iska Daa Dhaqankan nolol Degan Hadaad Rabto ninka kaa tagay fartu Qaniinaya Ha ujabin 100% Hubaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025
  • iska Daa Dhaqankan nolol Degan Hadaad Rabto ninka kaa tagay fartu Qaniinaya Ha ujabin 100% Hubaal

ความคิดเห็น • 146

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 3 ปีที่แล้ว +33

    Aneeba igu dhacaday midaa saas ay tahayna waan iska hilmaamay waxan rajeynayaa wax ka qeyr badan intaa waxaad weyday waxa ka weyn waxa uu alle kula doonayo rabi isagaa garnayo meesha inoo qeyr badan qofkii amuurihiis alle u daaya alle wuxuu siin doonaa in ka badan inta uu haminaayey alx

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 3 ปีที่แล้ว +19

    Wallhi ,Aniga Ahaan marka u bahany uunbuu soo dhacaa ,videos kan cml shukran teacher

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +8

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN..

  • @CayuushAli-cr4vf
    @CayuushAli-cr4vf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid vidiowkan malinta so dhigtey dawadey wil wada soconey 5sano cimrigeyga ka mida ika qatey malin walba su udhahaye wa ku imana nag kale gursadey qalbi jap dher ka dip hada alx ninkale oo aad uwanagsan illah isiye kina kawanagsan illah markasto labo rakaco udugada hadu ki calaf iku darin

    • @habonkahiye2797
      @habonkahiye2797 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wlh waa qeer kasoo dahay wiilka guursatay wll kaas kaatagane dhible kala tegay

  • @اميوسف-ث1د
    @اميوسف-ث1د 3 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله خيرا شيخ .
    الحمد لله رب العالمين .
    اللهم امين .

  • @samiiramohamad418
    @samiiramohamad418 3 ปีที่แล้ว +13

    Sheikh iiso ducee plz adi io asxapta qaliga ah🙏 allha ku sharfee🤲 runtii muraad aya leyahy in uu allh iisahlo aad aya idin jeclhy adi io hooyo ilfis ika gaarsii salaam 🙏🙏🙏

  • @FatxaFatxa
    @FatxaFatxa 5 หลายเดือนก่อน

    Shekh badbado alle haku xafiyo dadka taĺlo wcn bad sisaa

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah jasakallaah kheyr walal qaali mahadsnid 100%

  • @زينهمرحبتين
    @زينهمرحبتين 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alah shiqow hadu ninkah iqawoh side yelah😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fartunhussein8448
    @fartunhussein8448 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah sheikh bad sado waan ku faidaay waanadisa gabdhoow dhaageysta sheikh keep going 💯💯❤️🇸🇴

  • @bulshobarashochanaal7261
    @bulshobarashochanaal7261 3 ปีที่แล้ว +18

    وعصي ان تحبو شاء و هو شر لكم وعصي ان تكر هو شاء وهو خير لكم.

  • @hananomar9969
    @hananomar9969 3 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك والله كلامك صحيح ☺️☺️

  • @marwochannel3646
    @marwochannel3646 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shiikh axbaardadu waa noo ifdiin mahadsanid 💯🎁

  • @fatoumaabdallah6586
    @fatoumaabdallah6586 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah khair sheikh

  • @nacimonalka5572
    @nacimonalka5572 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jazaakallahu qeyraa shukran

