Abubakar Xoosh alle ha xifdiyo

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 ปีที่แล้ว +5

    Meel Ayaan Rajo Kaleeyahay Asxaabeey iisoo Duceeya🙏 10.ka Danbana Waalagu Jiraa Ducadiina Waa Aqbal 🙏

    • @hiissalaan5437
      @hiissalaan5437 2 ปีที่แล้ว

      Alaha kugu guleeyo wll hadu khayr kugu jiro

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 2 ปีที่แล้ว

      ilahay waxad doneysi oo khayr leeh rabbi ha ku siyo aamin

    • @iqramaxamud6224
      @iqramaxamud6224 2 ปีที่แล้ว

      Allah kuu fududeeyo wllo

  • @hoodoabdi3201
    @hoodoabdi3201 2 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan mumbarig maweel

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey7798 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah ilaahy soonka iyo salaada hanga aqbalo 🤲

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubarak walaladay maweel qays iyo sheekha ❤❤❤👍

  • @ayuchkhadar8545
    @ayuchkhadar8545 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah mashaallah wan uxiisa djibouti

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh ka mida culumadaan 2009 2015 markaan diinta barabsranayay aan aadka u dhagaysan jiray masha allah
    Maalin dhawayd baan is lahaa tolow xaggee buu ku dambeeyay

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhanaa Abubakar Xoosh allaha xafido🖤

  • @yasinyare7670
    @yasinyare7670 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah khayrkeeda ha ina waafijiyo insha allah

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, Alle idin barakeeeyo.

  • @ardoteyb946
    @ardoteyb946 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh Abubakar xoosh waxaan dawan jiiray qisooyinkiisi 10 sano kahor mise 11 sano ano swedan jooga masha Allah

    • @drs.nabiha7917
      @drs.nabiha7917 2 ปีที่แล้ว

      Wllhi xoog baan udhagaysan jirnay macalaa
      Xaafadayadoo odhan
      Qisadii Daariiin

  • @bintumohamed231
    @bintumohamed231 2 ปีที่แล้ว

    Maaaasha Allaah wlhi sheekha aad ban u taageera Allah ha xafido❤🥰🥰🥰

  • @ibraahimmawel9326
    @ibraahimmawel9326 2 ปีที่แล้ว +2

    Mcha allah my brother's iyo shiikha waan idin salaamay ❤❤❤

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh abubakar xoosh aad ayan u salaamayaa Baraka alah

  • @nastehojama9138
    @nastehojama9138 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah sheikh xafidullah Allow cilmiga usiyaadi aamin

  • @cabdulaahicabduqaadir6521
    @cabdulaahicabduqaadir6521 2 ปีที่แล้ว

    Waa barna.mij wngsn shukran wll qaysar iyo mataankiisa

  • @helaalchannel6677
    @helaalchannel6677 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheekha Allah ha xiftiyo iyo idinkaba bro

  • @updywaduud
    @updywaduud 2 ปีที่แล้ว +3

    ALLAH RAMADANTA haynaga aqbalo
    Ramadanta ramadanteeda khayr anku gaadhno inshlh

  • @najmasharaf7606
    @najmasharaf7606 2 ปีที่แล้ว

    Manchalah manchalah sheekhan wan jecelahay maxadaradiisa 🥰🥰🥰🥰alle haku barakeeyo

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah sh abokor xoosh saaxibul qisas allaha ini xafido maawell Qays qaysar

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, Alle ha idin
    Barakeeyo

  • @maslahkarama7163
    @maslahkarama7163 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan kareem Maaweell fitness🌙

  • @fatimowacays895
    @fatimowacays895 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh Ramadan mubarak

  • @srp0628
    @srp0628 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdisamed mohamed duale
    Maaweell keep going pro ❤👑

  • @aminahmed8573
    @aminahmed8573 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh Abubakar xoosh qisooyin cajiibaan ku bartay isagoo ka sheekeeya. Ilaahay ha xifdiyee

  • @drjamila8927
    @drjamila8927 2 ปีที่แล้ว +1

    My fav sheekh 💌

  • @fartuunjamac7538
    @fartuunjamac7538 ปีที่แล้ว +1

    Maasha'allah 😍 mahadsanid wll qaali

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 2 ปีที่แล้ว

    Masha allha shekhena abukor iyo inamada kale ba wan idin salamy

  • @adamamin9944
    @adamamin9944 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh Abiibkar xoosh laha barakeyo wa sheikh qalbigiisu safi yahay

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan karim ☪️🇸🇴🙋‍♂️😢

  • @hanimohmud6560
    @hanimohmud6560 2 ปีที่แล้ว

    Maaanshllh sh abubakr xoosh نحبك في الله

  • @ahmednurusman5791
    @ahmednurusman5791 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh Abubakar xafidihu alllah ❤

