walaaleey waxani acid waxba kama liidato ilkaha wey kuu cadaynayaan waa run lkn ilkaha wey dhamaynayaan sida dadka qayila oo kale see u after 2 years👍🙏
soomaliyy bikin soda iska daaya maficna dhabato badanu leyahy waxa fcn huruda dabiciga kaliged kunadifiya ilkihina walahil cadim natijo dag dagad arkaysan isha allah ani waxan hurud ahyn ma istic malo
haa wll ha dhaqan hadaa dhaqdo sidodi ay ku solabanayaan wyna qafiifayaan qabowka waa ku dhibaa iyo marka afka hawo kaa kasho xanuun aadaremee anaa ku qasaaray ha dhaqan
MAASHAA ALAAH quurux thanks inta nofaaideysay. abaayo nafaqada xaga cuntada fiican noogaso waran
I don't understand why people dislike the useful video
Masha allah thank you so much for sharing
Ilkaha saas lo cadeyo waa belo af uro waxu kabilawda carabka carabkana iska hool ilaa gadudka carab soo baxo
Thank you sis♥️♥️
walaaleey waxani acid waxba kama liidato ilkaha wey kuu cadaynayaan waa run lkn ilkaha wey dhamaynayaan sida dadka qayila oo kale see u after 2 years👍🙏
soomaliyy bikin soda iska daaya maficna dhabato badanu leyahy waxa fcn huruda dabiciga kaliged kunadifiya ilkihina walahil cadim natijo dag dagad arkaysan isha allah ani waxan hurud ahyn ma istic malo
Ma huruda caadiga aan wada naqano😂😂
Ar taas amey jaalo nooga dhigtaa ilkaha🤣
naruuro xasan wlly huruda fareshka oo qoyan tas ayan ku cadaydaa waxad samaynysa gedka huruda ayad waxyar kaso gosanaysa kadib wad calalinaysa waxyarbad ku haynysaa afka kadib burashka ilkaha ayad so qadanysaa wad ku cadayaysa kadib wad iska dhaqaysaa waxay jale kadhigaysa majirto wana daawo hurudu san wada ognahy kansarka way ladagalantaa marka tijabiya isha allah hadad xata rabto markad kucadaydo huruda kadib dawada ilkaha wad kadambaysin kartaa dhibmale gurigay ila jogan kuwo dawada kadambaysiya huruda marka wasas
ADONTI ALE INAADAN Maasha allaah haruud qoyan wali ma arkin ani tan budada Lee arkay
@@umumaxamedchannel8680 adoo mhdsn huruudka midkee waayey iisheg 🥹
Mashaa alaah. Walshey mahadsanid. Ilka cadeeyska nalawadagtay
Masha allah Thanks Wll ajar allah ha kaa siiyo sida nogu faa idaysey ..
I tried this today👌🏽👌🏽Thank you sis
Wow m.a wallahi this is really true
mashallah wlh hada aan barobeeyay kawaran hee wana ka daremay ilkahayga shushu kheer allaha ku siyo abaay
Manshallah walashay aad ayaa umahadsan tahay hadii biro ii xiran yihiin sideen ucadayaa
Bikin bawdhar maan izticmaali karaa
Keep going sis from amira qurux.
waaaw mashalallah abaayo adaa uga helay lkn abaayo aniga ilkaahyga horaa udhaqay hadaan is ticmaalo amay aad iga daciifaan
Wall dhaqitan kawaran miyanay ku qafifin ana raba
haa wll ha dhaqan hadaa dhaqdo sidodi ay ku solabanayaan wyna qafiifayaan qabowka waa ku dhibaa iyo marka afka hawo kaa kasho xanuun aadaremee anaa ku qasaaray ha dhaqan
@@habonmario1089 haye wall thanks
@@مرحبامرحبابكم-ظ8ق pls subscribe my channel shanuzz world
Habon Mario mahadsanid abaayo wlh waa soo dhaqan rabay
اتابعك من مصر . واتابعك ايضا علي التيك توك🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
اهلاً بيك وباهل مصر الغالية
Bisinka biopharma ilaha waxaa mayeelayaa ore cirka
MashaAllah doing great job sis 😍
Quenta ku kalson midebkeda alle haku dhowro wllshy wan kugu heysta alle haku siyadiyo kalsonida ad naftada ku qabto
From Amiira qurx Sist Sanjabiisha mida Talka i mean mida qalalan ma is ticmaali karaa midaa adi isticmaaleyso hadaan haysan?