  • @fathiali1536
    @fathiali1536 3 ปีที่แล้ว

    Jasakallahu kheyran shiekh 🥺🥺🥺 qalbiga inoo dawadiis

  • @zahrinaboss1015
    @zahrinaboss1015 3 ปีที่แล้ว +17

    Shiqoow waxaadba mooda inaa aniga iga hdlysid❤😭❤

    • @nuuraahmed1262
      @nuuraahmed1262 3 ปีที่แล้ว

      Kula mid ahay abaay😩😩

    • @kowsarabdulbari9391
      @kowsarabdulbari9391 3 ปีที่แล้ว +1

      Qalbiyada Allah haidin qaboojiyo sisters

    • @nuuraahmed1262
      @nuuraahmed1262 3 ปีที่แล้ว

      @@kowsarabdulbari9391 Aamiin yaarabbi abaayo

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 3 ปีที่แล้ว +7

    Sheikh badbado thankz aniga 3 bilod laga joga arintan igu dhacday qofkan jcla inkasto qadka iska baranay anigo didan jcylka ka aqbalay hdana qof diin leh ayu aha anigana sido kle lkn mudo 3 sano marka isnaqanay ayu gur isobaldhigtay lkn aniga sanadka cusub ayan iri kadib sudu ilaha aniga an isgursano i imow adiga ifudude ayan ka diday kadib aniga ku imanayu idhihi jiray waxa igu xigtay ina arko maherkisa aniga wa naxay kadib waxba manan waydin wa iska amusay asaga farin isodiray igu yiri icafi wa gursadaya ana wa ku cafiyan iri dhibka ihaysta wuxu yahay wali wa jclhy lkn qof an rabina iskaga dhiga marku online kayga arko wu isosalama inu arintayda wax ka ogadu damca ina xarir leyahay iyo inkle lkn wa ujakira aktisa waxa ka mujiya qof an hal hbn xita jeclan lkn wa jclhy malin iyo hbn ma ilawo tashush aya igu furan sikasto utukado intu xarirka anaga dhaxayay nin kle lama hdli jirin hadana kaba siidaran qof an asaga ahayn ima muqdo qalbiga ka ilmaya walahay isoducaya inu alle sidan rabo iyalo

    • @lakiaxmed2918
      @lakiaxmed2918 3 ปีที่แล้ว +1

      Niyadada kasaar wll sawirantisa iyo melaha u isticmalo kafogow wad ilawin hana isku mashuqulin haduu dacad ku jeclanlahaa nagkele magursaden wakhtiga besbu kaluminayay noloshada iyo naftada hor markeda kumashqul

    • @firdawzshukuur1893
      @firdawzshukuur1893 3 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo waxbo haooyin salaada badso*tan mid ueg unbaa anba igudhacday rago way qiyaamo badanyihiin waxaa macquula awalba inuu nagta xiriir lalahaa waxaad amintaa iniidanba calaf iskulahayn abaayo waayo sikasta hadaad calaf iskulahaanlahaydee kamuutageen wixii laqarsado waykuqatsadaane usheeg inaad jeceshahay unakudhawacay ileen qof qalbi leh baadtahay haduu caqli leyahay wuugaraysan qaladkiisa

    • @hanihanka9528
      @hanihanka9528 3 ปีที่แล้ว

      @@firdawzshukuur1893 abyo inu qaladan yahay wuu ogyahay o asaga igu yiri qalad ayan ka galay lkn aniga waxba kuma darsado

    • @hanihanka9528
      @hanihanka9528 3 ปีที่แล้ว

      @@lakiaxmed2918 hye abyo thankz

    • @laylabashiir3227
      @laylabashiir3227 3 ปีที่แล้ว

      abayo ka ducayso in ilhy qalbigaaga ka saaro inaan khar kuu jirin baa dhici karta ilhy mid khayr qaba hakuugu badalo inshlh

  • @minaymohamed2843
    @minaymohamed2843 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheeq qeer allaah ku siiyo waqtiigii aan u baahnaa ayuu isoo garey❤🌹😘videogan

  • @faatmaqalbiqurux1685
    @faatmaqalbiqurux1685 3 ปีที่แล้ว +14

    Sheikh aniga xaas ayan ahay ninkeygana aad ayan ujeclhy Hal gabar ayan u dhalay hadana uur ayan uleyahy lkn muxu igu sameyaa marwalba niyadu iga dila 5sano ayan isqabnaa marwalbana wan udulqataa lkn uurka xita iiguma naxayo maxayelay anago Isla jogna ayan hadana Isla hadlin Inu wax naga dhexeya xita wuu ilaway sheikh anigana gabadheydah iyo wuxu ilahey isiiyo inanka dheerado marabo wanku barya iso jwb sheikh badbaado jazakallh qeyr🥰🥰