  • @abdulkaniabtidon6260
    @abdulkaniabtidon6260 2 ปีที่แล้ว +1

    Maahs,allah sheekh aan jeclaa

  • @nasab6929
    @nasab6929 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Allah ha Idiin Barakeeyo

  • @suhaybdaahir78
    @suhaybdaahir78 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHAA Allah MASHAA Allah walh sheekhu waa funny waa lagu farxaya Abubakar xoosh LEGENDS

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว

    Mnsh allah mnasha allah Djibouti rery amazing
    ❤❤❤❤

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 ปีที่แล้ว

    inyar baa idinka dhinayd my prothers, wxay ahyd in aad khmiisyo soo xidhataan.👊👍👋

  • @ilham5113
    @ilham5113 2 ปีที่แล้ว +1

    new subscriber isoo dhaweeya MashaAllah horumar wacan wllkay

  • @anisajaamac2306
    @anisajaamac2306 ปีที่แล้ว

    Masha allha alle haidin barakeyo dhamantiba

  • @ifraaxmohamed3276
    @ifraaxmohamed3276 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle ha idin barakeyo dhamantin lkn kabe muqaladadu wey yar yihinev daadal bal insha allag

  • @mustafemohamed1760
    @mustafemohamed1760 2 ปีที่แล้ว

    Go forward bro,jazakallah sheikh Abubakar Hoosh,from mustafe medical student at Amoud University

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalahukgeyran shekhoy🤚🤚✌✌💯

  • @sahracismaan3950
    @sahracismaan3950 2 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah ale ha idin xiftiyo

  • @adnaan.mohmed7643
    @adnaan.mohmed7643 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim wll

  • @suldaamaofficial1618
    @suldaamaofficial1618 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco wll maaweel fitness

  • @siciidcabdiwahaab3401
    @siciidcabdiwahaab3401 2 ปีที่แล้ว

    Wll khyr alle haku siiyo sheekh lambarkiisa ayaan ubaahanhy adoo iga raalliya saaxiibadaada kugu xiran ayaan ahy waliba barnaamijyadaada share gareeya marka lambarka sheekha isii

  • @mohamedabdiisse2215
    @mohamedabdiisse2215 2 ปีที่แล้ว

    Mansh allh horay usocda sxbyaal

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale7701 2 ปีที่แล้ว

    M.a shiekh Abubakar xoosh Alle habarakeeyo dhmntod

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว

    Illahey shekha iyo wiilasha iyo Anagaba hanoo danbi dhaafo Anaga nagusugo Iimaanka khatimadana hanoo suubiyo

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 ปีที่แล้ว +2

    RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕.
    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว

    shekh Abubakar waxaan dhageysani jiray qisas kiisa Anigoo Arkin muqaalkiisa Illahey habarakeeyo shekha

  • @osmaansomali9175
    @osmaansomali9175 2 ปีที่แล้ว

    Shekh abubarkar xosh 😍😍😍🥰🥰🥰😍

  • @jeylaanixasancade3355
    @jeylaanixasancade3355 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa al laah
    Barasho cilmi
    Iyo farsamo gacmeed

  • @sundusmaxamed7351
    @sundusmaxamed7351 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allaah sheikh aan taagero

  • @fatimaabdi2506
    @fatimaabdi2506 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll keep going

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah baraka Allah, wal xamdu lillah.

  • @mustaphaaofficial6226
    @mustaphaaofficial6226 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah the two legend 💯✅

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shiikh abookar xoosh

  • @marwan80080
    @marwan80080 2 ปีที่แล้ว +1

    Beautyfull video ❤

  • @maxamedkinaani5220
    @maxamedkinaani5220 2 ปีที่แล้ว +1

    zxp nashiidadan music ayay wadataa markaa iskadaa musica

  • @saxansaxoshow1373
    @saxansaxoshow1373 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh mukhtar cabdisheekh 😍

  • @yassirhassan1816
    @yassirhassan1816 ปีที่แล้ว

    حفظك الله يا شيخنا

  • @Gobshe
    @Gobshe 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @mali-sqaud2005
    @mali-sqaud2005 2 ปีที่แล้ว

    Ano yar dawan jirey sheikh abu bokor xoosh

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah hanbalyo ❤️👍

  • @user-ts1xl1ru3h
    @user-ts1xl1ru3h 2 ปีที่แล้ว +2

    Macha Allah 💯👍♥️

  • @muominabraahim1774
    @muominabraahim1774 2 ปีที่แล้ว +1

    Macha allaah 💐❤

  • @yuusufsacii
    @yuusufsacii 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma alh shekh abubakar xoosh iyo maxwell iyo qaysqayser

  • @naciimamuumin781
    @naciimamuumin781 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw

  • @fardowsoahmed5568
    @fardowsoahmed5568 ปีที่แล้ว

    M a allh shekh baraka lah

  • @radwanismael7746
    @radwanismael7746 2 ปีที่แล้ว

    Macha allah brother maawell