Mahadsanid illahay ajar haka siiyo🙏
msh alhaaa abyo ilhay haku xafido dar alan ku jecelhy o lar walbo snpkagan dawada
Mashallah you have beautiful smile
Bikinka caadiga ah een biking soda ahayn mala isticmali karaa wll
Manch alh anigu midaabkaga yar ee dahabi ga babaan ku haysta keep going hno
Masha Allah ❤️❤️
abaayo markan qaso frige ka miyan galinaya?
Maasha allaah wlshey waad mahadsan thy
Shushu waan iskakaa jeclhy wll amar alle 😍😍
Mashalaha beautiful
Xalarako xanuun maleh
Keep going 🎬🎬
Masha Allah chanelka wnkuso biray horay usoco sis😘
Mash allah wa ilko qurux badan o cad. Cad
Masha allha hore usocad xabbti
Haba imaqashiin makinka teey igu dhigtaaa
Masha Allah wlshey mcan hore usoco barakoow adun iyo aqira 😍😍😍😍😍😍😍
Ridwan mohmed Ridwan mohmed ❤️❤️❤️
@@shushuhenna25 pls subscribe my channel shanuzz
Masha allah abayo mahadsanid
Mashaa allah shugri was soo tijaabinayaa shugran
I m here to support you ❤️
Mashallah
Masha Allah shugran xabiti qaali guuleyso
Wow
Masha allah
Keep going shushu
Masha allah alleh haku barakeyo
M.a xppti
I'm support you anytime
Mansha allaah
MashaAllah👍👍
Msha allh from amiira qurux
Shushu love you sis horee u soco
Thanks queen ❤️❤️
Manshallh shu Abayo
Natural teeth
Masha allah abayo
Packing soder hata haysanin kawaran
Qurux badan so laabo waxad tahay shumacii youtubeka
Wow thanks
Xoog loma cadaysto ayar he😂😊
Waxa cad ma bur baa wllo wax isheeg ma ceeb baaa wllo
Maya waa baking soda
Aabayo ilakaha ixanuna maxa uran
Sanjabil budo ah ma isticmli kraa
Hori uu soco
Bakin soda mase bakin bodar
Saxibay aniga maalma dhan waaixanuunaayaabafka adiga saaueeshaa haduu kuxanuuno waadmahadsantahy
Hori u soco
Xarako xanuun malehna
Can I use pank powder
Su'ad Hassan Baking soda
Aad iyo aad shushu thanks
Walalsha waadamahadsantahy
Bakin boda mala isticmali karaa
Ramla Mohamed no
@@shushuhenna25 Haye macanto mahad sanid
@@shushuhenna25 Abaayo naag uurleh dhaqtarka Ilkaha makadhaqani kartaa
@@hudaabdullahi5467 yeh wakudhaqankarta rashinka walgu darsada somahan baking soda dolshada wanacuntan hadad uur ledahay
@@shushuhenna25 baking powder iyo baking soda isku mid maahan miyaa abaayo
Abayo is cateska noso gali
😍😍💞💞💞
Abyo brace ii xiran ani maku caddayn karaa
😍😍😍
😍😍👌❤️😘
naayaa
Shushu Hennah love u sis snap ban kugu xiran nahay😍😍😍😍😍
No sogila
Masha allah abayo mahadsanid
Masha Allah
Mashallah
Masha Allah