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 3 ปีที่แล้ว +1

    Been ma ahan wlhi mhdsanid sheikh

  • @amalabdi2569
    @amalabdi2569 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalahy ii duceeya in qofkan jecelhy allh igu guuleyo khayrna iiga dhigo

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 2 ปีที่แล้ว

    Shukran shukran Sheakh Badbaado alle haku badaadiyo insha allah

  • @Hanadyare132
    @Hanadyare132 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh iso duceeya adi io asxbta walalhy ah plz dhib la nila dhashy iso duceeya waxn rabo o khyr ku jiro alle i siyo

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah 👏MashaAllah

  • @اللهمارحمنيبالقرآن-و5ي
    @اللهمارحمنيبالقرآن-و5ي 3 ปีที่แล้ว +1

    allaah yajzaak kheyr runbad bad shegti shiqow wadna mahad santahay

  • @malapeymacaaney4566
    @malapeymacaaney4566 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a allow amuuraha noo sahal allhuma aamiin yaarabi

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 ปีที่แล้ว

    ❤😢mhdsanid 😊

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma Sha Allah , kheyr Allah ha ku siiyo, waa waano hor lee

  • @samiirasamira644
    @samiirasamira644 2 ปีที่แล้ว

    Sh ajar ale haku siyo

  • @nasrosalah6431
    @nasrosalah6431 3 ปีที่แล้ว

    Baaraka laahu fiika shiikh

  • @hamdijama7680
    @hamdijama7680 3 ปีที่แล้ว

    Thanks oday badbaado Allaha ku badbaadsho marwalbo

  • @rahmahassan2530
    @rahmahassan2530 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Masha Allah sheikhqoow illaahey ha ku xifdiyo

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah baraka Allah fik shukran❤

  • @AbdirahmanHussain-ix1hp
    @AbdirahmanHussain-ix1hp ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍

  • @suusaancali6981
    @suusaancali6981 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaa shiikh Allaha kuxafido Aduun iyo Aakhiraba ilxun kuma Aragto

  • @Suhayb1_4
    @Suhayb1_4 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a sheikh

    • @sowdamaxamad7693
      @sowdamaxamad7693 3 ปีที่แล้ว

      Qofkan ha ku qaldamina King cķ Films ahan wa nin Ku Qarabanayo markad qof dadow ku Qarabaneysid Magaciisa Adiga magac ma lihid miya war Rabi ka cabso

    • @mascuudcali246
      @mascuudcali246 3 ปีที่แล้ว

      @@sowdamaxamad7693 sister hadoo coopiyeeyo xatee cibaado ma ahn maxaa danbiga sheegeesid

  • @salmoaadan6690
    @salmoaadan6690 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah wllo

  • @neimeali6267
    @neimeali6267 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah wll alle khayr haku siiyo

  • @nuramumin3901
    @nuramumin3901 3 ปีที่แล้ว +5

    Weybadhacdey ayadoo lesqabey ee maxaa lagudawen ayagoon kalatagin

  • @amrancabdi1673
    @amrancabdi1673 3 ปีที่แล้ว +1

    Ww wlhi wx badan baan kaa faaidey allha ku barakeeyo

  • @ayanetaahmedharaarelovely6428
    @ayanetaahmedharaarelovely6428 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid in badan

  • @fartuunmohamed1980
    @fartuunmohamed1980 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal qali aadba u mahad santahay

  • @istahilabdi1531
    @istahilabdi1531 3 ปีที่แล้ว +2

    Badbaado hadii aaas qoralkayga argto waxan rabaaa in aan arkin kula wadago inte kala so xiriraaa please

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL 3 ปีที่แล้ว

    Jasak-allah ❤

  • @zainahzy7411
    @zainahzy7411 3 ปีที่แล้ว +1

    Badbaado:
    Inten ka heli karaa Talan kaa Rabaaye wllo✌✌✌

    • @sahrosahrooy7856
      @sahrosahrooy7856 3 ปีที่แล้ว

      mnsha allh shikho illahy ha ku xafido Talefan kaag xgee ka heli kar

  • @ubaxcabdi6698
    @ubaxcabdi6698 2 ปีที่แล้ว

    Kheer allaha ku siiyo wxd moodaa in aniga iga hadlyso

  • @filsanmohamed7624
    @filsanmohamed7624 3 ปีที่แล้ว

    masha allah wa ariin lobahan yahay wallo🙏🏻

  • @rahiimamuuse5469
    @rahiimamuuse5469 3 ปีที่แล้ว

    shukran shekh badbaado

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku badbaadiyo insha allah😍😍

  • @zamzamgedi8297
    @zamzamgedi8297 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah sheeqow alla qeer hakusiiyo

  • @fatimafarah8320
    @fatimafarah8320 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh allaha ku barakeyo

  • @husensheikh6853
    @husensheikh6853 3 ปีที่แล้ว

    Wll sheekh badbaado manshallha

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 3 ปีที่แล้ว

    Allah Ku xafido shiiqow🙏

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 9 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢🎉❤

  • @bisharaabdille204
    @bisharaabdille204 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakaallah 👑 ❤

  • @qamarbintmaxamedchannel5557
    @qamarbintmaxamedchannel5557 3 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @farhiyamohamed6956
    @farhiyamohamed6956 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah keyring

  • @cumarsheikhaxmed7996
    @cumarsheikhaxmed7996 2 ปีที่แล้ว

    Asc qeyr alaha kusiyo hada ayaba la igatagee hadana adigaa Iwni.manshalh.

  • @qaalidumar8035
    @qaalidumar8035 3 ปีที่แล้ว

    Shugran sh illaah kubarakeeyo

  • @ayaanabdiqalinle1376
    @ayaanabdiqalinle1376 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @amirahassan8407
    @amirahassan8407 3 ปีที่แล้ว

    Mashllah sheikh

  • @iqrahussein678
    @iqrahussein678 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeq badbaado a isiinkartaa meel aan kaala soo xiriiro waayo waxaan rabaa wax iiqaas ah inan Kula wadaago waa iga codsi wll jwb ayaan kaa sugaa

  • @lakiaxmed2918
    @lakiaxmed2918 3 ปีที่แล้ว

    Qofkategay marnaba layskuma mashquliyo shukrn shekh badbado alehaku xafido

  • @NimcoSiciid-ti8kt
    @NimcoSiciid-ti8kt ปีที่แล้ว

    Sheekh waxaas ha idanbeyaane miyaa is cadaysaa😂

  • @basraabdullahi4154
    @basraabdullahi4154 3 ปีที่แล้ว +1

    Xajiyadatha aan jecladhay inan lakulmo,,dar ilahay ayan ujeclahay,,plzzzzz

  • @ZAZA-tz9uy
    @ZAZA-tz9uy 3 ปีที่แล้ว

    Sh.maasha allaah

  • @cabdicasiismaxamed932
    @cabdicasiismaxamed932 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah jasaaka Allah

  • @najaxslaad2150
    @najaxslaad2150 3 ปีที่แล้ว

    3bil kadib shikhow tnks🥰🤑🤑

  • @maryamsiidow3362
    @maryamsiidow3362 3 ปีที่แล้ว

    m.allaah

  • @hamdinoor2593
    @hamdinoor2593 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @sucdicabdi8622
    @sucdicabdi8622 3 ปีที่แล้ว

    Shiq iso ducey arimo adun ba I hesate duco idhinka rawa

  • @salmoaadan6690
    @salmoaadan6690 3 ปีที่แล้ว

    Inshallah wllo

  • @kk6yguu722
    @kk6yguu722 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheqow hadii niinkaga igu yiraha ilmaha iska sorid dinta maxaya kaqabta

  • @al-taqwa2780
    @al-taqwa2780 3 ปีที่แล้ว

    Illahey haku barakeyo wllkis

  • @nuuraahmed1262
    @nuuraahmed1262 3 ปีที่แล้ว +2

    Anaa xaas ah ayeybo hada igu dhacdey maxa iixal ah?

  • @shukriadam2740
    @shukriadam2740 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂👍👍👍👍👍🏆🙏🙏🙏🙏

  • @zamzamgedi8297
    @zamzamgedi8297 3 ปีที่แล้ว

    Alx 🤲

  • @ohyeahohyeah6154
    @ohyeahohyeah6154 3 ปีที่แล้ว

    That's true brother nolow

  • @rowdorowdo7137
    @rowdorowdo7137 2 ปีที่แล้ว

    Wa Aniga taas Run Alxm lkn qasaro maqabo

  • @XamdiXasan-y8g
    @XamdiXasan-y8g 10 หลายเดือนก่อน

    ❤😂😂😂😂😂

  • @sheymaaqurux5859
    @sheymaaqurux5859 3 ปีที่แล้ว

    Shekhii hagen kala soo xarira plzz waxan raboo inan wax kulaa wadagaa rabaa

  • @hdhvnv3833
    @hdhvnv3833 3 ปีที่แล้ว

    Asc ale dartii. IGA wabo qofki igu dhamu ninja hadow xaskisa Dhaho xaaran igaA tahay mardanbo mardanbo Naga wa buxan

  • @shiinetabit904
    @shiinetabit904 3 ปีที่แล้ว

    Shikhow hadad aragto momment marka hore naga bis miyad ka hadashaa mise wad iska gat gataa aniga hadan rag nahay dhibka eey nagu hayan ma aragtid wax walbo anago u sameynin oo xalal ku gursano ayey hada nafahmi la yihin lkn rag ayan nahay go aan in aan qadano ayey nagu kalifey hadan wax walbo u sameyne hadane ee nafahmi wayan wan iskaga tagenaa marka shikhow dhaman kawada hadan rag badan oo dulman ayaa buxo marka xaga hablaha bis haka hadlin lilaah u hadan hadii kale iska amis

  • @saadaqyuusuf4348
    @saadaqyuusuf4348 3 ปีที่แล้ว

    Mash alluded

  • @xamdashaafici1360
    @xamdashaafici1360 3 ปีที่แล้ว

    Halkee ka Hela waxan raba in an Kula wadaago dhib ihaysata on igaba dhamaanayn

    • @marwayusuf5433
      @marwayusuf5433 3 ปีที่แล้ว

      Alle haka dhameyo wllo wax khair qabana Alle hakuugu badalo

  • @nasrosalah6431
    @nasrosalah6431 3 ปีที่แล้ว

    Aad ban uku faraxsanahay inuu kujiro somalida adookale

  • @ikraangafut3166
    @ikraangafut3166 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh xalay wan ku arkay yare plaza agteeda

  • @queencayuusha5871
    @queencayuusha5871 3 ปีที่แล้ว

    M.a❤

  • @barwakomohamed2730
    @barwakomohamed2730 3 ปีที่แล้ว

    Sheekhoow numberkaga u baahany isoo dir

  • @maryanabdillahi6725
    @maryanabdillahi6725 3 ปีที่แล้ว

    🥰🥰

  • @abdihakimmmohamed597
    @abdihakimmmohamed597 3 ปีที่แล้ว

    asc sheekh badbaado whatsAppkaga ii soo dir suaalo diiniya ayaan kaa rabaa inan ku waydiiyo oo aniga ii gara?

  • @fatxiabdalla6773
    @fatxiabdalla6773 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wrx wbr

    • @subeyrmustafe6649
      @subeyrmustafe6649 3 ปีที่แล้ว +1

      Wall waxan doonaya labarakaag

    • @aminoabdi3027
      @aminoabdi3027 2 ปีที่แล้ว +1

      🥰🥰🥰🥰🥰😅🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @josephdel7623
    @josephdel7623 3 ปีที่แล้ว

    Subhanllah Waar Mxaa Kuqaaty Sow Adiga Dayax Dalnuurshe Ka Cadaaaday Finanka Day

  • @somalia_252
    @somalia_252 3 ปีที่แล้ว

    Sheqow kacsi aa i dhiby😢